DR IDIL IYO DARAASADA SOO JIIDATAY INDHAHA REER FINLAND

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah ! Wa waxlagu farxo in aad aqootaada ugu faaiideyso Dadkaaga

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks, Abdixafid, ❤❤❤🎉🎉🎉for sharing with us

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 หลายเดือนก่อน +4

    We congratulate her for her success and wish her well for her future endeavours. Hope many young girls will emulate her of her success in the near future.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน +2

    We support 🙌 our young educators, and we're very proud of them.❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 หลายเดือนก่อน +2

    ASC maansha Allaah illaahey ha ku barakeeyo habo jzk Qayran cabdihafiis.❤❤❤❤ habo ku dayaso mudan maansha Allaah.

  • @zamzammohamatt2611
    @zamzammohamatt2611 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah dadaal wacan guul u rajeyna idil tiktok follow ugu ahay muuqaal aad u jeclahay

  • @PoliytgjkkkJobbplouuu
    @PoliytgjkkkJobbplouuu หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah alle ha ku xifdiyo adiga iyo kuwa kula mida ee dadalay

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allah habo ilaahay haku barakeeyo oo hakaa xidiyo isha cadowga

  • @luulmohamud
    @luulmohamud หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah Allah ha kuu barakeeyo aqoontaada kugu xifdiyo diinraada horey u soco guul iyo horumar wacan 👍 👌

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน +1

    Well done 👏 ❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 👏 👍 🙌 👌 🇺🇸 love you, Dr. Idil.

  • @jaallemoha9724
    @jaallemoha9724 หลายเดือนก่อน

    Wow Masha-Allaah, waa gabadh dadaal badan oo aad uwanagsan hambalyo ayaan leeyahay

  • @mahamudayshidindhabi4685
    @mahamudayshidindhabi4685 หลายเดือนก่อน

    Maashaa, allaah tabaarakallaah abaayo isha iyo afka xun allaha idinka haayo, allaha idin xifdiyo. Finland waa wadanka kaliya oo dadka kunool ey si wanaagsan uguhadlaan luqadooda hooyo taasna waa arin aanku amaanaayo guud ahaan soomaalida Finland gaar ahaana wadanka Finland ❤❤❤❤

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah we proud of you. Allaha ku garab galo aamiin

  • @abdalluhafrah6438
    @abdalluhafrah6438 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah tabaaraka llaah horey usoco ilaahey haku saacido

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 หลายเดือนก่อน +1

    MAASHA ALAAH DHAHA GABADHA IYO QOF WALBA OO WANAAG SAMEEYA

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน +1

    MAASHAA'ALLAAH TABAARAKALLAAH ALLAAH HAKU XAFIDO HANA KU GAADHSIIYO HADAFKAAGA OO SUUBBAN

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน +1

    Well done 👏 ❤❤😂😂🎉🎉🎉🎉. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 👏 👍 🙌 👌 🇺🇸

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 หลายเดือนก่อน +1

    Muma Ilaahay garabkaaga hagalo.
    I Love you keep going mum.
    Muma Soomaaliya waxaa wax laga ogaan karay markaan Dawlada ahayn ee tuulooyinka MCH laga hirgaliyay waxay heli jireen Nurse barta naasnuujinta Ilmaha u horeeya waxaase jira Naago markay Afartan baxaanba Caadadu ka timaad Naaskuna waa Caano beelaa Naagaha qaarna intay naaska siinayso Caado ma helaan oo Ilmihii oo 3 jir ama 4 jir ah ayaa hooyadii u yeedha si haw naaska u jaqo.
    Muma waxaa jira Caruur haanba lagu karin Naaska oo ku Qaniinaya naaskun waa Caano beelaa.
    Waxaa jira Hooyooyin haan haysan waxay Cunaan oo naasku iska gudho ama Caano beelo.

