KAFI ABDI IYO HAZAL OO GUURKOODA..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 462

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 หลายเดือนก่อน +134

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ 😢❤❤😢

    • @xasanmahdixamdi
      @xasanmahdixamdi 9 หลายเดือนก่อน +3

      Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤

    • @faizonuur5898
      @faizonuur5898 9 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HalimaShabdullahi
      @HalimaShabdullahi 9 หลายเดือนก่อน

      Absolutely

    • @ahmedfarhan8636
      @ahmedfarhan8636 9 หลายเดือนก่อน

      ❤salalallahu caleyhi wasalma❤❤❤

    • @Nacimooyy
      @Nacimooyy 9 หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 9 หลายเดือนก่อน +38

    Talo hazal ku socota xabibtii Jaanis kaaga ka faa iideyso jaceylkagii oo manta ku diyaar ah dad hadalkood haku waayin 💞guul baan idiin rijeeyna labadinabo💪🌹❤️🌹🌹

    • @FaraxMaxamud143
      @FaraxMaxamud143 9 หลายเดือนก่อน +2

      Waaaa run dadku iney wanaaga kashaqeyan ayaa fican oo dad isku Dan ah aysan Kala dilin

    • @cibaadocabdikulane2443
      @cibaadocabdikulane2443 9 หลายเดือนก่อน +2

      Nacam walaal wanaag waa sadaqo

    • @AmalFaysal-h6g
      @AmalFaysal-h6g 9 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah ❤abaayo ❤

  • @fadumohabbiofficail7780
    @fadumohabbiofficail7780 9 หลายเดือนก่อน +25

    Kusali nabigena maxamed scw

  • @halimahassan4069
    @halimahassan4069 9 หลายเดือนก่อน +17

    Maya ma umalanaayo inuu jacayl kuguuldaraysanaayo hazal waxaan kulatalinayaa wax kastaa wey dhacaane dulqaad samay oo reer xalal ah yagleela adiga iyo kafina waxaad tihiin laba qof oo isuqalma waxaan leeyahay kafi wll gabadha udhibri guur xalal iyo guri Barwaaqo kaguuleysta warxumatashiilka jacaylkii Guuleysta gaara ❤❤❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 9 หลายเดือนก่อน +9

    Hadaad KhayR Isutihiin Iskubarakooba oo Iscalfada oo Isguirsada oo Awlaad KhayRqabta Rabi Idiinkudeeq oo Rabi Idinsii Waad Isuqalantiin Waxaad Tihiin Labo Qof oo Dhalinyaro Ah oo Quruxbadan Maansha Allaah Tabaarakallaah Ishaqumayooyinka Rabi Ha’Idinka DhawRo Aamiiiiiiin Yaa Raxmaan One Love ❤️❣️💫❤️❣️💫❤️❣️💫💫💫

  • @khadramaxamud1632
    @khadramaxamud1632 9 หลายเดือนก่อน +13

    Mansha Allah kaafi waa wiil wanaagsan, jacaylka dhabta ah ma dhamaado ❤ Hasal waxaan odhan lahaa is adkaynta iska daa guurso jaaniska ka faaiidayso please qali ❤😢😢

    • @NimcoQrux-sv3wf
      @NimcoQrux-sv3wf 9 หลายเดือนก่อน

      Iyadaba marki xanuunku haystay cidna lama daremayn marka saas ayaa adkaysay oo ka dhigtay qof an licayn

  • @samawadaxusen1793
    @samawadaxusen1793 9 หลายเดือนก่อน +3

    Qisadaasi way guulaysanaysaa insha allaah

  • @Jamiilajano-h9e
    @Jamiilajano-h9e 9 หลายเดือนก่อน +13

    Waad isku so baxsaaan whi is guursada ❤ queen Hasal ❤

  • @faatiima2240
    @faatiima2240 9 หลายเดือนก่อน +27

    sida ka muqata way jeeceshay lkn way baqaysa sababto ah waxay somaratay xalad ada udag sorry sister😢

