PRANK AAN KA SHALAAYAY GUURKA WAAN KABAXAY SORRY HAZZAL BBE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 666

  • @maryamocabdi2551
    @maryamocabdi2551 10 หลายเดือนก่อน +160

    Inta hazal so raadisay o ridwan issak kaso daawatay qisadeeda like saara

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 10 หลายเดือนก่อน

      Ani😢

    • @OpiyoBigplayer-rj3in
      @OpiyoBigplayer-rj3in 10 หลายเดือนก่อน

      Anigt😢

    • @katraabdi6915
      @katraabdi6915 10 หลายเดือนก่อน

      Ani walahi☝️ I don't know them before 😂😂😂😂😂

    • @SouleikhaDegan
      @SouleikhaDegan 10 หลายเดือนก่อน

      Ani 😢

    • @madino4952
      @madino4952 8 หลายเดือนก่อน

      Maskin wlhi wandaremikara calosha ihurtay aniga cadan kudhafray xata qisadi aan kuso cishtay waxan bilabay sided sac habenimo hadane wexey ii tahay hal sac iyo 23 daqiqo waa 01.1.24🎉😢

  • @daud866
    @daud866 10 หลายเดือนก่อน +89

    Qisadda markaan daawaday ayaan soo raadiyay prankigan😅

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 10 หลายเดือนก่อน +59

    Kadib Markad Qisada Daawatay Halkan Masoo Booqatay Legend

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 2 ปีที่แล้ว +70

    Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay

  • @anabomar3734
    @anabomar3734 2 ปีที่แล้ว +61

    Walaahi gabadha ereygey tiri qalbiguu itaabtey markey tiri mawaxaad aragtey inan kuu jilicsanahay 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @abdilahiabdisamed870
      @abdilahiabdisamed870 10 หลายเดือนก่อน +3

      Way jecleed kawaran😢😂

    • @Simaaaan
      @Simaaaan 10 หลายเดือนก่อน +3

      @@abdilahiabdisamed870hada so oganay 😂😂😂😂

    • @nimcodahab23
      @nimcodahab23 10 หลายเดือนก่อน +1

      Iyaga hadad jeclaato wad udabcaysaa waanda ka aqbalaysaa lkn adi hadad jeclaato markaas buqimahagu.hoos.udhacayaa xanuuna kuubilabmayaa😢😢😢

    • @Umumahamed1
      @Umumahamed1 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@nimcodahab23naf walba markey isi sharafto ba la sharfa gabari iney isqeymeyso ba wacan si walbo o ad qofka u rabto madax tag jilec iska ilali

    • @Nimcomohtt
      @Nimcomohtt 9 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢😢😢😢ax jaclku dhibdanaa

  • @zakicamir3528
    @zakicamir3528 2 ปีที่แล้ว +73

    Kaafi nio waagi Hore sidan in ad ka aqli Badnayd ayaan moodi Jiray wlhi Hda ebar ayaad soo istaagty🙏

    • @fnn7642
      @fnn7642 2 ปีที่แล้ว +2

      Hadaba wuu aqli badan yahay kadhamow😂

    • @SamiaAhmed-q2e
      @SamiaAhmed-q2e 2 ปีที่แล้ว

      What

    • @kimuhumad6594
      @kimuhumad6594 2 ปีที่แล้ว

      😂

    • @sayidkhalil6267
      @sayidkhalil6267 2 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad Sxp Ninkan Nin Wayn ayaan Moodi Jiray

    • @Raho339
      @Raho339 2 ปีที่แล้ว

      Zaki, Waad Ku,hinaastey oo Layaab Malihid Xaasidin Idaa Xasad👈

  • @Mahirofficial1
    @Mahirofficial1 2 ปีที่แล้ว +24

    Kaafi wllhi gabadha waad ku gaftay ee waxani waa gaf brother dumarka laguma ciyaaro

