Final 5: Ninki Utagay Si Wiilkayga uso arko Kulaha Kuma Furin Wa Kuqabo

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 2.4K

  • @ridhwanissack
    @ridhwanissack  4 หลายเดือนก่อน +947

    Waa kan TH-cam keda subscribe usaara
    th-cam.com/channels/XriJUnc4sDZZutHXLleoOg.html

    • @updykariinmohammed3704
      @updykariinmohammed3704 4 หลายเดือนก่อน +65

      Abyo hanijabin waligaa nolasho allaha kuu furo 😢😢❤❤

    • @Asmar194
      @Asmar194 4 หลายเดือนก่อน +94

      Zxb please lacag badan ka samaynaysaa muuqaladeeda 3milood oo meel ugu yaraan lacagtas sii hada nin rag ahthy😢😢aad ayey usilicday cadaladna maxa kamada ihaybay uga horaysa😢

    • @Buubshe
      @Buubshe 4 หลายเดือนก่อน +64

      Ridhwanow hadaad gob tahay muqaaldaan 5 qaybood ah waxaad ka qabato ku deeq nio ilaahay ha ku barakeeyo sxb

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 4 หลายเดือนก่อน +22

      War ridwaan number kiisa noo sheega

    • @Qadafimalaay
      @Qadafimalaay 4 หลายเดือนก่อน +1

  • @dayibibrahim2024
    @dayibibrahim2024 4 หลายเดือนก่อน +1001

    Ridwaan isaaqoow 5taa qaybood lacagtaad ka samaysay uun inantaa ku caawi ilaahay dartii intaasaa nolosheeda dhab bedeli doonta insha allah

    • @user-rj1sr3uj4k
      @user-rj1sr3uj4k 4 หลายเดือนก่อน +2

      😢😢😢😢😢😢

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 4 หลายเดือนก่อน +3

      umalen mayo tas😅😅😅

    • @user-uu4zl3zu4k
      @user-uu4zl3zu4k 4 หลายเดือนก่อน +34

      5 lacagteeda sii afmaaha asagaba waa shaqadiisa inuu dadka waraysto wixii uu ku caawinayo asagy utaalaa wayna fiicanthy inuu muuqaladeeda wuxuu ka helo wax ka siiyo

    • @user-qe9xy5iq9t
      @user-qe9xy5iq9t 4 หลายเดือนก่อน +12

      Exactally wlhi isku fikiraa nhy saas yaaaal wll ilhy baa kugu dhaarsheeee

    • @gobaysanetailor5550
      @gobaysanetailor5550 4 หลายเดือนก่อน +3

      Ridwaan inanta ku caawi lacagtaas wll

  • @ShukriMacalin-er6re
    @ShukriMacalin-er6re 4 หลายเดือนก่อน +113

    Abaayo istiqfaarta iyo saliga nabiga scw kudadaal ilaahay nolosha adi iyo caruurtaba ha idin qurxiyee macanto ❤❤😢 sabir i.a waad gudbaysan abaayo😢😢❤❤❤

    • @user-ht2zc3ku4j
      @user-ht2zc3ku4j 4 หลายเดือนก่อน +2

      Walaahi tasa dhab ah oo isbadal wayn keenta jazakallaho khayr

  • @yaasmiinyaasiin5680
    @yaasmiinyaasiin5680 4 หลายเดือนก่อน +71

    Wllhi gabadhaan waa hooyo da yar oo aad u caqli badan masha allah illaahay faraj qayr qaba ha ku furo abyo

  • @ubaxabdulle7059
    @ubaxabdulle7059 4 หลายเดือนก่อน +41

    Ridwaan gabadhaan barnaamijkeeda lacag badan baad ka sameysay ee si fiican u garab qabo mideeda kale wey kuu egtahay fanaxley waaye sidaado kale walaahi qisadeeda waa I xanuujisay ilaahoow caawi ayada iyo anaga iyo inta islaam ah❤❤❤

  • @amirichgi6995
    @amirichgi6995 4 หลายเดือนก่อน +390

    Gabadhan halaaa cawiyoo somaliyeey oo ha laais garab istaagoo😢

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 4 หลายเดือนก่อน

      youtube.com/@HanniHannan?si=GR3LxhuZq1A8PrZj

    • @mamadagan5894
      @mamadagan5894 4 หลายเดือนก่อน +3

      Sideen u helaa gabadha plse

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 4 หลายเดือนก่อน

      @@mamadagan5894 numberka meesha ugu dambeysa video ga lagu qoray

    • @hagi3983
      @hagi3983 4 หลายเดือนก่อน

      @@mamadagan5894numberkeeda waa kaa oo meesha kuqoran. Ilahay dartii kucaawi please 🙏

    • @cabdiqaadircabdimohamed9965
      @cabdiqaadircabdimohamed9965 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@mamadagan5894numbarkasi ka wac he❤

  • @sacdiyaahmedmohamed9755
    @sacdiyaahmedmohamed9755 4 หลายเดือนก่อน +213

    Mxy silac so martay gabdhan Allow nolol kheyr qabto sii❤ Aniga iyo qofki ila mid ahna sido kle🤲🤲

  • @HoodoAxmed-bl7jt
    @HoodoAxmed-bl7jt 4 หลายเดือนก่อน +35

    Wll istiqfaarta iyo tasbiixda iyo saliga nabiga badii wad guulaysanaysa insha Allah

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 4 หลายเดือนก่อน +28

    Nairobi somalida joogtaa waa kuwa ugu dhaqaalaha iyo ganacsiga badan bulshada somaliyeed markaa gabadhaa haloo kaco wllayaal from berbera

  • @fardowsakhaliif8825
    @fardowsakhaliif8825 4 หลายเดือนก่อน +112

    Wlhi waa calool xuma qisada gabadhaan abaayo istiqfaarta, xowqalada badi & saliga nabiga sallaahu caleyhi wasalam waan kusoduceynaa duco wax kaweyn maleh ilaahow faraj ufur gabadhaan aan caawino

  • @hazanhazan7876
    @hazanhazan7876 4 หลายเดือนก่อน +74

    Ridwaan waxaa tahay qof wanaagsan wallaahi shaqo wanaagsan ayaad haysaa, waxaana la socday qasaddaan bilow ilaa dhammaad waxaa tahay qof samafal ah gabadhaan waxaan u rajeynayaa shaqo wanaagsan inay hesho sha allah.