    • @FaraxMaxamud143
      @FaraxMaxamud143 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aaad iyo aaad cabsi badan ayaa kujirta

  • @SaharaIbraahim-r6t
    @SaharaIbraahim-r6t 9 หลายเดือนก่อน +6

    Kafi iyo hazal wnu isla kiin jecelnay arooska soo dadajiya ❤❤

  • @fatushxuseen2132
    @fatushxuseen2132 9 หลายเดือนก่อน +24

    Waw m.a kafi and hazal❤

    • @Supr93
      @Supr93 9 หลายเดือนก่อน +2

      That…

  • @nasraaidid4005
    @nasraaidid4005 9 หลายเดือนก่อน +3

    Labadaaan anaaaaba isla jecel
    Kaaafi waa farxadii oo qof ah mnsha allh

  • @Hayaat1234
    @Hayaat1234 9 หลายเดือนก่อน +3

    Guul ayaan rajeenaa hazal jclkaada ha,iska sii deen xbbti waa ognhy is adkees dumar ayaaa kaa muuqda ❤

  • @hodanali5595
    @hodanali5595 3 หลายเดือนก่อน

    IM in love with reerkan Allaahumma baarik. Isku waara ABID🤲🏾 waa un dhoorbari inata aan qisadiina la socdo❤

  • @faadumoabdiqaadir6696
    @faadumoabdiqaadir6696 9 หลายเดือนก่อน +4

    Jacaylka dhabta ah ma dhamaado ban aamiinsanhy❤

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 9 หลายเดือนก่อน +2

    Kafiyaw yaree sheeda iyo waqti dhumiska hazal waa gabar dhaawacantay sixaqiiqa raganimo muuji oo sidegdeg ah illaahayna lakaasho oo isguursada,waqtigana ka faaiideysta.

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 9 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉khayr banu idiin rajaynaynaa kii Bodhari hanoo mataline hore isku guurasada idho jacayl baa nuu muqdee

  • @XalimoNuur-w8y
    @XalimoNuur-w8y 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤ madhici karto Mel cidla kuma dhaman karo afkaga mardambe kasobixin wxsokale kafi iyo hazal ilaahey idim kii hoyo iyo aabe bey ahandonan owlad bana Allah iska sinaya insha Allah yaarabi aqbal ducada oo Hazal qalbigeda soceli❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢❤❤❤❤ blz hadal wagayanka aqbal Ana wn isukiin duceyn blz blz blz blz blz blz blz blz 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @omarismail7262
    @omarismail7262 9 หลายเดือนก่อน +12

    Inshallah guul waxaan nikulatalinaya inad nokutin reer ki laku nasto et laku nagado ilahaye inii rajaynayaa Inshallah Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @sahraali8379
    @sahraali8379 9 หลายเดือนก่อน +1

    Hasaaleey wilkan smart weeye aad beey ugu fuduhahay in markale uu jaceeyl kugu beeyro,talo ama guurso ama kahar isla jooga badan waa wadkaaga sister.

  • @Ladnahasan
    @Ladnahasan 9 หลายเดือนก่อน +5

    Waaa isku so baxeysaan ❤ kafi and hazal❤❤

  • @canab4686
    @canab4686 9 หลายเดือนก่อน +10

    Ashaaleey kafaa iidayso fursada oo iska ilaw wixii dhacay insha Allah caroos iyo guul guul ayaan inii rajaynayaa🎉🎉🎉❤

  • @kiinabdi7387
    @kiinabdi7387 9 หลายเดือนก่อน +23

    ❤anigu hadaan ka dhiibtoh fikirkeyga waa labo is jecel marka waxaan kula talinlahaa waxaad wadagtaan nolosha insha allah waad guuleysan doontaan ❤❤❤❤

