@@HaboonGeediliido umadi shacabka aheyd walaalahena ayaa lagu xasuuqay qarax weyn iyo weerar aya la iskgu daray alle ha unaxaristo inti kudhimatay inti dhawacn tayna alle ha caafiyo😢
Kkkkkkkkkkk wacade somali people they're not easy 😂😂😂😂😂😂Viva Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💎💎💎💎💎💎💎🤩🤩🤩❣️❣️💓💓💕💕🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💋💋💋💋
@@Nadaomer3333 Mrkaa nabi maxmd baa ka dhashay bad carab u sheegan miya 🤣🤣🤣 afrikaan nimadaada ku ekow huuno nabi muuseba africa buu ka dhashe hady ba tahay nabi drti bn carab u sheegan
@@HayatAbdallah-r5eso lagama mayo gbr D5 ah iny thy o carabiyad ileen rerkas darood ismail o carab aha kaso jedan e 😂 tan kle adomaha ilahay makala hooseyan se wxy ku kla sareeyan alle k cabsiga
Gabdhaha Somaliyeed waa in qalabkooda lugaha dhexdooda ku jiro loo daayo,markàa ayey isports ka qayb qaadanaan insha Allah,gabar iyadoo yar la bahdilay,ispoortis kama qayb qaadan karayso.
Xasbunallaahu wanicmal wakiil. Yaa gavar u baneeyay inay isa soo qaawiso oo boosboodo? Ma gabdhaheenaa gaalnimo ugu wacee? Dhaqam xumo, is qaawis, rag la dhex boodo, jur lasoo qaawiyo, rag la isku ekaysiiyo iyo fisqi gaaladi lagu yaqaanay ayaa ku baaba'day oo hada billions ku bixiyo in hablaha loo guuriyo, guryahooda joogaan, is asturaan adna dumarkeeni Alle karaameeyay oo ku amray inaysan guryahooda macno daro uga soo bixin miyaad le'dahay guurka iyo dhasha ha joojiyaan oo sida gaalada ha u dhaqmaan? Walciyaadu billaah. Hadaa qof Muslim tahay Alle ka cabso oo diintaada ku dhaqan. Hadaadan aheena shartaada Allaha Muslimiinta ka qabto.
Ninyahoow tan anaa jooga qof aan can ahayn ama aan ciyaartoo ahayn doomahan ma fuulo waxba xaliimoyinka hawqaylin ee ciyaartooyo inoo diyaari waqtiga danbe waa in laynaga helaa 100 qof oo coyaarta diyaar u ah jeceelna .anigu waan xishooday paris wayo ciyaarta dadkeenu ma rabaan kuwa rabana ma tageeraan marka dad badan diyaariya waqtiga danbe insha allaah ❤
Bro Gabdhahena mar alle iyo markii aan taageerno oo ay meel heersare ah ay garaaan ayay guursadaan nin Cadaan ah, marka sedee baan ugu kalsoo naa oo aan u taageernaa ,
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما
عليه افضل الصلاة والسلام ❤
Scw scw scw ❤️
Scw scw scw ❤️
صلى الله عليه وسلم
عليه افضل الصلاة والسلام ❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin dhamantin walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Waziir xaley mugdisho wixi ka dhacy wad aragty ee uso tacsiye inta liido ku geriyoty alle hau naxariisto aaamiin yaa rabi🥲🤲
Maxa ka dhcy abayo
@@HaboonGeediliido umadi shacabka aheyd walaalahena ayaa lagu xasuuqay qarax weyn iyo weerar aya la iskgu daray alle ha unaxaristo inti kudhimatay inti dhawacn tayna alle ha caafiyo😢
@@husseinahmed8108 aMiin allha unaxaristo inta ku dhimaty inta noolna allha ubogo dhayo
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤
Maasha'allah proud to be 🇸🇴
Kusali nabimuxamed scw scw scw
Allah kurumeeyo hamigaaga wll
Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤
Scw scw scw ❤️
Scw
KU SALI XABIBKENA MOHAMED SCW SCW LOVE ❤❤❤❤❤❤❤❤
Kkkkkkkkkkk wacade somali people they're not easy 😂😂😂😂😂😂Viva Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💎💎💎💎💎💎💎💎💎🤩🤩🤩❣️❣️💓💓💕💕🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💋💋💋💋
اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا 🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😥😥😥🫂🫂🫂🫂
اللهم آمين
Somali 🇩🇯jabuuti
Madownimadena yan laga kaftamin Somaliyey oo tushuush iyo shaki la galin.. waxaynu nahay dad madow... we black and we proud.....