  • @mohamedahmedfadhiid626
    @mohamedahmedfadhiid626 2 ปีที่แล้ว +35

    Sorry, tan waa doqonimo war gabdhaha qalbigooda yaan lagu ciyaarin 😭😭😭😭😡😡😡

  • @abdullahiissa1719
    @abdullahiissa1719 2 ปีที่แล้ว +32

    Kafi don't break the heart of the lady 💔

  • @macalinkabulshada1294
    @macalinkabulshada1294 10 หลายเดือนก่อน +14

    Prankigan hore ayan u dawaday lkn in la isla ogyahay ayan modayay 😅😅

  • @engnaciimaaragsanmohamedaa3652
    @engnaciimaaragsanmohamedaa3652 2 ปีที่แล้ว +18

    Wxs oo kale Laguma kaftamo waaryaa inanta qalbigeeda ilaali

  • @nimcofarah1468
    @nimcofarah1468 2 ปีที่แล้ว +11

    Its disrespectful that u Are making so many videos about ur new girlfriend while u have a wife at home. U should wait til after the Nikkah. Hazel wouldnt like it either if u got a new girlfriend and show her off. Both of ya should know better.

    • @AmiirNadridov
      @AmiirNadridov 2 ปีที่แล้ว

      Wlh daqiiqad umaqalmin in saaas loola dhaqmo qof wax jacel waana lacag un ujeedada oh

  • @faadumocabdulahi3583
    @faadumocabdulahi3583 2 ปีที่แล้ว +16

    Waxas prank mahan.wllo kuma jecli waxay qalbiga kajabisay wllhi ee mardanbe haunoqon ayadana raligali

    • @maahirmaahir8341
      @maahirmaahir8341 2 ปีที่แล้ว +1

      Jacylka casriga 20201 halkasuu maraya gabardhan aa kumajecliladhohooyaa waliba ayadoo umada Liao andhigayo

    • @maahirmaahir8341
      @maahirmaahir8341 2 ปีที่แล้ว

      Jacylka casriga 20201 halkasuu maraya gabardhan aa kumajecliladhohooyaa waliba ayadoo umada Liao andhigayo

  • @maxedcalicawad9247
    @maxedcalicawad9247 2 ปีที่แล้ว +22

    Sidaan mafiicno wllhi

  • @ahmedqumbe3644
    @ahmedqumbe3644 2 ปีที่แล้ว +6

    Prank ga noocaan ah hadday dayn waayaan ikhiyaarta sharafta leh waxaan kula talinayaa dislike ku booba waxaan waa qalad gabdhaha sida ragga oo kale maaha qalbigooda laguma ciyaaro.

  • @simaneygacal4968
    @simaneygacal4968 2 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi somalida prank ayey qalad u faxme qofka qalbiga lagama jibiyo sorry wlhi 😢😢😢

    • @WalaalBedri-kv1wc
      @WalaalBedri-kv1wc ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 wXasa namara ader😂😂

  • @daudisco7256
    @daudisco7256 2 ปีที่แล้ว +13

    Don’t play with her feelings bro

  • @madadaaloofficial5006
    @madadaaloofficial5006 10 หลายเดือนก่อน +15

    Gob hadey wax jeclaato garabey filataaye qof ubaahan qof gooyey gunimuu ku sifoobey Hazaal gob garab Weydey baad tahay runtii anyway guleysaan ku dhihilaaa❤😊

    • @hafsoabdiomar6912
      @hafsoabdiomar6912 9 หลายเดือนก่อน

      Kalmadahn qalbigyga ayy gilgilaan qlbi dhaawacan xanuun unugulaa💔💔

  • @sundisomary8950
    @sundisomary8950 2 ปีที่แล้ว +23

    Kan wlh abayo kuma jeclo ee waatiga ha iskaga lumin qof ku jcl miyaa adoo ilmeyneya ku egi karaaa 💔💔

