Ugu Danbayn Hazal Oo Jacaylkeeda Sheegatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 452

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan6138 8 หลายเดือนก่อน +32

    Mashallaha kafi gabadha waliga
    Ha xumeyn ❤ hampalyo hazam wa maski iilali waliga 🎉❤

    • @safiyaxuseen97
      @safiyaxuseen97 5 หลายเดือนก่อน +1

      Manshaal kafi iyo hasal 🎉 isku wara❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 8 หลายเดือนก่อน +13

    Ku kalsonow ha is fududayn kolay kafi waxan u arka qof masuul ah waxanan aminsahay inuna ku xumaynayn lakiin inuu yahay qof dulqad badan muxtaram ah caqli baran dabci fiican iska amin ha iswalin qawlkaga iyo fikirkaga ha is lahaden daiman dhacdhaca iska ilali wanag ban kula jeclahay runtii kor dumar kabo isma dheera hanbalyo kafi iyo Hazal ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @safiyaxuseen97
      @safiyaxuseen97 5 หลายเดือนก่อน

      Wayidinka padhadhtay🎉🎉🎉❤❤❤ 23:37

  • @nurahussein4760
    @nurahussein4760 8 หลายเดือนก่อน +11

    Alla gabadhan waa dacaad adna qalbi geeda ilaali abòowe i.n sha Alla guurkina sugeynaa aboowe iyo abaayo ❤❤❤❤alow isku kiin daa waara oo wada jira abid❤❤❤

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 8 หลายเดือนก่อน +8

    Warya kafi Gabado no Ilali wey kujcyshy ino Xifiidi Dum Hazal ❤❤

  • @daahirmacalin5776
    @daahirmacalin5776 8 หลายเดือนก่อน +22

    Waxaan xusuustaa hees ay qaadeen fanaaniinta caanka ah ee. Hibo nuura vs Saalax qaasin. Kalgacaylku waa qani caashaqa ka qara weyn qurux iyo wanaag badan waana shay ku qaaliya qiimaynta aadmiga. Hadii laysu keen qoray ways la qosli doonaa Adna taa qiraha geli

    • @user-ds2pj8rt2i
      @user-ds2pj8rt2i 8 หลายเดือนก่อน +1

      Mashllh ax yaa jcyl❤❤

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 8 หลายเดือนก่อน +5

    Brother please don't let her down she is honest person ❤❤❤❤❤❤❤

  • @UgbaadJaamacxuseen
    @UgbaadJaamacxuseen 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wllhi hazal wa gabadh daacad ah ee kafi gabdha qalbigeeda ilali❤😢

  • @fatimaomar3552
    @fatimaomar3552 8 หลายเดือนก่อน +3

    Hambalyo kafi iyo hazal waan ku faraxsanahay runta hazal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassanFatouma-eq4qc
    @HassanFatouma-eq4qc 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah tabarakallah kafi gabadha way Ku jecehehey ah humey anaku waan isla kin jecel nahay

  • @farhiyawehliye3113
    @farhiyawehliye3113 8 หลายเดือนก่อน +2

    Aad ban ugu faraxsanahy inad is fahnteen anigo ah sida hoyadiin oo kale alkaha isku kiin calfo wiilka ugu horeya aad dhashana sharmarke u bixiya wana wiilkayga Madiga ah aan dhalay allaha i daaye❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimmaxamud9408
    @ibrahimmaxamud9408 8 หลายเดือนก่อน +2

    Kafi abdi finally congratulation ❤❤ care hazal is wonderful lady am sure m.a Good luck♡♡♡

  • @nastexamohamed-z7z
    @nastexamohamed-z7z 8 หลายเดือนก่อน +10

    MashaAllah 🥰😊 aadh iyo aadh ayan Ugu faraxnay runtii🥰🥰🥰guuleysta In Sha Allah

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hambalyo laakiin hazal hadeey rigoorahaan qasarin laheyd kaafi waa laga dul qaadid lahaa 🌹🏆❤️🌹❤️🌹🏆🌹