    • @user-th9cs3kr8d
      @user-th9cs3kr8d 4 หลายเดือนก่อน +1

      Insha alah dhibka iyo kurbada haysato rabi haka korqado

  • @user-jr9ek7fg9y
    @user-jr9ek7fg9y 4 หลายเดือนก่อน +19

    Axxxxx sidee apweee udhhysoooh😭💯yrpiiii shqo wngsn usahal oo ilmaheedanaa ubarakee yrpii🤲

  • @ayaandhemanxeri4316
    @ayaandhemanxeri4316 4 หลายเดือนก่อน +26

    Hani qalbigan kaga duceeyay waan hubaa oon hubaa inaad hodan noqon dononto oo qofkasta adiga kusoo radiyo insha allah
    Waliga adkeeyao ducada badso waliba xiliyada lajiifo guuleeyso gacalo waliga gadaal hamarin❤

    • @mukhtaarmohamed2066
      @mukhtaarmohamed2066 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ale ha ku xafido wllo❤

    • @xamdimusse6386
      @xamdimusse6386 4 หลายเดือนก่อน +2

      Ducadadi ilahay wa u aqbalay mnsh allah ayago sidi kafcn ayey dib uso Labatay

  • @aladifmohamedabdi8694
    @aladifmohamedabdi8694 4 หลายเดือนก่อน +308

    Reer Kenya gabadhaan hala caawiyo🥺 haddii aadan awood u lahayn Mogdisho u soo gudbiyo anagaa joognee ilaahey ka sokow🥺😭💯

    • @nimcomaxamed8146
      @nimcomaxamed8146 4 หลายเดือนก่อน +8

      TH-cam subscribers udhaha wllo intasa cwinad u ah

    • @munaomer6997
      @munaomer6997 4 หลายเดือนก่อน +4

      Fadlan aan caawino gabadhan miskiinta daacad ah

    • @aanaan6027
      @aanaan6027 4 หลายเดือนก่อน

      @@nimcomaxamed8146TH-cam maa ufuran

    • @user-gx5hg1gg9y
      @user-gx5hg1gg9y 4 หลายเดือนก่อน

      Mansha alh qof wangsanbathy

    • @raawisahal5315
      @raawisahal5315 4 หลายเดือนก่อน

      Asc gabdha Telfonkeda sodir

  • @hiboahmed9424
    @hiboahmed9424 4 หลายเดือนก่อน +162

    Yaa rabi gabadhaa yaree miskiintaa ee la dulmay naxariistada ku garab isttag wllhi waan la ooyay reer dhan oo wada yaxaasyo ah ayaa helay illaahow umadaada gaal iyo Muslimba u dir way soo rafaadee🤲🤲🤲

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 4 หลายเดือนก่อน

      youtube.com/@HanniHannan?si=GR3LxhuZq1A8PrZj

  • @FadxaIbrahim-pl7pm
    @FadxaIbrahim-pl7pm 4 หลายเดือนก่อน +10

    Ridwaan Hno adigu caawi ilhy ha kula garab galee ayadana ilhy wax khyr qaba ha siiyo wlsheen hani waa gabadh dul qaad badan 😊🤲🤲🤲🤲

  • @sakeriyaabdulkadiraded6828
    @sakeriyaabdulkadiraded6828 4 หลายเดือนก่อน +17

    gabadha lambarkeeda qofki igu caawiyo ugi yaraan kirada guriga ayaan ka dabaraya insha allah dhowr bilood intay kaso kabanayso

    • @deqoomar1731
      @deqoomar1731 4 หลายเดือนก่อน

      Numberkeda waa uso digay walal on 20:41

    • @user-pe9wp3rk5b
      @user-pe9wp3rk5b 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wll lanbarkeeda waxay ku sheegtay qaybta 5aad ee ugu dambaysa please qofkii caawin karaa ha caawiyo walasheen wlhi maanta hadaan wax haysan lahaa kamaanan hagradeen

    • @Xamdirajkunool
      @Xamdirajkunool 4 หลายเดือนก่อน

      😭😭mahadsanid

  • @hindimohammednuur7030
    @hindimohammednuur7030 4 หลายเดือนก่อน +123

    kow ilaa dhamad waan lasocdey wllhi qisadaan wllhi qalbigeyga aad bu uxanuuney sabarkeda dulqaatkeda waalhi wan layaabey allah wu kujeda kumana dayici doono walshey macan cadalad na waat heli doontaa malinka aqiro hormar wacan ban kurajeyna allah baa kula jira marna adunka ha is raaracin walshey 😢❤

    • @miskiabdirahman5470
      @miskiabdirahman5470 4 หลายเดือนก่อน +1

      Waxa iloobay TH-cam lo furay ridwan wa so dhigay links si raaca o 100k wa gaarsin karna insha allah aan garab siino

    • @user-gx5hg1gg9y
      @user-gx5hg1gg9y 4 หลายเดือนก่อน

      Aniga hata wan lasocda

    • @user-bx2ut3nt6i
      @user-bx2ut3nt6i 4 หลายเดือนก่อน

      16:31

    • @aminocabdulaahi3978
      @aminocabdulaahi3978 4 หลายเดือนก่อน

      haa wllhi tas an awood na wana inan kucawina

    • @GgGg-qt4hw
      @GgGg-qt4hw 4 หลายเดือนก่อน +1

      Wllhi benta mhn wey sabartey ila iyo in kufilan 😢walidinka qazatan abayasha mhn kuwa wanagsan xaqiiq di hadii uu abahed garabtak Nan laha ilaa herkan maso gareen ad ban uga xumhy farxadu waa udanbeysa iyana ❤