  • @Abdale661
    @Abdale661 10 หลายเดือนก่อน +8

    Inta kasoraacdey ridwan issack😂😂

    • @ikranahmed3001
      @ikranahmed3001 10 หลายเดือนก่อน

      malinki lagu sameyey mlinki ku labad bn dawady anu wn kanxy wllhi😢

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 10 หลายเดือนก่อน +1

      Ani 😅😢

    • @Abdale661
      @Abdale661 10 หลายเดือนก่อน

      @@qalliguhaad4300 shekadoda fahmi waye dadkaan musasal cml kadhigen😂

  • @abdullahiomar5513
    @abdullahiomar5513 2 ปีที่แล้ว +6

    Kaafi iyo dumashi guulesta cadowgiina waa badanyahay wactasimuu bixablilaahi Jamiican

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 2 ปีที่แล้ว +13

    Cameradana wataas kulahaa mayee big bro na wakaas 😂😂

    • @X10-f6e
      @X10-f6e 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂

  • @mahmoudhoussein1701
    @mahmoudhoussein1701 2 ปีที่แล้ว +6

    Hazal tu es une personne pure et innocente l amour que tu porte pour kafi te fragilise .C est dommage il faut te préserver. Pour ma part kafi a franchit la ligne rouge cette vidéo ne devrait pas être publiée !

  • @sacdiyomaxamud3039
    @sacdiyomaxamud3039 2 ปีที่แล้ว +9

    Geeri ma dhicinee guur la.aan baa dhacday ku yeh 😁😁😁😁😁

  • @shakravic1689
    @shakravic1689 2 ปีที่แล้ว +7

    This is not good bro kafi don't do again please cause your Just playing somebody's feeling 😭

  • @-mohameddeeq9489
    @-mohameddeeq9489 2 ปีที่แล้ว +6

    Sc brother kafi I'm big fan yours in South c , can wait ✋ new films coming

  • @kawthermohamudhersi8890
    @kawthermohamudhersi8890 2 ปีที่แล้ว +5

    Mizkiin 😂
    Yaa yri nin baa jacayl.iyo naxariiz latuzaa
    Cadaab maahee waxkle waji kuma leh😂
    Ziztareey iz adkee😂

    • @muhayryare7180
      @muhayryare7180 2 ปีที่แล้ว

      Ragoo dhan iskumid mahn baayo

    • @Hindahappy-s3m
      @Hindahappy-s3m 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waa isku wada mid haday ka karkan adigo uu nugul say raban bayka yeeli

  • @abdulldegea3222
    @abdulldegea3222 2 ปีที่แล้ว +26

    She is 1 in a million.

  • @nafisafarah9560
    @nafisafarah9560 2 ปีที่แล้ว +5

    Gabadhaan aad u jilcanthy lkn waayaha iyo dhacdooyinka noloshaa qof adag ka dhigidoonaan

    • @darishore814
      @darishore814 2 ปีที่แล้ว +1

      Ala maxa wax soo aragtay, run baa sheegtay noloshaa ku cusub

    • @faadumocabdisalaad5396
      @faadumocabdisalaad5396 2 ปีที่แล้ว +1

      Sax wlh

    • @nasriinamataandirie4038
      @nasriinamataandirie4038 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@darishore814qisadii 2sqno kadib ayey Ka sheekeysey😢😢

  • @ugaasamohaa-ys8fu
    @ugaasamohaa-ys8fu 10 หลายเดือนก่อน +4

    Isaga si xaqiiqaa buu uhadlayay lkn hadane wuxuu ku dhahy waa brank😢😢😢😢

    • @nimciishnalka279
      @nimciishnalka279 10 หลายเดือนก่อน +1

      Lkn sheekada mafahmin soo markaan xaaskiisa maqabin see guur ugala hadli karay gabadhaan