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 9 หลายเดือนก่อน +13

    Dumarku haday mar qalbiga ka jabo ma soo noqdo💔

  • @gooniyare3393
    @gooniyare3393 9 หลายเดือนก่อน +1

    War gabadha suuro Darod weyee ha bareg qabanin ee xuman dambe yenan kadhicin lama helo wax shegada qof ka caronayo thanks kafi nin raged hazal habo waa nin qurux badan hanaga deynin by habo❤

  • @Faiza_Happy143
    @Faiza_Happy143 9 หลายเดือนก่อน +3

    Guulaystah Hazal And Kafi wn isku kiin jeclahay ❤

  • @marzuqadan5840
    @marzuqadan5840 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hazal qac ayay naga yersin rabtaa hadii aan nahey tiim dumarland wayo kafii waxaa u egyahay nin kolsoni isku qabo o ❤❤❤

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 9 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha ayado uso ban dhigty in ay jaceshay ayuu wax laqaban waayay hada kaafi haka kensado kafi ❤❤ jacelka hawaaro

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 9 หลายเดือนก่อน +4

    insha allah guur koda guur khayr gurigoda guri nagi guulow kayeel

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah waa isku soo baxeyna hazal caadi iska dhig❤❤ habibty cafi qaali

  • @abdullahiissakmohamed5593
    @abdullahiissakmohamed5593 9 หลายเดือนก่อน +3

    Kafi and Hazal guul iyo guur ee wanaag ayan uu raajeeneinaa inshallah
    Hazal walashaey mcaan wa xabu esadhkenin quruxey saxibkaa Soo dowey

  • @CashoalixasanCashoali
    @CashoalixasanCashoali 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hazal allaha na uuntay dad wucafiya adigana cafis ban ka rajeynenaa insha allaah

  • @saidaahmed2361
    @saidaahmed2361 9 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah ilaahay khayr ka ha indi waafajiyo hazalna waa iska soo dabcidonta degdeg unbaysan rabin inay isu dhiibto ee kaafi ha quusan waa hooyo labadinaba idin dhali karto

  • @AbdulAli-f6s
    @AbdulAli-f6s 9 หลายเดือนก่อน +2

    inshallah tacaalaa waxan rajeynaa ayakoo ubad badan isu dhalay in aan aragno inshallah tacaalaa

  • @nuurtonuurto3821
    @nuurtonuurto3821 9 หลายเดือนก่อน +5

    Guur iyo goal jaceyl iyo ubax ka soba a insha allah

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 หลายเดือนก่อน +13

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 9 หลายเดือนก่อน +3

    Enshaillaah Qaer guur Qaer Qaba oo guulaysta guurkeen waa hamegenee oo hergalay

  • @SamsamSheikhahmed-mt6px
    @SamsamSheikhahmed-mt6px 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah walal qali❤❤❤

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 9 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi kafi sidan u arko waa qof aad u fiican ❤❤❤qalbi wanagsan waliba waxan aad u qiirodaa marku ma Hoyaday leeyahay siduu u hooyo jecelyahay ❤❤❤❤mashalah tiyon qof na Hoyo necbayn hadana waa will naxriis badan Hazaleey inanka soo dhawee qururuxey kalaya Hargaysa idinku aroosnee naseeb wacan inshalah ❤❤❤❤❤

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 9 หลายเดือนก่อน +1

    Labadiinuba,waxaa tihiin labo dhallinyaro ah iskuna,soo bsxaysa.insha,allaah guur khayrbaan idiinrajaynayaa,iyo ubadsaalixa.

