mashaallaah sister too baa malin itiri 40 dollar ana maxaa ka rab taa hee kama gadan oo waan heestay qasil lakiin thank you mocha waan cabaa ma ogeen lakiin bakada kor keeda ayey ku qoron tahay in la isku qurxiyo lakiin anigu waan cabaa sidii shaah ayaan u cabaa waan jeclahay iam in USA thank you to explain me big love 💝 👍🏻🎉🥰💕💕💝💚💚💙
Asc ruumi wan ku slm wll waxa jirta gabadh saxibadey ah waxa hay sata arin waxay rabta talo runti anigu wan la taliyay adigana talo ayay ka rata iyo asxabtada _waxa qaba nin wax heysta o ladan balse wa bakheel xata waxy tiri akhiro shaharka hadan dacasko iga dhamado o wax an dibada ugu baxo hadan wayo oo n weey disto mahayo ayu iileyahay waxkale iskaba daa😢😢😢😢 blz la taliya
Asc wn ku salamay waxan ahay asxapta kugu cusub oo kugu so birtey waxn aad ugu helay barnamijyadada ❤ wad u qalantaa 1m subscribe runtii ruuma cadey ilahey caqliga iyo cimriga ha ku siyadiyo dib ayn u dawanayey video waxad thy gabar dadka dhiiri gelisa wax tarna ku leh bulshada anigo runta ka hadlayo from Marko cadey ilove you xapipti dar alle ayn ku jeclahy so badi video dhaqalaha ka hadlayo aad ayn uga helay from Agusta
Xabibti awaay barnamijki dhaqalaha waxa thahay dirgaleso keep going
Naagaha nairobi waan ka yaabey. Waxey so qasaan bey balaayo ka dhigaan. Kuligoodna filter baa u saaran ey haaraha ku qariyaan. Good job ruumi
I think gabdhahaa Somalia joga oo matcha helikarin moringa eey kubadhalan karaan. Somalia moringa waa kabaxa. Wanna laga dhoofiya.
Maashaa allaah waa mahadsantahay waa sameesyey kuli wey ii yaalaan❤❤❤❤❤❤❤❤
Ruuneey mahadsanid qali
Muraadaa leyahay faataxa iisoomara walal
Barak Allahu Feeki ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤love ❤love qeyr allaha ku siiyo
MashaAllah ❤️🫂 Shukran walashey ❤
M.a qali ❤❤
Masha Allah horey usoco abaayo ❤️ ❤️ ❤️
Mashaa allah tabarakallaah mahadsanid
mashaallaah sister too baa malin itiri 40 dollar ana maxaa ka rab taa hee kama gadan oo waan heestay qasil lakiin thank you mocha waan cabaa ma ogeen lakiin bakada kor keeda ayey ku qoron tahay in la isku qurxiyo lakiin anigu waan cabaa sidii shaah ayaan u cabaa waan jeclahay iam in USA thank you to explain me big love 💝 👍🏻🎉🥰💕💕💝💚💚💙
Shukrn wll.💯%💯 wax saxn na tusty.matcha calsha u isticmalna.
Thanks qaali waanka faaidnay💯❤️ reer germany Dm iyo Rossmann ku yaala isago bio ah ku yaacay
Jazkumalaah kheyr abaayo Mcn ❤❤❤
M.a تسلم ايدك❤
Masha Allah xppti ❤
Gabadhan Runta Ayey ka hadashey ee Ilahay Somali ha is jec Ley siiyo Allow XaQa tus somali❤
Wuu yaala soomaliya anaa jooga waana iiyaala
Mashaa Allah shukran mcnt❤❤❤❤❤❤
Mashaa Allah ruuney
Asc ruumi wan ku slm wll waxa jirta gabadh saxibadey ah waxa hay sata arin waxay rabta talo runti anigu wan la taliyay adigana talo ayay ka rata iyo asxabtada _waxa qaba nin wax heysta o ladan balse wa bakheel xata waxy tiri akhiro shaharka hadan dacasko iga dhamado o wax an dibada ugu baxo hadan wayo oo n weey disto mahayo ayu iileyahay waxkale iskaba daa😢😢😢😢 blz la taliya
Waxaad ku dhahda sasaboo barafka saar oo xiliga sariirta wax la weeydiiyaa haduu ku fahmi wayaana isaga tag baqiil yaa la noolankara
Thanks abayo❤❤
Majo mxa ladhaha
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Match Africa malagahelaa
Moving miyaa abayo
Asc abayo ruumiye waxayalaha laiskucateyo nosogali hooyinka naaska nuujinayo ilmaha
Abaayo hadaba tahay nuujiso maxaa isu caateyne adaaba lagu nuugayaye !!!!!!