  • @Raho339
    @Raho339 2 ปีที่แล้ว +17

    Waa Wiil Lajeclaado,oo Quruxbadan❤️Maansha Allaah Tabaarakallaah Maansha AllaahTabaaraka Raxmaan

    • @kaahaahmed39
      @kaahaahmed39 2 ปีที่แล้ว +3

      Magacaagaba masha allaaah adi ah e qrx maxay shegtaaa ixtiraaam io dadnimo la raba

  • @yusufahmed9715
    @yusufahmed9715 2 ปีที่แล้ว +6

    Kafi this is not prank come on man.
    Wax prank laga dhigo iyo wax aan prank noqon Karin ayaa jira waa gabadh shucuurteed in la dhawro weeye jacayl waxba kama taqaanid wllhi I feel it.

  • @ptdanwadaagtextile4697
    @ptdanwadaagtextile4697 2 ปีที่แล้ว +12

    Inaad sas ula hadasho walaga fican yahay

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 2 ปีที่แล้ว +7

    Subxaan'Allah waar ninkii waa waashay , ismadhaanto waxay ku soo koobatay isaga iyo gabadhan 😂😂😂

  • @Nimcomohtt
    @Nimcomohtt 9 หลายเดือนก่อน +3

    Qisada markan dawday so radiyeey parnkigan 😢 ❤waan isla jclady rabi hysu sodhaweeyo❤❤❤

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 10 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk astaqfirulah geeri ma dhicin ee guur la aan aya dhacday funny waye ninkaan. Nin naag qaba naag rabto ayan ifka ugu necbahay

  • @ikraansomxanalahidaahir976
    @ikraansomxanalahidaahir976 2 ปีที่แล้ว +10

    Kaafi gabdhan sidhab ahay ayaa ku jecely shahay

  • @balwaanfarah9150
    @balwaanfarah9150 2 ปีที่แล้ว +6

    Kafi dawar weyne wlh caag ayateh fala sana nin ninimada aya kugu yar

  • @daudisco7256
    @daudisco7256 2 ปีที่แล้ว +3

    She is very soft person walalhi

  • @abdinasiryerow4077
    @abdinasiryerow4077 10 หลายเดือนก่อน +1

    This is painful and he is taking the advantage of the innocence of this lady

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 2 ปีที่แล้ว +4

    Omg sorry my sister walahi qalbigaaga ayuu ku ciyaarey kaafi walahi 😢😢 ma waxaas ayaa lagu kaftamaa waa qalbi jab caadi yahay walahi 😓😓😓 sorry my sister 😢

  • @AbdiqaniAhmed-ge2db
    @AbdiqaniAhmed-ge2db 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hadalka ani qalbigeyga saameeyay ee qalbigiisa saameyn waayey waxaa waaye ((kaafi inaan kuu jilicsanahay maad aragtay)😮😮

  • @somalinative8326
    @somalinative8326 2 ปีที่แล้ว +21

    Gabadha sharafta ha kaga ciyaarin 😎

  • @abdilahiabdisamed870
    @abdilahiabdisamed870 10 หลายเดือนก่อน +3

    Bal gabadhaa siduu ugalay daya mar dabe ha waxba haka aqbalin.😢

  • @kinghappy5403
    @kinghappy5403 2 ปีที่แล้ว +5

    Whli kafi wanka xumahay aniga hataa ad iyo ad ban ugu xanunsadey prankegan runtee. Pole hazzal inbadan

  • @khadraadam4153
    @khadraadam4153 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi jacaylku haweenka wuu udaran yahaye because nacas kaso kale ayaa ku ciyaraya. Ilaahow hablaha noo astur o warabaha noga ilaali Aamin Aamin yaa rabbi.