Full Respect my brother saki bin. Xaaji
Farxiyooo guul my somali gebdhoow guul Mashallah
SOMALI ALLE SWT HA XAFIDO
MEELKASTA AY JOOGAN
ALXAMDULLILAH
Scw kusali nabiga like saar
𝕊𝕔𝕨
Ninkaan say wlhi cunsuriyad somalida kale ku hayeen wasiir ka kasaaray. Wan ku wadanaa wasiir ❤
Zaki bin xaaji keep going 💪 👏
Soomaali is not easy one love ❤❤❤❤
800k come soon wazir zaki bin xaji 🎉🎉🎉keep going my frd
Waa ku wataa zaki xaaji one love siyaratul wasiir 😂❤️🫶
Scw scw scw scw scw ❤❤❤
Somali hadan nahay Black iyo White udhaxeynaa yacnee between Africa and Arab😂😂😂
😂😂😂
Maya Asalki aadanaha dhan baa nahay oo Allaah nebi Adam calayhi salaam 7da ciid uu ka abuuray Soomaaliya oo quraa laga helaa. It's history. Allaahu yaclam.
We are only Somalis not Arab and not black
No hack
Shirkad isaaq 🥰🥰❤️
Masha Allah
Soomaalia is not easy ❤🎉🇸🇴
International language is Arabic ❤
Team samia one Like
Lahjaday jajabiyene😂😂😂subxana cadim
Numberka rabab1 minit😊😂
Waaya wa wa waayahy 😂
Masha allah hablaha somaliyed ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✔️✔️✔️✔️✔️💯💯💯💯💯
Allah is one ❤❤
from qardho - bari - puntland 🇸🇱
3:10 hahha qosol Soomaali black ma aha miyaa ❤❤❤❤
Team Saraakìisha 800k Congratulations 1M Coming soon❤✊️
IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
Team #ZAKI BIN XAAJI Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤❤
Coming soon 800k🎉😂 wasiirka 😅
Congratulation from djibouti
Wasiir somali wacarab
22 dowlad carabta kujirta geska Africa weykutala moye kamatirsana
Haday ka tirsantahay arimo siyaasadeed baa loogu daray ee macnaheedu maaha waa carab adoo somli ah oo ku faani kara soomalinimadaaada inaad carab iyo dad kaa qiimo hooseya aad isku ladhid waa laga wacan yhy ❤
Carbtu igama qiimo hooseyan nabi maxamed ayaa ka dhashee wll
@@Nadaomer3333
Mrkaa nabi maxmd baa ka dhashay bad carab u sheegan miya 🤣🤣🤣 afrikaan nimadaada ku ekow huuno nabi muuseba africa buu ka dhashe hady ba tahay nabi drti bn carab u sheegan
@@HayatAbdallah-r5eso lagama mayo gbr D5 ah iny thy o carabiyad ileen rerkas darood ismail o carab aha kaso jedan e 😂 tan kle adomaha ilahay makala hooseyan se wxy ku kla sareeyan alle k cabsiga
@@aliyah-rl7pv
🤣🤣🤣🤣bal kwrn hadaan ku dhaho ani gaygaas baa daarooda but wax la dhaho waa carb somli kuma jiran dadka hanka yar uun baa sheegta bye bye
Somalia is not easy 😅😅😅
Gabdhaha Somaliyeed waa in qalabkooda lugaha dhexdooda ku jiro loo daayo,markàa ayey isports ka qayb qaadanaan insha Allah,gabar iyadoo yar la bahdilay,ispoortis kama qayb qaadan karayso.
Xasbunallaahu wanicmal wakiil. Yaa gavar u baneeyay inay isa soo qaawiso oo boosboodo? Ma gabdhaheenaa gaalnimo ugu wacee? Dhaqam xumo, is qaawis, rag la dhex boodo, jur lasoo qaawiyo, rag la isku ekaysiiyo iyo fisqi gaaladi lagu yaqaanay ayaa ku baaba'day oo hada billions ku bixiyo in hablaha loo guuriyo, guryahooda joogaan, is asturaan adna dumarkeeni Alle karaameeyay oo ku amray inaysan guryahooda macno daro uga soo bixin miyaad le'dahay guurka iyo dhasha ha joojiyaan oo sida gaalada ha u dhaqmaan? Walciyaadu billaah.
Hadaa qof Muslim tahay Alle ka cabso oo diintaada ku dhaqan. Hadaadan aheena shartaada Allaha Muslimiinta ka qabto.