  • @shukrisaidhassan8830
    @shukrisaidhassan8830 4 หลายเดือนก่อน +63

    Waa gabar yar oo karti badan laakiin wax u naxariista oo nolosha dhabta ah la fahma ayey weyday Haniyey samirkaaga Allaah faraj ha kuugu furo bini aadan qof kastuu yahayna Allaah ha kaa koriyo. Da,daalaa wuu gaaraa ee da,daalka halkaas ka sii wad insha Allaah rafaadka raaxaa kaaga danbeeyn

    • @user-th9cs3kr8d
      @user-th9cs3kr8d 4 หลายเดือนก่อน +2

      Waa sax culeys waalbo waaxa ka dameyo fudeyd

  • @salmahussein7245
    @salmahussein7245 4 หลายเดือนก่อน +10

    Gabadhas wan u duceyna samirkaga alla hakugu abaal mariyo wlhy wa xanuun wa gabadh yar oo qurbo wareegysa dhul aan dhulkeedi ahayn cidna anay u joogin caruurta yar yar illahay hakugu asturo dhibka iyo xanuunka ad daremayso farxad alla hakugu badelo dadkeena ma garanayan inay wareystan gabdhohoda iminka gabdhas yar iyo ardayd ah gurigi hoyaded ka baxdey aan waayo aragnimo buuxda lahayn haddana meel aan gurigoodi iyo family kedi ka dhaweyn la dajiyay famliy keda cid kama daba iman waxey ninka ku qabto lama weydiin looma tagin lama weydiin meesha happy maku tahay inaga somali ahan taas aya inaga maqan in qofka la wereysto wuxuu dareemyo la weydiiyo noloshiisa hoose laga war hayo garahaan waalidku wareysto ilamahooda alla qalbiga haku qaboojiyo walalo hani tan wa aduunyo wa daarul imtixaan nasasho ma taalo jannada lagu nasta lagu raxeystaa alla samirkaga iyo dulqadkaga alla hakugu abaal mariyo caruurta
    Aniga talo ahaan waxan ku siin lahaa caruurta hooyada u geyso adigana shaqeyso wixii illahay kuguso dhiibana sii intay waxey iskugu hagagayaan hooyo haku hayso adna u xoogso intad shaqo toos ah helayso kadib hadhaw so kaxeyso marka nolosha iskugu ka tooseyso alla hakugu asturo korinta caruurta yar yar

  • @egalabi9724
    @egalabi9724 4 หลายเดือนก่อน +12

    I can't stop craying wallahi Ridwan Issak walal inantaas video editing ka ka caawi somaliyeey aan gaadhsiino maalmo gudahood 100k

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 4 หลายเดือนก่อน +252

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

    • @LayloSalaad-rm2dg
      @LayloSalaad-rm2dg 4 หลายเดือนก่อน +2

      Scw

    • @atariishomarkoofficial7483
      @atariishomarkoofficial7483 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @user-qv7hb1rd3m
      @user-qv7hb1rd3m 4 หลายเดือนก่อน +2

      صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️صلي الله عليه وسلم❤️

    • @user-hb9hl2mu3f
      @user-hb9hl2mu3f 4 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @ayaanbadan7034
      @ayaanbadan7034 4 หลายเดือนก่อน +1

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤

  • @aishaadam7473
    @aishaadam7473 4 หลายเดือนก่อน +61

    Gabadhan aad bay u yartahay xitaa 25 kama wayno u malenaa, waxaano qiso baa qabsatay. Da'dii noloshayda u bilaabni lahayd ayey joogtaa. Abayo InshaAllah waad guulaysan, nolol qurux badan baad heli, waad isku filnaani. Intaad nooshahay qof xoriyadada gacanta haka saarin. Guurka dag daga waxyaalo badan baa laga la kulmaa halaga fiirsado gabdhow

    • @user-ef1lv5qk7b
      @user-ef1lv5qk7b 4 หลายเดือนก่อน +1

      waqiyasta 25 jrayaytiri

    • @HiboLadan11
      @HiboLadan11 4 หลายเดือนก่อน +2

      17 ku guurasatay tidhi wiilkeedu 6 sano jira 24 jir

  • @mohamedadan5842
    @mohamedadan5842 4 หลายเดือนก่อน +30

    Great video redwan, and Allah help you the way you help the people.
    Stay blessed my man

  • @NaaniyoNuur-ro4ke
    @NaaniyoNuur-ro4ke 4 หลายเดือนก่อน +7

    Masha alaah gabadhayarta waa naxariisti oo qof laga dhigay Masha alaah ilaheey kuma tuso wax ku dhiba qof naxisi ka ifayso ayad tahay Hana💕

  • @Fardus-Mohamed
    @Fardus-Mohamed 4 หลายเดือนก่อน +66

    Waa gabadh miskiina🥺ilaahay shaqo khayr qabta haku siiyo wllo noloshadana haku qurxiyo

  • @quenayana3074
    @quenayana3074 4 หลายเดือนก่อน +97

    Wlh wan ilmeye Abayo ilhly haku abal mariyo dhibka so marty kheyr io shaqo wngsn io irid khyr qabto ilhly haku furo hd jogi laha kenya Caruurta wku hayn laha

  • @ibrahimali4796
    @ibrahimali4796 4 หลายเดือนก่อน +18

    Her story is a very painful one...some people are heartless 🥲🥲

  • @user-dv3yy8bo1m
    @user-dv3yy8bo1m 4 หลายเดือนก่อน +11

    Ilhey SWT faraj kheyr qaba haku furo mi sister 😢😢😢😢

  • @aishaabdi2397
    @aishaabdi2397 4 หลายเดือนก่อน +162

    Ridwanow Lacgta vewskeeda ka hesho wax ka sii gabadhan 😢😭🥹 ilaahy haku sahlo
    إن مع العسر يسرا abayo

    • @user-ii7oj5wn7j
      @user-ii7oj5wn7j 4 หลายเดือนก่อน +3

      ‏بدل ما تنصحين انه رضوان يعطي فلوس أنت ليش ما تساعدينها؟!!