  • @hamzadeen6196
    @hamzadeen6196 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah my lovely brother

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid 2 ปีที่แล้ว +2

    anag macal xanaaqnay waxan macquul ahayn mar danba ha uu la iiman

  • @mohamedkeinanchannel6009
    @mohamedkeinanchannel6009 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi hadalkaa eey gabadhaasi tiri oo ah in aan kuu jilicsanhy miyaad aragtay wad igu ciyaareeysaa wa mid run ah Kaafi waxaan Moodi jiray Nin wax gaalo blse wa Nacaas

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 2 ปีที่แล้ว +4

    6:41 abowe sikastaad tahy wan kugu raaba wll kaafi gabadhan way kujeceshahay said ee qalbiga haka jabin plz

  • @princessamiisha9984
    @princessamiisha9984 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi arintan ma ficna gabdho strong aya lo baahan yahay xitaa hada jeceshihin ha is bahdilinina
    Vedio WADA wan la Ahay gabdha mxaa helay mise waa prank guurku

  • @mo_cazorla1949
    @mo_cazorla1949 2 ปีที่แล้ว +5

    INAAN KUU JILICSANAHAY MIYAA ARAGTAY😭

    • @fatumacatosh9886
      @fatumacatosh9886 2 ปีที่แล้ว

      Inan kujilcsahay miyaa aragtay 😭😭😭😭

  • @iimanmaxamud8117
    @iimanmaxamud8117 ปีที่แล้ว +3

    😢😢gabadhaha saa looma galo waala shumiyaa🎉🎉

  • @cookwithme9093
    @cookwithme9093 2 ปีที่แล้ว +4

    11.53🥺💔💔Ilaasho inantan wlh .Aad bey kujecashehay

  • @abdilahiomar2638
    @abdilahiomar2638 2 ปีที่แล้ว +6

    Waar nio nacaskan inanta yar yaaka kaxaysta miskiintan yar qalbiga maain walba uuka jabinayaa

  • @xigaalchannel8737
    @xigaalchannel8737 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi bilhi kani wa nacas wa doqon, Waxaa xaqiiq ah in kani ay ku qasaartay gabadhani, Mana uu jecla, oo Wil gabadh u jecelyhy saan uma galo

  • @Zamzamabdi-cd5gf
    @Zamzamabdi-cd5gf 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ax yaa jcyl wllhi gabdhan markaan qisadeda dawadayo qalbiga ixanuynay wllhi 😢😢

  • @Eng-Rahma
    @Eng-Rahma 10 หลายเดือนก่อน +3

    Car waa qofkii idhaha buurnidu waa qurux😂

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 10 หลายเดือนก่อน +1

    2021 lasoo dhigey hada markey shekada qudbasirada timadey dawadey 2023😂😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 10 หลายเดือนก่อน +2

    Heedhe awal igmay so hor bixi jirine arintan jirto i hor waregeyaan😂😂😂😂

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 10 หลายเดือนก่อน

      Xatee ani😅😢

    • @aaminaindho3742
      @aaminaindho3742 10 หลายเดือนก่อน

      @@qalliguhaad4300 😂😂😂

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 9 หลายเดือนก่อน +1

    He is bad boy 😂😂😂

  • @islamicmediaofgtown9411
    @islamicmediaofgtown9411 2 ปีที่แล้ว +4

    Waraaa qalbi kujecel hakudelin bro 😭😭😭

  • @cadarsulaiman4332
    @cadarsulaiman4332 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi gabadhan qisadeda markan so firsady ayaan prankigan firsady inee jeceshahy waliba ayada le inee jeceshahy wan daremay

  • @xafsoaxmed8419
    @xafsoaxmed8419 10 หลายเดือนก่อน +4

    Sorry hasaal😢😢 kaafi qof lajeclado matihid😂

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 2 ปีที่แล้ว +2

    Kaafi dhaartu wa khatar run bay kgu noqonkrta qoftana qlbigeda ilali yey ku nabsiyine sorry baye jileeca iskada is adke weliga hada jcshahay xad usamee wxwlbi way dhici kran