  • @abdifatahahmed83
    @abdifatahahmed83 8 หลายเดือนก่อน +19

    The questionnaire isn't easy😂

  • @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c
    @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c 8 หลายเดือนก่อน +5

    Inantani maany dad dhalin tolow waar ragaw hablaheeni somaliyeed qaaliga aha ma views bynu ku badalany😮😮

  • @user-kn6wb3tp4l
    @user-kn6wb3tp4l 8 หลายเดือนก่อน +1

    wlhi gabdhan. dacad waayo..xitaa waan la qiirooday.hadaladeeda..❤❤❤❤.wll qali ilahy ha kaaga dhigo mid ku daryeel..kuu naxariisto..ku dareensiiyo .farxad iyo reynreyn...lkn.sxpky ..kaafi.wlhi hadaladii..waxaa iiga muuqdo.in.uusan daacad ka adayn jeceylkiisa❤❤....sxpkey.qali..raganimada ma ahan. adigoo haysto qof sidaas ku jecel..aad arki weydo jecelkeeda.wlhi hadii aad garanweydo.jeceylkedda..maangaam.maangaab dhaly oo raganimda waxba ka aqoonin baathy markaas...garadkada ha shaqeyo.gabadha ilaasho..waa hadii aad nin ragthy❤❤❤.guuleysto❤❤❤

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allaah kaafi gabadha wax laqabo jacelka waa xanun wllkay gabadha wax laqabo❤❤

  • @user-kn6wb3tp4l
    @user-kn6wb3tp4l 8 หลายเดือนก่อน +2

    kaafi dhere sxp mcne labadaa qof kala tagooda ha ka shaqeynin...kafina haduu nin arag yhy jeceylkiisa ha ka miro dhaliyo..gabdhana qayaaliga ha ka dayo❤

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa fariid hazal ninkan wey sahamsatay dulqadkisay aragtay

  • @Isse-Farah
    @Isse-Farah 8 หลายเดือนก่อน +2

    jacaylka nuucaan ah ama dareenkaan wuxuu waari karaa muddo kooban haddii aan xaqiiqo loo badalin waayo dareenkaan waa mid aan ahayn jacaylka rasmiga ah ee wuxuu ubadanyahay caadifo. taladaydu waa in ay guur ka dhabeeyaan si dhaqso ah.

  • @xafsoabdullahi1727
    @xafsoabdullahi1727 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaah isku waara ubad kheyr qaba allaah ha idin kala siiyo

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 8 หลายเดือนก่อน

    Waa waxaan sugaayay hazal jacaylkaan ay qarineyso iney maruun ogolaato kaafi fadlan naga soo afjar waxaan sugnaaga waa jacaylkii oo miro dhalay arooska naga soo dedejiya guul hazal iyo kaafi

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kaafi walahi wuu dulqaD badanyahay walahi waa nin rag ah

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ax Byoh mcn naag dhiigleh isk dhig😢😢 nink indha kulul hakaa helo

  • @XasanCali-w4v
    @XasanCali-w4v 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hambaliyo hambaliyo wlhin waakufaraxsanahy hazaal iyo kaafi
    ❤❤❤

  • @user-rp6yq5if3k
    @user-rp6yq5if3k 8 หลายเดือนก่อน

    Kafi dumashi isla watigan guurso wayo in badan waa ku so samirtay wllka kawen camal kula hadlaa pro thank you 🙏

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kaafi waa kuu digoonaa this girl wexee kaa mudan tahay jaceyl wngsn inaa siiso bro views raadis iska day and be real nolol wngsn dhista waa gabar dacad ah inta ayada darteed ayan udawadaa couse I love her
    Hazal waxaa kuu rejeynaa inaa ku noolaato noloshaa rabte love you❤❤

  • @bosteyomohamed-sn5zv
    @bosteyomohamed-sn5zv 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah aniga mar waliba waan islahaa Hazal in eey ku jeceshay. Maasha allah allaha isu kiin barakeeyo.