    • @aishaabdi2397
      @aishaabdi2397 4 หลายเดือนก่อน

      @@user-ii7oj5wn7j ani wall lacg ma haystoH mana shaqysto arday famly biilan baan ahy lkn asaga waraysiga u ka qaday baa 5kun doller ka samynaya xaq bay u leedahy marka madama uu ayada ka sameyey

    • @zaza2604
      @zaza2604 4 หลายเดือนก่อน +1

      @@user-ii7oj5wn7j هههههه فلسفة هههه

    • @user-ii7oj5wn7j
      @user-ii7oj5wn7j 4 หลายเดือนก่อน

      @@zaza2604 ايه هذا اللي احنا فالحين فيه يالصومالين

  • @Ayanita_Ahmed
    @Ayanita_Ahmed 4 หลายเดือนก่อน +11

    Hani waa gabar miskiina wan la ilmreyay qisadeeda walahay😢 ciyalkeda darted bay u rafaaday huno noloshu kuna xumayso adio carurtadaba❤

  • @missAmerica-cx3lz
    @missAmerica-cx3lz 4 หลายเดือนก่อน +10

    Masha'Allah abayo qisadada wa qiso wax ku qaadasho leh gabdho bdna dignin u ah marka TH-cam na wan kuguso dhaweyneynaa guuleyso abayo oo farxad kunolow inta noloshada kadhiman🥺wlh shekadada lagama cajisayo Ilaahay nolosha hakuu qurxiyo gabar karti bdn aya tahay🥺❤️

  • @najmayasin3559
    @najmayasin3559 4 หลายเดือนก่อน +74

    Waa qof wanagsan o imanleh ale wax ku dhiba o danbe maku tuso wll Gabadhaa yar e sas lo cilay halagarab istago somaliyey 😢

  • @sawdahassan9570
    @sawdahassan9570 4 หลายเดือนก่อน +85

    Qisadan intaan la socday wxa igu yaabka badan oo igu qosolka badan baa wxay tahay abayada qisada ku socota go'aan qaadasheeda dagdaga ah inta badan dumar hdan nahy aad bay noogu adagtahy go'aanka deg deg , wlahi waa geesiyad aniga geesinimo goan deg deg ku qato maba lihi mashalah

    • @abshirmaaxi1716
      @abshirmaaxi1716 4 หลายเดือนก่อน +2

      Waxaan dhihi lahaayaa dhahday daacadiii....

    • @caasha93
      @caasha93 4 หลายเดือนก่อน +2

      Kula mid ahay abayo
      Waa gabadh yar o fariida Masha Allah illahay dhibta dheef haugu badalo

    • @user-uu4zl3zu4k
      @user-uu4zl3zu4k 4 หลายเดือนก่อน +2

      Masha allah waa gabdhihii reer laascanood ee geed adeega ahaa illhy nolosha inta u dhiman ha uxurxiyo

    • @MaryanIbtisaam
      @MaryanIbtisaam 4 หลายเดือนก่อน +1

      Gabar adag bey eheed doqonbaa helay aaan aqoon xaqa xaasnimo doqona calaf malahan alh kubarakeyo abaayo

    • @user-qf1fo9mq9m
      @user-qf1fo9mq9m 4 หลายเดือนก่อน +3

      Dhibta badan ayaa go'aan qaadashada degdega ah keeneysa

  • @yasminyasmin3142
    @yasminyasmin3142 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asa Ridwaan Jazaka Allahu Khayr Hani hore u soco hooyo adag baad tahay....

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 4 หลายเดือนก่อน +5

    😢😢😢😢qalbi xanuun bay igu noqotay qisadani
    Alla ilaahow u gargaar kii saa u Galayna ciqaab mari

  • @abshirmaaxi1716
    @abshirmaaxi1716 4 หลายเดือนก่อน +153

    Ridwaanow gabadhaan muqaaladeeda lacagtaa kasameysay ayada dib usii lpx babtoo ah ayadaa xag uleh oona ubaahan maanta❤😥🙏🏽....

    • @AminaMoha-tp7zj
      @AminaMoha-tp7zj 4 หลายเดือนก่อน +2

      😊P

    • @nuurtonuur8513
      @nuurtonuur8513 4 หลายเดือนก่อน +5

      inu hdlkaag yelan rajeynaa insha allh👆

    • @NimcoAbdiqaadir-cv1jg
      @NimcoAbdiqaadir-cv1jg 4 หลายเดือนก่อน +3

      Insh allh illhy ha farad siyo😢

    • @user-ex6hx4zr6z
      @user-ex6hx4zr6z 4 หลายเดือนก่อน +6

      Wax kamid ah haduu siiyo xitaa waa og ajarna ilahey wukasina❤

    • @nimcoabdi3435
      @nimcoabdi3435 4 หลายเดือนก่อน +4

      Hasax wall sii😢

  • @ardoluul1581
    @ardoluul1581 4 หลายเดือนก่อน +35

    Abayo saliga nabiga scw aqriso iyo istaqfartaa salatul leil tuko

  • @Muniirxikmawi-yx5oy
    @Muniirxikmawi-yx5oy 4 หลายเดือนก่อน +4

    Wall markan wixii ka danbeeya la so socodsii dadka iyo sida ay wax iskaga badalaan ahadii alle u fududeeyo oo dadkana alle wax ka siiyo ❤😢😢

