dhaqan xumidii Ugu weyneyd Gabdho live loogu dhex masaageynayo wax la yaab leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 97

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 หลายเดือนก่อน +9

    Waa sax ,waa dhaqan xumo anshaxa iyo diinta kuma haboona.

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +5

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน +4

    SHEEKADAA WAXAA ISTICMAALA GAALADA FROM WESTERN 🇪🇺🐯🇲🇵🐯

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 หลายเดือนก่อน +7

    Ninka nagaha u tagaya ayaa ka daran oo ka edab daran marka kuligood waa in shago laga qabtaa

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 หลายเดือนก่อน +5

    Ascwrwb waa aakhirusaban subxanallah xagee xishodkii aaday gormala arkijiray gabadh nin karadsata inumuruqkasaro subxanallaah xishoodkii mee

  • @woowe2
    @woowe2 หลายเดือนก่อน +5

    Walaahi kan ardaal waaye waliba dayuus ah
    Waayo diinta ubaneysay bal halaweydiiyo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน +2

    subxanallhi wallhi dhaqan xumo tan taktay iyada aakhiradeeda udhib khabto

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 หลายเดือนก่อน

    Waaa mansooniyada lacag bey wadaan somaliduna wey baahanyihin akhlaq xumidan bal eeg

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf หลายเดือนก่อน +2

    Nin iyo naag ajanabi kala ah in uu u riixriixo ma banaano ALLAH halaga baqo

  • @ardoxuseen6787
    @ardoxuseen6787 หลายเดือนก่อน +2

    Inaalilaahi wa inaalilaahey raajucuun iada hala garaaco hala raadiyo naagtaas iyada iyo mida rajiisiinka laga furaayo ha ku quustaane

  • @amaasphotographer
    @amaasphotographer หลายเดือนก่อน +2

    Asiga iyo qofta u tagto waa shayaatiin al insi waa in laga qabtaa umada , midaan hadii looga aamuso mid ka xun ayuu soo wadaa

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 หลายเดือนก่อน +3

    Waddanka dhan ayaa dhaqan gadoomiraba OO dadku ay xadki kabaxeen. Aaway kuwii lahaa owqaaf iyo diin, ummadda maxey u hayaan.

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 หลายเดือนก่อน +2

    Muxuu aax udhahayaa hadu wax dawaynayo walee shaqaa socota😂😂😂😂

  • @abdimajiid4695
    @abdimajiid4695 หลายเดือนก่อน +2

    iyadaa dambiga leh runtime imagination waa qaldanyahay gabar ajaanib kaa ah in aad jirkeeda taabatid sababta wajiga u xiratay waa taas

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q หลายเดือนก่อน +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 หลายเดือนก่อน +1

    Iyadaa sabab u ah sidee raali ugu noqotay inta xabadka banaysatay

  • @Gonergonerido
    @Gonergonerido หลายเดือนก่อน +4

    Wr haye adigu sxp xumaanta durbaan ha u tumin all kacabso waxa inad soo dhigto .hadii dadka ad ka waninayso kahadal adoob sawir isticmaalin faaido ayay u tahy iyaga

    • @niyaaladem
      @niyaaladem หลายเดือนก่อน

      Sidanuu wanaag u heustaa doqonku

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 หลายเดือนก่อน

      Wanaag iyo wano kama ahan bal wuxuuba kasii jeclan laha in uu helo vediyowyo badan oo nuucaan ah si uu lacag uga sameeyo hadi u sawirqda ama muqalka karebo wuxuu ku xisaabtamaa in lacag badan uu is dhaafiyay lkn marku kahadlato si ey dadku u daremin wuxuu iska dhiga qof waxas dhacaya kaxun ooo lobahan yahay in dadka laga qabto ninkaan

  • @Asha-p9r
    @Asha-p9r หลายเดือนก่อน +3

    Naag waa in ee hesha naag ninkan waa in uu hela nin

  • @mamedahmed3825
    @mamedahmed3825 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlada nin rag ah kuma jiro alshwabb allah uso celiyo somalida