  • @fadumodegan2884
    @fadumodegan2884 8 หลายเดือนก่อน +1

    M.a tabarkala Allah walal.wan isala.kiin jacelaa

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh mustafa x,j muxadiro uu laha ban xasuustay oo ahayd meel hadad timado haysu arkin inad tahay ka ugu aqntabadan dadka ku dawanaya waxa ku jirikara mid ka aqoon badane waxan ugajeeda Hazal hays cajabin waxa jira hablo ka qurux badane adna wad qurux badantahay lakiin qaar kaasii daranba jira ee ogow kalsooni la imo sida xaqiiqada ah quruxdu waa AKHLAAQDA

  • @user-ds2pj8rt2i
    @user-ds2pj8rt2i 8 หลายเดือนก่อน

    Hazaaley ina adeer caadi iska dhig dee inanka wd jeceshahy mashllh kaafi waa inan qalbi saafi ah oo dulqaad badan❤❤❤

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 8 หลายเดือนก่อน +1

    Haaye is guursada xabiibiyaal wllhi waan idinku farxaybaaye❤❤

  • @ubaxaabdullahinoor8050
    @ubaxaabdullahinoor8050 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qufac iyo jecl lama qarinkaro m a isku waraa kafi adine gabadha sidey ku jeclate o aey marlabad ku amiinte plz sidi diamond ki u ilali una jeclow qalbigedane u dhowr sidi lulki ❤🎉❤❤❤❤

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah hazal iyo kaafi is ilaashada isna qadariya kaafi adigaba gabadha noo ilaali waa ubahe

  • @umu2600
    @umu2600 8 หลายเดือนก่อน

    Aanigu kafi waxa uraka wiil nadir ah waxan ugajeda Manta ragu habalaha waxay kaduban kuxada guban lkn tabadlkeda ukafogaday ilahay hakuftiyo kafi hadan aydubayan burmajuka way bagarngadhay hazal lkn kafi udidiya ilahay inamada somlid sida hakdhigo ❤❤❤❤❤❤❤ hazal wll aadigan ilahay hakuxiftiyo

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 8 หลายเดือนก่อน +10

    Iskuwara lamanahayga Dib umidowa ❤❤❤❤❤

  • @HiboMohamud-i7e
    @HiboMohamud-i7e 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allh wadanoladoo nabadkuwara abidkiin carurr tinoo carurr le allw idingadhsii

  • @fahmaabdinasir6723
    @fahmaabdinasir6723 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qasaaro hazaleey xasuuso in cirbad an kugu duraa in lagudhahay kaafi nin fan leh buu u muuqdaaaye magaalka rag karaadso an kudhihilahaay

  • @abdikarinmohamed399
    @abdikarinmohamed399 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qufac iyo jaceyl lama qarin karo waxa idin leyhay hambalyo ❤❤🎉🎉

  • @fartunhussein2731
    @fartunhussein2731 8 หลายเดือนก่อน +1

    I love hasal waa qof qalbi fiican ❤️❤️❤️❤️

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 8 หลายเดือนก่อน

    Walahi kafi ilahay ha kuu sahal Hazal kafi haduu ku guursado sideed yeeli ma idhahad ka xidhi sow kof nool maha umada ayad ka dhexsari ma Borsadad ku dhex ridi miyad xanbari adunku sida mahee cadi iska dhig hadii

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mar hore ka cabay wan jeclahay wan ogahay filim kiina aniga sir badan idin ka haya wlhi

  • @user-fg1fj5yh8x
    @user-fg1fj5yh8x 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh iskuwara wll kafi iyo dumashi hazal ubad qerqabo kalahela insha allh

  • @ifrahhussein1204
    @ifrahhussein1204 8 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah tabaraka walaahi gabadhan wiilkan way jeceshahay balse walal gabadhaas ha xumayn noloshaada heli maysid gabadh sidaa kujecel