  • @Safi-e7s
    @Safi-e7s หลายเดือนก่อน

    Maashaa allaah ilaaheey hakuu fududeeyo wax barashadsada
    Cilmigaagana ilaaheey hakuu barakeeyo

  • @haawowaheliye920
    @haawowaheliye920 หลายเดือนก่อน

    Mashallah, that will be great, Allah hakuusakjiro hamigaag

  • @maxamuudxasancige3094
    @maxamuudxasancige3094 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah baraka Allah, habo Hambalyo, Hambalyo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa Allaah congratulations 🎉habaryar ❤❤❤

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin1941 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah❤

  • @xadsanhassan2316
    @xadsanhassan2316 หลายเดือนก่อน +1

    Allal hanoo dayo gabadhan iyo kuwabadan oo lamida

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah,waa gabar himilo iyo hiigsi fogleh.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 หลายเดือนก่อน +1

    Abdixafid , please soo qabo gabadha kaleeto ee rear Europe,Mariam ee researcher ka ah ee soo saartay sida loo saxo arteries of the heart valves without surgery .

  • @HammadAbdullah-d8q
    @HammadAbdullah-d8q หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @ahmedjeite
    @ahmedjeite หลายเดือนก่อน

    Waa muhiim wana kaga mahad hei rakkaat idoli puhuu juuri nyt suorassa lähetyksessä, joten katso häntä, jos kiinnostaa kiitoscelineynaa idil waa qof aad u qiimo badan wana gabar ku dayasho mudan

  • @OsmanMahamoud
    @OsmanMahamoud หลายเดือนก่อน

    Macha Allah illahey haku xafido

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah guuleyso

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 หลายเดือนก่อน

    manshallaah waan u tahniyadeynayaa gabadhaan. waan fahansa gabardhaan caqabadaha ay la kulantey waa wax aad u dhib badan .waxyaaba badan baa la kulmeysaa xag diimeed . xag midab. xaga kale dadkaan cadaanka dumarka Cunsirayadeeda waa ku yartahay. xagaasna wey kaga fiicanyahay Somalida magka maansha Allaah Gabdhahayaga Illaahay ga barskeeyo .Wiilashayaduna ha dadadaaleen

  • @yassinibrahim8328
    @yassinibrahim8328 หลายเดือนก่อน

    Alle habarakeeyo waa inan dadaashay 🎉🎉

  • @hassanyoonis2566
    @hassanyoonis2566 หลายเดือนก่อน

    WAA RUNTAA SHAQSIYAAD AAAD KOW KA TAHAY OO XUMAAN IYO XIQDI KA BUUXO EHLU NAAR

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAAH WEYNE HAKUU FUDUDAYO

  • @maxamuudxasancige3094
    @maxamuudxasancige3094 หลายเดือนก่อน

    Soo dhawaw

  • @ahmedjeite
    @ahmedjeite หลายเดือนก่อน

    Runtii waa xaqiiq modaas in gabdhaha wax bartaan waa muhiim wana inaan garab istaagnaa

  • @MaryanAli-v4k
    @MaryanAli-v4k หลายเดือนก่อน

    Inta aan gabdhaheena shaqooyinka arimaha bulshada loo ogolayn horumar waa weli

  • @Sadiiqqorane
    @Sadiiqqorane หลายเดือนก่อน

    Advertising guleyso waliga gabar xijaban oo Muslim ah ayad tahay honey usoco gabadheydiyey nolow codowgana alaha haka qabto

  • @MahamudHuseen
    @MahamudHuseen หลายเดือนก่อน

    Asc cabdi barnamijkan waad ku mahad san tahay

  • @kamilobarre9118
    @kamilobarre9118 หลายเดือนก่อน

    Qalitanka ilmaha

  • @kamilobarre9118
    @kamilobarre9118 หลายเดือนก่อน

    Maxay kula tahay hada in hooyada somalida ayku sobadanayan?

  • @MahamudHuseen
    @MahamudHuseen หลายเดือนก่อน

    Adc

  • @marshalmexico
    @marshalmexico หลายเดือนก่อน +1

    yaabka adunka ma jahilaadan baa DR ah yaabka adunka waxan a been wa mashruc ee iska ilaaliya somaliyeey ninkan abdihafid wa jaaaaajuuus wuxu faafiya beenta iyo xumaanta un

  • @xadsanhassan2316
    @xadsanhassan2316 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah

    • @Fadxi-p5h
      @Fadxi-p5h หลายเดือนก่อน +1

      Masha Allah wll horay usoco❤

  • @HanadMaxamedtahliil-h8m
    @HanadMaxamedtahliil-h8m หลายเดือนก่อน

    Masha allah