  • @abwaandhagaafe
    @abwaandhagaafe 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi Gabadhaan sheekadeedu caadi maaha Buug dhan baa laga qori karaa miskiintaan qalbigii baa Jabay
    Nin aad u xun iyo reerkiisa oo ka daran baa helay

  • @Dhuudi1___0
    @Dhuudi1___0 4 หลายเดือนก่อน +52

    Alaaa ridwan0w anigo niyada kuhya ayaa sodhigty❤😊

  • @HadiyaAbiib
    @HadiyaAbiib 4 หลายเดือนก่อน +31

    Intii ayqisada soctay ana ilintaydu Wllhi waysoctay gabadh adag oo imaan leh ayaad tahy abayo alle haku garab galo 🤲

  • @faadumo883hasan8
    @faadumo883hasan8 4 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahow Macigaage tahay Ilahow Astur o Cafimad iyo Cimri dheer sii Irsaaqad waasaca ya rabb😢🙏🤲

  • @nuurdawlad4820
    @nuurdawlad4820 4 หลายเดือนก่อน +3

    Alle ha ku siiyo shaqo khayr qabta ilaahay faraj khayr qaba ha kuu furo aaamiin yaa allaah

  • @hudurbakoolcomedychannel3820
    @hudurbakoolcomedychannel3820 4 หลายเดือนก่อน +72

    Igugula saliya xabiibkeena suubana Mohamedu rasuululaahi salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤

  • @Ruujah
    @Ruujah 4 หลายเดือนก่อน +69

    ninkas waxa iga xun gbdha aabhed😢 araxan darnaya ilhow nolosha u qurxi oo ka bixi ciriirigan🤲

    • @mohddakanovic2770
      @mohddakanovic2770 4 หลายเดือนก่อน +1

      Abahed koleyta wanageda ayu katalina lkn ayada koleyta kukalsonani wayse i.a wax kheir qabo Allah hasiyo gawadan

    • @Ruujah
      @Ruujah 4 หลายเดือนก่อน +4

      ugu yaran xta inu difaaco ehed ninki sidas ugalay ayuuba dhahaya askar usowdo oo ilmha ka qad so wa maxy wnga uu ka taliyay🙄

    • @user-kg1sm7wl2n
      @user-kg1sm7wl2n 4 หลายเดือนก่อน

      @@Ruujahabayo muusa korsan ana aqana gabadhaan hooyadeed ba korisay ilahay khayr ha siiye

    • @hamze-mahamud2002
      @hamze-mahamud2002 4 หลายเดือนก่อน +1

      Kaas aabo maaha😂😂😂😂😂

    • @ubahabdi6315
      @ubahabdi6315 4 หลายเดือนก่อน

      nin dhan isma dhaamo waa isku caqli

  • @najuuppequrux6205
    @najuuppequrux6205 4 หลายเดือนก่อน +4

    Abyo qalbiga alle hakuu qaboojiyo shaqo wngsn oo xalaal ah oo adi io caruurtada idin anfacda alle hakuu sahlo abyo waa xanuun marka aad hooyo caruur leh oo aabahood kugu deeriyay xanun keeda ayey leedahay msr i.a iska sabar abyo❤❤

  • @iphonexihone9136
    @iphonexihone9136 4 หลายเดือนก่อน +8

    Barnaamijkan talo ku darsan lahaa maadaama gabadhu ay dhibato soo aragtay, waxay u baahan tahay inay nafteeda maalgashato oo ay waxbarata waliba maadama hooyo noqotay ay durba gadheen school Cilimga diiniga ha barato si ay si wangsn u barbaariso caruurteda social media-han wakhtigan dhibatadiisa badan lakiin shaqoyin kale oo wngsn baad heli insha Allah dad wanagsn oo qalbi wanagsan ayad waliba ka heli doonta insha Allah

  • @maryanelmi-cw9jy
    @maryanelmi-cw9jy 4 หลายเดือนก่อน +33

    Nlosha inta ku dhiman alle haka farxyo abyo plz an cawino wlhi Nairobi ma jogi mahe ugu yaran ilmaha ka hyn laha 😢

  • @naanoapdy9404
    @naanoapdy9404 4 หลายเดือนก่อน +17

    Wlhi gbdhan sheekadeda wa touchable wxn wa adunyo malmuhuna wa gudbyan hn allaha qalbiga kaga reebo ninka xune neefka ree nairobi ha cawiyan inanata io caruurteda 😢😭

  • @bulshawih1808
    @bulshawih1808 4 หลายเดือนก่อน +9

    Hani wlhi wll qisadaadu aad bay i dhiptay runtiii manta hadan aduun kugu dhaammo waan ku cawin lahaa blse wan ka xumahy wyo wxba kuma dhami wll😔 lkn ducaan ku awooda wll ilhy shaqo khayr qabta haku siiyo wax dhipo danbena ilahy kuma tuso wll walhi qisadaadu Ad bay i damaqaday aduunka nin wanagsan iyo nin xunba wad arki ninkasana nabsigaagu waaa heli insha alllh Allena haka quusan kumu cawin kari wayine samirkagu ku egaya adio ubadka yar yarna ilhy haydin xifdio wll mcn nolol ta usaraysana waan idn rajaynaya insha allh 😭❤️🙏

    • @maryancb1351
      @maryancb1351 4 หลายเดือนก่อน

      hdalka wnaagsenba waasadaqo

  • @nawaalsiciid8413
    @nawaalsiciid8413 4 หลายเดือนก่อน +2

    😢😢 wlhi wn ilmeeyey alle wx khyr qba ha ku siiyo wll mcn alle scw tallo saaro mrkasta caruurtna hyso ninkaana ha ku noqon please 😢