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش 9 หลายเดือนก่อน +2

    ❤gabar da waxishone wll ekadaa wana gu jiceshahay

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 9 หลายเดือนก่อน +3

    illaahey hakudhameeyo guul iyo guur farxadleh

    • @RoblehkhIndjama
      @RoblehkhIndjama 7 หลายเดือนก่อน

      Kakexeh shoshiyalmidiyaha gabadhah wall al

  • @nuurajaamac7309
    @nuurajaamac7309 9 หลายเดือนก่อน

    Guulaysta wallo dhantiin from somllinda

  • @fatimaomar3552
    @fatimaomar3552 9 หลายเดือนก่อน +5

    Asc basal iyo lascivious
    Waxaan jeclaan lahaa in aad ila hadashaan❤❤❤❤❤❤

  • @RaxmaHussein-p6o
    @RaxmaHussein-p6o 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allah wlhi wad isku so baxaysan😊❤ilahay ha iskii jecel laysiyo😅😅

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 9 หลายเดือนก่อน +2

    Maashallah amaanta

  • @ubahmahammedyuusuf5310
    @ubahmahammedyuusuf5310 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hasal kaafi waa. Quruxloow❤❤ guurso

  • @zayidali8789
    @zayidali8789 9 หลายเดือนก่อน +1

    Legend kaafi war dumaashiyo hazal inoosoo xod-xod Kolay Nin jillaabashada Ku fiicana waad tahee. Anyway waan idinku taageersanay jacaylkiina.

  • @xawoluulcabdi6498
    @xawoluulcabdi6498 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wax jeclan lahay mid kulesda insha alah ♥️♥️♥️

  • @habarkuuley
    @habarkuuley 2 หลายเดือนก่อน

    🙏Hazaal waa Gabdh somaliyeed, waxaana haya Jacayl, Welina haya, waa #Aragtidayda
    Weyna jeceshahay been ma aha ogow, #Aragtidayda, wuuu Gursan Hadal #Kaafi,
    Kaafi isaguna Waa Gob Gob dhashay,
    Mar uun baan bogsoonoo Anigoo bed Qaba, Adna ay best aa noqon ❤
    Hazaal walal Dhaawac baa Gaadhay, Weyna dhici kartaa inay isguursadaan
    Lkn Taariikhda soo Jireemka ah wey dhacaan howshan ookalle,
    Inta badan isma helaa an
    Lkn Anigu #Aragtidayda wey is Guurdadaan mustaqbal Labadan Qof
    Lkn talo
    Hazaal Fadlan Wiilka qiimee Wiilka Guurso

  • @Jamiilajano-h9e
    @Jamiilajano-h9e 9 หลายเดือนก่อน +2

    Inanta ha iskugu tagin dee 2nin iyo Hasal see wax leediin noog Leexda queen 👸 teena ❤

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 9 หลายเดือนก่อน +4

    Eedo waan iskugu kii duceynayaa ee si xalal ah isku guursada waalidkiina latashada oo waydiiso waalidka hasal in ay ku siiyaan markaas xalal baad wax ku matali kartaan sida qaali iyo raage cabdi ok kaafi haday ku diido ka tahriib kenya ayadaa ku cidloon doonto meesha.❤😂

  • @saidajiindhe8841
    @saidajiindhe8841 9 หลายเดือนก่อน

    ALLAH WAXAAN KA RAJAYNAYNAA INAY GUUL IYO GUUR KUDHAMAATO WAXAAN KALOO JECLAAN LAHAA INAAN XIRIIR LAYEESHO LAMAANAHA SIDAAN USIIYO TALOOYIN ISUSOO DHAWEEYAH WAAYO AADBAAN ISULA JECLAHAY INSHA ALLAH WAYNA GUULAY SANAYAAN HAAZAL IYO KAAFI

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 9 หลายเดือนก่อน +1

    gabdha ka da kafi media iyo jacayilkan views ka lagu radinayo
    hazal adna jacaylka dhabi ma dhamado lkn xuman wad tirsan karta hadana madama qofkii qof fcn yahay wad iska ilawi karta dhibti wlhi hadii ad manta calafn wado noloshada ilawi maysid was xasuusnan ka shekayini un ee jaaniska ka faidayso ❤

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 9 หลายเดือนก่อน

    Walahi waan Ku faraxsanahay inay lamaano noqdaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 9 หลายเดือนก่อน +11