Wasiir waaxaydee jacayl kontarakt ah oo aan lanaga qarineyn faizo funny arinteeda nagadabagee wasiir
waxaan buxiyey 800k keep going bro
Shaarkaaan waan garanaynaa sxp
800k coming soon 🎉🎉❤
Zaki bin xaji7 cawanna iheshay uganda joha saxib raga we is caawiyan
Saxib ma is dibayi iga war hay macey gu waa maxamed deq iso dabagal
Tale fanka waleyga qaday
Laba dey da way nol yihin u so ducey zaki bin xaji7 sara giish igu salam😢😢
Wasiir where is Djibouti ??! 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Somali marki ladhaho ha ku fahmin un Somalia ee waa 5da somaliyeet oo dhaan
Waziir 800k coming soon 🎉❤
Bts inta ila jecel❤sara
Omg kaynaan lajan waaye❤❤
hadda dumarlan nahay lisaa wa wadanaa bp 🖤💖😏🥰
Somalia 🇸🇴
Waziir congratulations for 800k❤
Ano Africa jogo ayan trump fans ahay wan wataa 😂❤
Somalia 🇸🇴 is not easy
800k hambalyo wasiir❤❤
Somalia 🇸🇴 great
Somaalidena waa Dad marti soorka xushmada , is Jaceylka iyo Geesinimada aad ugu Sareeya ,Aduunka la yaabay Ilbaxnimadooda lkn waayahan dambe waa la soo galay oo balaaya la dhex dhigay oo waxay isu laynayaan lama oga ,Alle Subhanahu Watacaalaa kuwa u tashday Dalkeena iyo Dadkeena oo Dhibkan dhex dhigay , ha ka Qabto ,waa walaalo is jecel oo wax yar xitaa wada qeybsada kuna walallo noqday magaca SOMAALI❤. .
Bts is the best wazir ❤
Soomaaliga shisheeyuhu kuma hadlaane waa isku caayaan waziir.
Somali is not easy one love ❤😊
Ninyahoow tan anaa jooga qof aan can ahayn ama aan ciyaartoo ahayn doomahan ma fuulo waxba xaliimoyinka hawqaylin ee ciyaartooyo inoo diyaari waqtiga danbe waa in laynaga helaa 100 qof oo coyaarta diyaar u ah jeceelna .anigu waan xishooday paris wayo ciyaarta dadkeenu ma rabaan kuwa rabana ma tageeraan marka dad badan diyaariya waqtiga danbe insha allaah ❤
Hhh wllhi wasiir cadi matihid😂
Mashallah Mashallah ❤❤hambalyo habalyo
😂😂😂😂😂😂somaali waa funny
Zaki waan ku wataa sxb😂❤
Djibouti waa Somalie maa❤
Guuleyso gabadhaa somaliyeed
Celbert😂😂😂😂 kulaabo halkaas zaki
Haa bts sidii ay ugu dhageen 22kii ayey rabeen kaynaana inay ugu dhagaan
Somalia 🇸🇴 isn't Easy
Wasiir xagee ka dhacaday
Comi soon 800k wasiir
Hamppllyo 800k🎉❤
Wasiir ayaan tan wakufadhidaa
Wankusalamay❤😂😂
Waa ku tageraa lengd keep going 🥰
Wasiir Hanbalyo 800k
Wasiirks adi falastiiin uduceeey noh xariir iska dhik noh sxv
War nio somali dhib badna 😂😂😂
Zaki fast comment 😢
HAMPALYO 800.K 🌍
Bro Gabdhahena mar alle iyo markii aan taageerno oo ay meel heersare ah ay garaaan ayay guursadaan nin Cadaan ah, marka sedee baan ugu kalsoo naa oo aan u taageernaa ,
Zaki wa ku salamay plz omaar bar bar halaga warhaya wlhi xalay ayan ku riyoday 😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤
1m cooming soon ❤❤
Zaki bin xaaji the legend😮
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤،viva somalia
Adeerooo Jamaica Wad Jaceyl Lateeey Waxad Ogtahayeee Ethiopia Inooo Jogaan
Wasiir xaliimo danbo
Hango so qaadi
Xaliimo vs jameka 10 Dabo dooro ah ay lgo guursady😂😂😂😂😂
800k coming soon🎉🎉
Hambalyo
Waan ku wataa Zaki in the building
Wan runta walahay 🤩🤩🤩🤩
😂😂carab bn nahay
Somali ciyaar mhn wlhi 😂😂😂😂
Kkkkkkkkk sxb zaki nin nooga turjumaanaya ccn waad noo soo xifdiday
Zaki isn't easy😅😅
Minisota 😂😂😂aa war ninka waa is dhiibe
Waan ku salaamay ustaad❤
Gabdhaha soomalida waa Muslim alxamdullih hadaysan ka muuqnin
Viva Somali❤❤❤❤
BTS 👑 xitaa
Aduunka dhan difaacaayo❤
wasiir wariif😂