Amuu kaaga daraa is caateynta waayo nafaqada waaba lagula qaybsanayaaye
Abaye waxan cunabo inlee kusicayilayo
🎉waa yaalaa somali
mashalah
Masha Allaaah❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته حبيبتي جزاك الله خير ❤
Inder ilahy haku barakeyo wad no fa iidaysay matcha turkey ma ka helayaa wllo
Ruuni goog job
Mahadsanid abyo
Asc Rumiyey abayo inte kala sohiriraa talaan karawayee wlshy
Wan kugu so biiray xbbti maskigan awgiii ❤❤❤❤
Ku jecliyaa ruumidayda mahadsanid qaali
Waiting or wating??
Waiting, cadeeyso
Green mask wa qasil ama.moringa ama matcha wxd rabtid na wd ku darsan karta nagaha Nairobi joga wa rer badiye hhhhh
Moringa wey iitalaye wllo ma moringaa midakale qasilka ey dhahan qasil haryeysa umoday
@@hony5804 midka rabtid wd isticmali karta moringa ama qasil
Noo sheeg walal mahadsanid
Thank you ❤
❤
Mahadsanid abaayo
Moringa haduu yahay xaafadaha nagu kabaxaa
Salaamu caleykum w w
Mahadsanid wll.
Jaza aka Allahu kheyraa
Abayo mojo maxaa la dhahaa hwb
Inta isku qada kuli frenjerka sowma gashan kari sis ❤
Matcha muqdisho wu yala mudawad wellness lagahela
Qasil ano yar ba djibouti ku marsanaynay walahi oo yemen ka keenay 😁
Ruuney marcha iyo green tea ma isku mid ba
Maya
Matcha waa green tea oo powder ah
Asc wn ku salamay waxan ahay asxapta kugu cusub oo kugu so birtey waxn aad ugu helay barnamijyadada ❤ wad u qalantaa 1m subscribe runtii ruuma cadey ilahey caqliga iyo cimriga ha ku siyadiyo dib ayn u dawanayey video waxad thy gabar dadka dhiiri gelisa wax tarna ku leh bulshada anigo runta ka hadlayo from Marko cadey ilove you xapipti dar alle ayn ku jeclahy so badi video dhaqalaha ka hadlayo aad ayn uga helay from Agusta
Wat ducesantahy mar walalba walshey
Oh my good waa kalmid Wayn waa hadalka suuqa hadhihin
Wahadal ciyal suuq mahe waliba waa hadal gaalo
Qofkii raba inuu ilahay cuskado hadhaho yaa rabbi
Majada waxey tahe Ruumi Abyo
Huno qasilkii cagaarnay guriga wa ino yaala thanks 😂 naga daaya waxa qasqasaysan
Dumarka somali xasid aye isku yixiin wlhi warkan marko kaso hormarey ayah iskentey miya adiqa nah viwes waxa kale waye
👌👌👌👌🔥🔥🔥
Naa matcha kuma daran matcha waqali qasil iyo karemay isku daran
Runey san maba usameyan ayaga qasilka cagaran iyo maskiga kafayga iyo seram iyo karem whiten leh ayay isku qasan ana arkay 😂😂😂
Hargysa jooga matcha max ku badalan kara hadi aan wayo wll
Moringa ma heliysa ama ashwagandha ku badalo
Naag baa wexey igu tiri kaniinkaan anaa soo gatay waa boqol dolar lakiin adiga lixdan dolar ayaan kaa siinayaa telkeyga ayaan magiciisa galiyay waaba labaatan iyo labo dolar cajiib
Ruumiyee see wax yeeshau
Waligey naag waxey soo walaaqday ma gadan mana marsan hurud qasil xabatul sowda intaan isku qasto ayaan wiigii halmar marsadaa
Green mask😂
Matcha
Green tea
Qasil
Xulbad
Malab
Ruuney Adiga marka Rasmi iyo Rahmo inad Risiq manac ku Subiso mad nogu Soo Gudbisey Gabdhahas Africa joga .aad Xaasidnimadoda aad Xasdeysid Maxey maco kusa ideyneysa Bisinka
Walaahi yaab ayaad ledahay ma waxas yare gabadhu qastaa dad risiq ka manacaya subxana allah