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 หลายเดือนก่อน +2

    😅😅😅 xamar wax walba waa lagu arki waa yaab iyo lama arag 😅😅😅

  • @mohamedsalah771
    @mohamedsalah771 หลายเดือนก่อน +2

    Soomaali intey iscunayaan
    Ayaa diintooda iyo dhaqankoda
    Gabdho iyo wiil laciribtirayaa
    Waa dagaal xabad iyo bam kadaran
    Diinta iyo cirliga waa difaacnaa
    Diinta islaamka xukum aan ka dhigano
    Waa iga waano

    • @woowe2
      @woowe2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 หลายเดือนก่อน +1

      Wax walbo inagoo fahansan diin dhaqan iyo dadnimaba iyado dagal nalagu hayo baan hadana waxba qabanayn ma aqaan dadka inoga mudan ee aa nagaleh howshan in uu qabto ilahayow nawafaji

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 หลายเดือนก่อน +2

    Wawareey xaadhacay hee

  • @nimcoabdiibrahim9780
    @nimcoabdiibrahim9780 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtaa waa dhaqan xumo

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 หลายเดือนก่อน +2

    Dhibku waa dumarka rabo arintan wallallayaall guursada mid xallalla ama joojiya mise meeshu waa yurub alla o ninka waaba somaliye

    • @woowe2
      @woowe2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 หลายเดือนก่อน

    Wuxuu uso saaray. Wa xayeesis cml.. advertisement ha la I arko ka wadaa… Allahu aclam.

  • @cabdiwali2375
    @cabdiwali2375 หลายเดือนก่อน

    Dadka waa wada curyaameen dhaqtar baa alla usoo direy markaasaad najaasa ugu bedesheen war dr riixaaye dada fadhiga ku tukan jirey baa hada caadi u tukada

  • @zeinabumu.hamza.1233
    @zeinabumu.hamza.1233 หลายเดือนก่อน +1

    😢ninkaas qalad malaha wa dr haku mashqulina

    • @woowe2
      @woowe2 หลายเดือนก่อน +3

      Walaal diintee ubaneysay xitaa hadii aan kuuraaco hadalkaaga qof dumar ah oo lashaqeyso waa inuu heysto mida kale maxaa keenay inuu kameero kaduubo dhaqan xumadaan uusameynayo

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 หลายเดือนก่อน

      Markii aad tiraah dr hablihii xubnahooda ugu xasasiyeedsana irbad iyo maqas tona lo isticmalen lkn habki galmada iyo istimtaaca loo istic malaya aad tiraah qalad maaha adiga maskaas qof ceenkee ah baad ahaaan micnaha in uu ku w..... qalad maaha ileen waa tiktoor sow maaha😡
      Shrafkaga iyo kan hablaha ilaali

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda หลายเดือนก่อน +1

      Cajaib waliba mid weyn waaye ado kaleh qalad waaye ina utagto lkn sax ine thy uheesata ilahey hakusohadeyo wax danbi ah ood ujeedo ina hadaneh kusii indho adeegto wax laga fican yahay waaye

  • @iMiks-ei7yf
    @iMiks-ei7yf หลายเดือนก่อน

    Moraal média xaasid ayaa tahay sxp😂

  • @user-ew2qm7vy9u
    @user-ew2qm7vy9u หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @HussainMohammed-fu1mt
    @HussainMohammed-fu1mt หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan.waa.shaxaari

  • @faedsaed7461
    @faedsaed7461 หลายเดือนก่อน +4

    Muqdisho waxa ka socdaa caadi ma aha

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน +1

    WAXAAN DHIHI KARAA WAA SHARMUUTO IYO LAGA ROONE😂😂😂😂😂😂

  • @user-nz9jk4bc9v
    @user-nz9jk4bc9v หลายเดือนก่อน

    Ninka wuu shaqesanaya ee Halaga qaleeYo

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 หลายเดือนก่อน +1

    Waar naagahan iyagaa duli nimadan ka raaliya subhaanalaah islaamnimadii waa laga tagay walee

