PART 2: NOLOSHAYDA SIDA AY ISKU BEDESHAY QISADAYDA KADIB ~HANI

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 508

  • @faatiomar278
    @faatiomar278 4 หลายเดือนก่อน +68

    Hani saan uqoslaye madaxa layga qabtay ano xanusan o qosli karin wan ku farxay quruxdada iyo dadki ku cawiyey e sharafta laha ridwan la aantis cidba kuma baraten asaga naka baray ridwaan dad badan bu nabaray ila malintu youtube so galay ila hada wax an dhalilo kuma arkin mahadsanid bowe libaax ba tahay bulshada kuu baahan wayo badan joog mar aan murugono iyo mar aan qosolno ba u dhaxayna ridwanow dadka benta caanka kuradinaya iska ilali sidi gabadhi tiri sxbtay ba nin iga dulqaday waligey ben nocasa qof ba shegi kara isma oran in kasto adiga lagu qariyey lkn dadka dhaari bowe qof aan dhaaran warkisa haso gudbin ben ma dhageysan karno guuleyso wall❤❤❤❤❤❤

    • @user-nv8iv3xq4r
      @user-nv8iv3xq4r หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 4 หลายเดือนก่อน +156

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 4 หลายเดือนก่อน +82

    Kusaliya rasuulkeena محمد صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

  • @wllawhaa1803
    @wllawhaa1803 4 หลายเดือนก่อน +165

    Wuxu safray isago 12 jir ah
    🥰Wuxuu gursady isago 25 jir ah
    🥰Waxa lasodiry isago 40 jir ah
    🥰Wuxu hijroday isa 53 jir ah
    🥰wuxu dhinty

    • @koos1302
      @koos1302 4 หลายเดือนก่อน +5

      63 scw

    • @souhailaelmi3606
      @souhailaelmi3606 4 หลายเดือนก่อน +4

      63 Wcs

    • @user-ro5mz1vp6k
      @user-ro5mz1vp6k 4 หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @layaansamiix6592
      @layaansamiix6592 4 หลายเดือนก่อน +3

      63 scw scw ❤❤❤❤scw

    • @NajmomoalinAliAhmed
      @NajmomoalinAliAhmed 4 หลายเดือนก่อน +3

      Isagoo 63jir nebigeena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @mohamedamein4525
    @mohamedamein4525 4 หลายเดือนก่อน +45

    She's very nice and friendly so 💪 Stronger with her life
    My sister you are very honest person

  • @saynabfaarax345
    @saynabfaarax345 4 หลายเดือนก่อน +56

    Gabadhan sheekadeeda waan iska jeclahay wlhi hadeer anoo cadhaysan baan muuqaalka shitay cadhadii waa iga ba,day markaan daawanayo muuqaalka afkeeda baan eega meel kale inan eego ma jecli iyada iyo gabadh youtube leh oo la dheho farxiya tawakal

    • @user-id9nl6qm6g
      @user-id9nl6qm6g 4 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 4 หลายเดือนก่อน +14

    Odaygiii iyo mamadiii xumeeyey bay xitaaa u diinta ayaaa walaahy waa gabar yaro qalbi na wanagsan hani😢

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 4 หลายเดือนก่อน +52

    اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد، ،اللهم أنصر هم في غزه، ،اللهم أنصر هم نصرا عاجلا غير آجل، ،اللهم إرحم موتاهم وتقبل شهداء هم، ،اللهم أيدهم بروح القدس، ،ياإله الاولين والآخرين

    • @user-kz8pc3xt1r
      @user-kz8pc3xt1r 4 หลายเดือนก่อน +3

      صلى الله عليه وسلم

    • @IbraahinMaxamed-iq9hg
      @IbraahinMaxamed-iq9hg 4 หลายเดือนก่อน

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @asmaaj7218
    @asmaaj7218 4 หลายเดือนก่อน +14

    Hani hal talo
    Sinaya abayo sida nimco sheegayay ilmaha kamda socail media tan kale school ka ay dhigtan camirada ka da gurigaga maca meeshuu ki yaal yaan ka arkin masha allh horey u soco