    Kaafi aniga waxan qabaa hadaad reerkooda wacdo oo dhehdo gabadha waan heshiinay way kuu duceyni 😂😂😂😂
    Kuma diidayso 100/100

  • @AïchaosmanAhmed
    @AïchaosmanAhmed 9 หลายเดือนก่อน +1

    si bro l amour c'est un coup foudre ❤sa px finir

  • @nuurcade2863
    @nuurcade2863 9 หลายเดือนก่อน +5

    Xural caynta aduunka way hazal wan rajeynaya inad is calfatin wagi brnk adku sameyn jirtan kula jeclay indha hedan jacaylka kadaremayey wlhi da daal kafiyow ❤

  • @xilwafitbeautychannel3667
    @xilwafitbeautychannel3667 9 หลายเดือนก่อน +10

    Aniga kaliya waxan idin dawada in an arko guurkiina way rumobi doona mardhaw insha allah ❤

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 9 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadhan anay ila dabeecad tahay qofka hadii qalbigayga kajabo haduu aduun o dhan i hor dhigo ima muuqato qalbi jabay masolaabto

  • @SamiaArtan-mn8tk
    @SamiaArtan-mn8tk 9 หลายเดือนก่อน +3

    ASC
    Waan idin salaamay Kaafi iyo Hazal, waxaan idin leeyahay jacaylkiinnu ha waaro. Shar iyo sheydaanba ilaahay ha idinka qabto.
    Kaafina waxaan leeyahay inanta qalbigeeda waa inaad aad u dhawrtaa, sababtoo ah adiga ayaa nin raga ah, walow aad u muuqato inaad nin wanaagsan tahay.
    Ilaahay ha idin xifdiyo labadiinnaba.
    Wa billaahi tawfiiq.

    • @nimcoosman5410
      @nimcoosman5410 9 หลายเดือนก่อน

      Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa😊😊😊😊aaaaaaaaaaaaaaaaaa😊aaaaaaaaaaaaaa😊aaaaaaaaaaaa😊😊😊😊

    • @nimcoosman5410
      @nimcoosman5410 9 หลายเดือนก่อน

      Aaaaaaaaaaa😊aa😊😊aa😊aaaaaaaaaaaaaa😊aaaaaaaaaaa😊aaa😊aaa😊😊😊

    • @nimcoosman5410
      @nimcoosman5410 9 หลายเดือนก่อน

      Aaaaaaaaaaaaaaaa😊aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa😊aaaa😊😊😊😊

    • @nimcoosman5410
      @nimcoosman5410 9 หลายเดือนก่อน

      Aaaaaaaaaaaaaaaa😊aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa😊aaaa😊😊😊😊

    • @nimcoosman5410
      @nimcoosman5410 9 หลายเดือนก่อน

      Aaaaaaaaaaaaaaaa😊aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa😊aaaa😊😊😊😊

  • @shafiahmed6574
    @shafiahmed6574 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hazaal wll kaafi wllhi wuu kujecelyaha markii hore allaa qadaay alakiin adna sidii kafi kudhacday ee hada waad aragtaa

  • @ShukriAbdi-y6q
    @ShukriAbdi-y6q 9 หลายเดือนก่อน

    Aad baan u jeclan laa iney noqdaan lamaano guuleysto❤❤❤❤

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 9 หลายเดือนก่อน +3

    الحب الحقيقي لا يموت أبدا❤❤

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat 9 หลายเดือนก่อน +2

    hazal qalbiga jabay lkn wali jacayl wakujiraa ee kaafi gabadha kasbo oo xalwada so dadaji❤❤❤

  • @amiirocabdirisaaq6245
    @amiirocabdirisaaq6245 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hazaleey waa lagu hayaa 😅wixii intaa ilowdid nin aroos😅❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 9 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkan ma xiishodki ba kataygay bal waxay lashiir yimadayn allow na astuur 🤲🤲🤲