  • @user-ly3ke7pn3u
    @user-ly3ke7pn3u หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaaah😢😢 allow naso hanuni

  • @IbrahimAli-bm1cm
    @IbrahimAli-bm1cm หลายเดือนก่อน

    Ninku waa shaqeysanaya daaya

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 หลายเดือนก่อน +1

    Gabarta hada rali tahay macali ayada wa ina laxarao wayan wixi dhaqan xumo laimado sharciga wa ina lamariyo

  • @Teamnarnar
    @Teamnarnar หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah wa wax laga naxo

  • @SmilingEagleRay-zj8ir
    @SmilingEagleRay-zj8ir หลายเดือนก่อน

    WAR WAXAN DHAQAN GAALADA FAAFINAYA DADKA IYO DALKABA HALAGA QABTO

  • @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg
    @FartuunMaxamedmaxamuud-de4kg หลายเดือนก่อน

    Naagta baan layaabanahy sey iskugu soo qurxisay xitaa balaayo iyadaa zinada diyaar u ah

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 หลายเดือนก่อน

    Asaga ma ahan ee xaliimooyinka asaga aada hala qaraaco

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂isjilci 2024. 😂😂😂😂🤔 Lkin nagta doqon ah 😂😂😂😂😂😂😂

  • @malakaaay
    @malakaaay หลายเดือนก่อน

    wax khaldan oo waxvlaga qod qodo uma jeedo🥲 somalida ayaa iska ah dad wixii is ag maraba moodaya iney iskudayaan😢

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka keliya maahan iyada maxey u ogolaatay in nin uu massage u sameeyo. Labadaba hala sooxiro.

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8p หลายเดือนก่อน

    Nagaha ayaka raali ku ah wlhi sxb wlhi lkin ninkan hala xiro dhaqan xumo weyn ayu so kordhiyay ninkan wlhi wlhi sorry somali malin walbo wax cudub ayu arkena Bismillah

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm หลายเดือนก่อน

    soomalidu waxay Ku Mah.Mahda Hal walba Halka ay is dhigta lagu qala Marka iska daa wll ninka waxa lagu Haysta wa khalad dumarka rali Ka ah

  • @Malakiiya
    @Malakiiya หลายเดือนก่อน

    Qashka mafahansanid miya gabdhaha kle ine imadan larawa dacayad wye😂😂😂 xalimo alosameye cml 😂😂

  • @Madinamoon114
    @Madinamoon114 หลายเดือนก่อน

    Doctorata aman siya habar fadidaa lagdan lafududaa waxad kahadashan bad wayden umada qofka wax udaraya yan laxagxagan

  • @batranali-zh5nl
    @batranali-zh5nl หลายเดือนก่อน

    Nin man maqaldana waa sax

  • @mariamyusuf6438
    @mariamyusuf6438 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho waa meel urtay oo gaal iyo khaniis ayaa haray ayaa la wariyay ee ceeb astur! Waxaa la sheegay in naagaha Xamar ay 10:00 habeenimo gurigooda ka baxaan oo caruurta iyo ninka isaga tagto, waxay soo laabtaan 4:00 am aroorti caawa oo dhan hotel ayay u shaqo aan la ogay ku maqatahay ninkuna dhaqaalaha ay keento ayaa ku filan! Qowm cara Allah ku dhacday udaa.

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 หลายเดือนก่อน

      Cayb calayk waxad tahay dumar waxad dhali donta inamo iyo habloba amaba aad ledahayba iminka in ilahay bari kaga dhigo hala jeclan umad dhan o muslim ah in aad intas o xuman ah u qurto ogowna hadu kugarsiyo nacayb gobol ama qabil waxad halis ugu jirta daganasho la an nafsiyadeed iyo adun iyo akgiro in aad ku segto iyado nacaybkaga iyo xumayn tada xitaa duqsi kunol muqdisho daremin iskaba daye bini adan marka sow qasaaro nafsaniya mahan faraxsanow dadkana lajeclaw wanag iyo karamo waxad dareme sharaf iyo in dadka o dhan iskugu kamid noqdo aduun iyo akhirana waad liibane mahadsanid❤