  • @zhugrizhacni1652
    @zhugrizhacni1652 4 หลายเดือนก่อน +19

    Inan yar oo karti.badan oo fariida ayaad tahay insha allah waxa walba way ku hagagayn sida caruutaada u haysato u hayso ale ayaa ku gargaaray waxa walbana way ku hagagaynaan shaqo khayr qabta oo aad ku faraxdo insha allah wllo guul insha allah waa qiso cajiiba runti

  • @user-bk4bc2mn4i
    @user-bk4bc2mn4i 4 หลายเดือนก่อน +40

    Ridwanowww ma ogtahay in guri Islam eh dhistay xalay uunsi iyo c.fitax😮❤❤❤❤❤😊

  • @MaxamedIsmacil-fm2oh
    @MaxamedIsmacil-fm2oh 4 หลายเดือนก่อน +3

    Run ahaantii gabadhan qisadeeda aad ayay iitabatay waana la ilmeeyay waa gabadh yar oo kartileh m.a ilahy haku garabgalo wllshy mcn 😢

  • @ahmedtacbatacba8688
    @ahmedtacbatacba8688 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qiso kan ka xanuun badan ma arkin walahi wan ilmeeye
    Ramadaan 8 ayo maroya gawadhan an uwad duceyno ilaahay ducadeena aqablo
    Gabadho walbo o dhibaato ku jirto allah kasaaro hooyo walbo murugsan allah kasaaro inta dhimatay neh allah unaxariisto bil ramadaan lagu jiro an ka faaideysano

  • @fardowsaadanfarax-lb6bc
    @fardowsaadanfarax-lb6bc 4 หลายเดือนก่อน +41

    Ma awoodo in aan cawiyo lakiin wlhi waan u dam qaday wlshy😢 ilhy shaqo qayr qabto ha ku siiyo😢❤

  • @Asmar194
    @Asmar194 4 หลายเดือนก่อน +57

    Ihay wuxu dhahay kuwa samra ayaan dhinacooda ahy qof xaga rabi laga jecelahy aya dunida lagu itixaama wll adana saliga nabiga badi haniyey ihay nololsha wu ku fudaynayaa aakhirana cadaaladada ayaad helin😢😢

  • @hafzaarawelo2534
    @hafzaarawelo2534 4 หลายเดือนก่อน +4

    Xaqiiq gbr adag baad tahay wllshy
    Ilahy hakucawiyo
    Guulayso mar waliba❤

  • @Amiiqurux123
    @Amiiqurux123 4 หลายเดือนก่อน +4

    Allow irsaaqadaada ku deeq adaa wax walpaH awoodeeH😭🤲♥️

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 4 หลายเดือนก่อน +84

    This is painful story.
    My brother Ridwan May Allah bless you for airing that story .
    Wallahi i really cried tonight.
    It is painful to watch but i had to.
    No that am not in Nairobi, i will visit her personally in sha Allah.

    • @hibaqmohamed8409
      @hibaqmohamed8409 4 หลายเดือนก่อน +10

      Abayo u can send wateva u can afford. Drop by drop fills the bucket. Let’s help her with little we have.

    • @mahatomar8453
      @mahatomar8453 4 หลายเดือนก่อน +1

      You are very soft hearted

    • @meymunaali7850
      @meymunaali7850 4 หลายเดือนก่อน +2

      Now that we got her number.
      It is very easy to support.

    • @meymunaali7850
      @meymunaali7850 4 หลายเดือนก่อน +4

      She is really patient, May Allah grant us all that kind of patience.
      She doesn't deserve what she went through.
      I pray that she will be rich and employ maid for her kids

    • @meymunaali7850
      @meymunaali7850 4 หลายเดือนก่อน

      Thank you mahat omar

  • @hindaabdirisaq2010
    @hindaabdirisaq2010 4 หลายเดือนก่อน +18

    Ridhwaan wllhi gabadhaan ookle iyo kuwa lamid kaa ayaa ubahan baramijkagan. Alle miisaanka xasanaadka hakuu saaro wll yadana wa miskiin alle ayaa qafuuree badal khyr qaba hasiiyo🤲🤲🥲🥲🥲🥲

  • @Najmamohali
    @Najmamohali 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi Hani waa iga ilmeysisay apyh rafaad io xanuno badn waso martayy wlhi dad bila naxariis eh na wad laso kulantay😢ilahey Faraj kheyr qabo haku furo apyh wan kula damqane🤲🏻😭😭😭😭😭

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz 4 หลายเดือนก่อน +3

    Abaayo waxaa thy qof adag adag ee horay u soco❤

  • @MaxamuudAxmed-zm2mp
    @MaxamuudAxmed-zm2mp 4 หลายเดือนก่อน +16

    Wllhi gabadhan hade Somalia joogi lahaa ana ilmaha la korin m.a❤❤❤ waa qof qalbi fiican❤❤❤ allow u gargaar❤❤ hada wlalked ahaan lahaa kaas qali lahaa😢😢😢

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 4 หลายเดือนก่อน +2

      HAD XITAA GARAB BEEY UBAHAN TAHAY wlhi waa inna maskeen ah 😢😊😊

    • @user-kc5ym8wx5c
      @user-kc5ym8wx5c 4 หลายเดือนก่อน

      Amad guubtaa😅😅

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 4 หลายเดือนก่อน +11

    Abaayo macaan illaahay ha kucaawiyo isttaqfaarta aqriso iyo xowqalada inshaa allaah guuleyso ataad gaariye. Rudwaan issaaq gabadha ogoow walal oo caawi adiga Kenya yaqaanee oo caruurta badbaadi walal allaha kucaawiyee ridwaan waa boqor walle

  • @mahizey22
    @mahizey22 4 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo Iilahey haku caawiyo😢 hooyo adag oo karti badan tahay Iilahey meel aadan wax ka filaneyn hakaa siiyo ilmaha Ilaheyy hakula koriyo🤲🏻💋hana is dhiibin dhibta raaxa ka dambeeysa samirkaga sedkiisa Iilahey kusiinaayo insha Allah🤲🏻