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 8 หลายเดือนก่อน

    Hazal waa iyo kaafi waa labo qof caqli badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ug1iz1fx2f
    @user-ug1iz1fx2f 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤masha allaah kaafi cabdi waxaan rajeynayaa jacalkan in uusan kaa dhicisiwidonin insha allaah

  • @user-fq2sh6en8c
    @user-fq2sh6en8c 8 หลายเดือนก่อน

    Maash alaaaa yasalaam gulayst Wan sugayaya is fahan kaas wanaagsn hore usocda

  • @khadraabdi2707
    @khadraabdi2707 8 หลายเดือนก่อน

    mansha Allh kafi iyo Hazal guul iyo goobonimo

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 8 หลายเดือนก่อน +8

    Waxan salamaya Gabadhii PRANK Idinla samaysay Salma miyu ha magacedu mashalah tabarakalah gabadh dagan qurux ilahay siiyay mashalah ragoow ku yaaca gabadhasi haday madax banantahay quruxlayda❤❤❤❤

  • @rumaneybintiali3376
    @rumaneybintiali3376 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alla mxan idhinku farxay, MashaAllah Noladha ❤

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sww ku saliya rasuulka. Aad baan ugu farxay Hazaal iyo Kafi. Allah ha isku kiin khayro oo shar dhaantii ha idinka hayo. Caruur badan oo khayr qabta ha idin siiyo. Heetii ahayd haduu beerku qaysamo qaado not music. Please mediah personal life kiina ha kaga hakaga hadlina after aroos.

  • @user-dw6zt9ol5h
    @user-dw6zt9ol5h 8 หลายเดือนก่อน

    Illahaybaa faraj nofurayo dheh film iso jilinkisaba uma bahaneno adunka kala ushaqa tageyna isha Allah 😊

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 8 หลายเดือนก่อน

    👏👏👏👏👏👏masha Allah hasal waa gabadh qurux badan oo xiishood badan kafi walal ilaali gabadha ku jecel oo dhibka badan kusoo martay

  • @neyruuzfarax1888
    @neyruuzfarax1888 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha bahdilka kadhaaf plz jaceylka ma ahan daneesi wilka kalana waxa uu gabdha leyhy kuma gobayaan miyaa 😡 hazal abaa rabi haku hiiliyo 🤲🏻

  • @Haadiyo
    @Haadiyo 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarakalaah isku waara kafi hazal wanaji ilah ka cabso

  • @ikraammohamed5717
    @ikraammohamed5717 8 หลายเดือนก่อน

    Msha Allah arooskiina so dadajiya waad isku soo baxaysane ❤❤

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 8 หลายเดือนก่อน

    ASC MUCAASHAQINTA MAASHA ALLAH HAMBALYO KAAFI IYO HAZAL AROOSKA NAGA SOO DEDEJIYA INTEY HAZAL IS BADALIN MEEL II DHOW HADAAD JOOGI LAHAYDEN AROSKINA WAA IMAAN LAHAA WAA HORE AYAAN ISLA KIIN JECLAADAY HAZAAL WAA GABAR XISHOD BADAN OO QALBI WANAAGSAN KAAFI GABADHAA NOO ILAALI WAAN KUGU AMAANEYSANAY GUURKIINA GUUR KHEYR GURIGIINA GURI NAGI GUULE HAKA YEELO AAMIINTA RAACIYO❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @safiyosharif4724
    @safiyosharif4724 8 หลายเดือนก่อน

    Asc wan idin salaamay. 0hadaal iyo kaafi cabdi hasaal waa gabar. Edeb badan beautiful naxariis badan suuro badan kaafi sidaan u jeedo hasaal kaafi qabigeeda ilaali waa gabar yer qurux badan sharaf badan sidaan u jeedo wey ku cafisey mashaalaah waana aktarad aad u jilitaqaan filmka ilaali plz wan idinku xiranahey waan inka saalaa maa

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 7 หลายเดือนก่อน

    Axsal. Gacan. Qaadka. Jooji. Ina. Adeer. Waan in aad. Gaba gabeysaan. Waaye.