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 9 หลายเดือนก่อน +1

    hazal i think wuu kuu qalmaa and i hope you guys make together
    waa isku soo baxeysan this chanel majecleen inaa dawado lkn lawadiina dartin waa udawan karaa

  • @khaildahmed7492
    @khaildahmed7492 9 หลายเดือนก่อน

    Inshallah guur banrajayn 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 9 หลายเดือนก่อน

    Kaafi gabadha adigaa kakensankarto hasaal waa dumar jacel kaga ayay hada keynya uu jogtaa gabadha waxaa lobaahan yhy kakensasho❤❤❤

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 9 หลายเดือนก่อน

    Nagada ciyarata wd isjeceshihine❤❤❤❤ haysaal kamon hawsha nagasogabagabeya

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun2142 9 หลายเดือนก่อน +1

    Exactly 💯 she loves you bro haka dalin inad ka kensatid ila iyo her guur❤❤❤❤

  • @sahrasadabdi-pm3jt
    @sahrasadabdi-pm3jt 9 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga waxay Ila tahay labadan qof iskuma so baxayaan, ninkan waa qof macquula lakiin 😊😊😊😊😊

  • @farxiyoxuseen1102
    @farxiyoxuseen1102 9 หลายเดือนก่อน +2

    Kafi.waninwanasan.masha.allaah

  • @qureshibrahim175
    @qureshibrahim175 9 หลายเดือนก่อน +2

    Indo is jacel ismaegan aya ladahay ❤😂Arrrrrr jacela Firi HAZAL hos ayey firini😂😂😂😂

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hazal markeedii hore jaceyl khaldan ayuu ahaa oo meel cidla ah ayey jeclaatay

  • @intawanagsanwalashod8472
    @intawanagsanwalashod8472 9 หลายเดือนก่อน +1

    Jecelka dhabta madamadho....yes xanun wey soomarti lkn ayadhane manta hafiriso boska uu kujiro is like booski ay ayadha marhore kujurti.....hazaley sidha adhigapa urapti wagas inuu kuu aqbalo hadeer uu aqbal oo iska soo qad adhi cml...... Oo hada isgurstan xitaa kapa sooqad qalad hadu daco miyad oran laheyd wanokaladamati ...waa mayo..waa un xalin laheyd wayo jecelka dhabta madamadho...soo hadane wax uun xali xabibti wixi dacay iska ilow oo jawiga sax😂.. kadaa wilka intan kapadan haa xanunjinin ee.... Walalka waye warapo hasiinin😂 jecelka hawaro❤❤ niyow adhigu ne once ay Ku aqbasho gabada madax saaro...wey uqalanta❣️

  • @FaraxMaxamud143
    @FaraxMaxamud143 9 หลายเดือนก่อน +9

    Horta haazal kaafi way jeceshahay lkndhaawac xoogle ayaa gaaray kaafiyo sidaa udhayi lahayd ayaa laga raba Hana dhayalsan xifaltankana aad isaga illaali iyo kalsonida aad isku qabto malaria qaar kalsonida dadaalkaa kafiican wa hadi ad natiijo fiican rabto jacaylka nocan ahna guushiisu waa mid aad udha dhan macaan kudadaala jano aduun ayad galaysan janiska ilashada guulaysta 🎉

  • @IsmahanAbdi-gt6eg
    @IsmahanAbdi-gt6eg 9 หลายเดือนก่อน

    Insh alah wuu dhabowi dona ❤❤❤❤

  • @asmaabdi6602
    @asmaabdi6602 9 หลายเดือนก่อน +2

    Labadan qof waxa ka muqda jecel dhaba illahay haysukiin qaban qaabiyo guur xalal ah

  • @ashomohamed1485
    @ashomohamed1485 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah hasaaley haduu ahaa jacaaylkaaga mid dhab ah muusan dhamaan ee yuu Kala dhicin xanaqaaga ka faaideeyso farsada hasaaley guul Ayaan kuurajeynaaya mar labaad