  • @maryancb1351
    @maryancb1351 4 หลายเดือนก่อน +41

    all muslim kusaliya nabigeena muxamed scw🎉

  • @nimcoqalichannel1959
    @nimcoqalichannel1959 4 หลายเดือนก่อน +71

    Hani Hal talo iga qado abyo kole commt WA aqrin abyo ilmaha qarson soshiyal mediya haso dhihin sbbto ah walaga xadaaa neyrobi wan aqn dad lacag la Siya xita school hada geyso Laga xadaa madama can yahin o ilmaha Laga aqn xita cunuga bann wax ma uga dirsan kartit plz dad cadow Jira sxb iska dhiga bari ilmaha ka xada😢😢😢

    • @user-un3sx3yp4s
      @user-un3sx3yp4s 4 หลายเดือนก่อน +4

      Waa tolo wanagsan walhi abaayo

    • @coladcuri3495
      @coladcuri3495 4 หลายเดือนก่อน

      👍

    • @abdinuurtimir1708
      @abdinuurtimir1708 4 หลายเดือนก่อน

      Byo page keeda ugu soo qor commentigan

  • @sadikimakutimakuti9478
    @sadikimakutimakuti9478 4 หลายเดือนก่อน +34

    Dini ya haki mbele ya mwenyezi mungu ni uislamu Quran (3 19)

  • @amalabdullahi772
    @amalabdullahi772 4 หลายเดือนก่อน +27

    Allow ramadanka nawad nagu wada garsi oo kuwa somo oo Laga aqbalo naga wada dhiig Aamiin Aamiin

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 4 หลายเดือนก่อน +31

    Gbdhaan naxariis bdnaa dadkii guursadey ee xumeeyey bay
    Hadana ka fikiree 😢

  • @abdifatahahmedabdiali9656
    @abdifatahahmedabdiali9656 4 หลายเดือนก่อน +27

    Ridwan iyo Hani shekdadoa ad ban uga helay❤

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 4 หลายเดือนก่อน +14

    Mashal allaah hani ridwaanow waa gabar samirbadan o qiimaleh ilaahay ridwaanow khayr kakusiiyo aduun iyo aakhiraba

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 4 หลายเดือนก่อน +15

    Hoyada gabadhan dhashay waa hooyo adag m.a gabadheda wey garab istaagtay markii noloshu ku adked 🥰

  • @Nuhamiirofficial
    @Nuhamiirofficial 4 หลายเดือนก่อน +21

    Masha allah xafidullah hani

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 4 หลายเดือนก่อน +62

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga

  • @Mohamett-Ali
    @Mohamett-Ali 4 หลายเดือนก่อน +19

    Waxa jira wax aad shar modeysid oo khayr kuu ah Allaha kuu barakeyo taakuleynta walalaha muxsiniinta ah , Saacada waa 3 habenimo sarirteyda waxan imid 10 Fiidnimo farqiga udhaxeya waa 5 saac oo dhan waxan dhameystay qisadan bilow ilaa dhamad waxayna ka hadlaysay kaliya waxa ay aduunyada tahay murugo,iyo farxad kaliya waana sababta aan marna la ilmeynayey marna la farxayay illahay farxada ha inoogu wado walalayaal

  • @macowkhalif7724
    @macowkhalif7724 4 หลายเดือนก่อน +10

    Courageous young lady. Keep going

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 4 หลายเดือนก่อน +15

    Hani waa gabar qalbi wanaagsan mashallah

  • @user-fd6mr4bs2c
    @user-fd6mr4bs2c 4 หลายเดือนก่อน +10

    Maasha Allah Allah ha barakeeyo

  • @koos1302
    @koos1302 4 หลายเดือนก่อน +16

    Masha Allah illahay caruurta ha kula koriyo kolay hooyo karti leh baa tahay🥰🥰🥰

  • @maryanroonAbdullahi
    @maryanroonAbdullahi 4 หลายเดือนก่อน +8

    Awww 🥰 I’m very happy for her Haniyey Allah kusharfo oo kubarakeyo qali❤

  • @Muniizhiprahimcabdi2296
    @Muniizhiprahimcabdi2296 4 หลายเดือนก่อน +3

    Aad ayaan ugu Faraxsanahy inay Nolozheda si qurux badan isku badasho Ilahy qeyr ha Siiyo inta cawisay Gbdha io Ilmaheda❤❤❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 4 หลายเดือนก่อน +3

    Maa shaallah gabadhaa waala xanuun sanay hooyaday say ugu soo ducaysay waa qiirooday ilaahay wax khayr haku siiyo abayo.