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia หลายเดือนก่อน

    War kabax waxan dhaqtar maha kan wabciyal suq sidu nin gacan ta utabanaya why war wllo iskada waxan wa dhilay dhamantoy

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q หลายเดือนก่อน

    Subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh subxanllh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo ceeb xishod maaleh acdubilh

  • @abdimohammedhussen1453
    @abdimohammedhussen1453 หลายเดือนก่อน

    Waxan wa dhaqan xuma yaa ku been in ad jarkeeda taabataa

  • @hawal1287
    @hawal1287 หลายเดือนก่อน

    ninka ma qaldana ee tan u tagtay baa ka xun, waayo ma wax kale baa la waayey

  • @ismailhussein5296
    @ismailhussein5296 หลายเดือนก่อน

    Naagaha soomaalida ayaga ayaa qaawan maxa la qaawiyaa

  • @sofiasafa3239
    @sofiasafa3239 หลายเดือนก่อน

    Ayada maxaa ninka ugeeyay May qof dumar ah dalbato

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 หลายเดือนก่อน

    Meeqo mar aa dhacay waa inaa ninkaa utago intoow joogaa qaraabo intaan macalin mahdi arag aan kagaarsiiyee

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 หลายเดือนก่อน

      Adiga maadaama uu dhacowgaaga batay in muruq lagaasaaro maahan ee in muruq lagu galiyaa weeyaan taasna ciyaalka xaafada ayaaba yaqaan balo kula tagtay wamaxay wax aad kagaarsinayso😁

  • @faedsaed7461
    @faedsaed7461 หลายเดือนก่อน

    Iyadaa doonaysa inuu sidaa ka yeelo

  • @mohamedsalah771
    @mohamedsalah771 หลายเดือนก่อน

    Eeda ninka kali ma,aha
    Gabdhaha anshaxumada
    Ayaga raali ka ah
    Hadii cafimaad loo soo diro
    Gabdhaha waa iney dalbadan gabar

  • @user-dw4bv9hz8w
    @user-dw4bv9hz8w หลายเดือนก่อน

    Dhartarka dhalmada nodhiman

  • @user-oc3xv6ku2k
    @user-oc3xv6ku2k หลายเดือนก่อน

    Oo waxaan ma muqdishuu joogaa waa yaab oo maxay yihiin naagahaan lama dhalin miyaa nin kasto wllaasii haceshado ileen mid uu gurigooda ugu yimid miyaa jirta asna hala xiro dayuuska

  • @MaaMo-k7g
    @MaaMo-k7g หลายเดือนก่อน

    Dadkii sos lagu koriyay aaway?

  • @user-tn5up8jd9m
    @user-tn5up8jd9m หลายเดือนก่อน +1

    🥺🥺😂

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 หลายเดือนก่อน

    Jaceeloow naagti sharafteeda dhowrsan weyda ee ku soo raadsata rajistin aa sheegtee shuunka ka xir eesh qiyaasak

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 หลายเดือนก่อน

      Lkn sow kama wanaagsana in asaga meesha laga siibo si naag soradsataba loowaayo ileen walaashaaba waa dumare

  • @user-cf6qb3vy5h
    @user-cf6qb3vy5h หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 daskaak

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL หลายเดือนก่อน

    Ciyaalkan qurbaha ku wa washay o wadanka qasaya wa in la so qbata shacbiga wa in ey ka dagalaman hadi kale walaahiberi xaaskada iyo hoyada iyo gabdhada ayaa hortada lagu masagena

  • @ArafoAidid
    @ArafoAidid หลายเดือนก่อน

    Iyaad aya ka rali ah

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 หลายเดือนก่อน

    Wayjiraan melo🎉qabilsan qeybtas lakii dumar I yo ragba waysameyaan itobya keenya🎉wadamo xataa Muslim ah likiin marjirto inladuubo waayo,waalagu ganaxayaa dorashona🎉wayjirtaa rag Amadumar,lakiin soomalida,qeybta aqlaq ximada ayaashaqeyneysa🤦🏽