  • @sagalapdy368
    @sagalapdy368 4 หลายเดือนก่อน +3

    Kolpa dhibaato waaa soo martaYy ee guulaYso queeeen ❤

  • @Amirada_Sunduz
    @Amirada_Sunduz 4 หลายเดือนก่อน +28

    Aniga ahaan wxn kugula talinlaa abaayo hduu Alle SWT wx ku siiyo caruurta inaa geyso madarasad subaxdii ilaa galbtii ah adna intaas ad magalka Oga so xamaasho wxu Alle ku qoray kdipna casar liqiii ad guriga uso aada hoyataan Wxna Alle SWT kga baryayaa inta Nolasha ku harty inaad farxd iyo raynrayn ku dhameysayo adiga iyo Awladaada ayagana Alle SWT kga dhigi kuwii ku anfici lahaa adun iyo Aqarapa Insha Allah🤲🏻

    • @SakariyemaxanedMuxumad
      @SakariyemaxanedMuxumad 4 หลายเดือนก่อน +1

      Lacg marabto madarasad

    • @Amirada_Sunduz
      @Amirada_Sunduz 4 หลายเดือนก่อน +2

      @@SakariyemaxanedMuxumad haa hda sow dhibkeeeda nomeyshegana wxey walaled somali mahamed ugartaan mrkeey hesho ha geyso madarasada Ee wqti xaligaan ma ahn wlka Ulajedkeygu waa midkaas

    • @shugriclaahi2089
      @shugriclaahi2089 4 หลายเดือนก่อน

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 4 หลายเดือนก่อน +14

    Masha Allah, waa gabar karti badan oo aqliley ah,
    Allah haku garab galo, runtii waa gabar adag❤❤❤. Masha Allah ❤

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 4 หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallaah ninku imtixaansanaayaa cajiib wallaahi qalbigaa i xanuuney kaas nin ma aheyne wlley hadii uusan ku dilinba nasiib baad laheyd acuudu billaahi mina sheydaani rajiim

  • @user-fn2ex1kr3j
    @user-fn2ex1kr3j 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha U gargaaro Gabadhan Rafaadka iyo silica intaa oo dhan soo martay Wax wanagsanna illahay ha siiyo.

  • @user-rz3pt5fd9n
    @user-rz3pt5fd9n 4 หลายเดือนก่อน +19

    Waxwalbo wey dhacan abyo dhibka ayad somartay wa mid cashir ku ah wan ogahay dad badan aya ku dhaha maxad Riidwan ugu tagtay oo San usameysay nolashada ada xoor uu ah haqusanin hore usoco hormar wad kari inshllh

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 4 หลายเดือนก่อน +23

    Dadka Nairobi jooga Somalida Business yada haysta inantan yar iyo caruurteeda shaqo ku caawiya.

  • @NaciimaMohamed-iu2dk
    @NaciimaMohamed-iu2dk 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qiso aad u xanuun badan wlhi Wana gabadh karti badan geesiyada lkn waqtigii ciilay😢😢😢😢 inshalah part 6 waxan rajynynaa inay Gebi ahaanba nolozhhu inay isbedeshshy ood nolo wngsan faraxd leh aad ku nooshahay abaayo mcn😢❤❤

  • @zuhurahmed4893
    @zuhurahmed4893 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay garab haku noqdo walhi qalbiga i xanuunay huno ducayso saliga nabiga badso wlhi niyad bn kugu duceeyey huno

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 4 หลายเดือนก่อน +69

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga ❤❤❤

  • @Atish_abdi
    @Atish_abdi 4 หลายเดือนก่อน +9

    I think this story I noted ✅️ coz I have learned a lesson sister
    Ilhy Haku dhowro reer neyrobi ukacs hadbhan sacideydaa

  • @DeeqaAbdilahi-li6ij
    @DeeqaAbdilahi-li6ij 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wll hani allaha kugargaaro shibatada allaha kaasaaro wxd samysaa saliga nabiga scw ibrahimiyada iyo tasbiixda badi wllo ilhy kaa dulqado culyska ❤

  • @samirdeeqsi7785
    @samirdeeqsi7785 4 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliyey inantan runahanti waxay nogu bahantahay garab istag ifka lugu yahay walal❤

  • @najmahussein1531
    @najmahussein1531 4 หลายเดือนก่อน +12

    Waan ka xumahy wlhi mcnto waan kuusoo duceynaa wx aan awoodo malahan wlhi anaaba ardeyada ah oo hooyo io aabe hoos joogo, insha allah wan kusoo duceynaayaa salaad kasta kdb, illhy albaab qeyr qabo hkuu furo mcnto muslimkaaga illhy hooyo io aabe hkaaga dhigo,niyadane kheyr u sheeg wxaani waa aduunyo maanata hdy ku xumaeyso beri wy kuu wanaagsanaan dootaa insha allah, waad guuleysan doonaa taa nolol qrx badan ayaa kuu sambeyn dooto.