  • @SamsamSheikhahmed-mt6px
    @SamsamSheikhahmed-mt6px 4 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah walal qali❤❤❤

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 4 หลายเดือนก่อน +1

    Marka labo qof oo is sheeko fahmaya meel wada fadhistaan farxadu automatically yada imanaysa mashallah wlhi anagana wad naga qosliseen oo wad naga farxiseen ridwana asago farxsan ayan aragnay mashallah waa qisada kaliye asago niyo u qoslaya aan aragno xata qisadi oo dhex maraysa mashallah alleh jano mooye cadab idin ma tuso🤲🤲🤲Inshallah

  • @leylajaamac7094
    @leylajaamac7094 4 หลายเดือนก่อน +6

    Mashallah Ridwan Isakh well done your TH-cam is more powerful ❤️❤️❤️

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 4 หลายเดือนก่อน +5

    Waa gabar aqli badan Maasha Allah Ilaahow ku xafdi adiga iyo caruurtaada ❤❤❤❤❤

  • @amrancarab2130
    @amrancarab2130 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah wiilkaaan waa Qf fiican Waana in la dhiiri galiyaaa Wlhi sida uuw dadka ucaawinaayo masha allaah alle wanaag iyo qeer hakula doono sida uga farxisay manta Eey wx wlbo aay rabtay heshay ayaa wx lo qaato jirin ridwaan hala caawiyo walalayaal ❤

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 4 หลายเดือนก่อน +3

    Allhamdulilah waxad soo martay mantana quruxdan baad leedahay habaryar nolosha kuma ciisho hor u soco gadaal hasoo eegin habaryar ❤❤❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 4 หลายเดือนก่อน +6

    Walee gabar adag da,deeda waa uadag tahay noocaanoo kale lama helo ilaahay wax kastoo aad jeceshahay haku siiyo

  • @user-gb1zw6ol4i
    @user-gb1zw6ol4i 4 หลายเดือนก่อน +12

    Yes yes way soo laabatey gabadhan waa jeclahy wlshey❤

  • @HalimaAbdi-gf8em
    @HalimaAbdi-gf8em 4 หลายเดือนก่อน

    Aamin 🤲hanii / masha Allah Tabarakallah you have dua from your mum masha Allah ! Congratulations hani ❤

  • @Hamdi-Xarago
    @Hamdi-Xarago 4 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂Manshallah allaha ku siyadiyo dear❤ wuxu illahay siiyey natural confidence which lead to her to be happy always manshallah tabarakallah iyada oo kale waa dhif iyo nadir. Qalbigii, kalsonidii, farxadadii oo qof ah 💕 manshallah illahay ha xifdiyo owladana ha la koriyo🤲🤲

  • @apdurazagisack7141
    @apdurazagisack7141 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allaah hanaaney ale haku xafido macaaney❤

  • @ClqaniAxmed-xu2yb
    @ClqaniAxmed-xu2yb หลายเดือนก่อน

    Mashallah sister keep going ❤❤❤❤❤

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 4 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah ilaaheey ha idin xafido adiga iyo carutadatay

  • @ismahaan1806
    @ismahaan1806 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah hani waxa thy gabar ad adag ❤❤❤horto ani markan qiso dawonayo waxan niyada gashta in dhammadka wax walpo is badali donan lkn hani qisadeda kowgi waxan islaha wey ka bixi donta lkn last waan ilmeyey madama eysan ka bixin❤lkn Alxmdulilah hada wax walpo wey ka baxday🎉❤❤❤

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ma shallah a Abayo Allaha Ku garab galo ❤ ilmahana Allaha Ku garab galo ❤

  • @user-ex9ms9cc3k
    @user-ex9ms9cc3k 4 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah

  • @deqamussa3795
    @deqamussa3795 4 หลายเดือนก่อน

    Maashallah very nice.