  • @FaadumoCali-o9f
    @FaadumoCali-o9f 8 หลายเดือนก่อน

    Mashallh nasiib baad ledahay alla nasibka hakuu barakeeyo lakiin qoys qurux badan noqda aan xumaan lagu arag wanaag laga arko❤

  • @user-mf8hn2md8l
    @user-mf8hn2md8l 7 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuuuuuul ♥️ walihi wn ilemeyi markayi tidhi wn jeclhyi waayo wn isala jeclhyi

  • @sadiaahmed844
    @sadiaahmed844 8 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaas walaashaa ah u naxariisto KafibAbdi

  • @madiinaabdixuseen104
    @madiinaabdixuseen104 8 หลายเดือนก่อน

    Wlh hazal waa maskiin ❤waana gabar fican

  • @nashaadbihi8902
    @nashaadbihi8902 8 หลายเดือนก่อน

    Msha alh alle ha idin barakeeyo kaafi inanta ilaali qlbigeeda waliba wxy jeceshahay inay afkaaga ka maqasho inaad marwalba ku dhahdid wan kujeclahy hazal plz igu celceli magaceeda iyo inad jeceshayba marwalba maqashii
    Dumashi hazal wan idinla frxsnhy

  • @user-bk2zc9fq6s
    @user-bk2zc9fq6s 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi naag ka jilicsan waligay ma arag 😮

  • @BisharAbdi-l7y
    @BisharAbdi-l7y 8 หลายเดือนก่อน

    Kafi sxbow gabadhan no ilali sxbow dumashi wcn waye sxbow❤❤

  • @user-gv6yc5hn1q
    @user-gv6yc5hn1q 5 หลายเดือนก่อน

    Asc kaafi iyo hazal hambalyo Arooska

  • @habarkuuley
    @habarkuuley หลายเดือนก่อน

    Waan ogaa inay jeceshahay, awalba waa Naag, lkn kaafi camera 📸 man Dhibta maan

  • @user-sy1xu5kw9l
    @user-sy1xu5kw9l 8 หลายเดือนก่อน

    masha.allah.farxadeyda.lama.sookobi.karo.marhadey.kafi.u.qiratay.jacekeda.iskuwara.kafi.gabadha.qabigeda.ilaali.kada.wixii.dhibaayo.nag.wa.maskiin.haxumeynin.wa.qofku.jecel.xata.nafteta.ku.huri.karto.hazal.abayo.guleysta.weeligiin

  • @user-xp1ux9ke3x
    @user-xp1ux9ke3x 8 หลายเดือนก่อน +2

    Jecel qamar suugaani ayaan u nacay😅😅😅

  • @umu2600
    @umu2600 8 หลายเดือนก่อน

    Mashalahaa wll hamblayo wankufarxy ilahay haysukenbarkeyo hazl markihore wad ngu aakaysay

    • @umu2600
      @umu2600 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 8 หลายเดือนก่อน +1

    Anigoo Australia 🇦🇺 jooga kaafi arooskisa hadiyada u horeesa aniga soo diraaya

  • @ayaancabdi8959
    @ayaancabdi8959 8 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo kaafi and hazal is ilaashada ❤❤❤

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaah mabruuk

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 7 หลายเดือนก่อน

    Hassaal Abaayo guur xalaala insha allah

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hadebaku bilada bismillah
    Waxas odhan waa jecela ❤❤❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 8 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations 🎉🎊🎈🍾
    Finally

  • @ssh1898
    @ssh1898 8 หลายเดือนก่อน +3

    Uuu taan walagu daneysan haya ismana oga ka xumahay abayo 😢nin amin maleh

  • @user-xn2kw6qf7g
    @user-xn2kw6qf7g 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaha wallal kafi gabadha way ku jeceshehe ha xumay mar labad