  • @nimcofarah5757
    @nimcofarah5757 4 หลายเดือนก่อน +19

    💔😭🥺maskin alle faraj haku furo guurka somaliada qayb Waa ciqaaab 😭ubadka alle ha kula koriyo

    • @saedabdiqadir8322
      @saedabdiqadir8322 4 หลายเดือนก่อน

      Raga noocisa xun ba ku aadamay lkn gbdhn xaga alle wa laga jclyhy wayo illahay qofka u jclyjy wu imtxma ogow qofna qofku ka imtxm adgyhy bu u jclyhy . Uma qlnto wxn hagardamo lkn illahay asga nga og wx ksta asgna adonkisa aburtu sidu donana wu u imtxama

  • @HaawoMohamed12
    @HaawoMohamed12 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wow waa qiso cajiib daganaan shaha gabarta iyo ridhwan issack I liked really ❤

  • @princesshodanbarre3293
    @princesshodanbarre3293 4 หลายเดือนก่อน

    Alle waxn kaaga barayayaa jn uu Nolosha kuu si kharo aamiin aamiin

  • @ramllamohamed8547
    @ramllamohamed8547 4 หลายเดือนก่อน +17

    Allah haku caawiyo abyo wa gabar qalbi wanagsan oo dhib martay😢

  • @user-xl7mt1lx5v
    @user-xl7mt1lx5v 4 หลายเดือนก่อน +23

    Yaa rabi hooyo mcn janatal fardowsa ka waraaabi ❤

  • @SacdiyaMustafe
    @SacdiyaMustafe 4 หลายเดือนก่อน +2

    Niyow waxaan dhibsaday nafarka garamada cad muxu la wareega

  • @user-tt9ku1vn5c
    @user-tt9ku1vn5c 4 หลายเดือนก่อน

    Abaayo qaaali waan kuladareemay qisadaada xanuunkeeda alle. Intaa hakaagakoobo dhibaatada awlaada alaha kuukoriyo. Arzaaq barakaysan alaha kusiiyo

  • @DeeqoUbahmohamett-bx5ls
    @DeeqoUbahmohamett-bx5ls 4 หลายเดือนก่อน +13

    Mash Allah ku saliya nabiga scw

  • @AhmedAbdi-ln6do
    @AhmedAbdi-ln6do 4 หลายเดือนก่อน +20

    Qiso kaliya maaha waa cibro iyo wax ku qaadasho, inan yar oo aan 24 gaadhay labo caruur haysata cid la caawiso aan meel ku ogayn,
    Reer Nairobow inantaas u gargaara, ❤

  • @ainnana1632
    @ainnana1632 4 หลายเดือนก่อน +1

    What a sad story I’m speechless my Allah help you sister insha Allah your very strong

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 4 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso xanuun,badan laakiin ridwaan inaa tiraa bay,eheed soo caawiya dadka qaarbaa garasho leheen tankale waa gabar yar waana hooyo qaali ah caruurtaada ha iska dhiibin ku mitid meelaha qaxootiyada iska soo diiwaangali ilaahay haku caawiyo insha Allah

  • @Zainabali0805
    @Zainabali0805 4 หลายเดือนก่อน +8

    Masha allh waa gabar adag oo nolosheda kalsoni ku qabta kartina badan 😢dhib io rafaad farabadan so martay nin xuna calaf ugeeyay family fahmana mahelin garabka kaliyey heysato wa hoyaded wan guleysane intay hoyaded noshahay allha ugar gargaaro inta nolosha uharsan waa qof kaliye bilow ila dhamad nolosheda lasocday 😢

  • @hownthanks9154
    @hownthanks9154 4 หลายเดือนก่อน +44

    Kusagli nabigeena scw scw scw

    • @FowziyaMohamed-kh1pr
      @FowziyaMohamed-kh1pr 4 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @user-mx1ev7xp2f
      @user-mx1ev7xp2f 4 หลายเดือนก่อน

      Scwwww❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-bp6pp6vw6u
      @user-bp6pp6vw6u 4 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo adg ba tahy abyo Mcn nolosha allle Haku wanajiyo waqti badn waku harey insha alh wad raxaysanee ilahy cimriga haku barakeeyo ilmahaagana alle hakuu koriyo😢🤲

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyo waa naxariis❤ Bal aaabaheed siduu kula kacay gabartaan ee Narcissistic ah iyo hooyada siday u daryeeleyso ma mid la is barbardhigi karaa😢

  • @saffahaaji7553
    @saffahaaji7553 4 หลายเดือนก่อน +27

    Gabadhaha markey kasoo cararaan ninkooda ama lagu kari waayo reerkaaga dhaqo dadka inta badan ninka ayey lasaftaan xitaa waalidka lkn laguma baraarugsana dhibaatooyinka hoose oo eey tabaneyso gabadhu
    Abayo Allaha ku waafajiyo kheirka marwalbo Allah tala saaro dhibaatada wey dhamaaneysaa insha Allah

    • @hiboabdisalam1008
      @hiboabdisalam1008 4 หลายเดือนก่อน +1

      Dhibka waxa waye mashegan dhibatada lugu hayo ninkas marabo by iska dhahan hady dhibta hysato sifacan ushegan koly walidki.fican wugarab istagayo gaba dhisa lakin hady walidki iyo ninka isukaraca wadhibato sida gaba dhan kudhacdy okale

    • @user-qy1wr7eq2m
      @user-qy1wr7eq2m 4 หลายเดือนก่อน

      Somaliyaa kasiman waxas sabir unba kukudihi away hebla xagey taganthy beset karaban rer be ledahy un bes khalas ama dib qab ama haqabin yahuu wanlayaby walidintena

    • @safiyokjarsafiyokjar9704
      @safiyokjarsafiyokjar9704 4 หลายเดือนก่อน

      Wa runta nimanka le la jiran gabdha axsan ma u hayan wa xasid wye somali gabdha Wa dulmiyan

  • @user-yo7he8bc6e
    @user-yo7he8bc6e 4 หลายเดือนก่อน +7

    ALLAH wlhi gabadhan qisadeda wn ka naxay abyo ilhey sabarka ha kuubadiyo insha allah nolol wngsn ku rajeynaaa❤😢

  • @najmocabdicalicali1410
    @najmocabdicalicali1410 4 หลายเดือนก่อน

    Abyo mcn alle haku caawiyo Inshallah❤❤ alle haku garab galo

  • @Mohamed.solo.344
    @Mohamed.solo.344 4 หลายเดือนก่อน +15

    it's awesome history never heard really ❤❤❤