  • @MJ-gg4je
    @MJ-gg4je 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤

  • @user-tr8kf5ih7e
    @user-tr8kf5ih7e 4 หลายเดือนก่อน +4

    Masha alaah wllo guulayso❤❤❤

  • @user-mg6nz2li5g
    @user-mg6nz2li5g 3 หลายเดือนก่อน

    ridwaan isxaaqa wa wiil ficn wlhi Alle haka ajara siyo wa bila ramadane saad u cawisay Alle haku cawiyo gabadhan miskiinta ah wlhi waan ka naxay qisadeedi

  • @user-sq9uy8mx4i
    @user-sq9uy8mx4i 4 หลายเดือนก่อน +19

    Hana qurux gulayso abyo❤❤❤

  • @mahadoosman2070
    @mahadoosman2070 4 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Alha gabadhi kartida badnad ❤❤❤

  • @Sarayu88
    @Sarayu88 4 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah❤I like her🥺

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 4 หลายเดือนก่อน

    Shukran ridwan wll

  • @zakariyekubad6494
    @zakariyekubad6494 4 หลายเดือนก่อน

    Maanshaa"alaah keep going

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 4 หลายเดือนก่อน +15

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @maimunamohammed222
    @maimunamohammed222 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah

  • @hoodoindho6119
    @hoodoindho6119 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah guulayso wll wa qof wngsn

  • @SahadMohamed-jl3fp
    @SahadMohamed-jl3fp 4 หลายเดือนก่อน

    Wow masha Allah keep going wlsh hani hanan ❤❤❤

  • @xoxo_lov1872
    @xoxo_lov1872 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah Mashaallah

  • @Cudoon100
    @Cudoon100 4 หลายเดือนก่อน

    Mash allah wllkey mcn guuleyso waligaa guul wcn

  • @EdnaOmer-ds3th
    @EdnaOmer-ds3th 4 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah waa gabadh wanagsan adkaysina badan waana qisadii aandawo tii ugu murugada badnayd

  • @user-jl7rq4vf9s
    @user-jl7rq4vf9s 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha'allaah Hani

  • @gurbiaidiid4484
    @gurbiaidiid4484 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ridwaan issck sxb wan ku salamay mar hore mida xigto waxan ku ahay tageero weyn waxan jclhy Inaan kamid noqon team ridwaan issck waxan kunololahay somalia ma ka mid noqon karaa Inan Kenya imaado rabaa InShallaH wllkay

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 4 หลายเดือนก่อน +1

    Aamin aamin aamin yaa Allah

  • @UpdirahmanHassan-os6bb
    @UpdirahmanHassan-os6bb 3 หลายเดือนก่อน

    Keep going 💪 my Sister ❤❤

  • @naciimaqaali6884
    @naciimaqaali6884 4 หลายเดือนก่อน

    Mnshaaalh tbarklh alaha barakeeyo hani hanaan❤

  • @user-vo8mi2iv8f
    @user-vo8mi2iv8f 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤🎉

  • @user-xl7mt1lx5v
    @user-xl7mt1lx5v 2 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allh abyo nolasha alllh ku qurxiyo iyo intake kula mid ka ah ee hadli karin ❤

  • @MaxamedYare-wc9xg
    @MaxamedYare-wc9xg 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah abaayo

  • @hodanabdilahi8694
    @hodanabdilahi8694 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah weeye gabdhan hadalkeedo dhan waa qosol

  • @nimoahmed6707
    @nimoahmed6707 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Mashallah

  • @mss_zu7184
    @mss_zu7184 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qalpi wanaga cod kar iyo hdl wanaag ba u dheer wlllhy gabdhan..meel wlba oo aad jogto farxad ku waar huno hani ❤

  • @user-xe7yl2qp7g
    @user-xe7yl2qp7g 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah wall alle ha ku xafido

  • @user-qn6qp3kc7m
    @user-qn6qp3kc7m 4 หลายเดือนก่อน

    MANSHA ALLAH ALLE HA KU BARAKEEYO

  • @sumayoapdisalam4986
    @sumayoapdisalam4986 4 หลายเดือนก่อน

    www mansha allah ❤❤❤

  • @NAJMAMMIRE
    @NAJMAMMIRE 14 วันที่ผ่านมา

    Qisadu ma fududeen aad uxanuun badneyd waan ilmeyn jiry marky socoty alle ha ku garab galo

  • @fardusmaxamed282
    @fardusmaxamed282 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha alla❤