  • @boqoradaceldher9302
    @boqoradaceldher9302 2 ปีที่แล้ว +6

    gawadha qalbiga ayey kahadashy wlhi🥺

  • @RodaOmar-qz4rg
    @RodaOmar-qz4rg 10 หลายเดือนก่อน +1

    Walihi Kani inuu qof ahayn waa lashegay gabadhu maxay ku jeclaty qofkan fuqa wayne

  • @habondeqa6265
    @habondeqa6265 2 ปีที่แล้ว +2

    Midan calaacal badan naagaha ayey ceebeysay aqas

    • @luulamohamednuur8143
      @luulamohamednuur8143 2 ปีที่แล้ว +1

      Cebeys mahan abyo qofka laguma digto hadan gabdho nahay wan Iska ber jilcanahay
      Ragoow gabdhaha qalbiyadoda ilaaliya

  • @ekramosman6012
    @ekramosman6012 2 ปีที่แล้ว +3

    Aad baan iidinkufaraxsanahay ilaahay ha iskukiinbarakeeyo

  • @mohamedaliabdow2260
    @mohamedaliabdow2260 2 ปีที่แล้ว +3

    This is thrash you should not play with the mind of the girls you have cisters tooo and you don't want their heart to be broken be gentleman don't take her weakness as you gate pass to break her..

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj 10 หลายเดือนก่อน +1

    11:53😢😢😢

  • @shaiyashaiya7926
    @shaiyashaiya7926 2 ปีที่แล้ว +2

    Nijaas iyo nijaas lagaa keeney gabdhaa haalaa ciyaarin duliiow

  • @cfataaxmukhtaar9019
    @cfataaxmukhtaar9019 2 ปีที่แล้ว +3

    Walalow gabadha kadaa barnk way qalbi jilicsanthy ilaali dreenkeeda

  • @leylaabdikadirnoor8054
    @leylaabdikadirnoor8054 2 ปีที่แล้ว +8

    Jiljilcana torto miya wlhi wey dulqad badantahy omg

    • @maahirmaahir8341
      @maahirmaahir8341 2 ปีที่แล้ว

      Layla dagalka joji abayo halkasleeba kaxanaqdee

  • @farduuskalgacal5955
    @farduuskalgacal5955 2 ปีที่แล้ว +2

    Wah intaa qof hadalka u ma.jilciyeenba
    Judhaba keliga miya joga un is arkay anoo leh😂😂😂

  • @abdihashiim7415
    @abdihashiim7415 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha AlH barnkigi oo qofa hazal🙏

  • @mohamedosmanofficial8800
    @mohamedosmanofficial8800 10 หลายเดือนก่อน +1

    AX wlhi erayga ah inaan Kuu jilicsanahay maad aragtay ayey tiri😰😰😰

  • @ahmedmahamed5082
    @ahmedmahamed5082 2 ปีที่แล้ว +2

    Malin danbe inan ku dawodo marabo manta ayaa igu kaa danbaysa doqon gabadha haday ku jeceshahay miyaa salo galaa

  • @YAYA-gv9hx
    @YAYA-gv9hx 2 ปีที่แล้ว +3

    Inan kuu jilicsanhy aad aragtay hadal qiiro leh😭

  • @yashfeensuleiman999
    @yashfeensuleiman999 2 ปีที่แล้ว +1

    Sorry 😢

  • @ibrahimgararoowibrahimgara519
    @ibrahimgararoowibrahimgara519 2 ปีที่แล้ว +1

    erey aad u xanuun badhan ma waxaad areg tey in aan kuu jilicsanahaye waan ka danqadey

  • @filzandiamond125
    @filzandiamond125 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa isla ogtihiin tana waxba idinkama dhexeyaan😂😂😂😂😂

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 2 ปีที่แล้ว +2

    Doqon baa tahay wlhi
    Waxaas waxloo adkaysan karo maaha bro
    Wlhi wan ilmeeyey😢