  • @Sahn-sj4fn
    @Sahn-sj4fn หลายเดือนก่อน

    Aah bn ku qoslay wlhi 😅

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia หลายเดือนก่อน

    Siday rali uga noqon intay xinaysato nin lugaja udhibtay war nalashaf

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 หลายเดือนก่อน

    iney sidan khalad tahay iyada xitaa wey ogtahay waayo MASK ayey u xiratay. Si aan loo oran naa maxaa kaa khaldan.

  • @SagalCabdulahi-tw7wd
    @SagalCabdulahi-tw7wd หลายเดือนก่อน

    War anaa muruq ihayaa xaguujoogaa

    • @nacimomoh9675
      @nacimomoh9675 หลายเดือนก่อน

      Jooog yahoooy😂😂😂😂

  • @user-nz9jk4bc9v
    @user-nz9jk4bc9v หลายเดือนก่อน

    Hhhhhh Nagta ayada Rali ka ah in Video laga duubo ee idinka maxa idin haayo Heee

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 หลายเดือนก่อน

    Xaasidnimada joojiya iyo masayrka

  • @ayanbadan8735
    @ayanbadan8735 หลายเดือนก่อน

    Naĝaha eyaal ah raga maxa lola yaabi ragu waligodba sas ayay isga ahayeen ceebna male ayagu

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda หลายเดือนก่อน

      Yaa kuyiri ceeb maleh 😂😂ceeb in meelaha lagugu sheeg sheego lee mad utaqan ilahey hortiisa ina kucebowdo kwrn hade dadka raganimo ceebtada uqariyen soma ogid in ilahey adontiisa iyo adonkiisa usiman yihiin

  • @KashkaIlaapta
    @KashkaIlaapta หลายเดือนก่อน

    Wallaahi saan fillaayo il baxan nimmo maa si qaldan loo fahmey 😮😅😂

    • @shugriahmed3374
      @shugriahmed3374 หลายเดือนก่อน

      Maxailbaxnimo ah mainow ninkutatabto

    • @KashkaIlaapta
      @KashkaIlaapta หลายเดือนก่อน

      ​@@shugriahmed3374meya Waxaan la yaabey ajnabi bey kala yihiin 👉 been miyaa walbo saaxiibtiisa hadduu barri lahaa wey taajiri lahaa qeepta dumarka iyo raga hadda kadib ku dhaqaaqi doonno baan u maleynaa ileen qorshahaan mid u socon toonto🙄❌ umaleemaayo⁉️ 😮😅😂🤣

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda หลายเดือนก่อน

      Haa saas lee waaye caadi waaye kawalax thy waayo qofka wax caadi laeheyn umada lama hor yimado

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw หลายเดือนก่อน

    Public mha dinta islamka wa ka mamnuuc. Xata cafimadka Uma banana message hdi ay dumarku ubahn yihiin dumar haw tagan 😂😂😂😂😂😂

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda หลายเดือนก่อน +1

      Wala naaga utageyn malinta qof xalal iiah helo alle haigarsiiyo intaas kabadan ine naag xitaa jirkada aragto diinta maogolo waayo maba jirto somahin xanun keenay heerkas hadeysa dhacdo markas iido dabolan kusameyn maahe naagta xitaa lama ogolo iska dhaaf qof kaleh adiga lagu diiday ina jirkada kumashqusho wad iska dheel dheele walaahi

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg หลายเดือนก่อน

    naaguhu iyaga ayaa siilkooda iyo naasahooda meesha keenay" ma' isaga ayaa qori kusoo afduubtay" keligiis ma'ahee dameerahaas rraaliga uga noqday in uu ku rraaxaysto jirkooda halla soo xiro" oo halla garaaco" kuligood waa dameer iyo 2diisa dhegoode"😡😡😡😡😡