  • @Rashiida17317
    @Rashiida17317 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah

  • @NimcoSiciid-tq1vp
    @NimcoSiciid-tq1vp 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allha

  • @cabdirashiid3524
    @cabdirashiid3524 4 หลายเดือนก่อน

    maansha allh ridwaan iyo hani waan kahelay sheekadooda

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 4 หลายเดือนก่อน

    Cunugtan wa maskin Mash Allah ♥️

  • @queengaraadqueen6907
    @queengaraadqueen6907 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maaanshalllah qof wanaagsan weeeye gabadhan walaahy Somalidan akhlaaaqdeeeda ayey jecladeeeen ❤

  • @alimualim22
    @alimualim22 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi my brother Ridhwan Isack shaqo fcn aad wada Rabi ha Ku barkeyo 2 weeks ago shaqo Laan Hada Waa boss qof u shaqeyo ay rabtaa Masha Allah Hore u Soco sxbkey ❤❤❤

  • @ayaanabdi8878
    @ayaanabdi8878 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarakallah ❤️ farxad badan walashay

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 4 หลายเดือนก่อน +12

    Scw scw scw

  • @Cadeey
    @Cadeey 4 หลายเดือนก่อน

    MASHALLAH Ridwanow waxaad tahaay nin wanagsan oo gabar lagu amini karo ❤ we love you

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah ilhay dartii iyo qalbiyan ban gabadhan yar ugu duceeuwu alxmdulikah ducadii alle waa uaqbalay ilhy baku mahadsan

  • @iksimabdi9710
    @iksimabdi9710 4 หลายเดือนก่อน

    msha allah

  • @nadraali0448
    @nadraali0448 4 หลายเดือนก่อน

    Weli wad qurxoontahay hani ❤🎉
    Masha Allah maalmihii wacnaa hadad gashay qli

  • @marayamomar7481
    @marayamomar7481 4 หลายเดือนก่อน +6

    mashalah ridwan waa walal qaliya gulayso walal ❤❤❤❤❤

  • @QueenAasiyo-iv2qb
    @QueenAasiyo-iv2qb 4 หลายเดือนก่อน +2

    Hani mashaa alah guulayso hpo qaali

  • @ifrahmohamoud9092
    @ifrahmohamoud9092 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah She’s good story teller 😂

  • @HindaIsmaaciil-wj2nn
    @HindaIsmaaciil-wj2nn 4 หลายเดือนก่อน

    Maashalah. Labo qofoo. Wanagsan. Alle haidinxifdiyo❤

  • @HalimadereyeAdan-ph4cm
    @HalimadereyeAdan-ph4cm 4 หลายเดือนก่อน +2

    Mashlhh kusaligaa nabigaa sw

  • @ardoyusuf6649
    @ardoyusuf6649 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah

  • @fahmomohammed2262
    @fahmomohammed2262 4 หลายเดือนก่อน +5

    M.a wlhy waa naag adag abaayo go ankaga haka noqon❤💪✊️😊

  • @user-pc4tc7sv5w
    @user-pc4tc7sv5w 4 หลายเดือนก่อน

    Maaashaalaa hane

  • @user-hc9nh8hk7h
    @user-hc9nh8hk7h 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah ❤❤❤❤

  • @dahraanalii1096
    @dahraanalii1096 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo qisadaadu wexey qisooyinka kale dheereed
    1 adigoo manar yar ah ayaad nin kaa weyn guursaday
    2 dadkii ninka oodhan ayaa kugu xumaasay sidaa sheegtay
    3 caruur ayaa lakugu qalay adoon heysan daryeel
    4 waalagu dhibaadeeyehadana kabar adak ayaa tahay masha allah

  • @NacimaHuseen
    @NacimaHuseen 3 หลายเดือนก่อน

    Mash allh wlloky

  • @user-gk9fk9nz1x
    @user-gk9fk9nz1x 4 หลายเดือนก่อน +1

    Rudwanow gabadha. Qof lamida maan arag sheekadeeda adiga dha. Ayy kaa qoslisay intaasaba waxloodhiga lahayn horay usoco walashay rudwan adigana waan ku salaamay

  • @Bahjawarsame34
    @Bahjawarsame34 4 หลายเดือนก่อน

    Maaansha allah