Codsiga shaqo iyo ka shaqaynta Finland gudaheeda (Työnhaku ja työn tekeminen Suomessa, SOMALI)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 มี.ค. 2020
  • Fiidiyowgaan tilmaanbixinta ama hagista ah, waa mid loogu talaggalay dadka waddanka u soo guuray, kaasoo ka kooban taxane barnaamijyo fiidiyoow luqado kala duwan ah oo ka hadlaayaa dalkaan Finland. Fiidiyowgaas oo ku wajahan dadka ajaanibta ah ee ku nool Finland, waxaa loo isticmaali karaa barnaamijyo wax lagu baranaayo oo loogu talaggalay noocyada waxbarashada ee kala duwan. Mowduucyada ay fiidiyowyadan ka hadlayaan waxaa ay kala yihiin: 1) Codsiga shaqo iyo ka shaqaynta Finland gudaheeda, 2) Canshuur bixinita iyo mabda'a waxqabad ee bulshada nolol-wanaagga leh, 3) Dimoqraadiyadda iyo saamaynteeda ay bulshada ku leedahay, 4) Xuquuqda bani'aadamka, sinnaanta iyo cadaaladda, 5) Xadgudub dagaal oo la xiriira arrimaha sharafta, 6) Xuquuqda carruurta iyo barbaarintooda, 7) Waa sidee qofka finishka ee caadiga ah?. Fiidiyowyadaan taxanaha ah waxaa hirgaliyay mashruuca la yiraahdo guriga Finland ee ay wadaan xarunta dhexe ELY ee Uusimaa, mashruucaas oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan (ESR) sannadka 2020, waxaa hirgaliyay ururka Stermia Oy.

ความคิดเห็น •