  • @sahraosman2285
    @sahraosman2285 2 ปีที่แล้ว +2

    Hasal waa gabadh miskiin ah waykujeceshahay lkn ilaahay ugabaq gabadhaas qalbideeda ilaali waliba iyadoo xaflad usocota ayadka jajabisay pls and pls gabadhan ilaali Isha allaahu Hazzard

    • @FaraxMaxamud-dt5gn
      @FaraxMaxamud-dt5gn 8 หลายเดือนก่อน

      Labo Sano iyo dherad kadib sidi ayu ugu ciyaraya iyaduna sidi sikadaran ujeceshahay alla Somali dulmi kama dharagto illaahow shartoda hano ciqabin

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 10 หลายเดือนก่อน

    Kaafiyow qoftan markii horee inaad guursado baa la rabay

  • @i_love_you_allah-3
    @i_love_you_allah-3 2 ปีที่แล้ว +2

    Geri ma dhicin ee gurlanba dhacday kulaha 😘😘😘😘😘🥰🥰🥰🥰

  • @ayma_f2514
    @ayma_f2514 2 ปีที่แล้ว +5

    Maskin waye tan suraha 😂😂

  • @kasbadhe_estes953
    @kasbadhe_estes953 2 ปีที่แล้ว +1

    She made me to cry im sorry dumsha

  • @lailafarah5868
    @lailafarah5868 2 ปีที่แล้ว +3

    Hhh war aduun gababa nin loo onaayo haday dhab u dhici lahayd maxaay Samayn lahayd 😜😜

  • @fatushqurux7186
    @fatushqurux7186 2 ปีที่แล้ว +2

    Kaafii funny waaye geerii mey dhiiciine guur la.an unbaa dacdaaye mxaa kulaahaa😅😅😅😅😅

  • @nimcocabdi3575
    @nimcocabdi3575 10 หลายเดือนก่อน

    Hazzal waa gabadh daacada ilahay ha Ka masaxow ninkan Xun ee eygaa aduunkaa U nacay ninkan Nacas yaa jeclaan jiraya

  • @canabahmed8082
    @canabahmed8082 2 ปีที่แล้ว +3

    Sorry habo 😭😭

  • @abdisahalgure4021
    @abdisahalgure4021 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa Khald subhanaallah

  • @yahyeali4628
    @yahyeali4628 ปีที่แล้ว +3

    Hazal sida prank loo Ilayo kalay iska arag prat two noo soo same 😂😂

  • @maqsudisse1946
    @maqsudisse1946 10 หลายเดือนก่อน

    Aax waa sax inaad u jilac san tahay ayuu ku arkay, teeda kale waridkaa inuu la hadlay ayaa halkaas iiga caddatay cajiib ilahay nin nooma jabbiyo.

  • @maxamedfanaxey1101
    @maxamedfanaxey1101 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlh blh kafi qof xun batahey ilahey ka baq wll waxan ahey shaqsi ku tagero waxan ka cotsa 1000 iyo 1 inadan gabadhas mar danbe waxas iyo wax lamida adan ku samen manta ka hor qof qalbi leh an ku modey ina aderaw mar danbo sidas ha samen dumashi atna 1000 iyo 1 jer rali naqo

  • @bileabdi9615
    @bileabdi9615 2 ปีที่แล้ว +2

    Jaceylka kaftan iyo prank midna ma galo qof baad maskaxdiisa dhaawaceysaa markasaad leedahay waan kugu ciyaaraayay

  • @hodmanluula
    @hodmanluula 10 หลายเดือนก่อน +1

    alaa gabadha marhore ow iska rafadsajiraa 😢😢😢

  • @muhiimfarah881
    @muhiimfarah881 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla miiskin inan ku jiilcanahay miya araagtay😓😢😢😓😓😓

  • @aminoadan4190
    @aminoadan4190 2 ปีที่แล้ว +2

    Sorry haday run noqoto wayba dhimin lahed tani