  • @RuqiyoMahamed-op7cu
    @RuqiyoMahamed-op7cu หลายเดือนก่อน

    Rag Ajnabi kaa ah inaan saas udhaxfadhido Allah nooma baneyn hadaan gabdho muslimaad ah nahay

  • @shukriadde9197
    @shukriadde9197 8 หลายเดือนก่อน

    Abayo jjoji
    Gacantada waa ceeb xunguruf

  • @sabiriinahmed4587
    @sabiriinahmed4587 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ❤❤❤

  • @fatimaahmed-zc3li
    @fatimaahmed-zc3li 8 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah tabaraka alaaah wlhi aad baan ugu farxay fiidyoowgan 🎉🎉🎉🎉

  • @faizoabdiazizahmed8336
    @faizoabdiazizahmed8336 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hazel huno qali jclku wujira wana dhab indho iyo dhagana malahan lkn mid huno iska jir waliga in ad bahdilad qadato wlhi nin waa garac huno marku arko in aad ad ugu nugu shahay ayu dhulka kula jari marka qali isyara adkey allaha kudhowre

    • @FaraxMaxamud-dt5gn
      @FaraxMaxamud-dt5gn 8 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢anigaba sidasan lajeclan laha lkn abayow wax ka awod banadan aya wato wa uducaynayna wanag lajecelnajay mar kasta😢

  • @nimohassan4219
    @nimohassan4219 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah wada jir wanagsan ❤❤

  • @deqaabdulahi3021
    @deqaabdulahi3021 8 หลายเดือนก่อน

    Asc kafi Abdi adiga iyo asxaabtaada juujiya dhaqamada qaar aad kula dhameesaan gabadha hazal waayo waa gabar yar oo hadana jaceyl hayo hadii kale tiilaabo sharci ah ayaa niigala qabanaa waa taageere number 1❤

  • @FatumaBile-u5x
    @FatumaBile-u5x 7 หลายเดือนก่อน +1

    Finally 😂❤

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir2111 8 หลายเดือนก่อน

    Sahal kafi wayjeceshahay waloojeda ee xishoodbakujira ❤❤

  • @khadrasalaax1880
    @khadrasalaax1880 8 หลายเดือนก่อน

    Kafi hasal hadayiicin wa gabar ad kujecel ❤❤❤❤

  • @rayanhassan6389
    @rayanhassan6389 8 หลายเดือนก่อน

    Ha u ogolan film hazal

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz 8 หลายเดือนก่อน

    M.a allaah hambalyo wlshy kafi iyo hasal m.a runti aad iyo aad ayaan ugu farxat❤

  • @MunaCabdirashid
    @MunaCabdirashid 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha allh ilaahay haku kiin barakeeyo❤

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 8 หลายเดือนก่อน

    Hazal waa gabdh yar qalbigeeda ilaaliya

  • @HudaCabdi-qj5iy
    @HudaCabdi-qj5iy 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah imbadan baan isla kiin rabay in aaad midawdeen a❤.
    iLeen marka hore wayjaclayd way is yara adkaynaysay hazal😂

  • @user-hv1ce1ci5u
    @user-hv1ce1ci5u 6 หลายเดือนก่อน

    Wowo

  • @user-td9eb4hy4h
    @user-td9eb4hy4h 6 หลายเดือนก่อน

    Manshallah sas la raba iskuwar ra❤

  • @SalahchirehLoula
    @SalahchirehLoula 8 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo hazal et kafi

  • @MaryanAbdi-xx4fi
    @MaryanAbdi-xx4fi 7 หลายเดือนก่อน

    Ada lagu gursadho xafata fadi abayo wilka akusoshaqeyow pliz

  • @user-yd3ct9io2r
    @user-yd3ct9io2r 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maanshlaha❤❤❤❤❤❤

  • @shineabdirahman3685
    @shineabdirahman3685 8 หลายเดือนก่อน +1

    Azaall iyo cabdi kafi dhabti wad isjeceshihin anagana.farxad ayey inotahay