  • @FirdowsaKariye
    @FirdowsaKariye 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha alah isku waara ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xariiromar8367
    @xariiromar8367 9 หลายเดือนก่อน +1

    Kafi Seedi gabadha ino ilaali 🫡🙏🏽

  • @faisasaciid624
    @faisasaciid624 9 หลายเดือนก่อน

    Ista khaaraystana waa tan ugu fiican markaad nolol cusub bilaabanysid e allena talada u dhiibta sidii kharku idiinku jiro alle ayaa og e

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 9 หลายเดือนก่อน +4

    Sww Hazal please guurso Kaafi intuusan naag kale aadin. Kaafi Hazal way ku jeceshay waa inaad kazbataa wakhti kasta ha kugu qaadato. Inshaaallah

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 9 หลายเดือนก่อน

    Inshlh kheyr ❤

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 9 หลายเดือนก่อน

    Hazal jaceelkeeda haduu dhab ahaa weey guuleeysanayaan jaceelka dhamaado waa midka ku arkay kucaashaqay ah jaceelka dhabta ah madhamaado marka waxbaa jiree labadoodaba quraan ha isa saaraan xasadka wuu iska badan yahaye haduu jaceelkeeda caan bixid uun uu ahaa waa another level kaafi waxaan kula talin lahaa cid dambe inuusan interfuyuu siinin ileeyn waa qof mustaqbal rabee hazal na ha iska ilaawo oo nolashiisa hafiirsado that’s my opinion 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 9 หลายเดือนก่อน

    Waa guur saadeesheeda

  • @AxlaamyasinMaxamed
    @AxlaamyasinMaxamed 9 หลายเดือนก่อน

    Isla kiin jecelhy wlhy ❤🥺

  • @AbdullahiShekhxussen
    @AbdullahiShekhxussen 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ma dhaman jacelkii garawe insha allah mar dhawo wuu guleysan

  • @Ahmedeight
    @Ahmedeight 9 หลายเดือนก่อน

    MnsHa.aLLaH♥️

  • @Hani-f5q
    @Hani-f5q 9 หลายเดือนก่อน

    Woow wax Badan ayuu sheegay wiil Kan balse iska Cafi Qalad waa dhacaa Jaceel kiisa waan arkaa

  • @FaraxMaxamud143
    @FaraxMaxamud143 9 หลายเดือนก่อน

    Horta jacaylka dadka qaar way kudhashan o dhiigoda ayu kudhexnolyahay qarna waa labaraa marka hazal ninkan jacaylka wey bartay imtixanki ayey hada kaqadaysa hadubaso wasey rabtay hadu dhacona damiin lagumadalo war kafiyow iska adke imtixanka qash badana radi marka hadhayalsanina hazal masha allah🎉

  • @امسارهاحمد-غ2ق
    @امسارهاحمد-غ2ق 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mid guuur ishaa allaah ❤❤❤❤

  • @qamarmaxamad653
    @qamarmaxamad653 9 หลายเดือนก่อน

    Kafi cabdi wlle ani niyada ka jeclaa wayo qof wangsan bu ila muqdaa guuleyso wallo

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 9 หลายเดือนก่อน +2

    Insha Allah guurkiina aan maqlo
    Insha Allah awlaad baariyaal dhalo
    Insha Allah isku waaara oo farxad ku dhameeysta waqtigiina

  • @fadumo5576
    @fadumo5576 9 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi naagtaan way ku jeceshahy kaafi aniga ku dhaaranya inay ku jeceshahy

  • @sihaam-Ali-z1w
    @sihaam-Ali-z1w 9 หลายเดือนก่อน

    Hazal and kafi❤❤❤❤🎉 jacaylkiina hawaaro

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 9 หลายเดือนก่อน

    Wow kaafi and hasal

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤🎉Mashlh cafi wilka wllo