@@studiomasalaha6912 wiilkiisii ina Jaangow miyaad ku qabsan suugaanta aabbihiis. Heeskan waxaa allifay Xasan Ganey oo hadda hargeysa ku nool, buuggiisiina waa ay ku jirtaa. Xasan Ganey iyo jaangow si gaar ah ayey sxb u ahaayeen maadaama ay ciidanka xoogga ka wada tirsanaayeen.
Faysal tayo Alle Cod Wuu ku Maneysatay Heestaan Markaan Daawanayo Intaan Jiriricodo Jawi Kale kale galaa axyaa Fanaan Iyo Badh Ninkaan Hanaga sii Deynina Heeso Badan Ka Reeba Si Maalaayacniga Sanadahaan Fanka Lagu wado Ugu reesano.
@@wiilkaReerCigalle laabsaalax sheegtaye KUWA kale ma khuruuj bay u baxaan waa maxay naxliga iyo xiqdigaad nala soo doonatay. Laabsaalax dadka maxaad ugala soo baxday kun tuuladay joogeen inay dhaafeen daayoo kalmad caqli gala dalkooda iyo dadkoodu uga aayin baa jiree oo abwaano sheegtee. Waar sheekada meel fiican bay maraysaye qabyaalad iyo xiqdiga ku haya nala dhaaf afwayne barre maxaa keenay tuug dadka baadhatuu noo soo diri jiray
Erayadii xasan x. Cabdillahi xasan-ganey cimri dheer cibaado suuban iyo caafimaad Allah SWT ha ugu deeqo iyo laxankii iyo codkii axmed nuur naago ILAAHAY naxariistii janno ha siiyee. FAYSAL aad baad u mahadsantahay hees kasta abaalkeedaad marisaa noolow
Ninkani waa fannaan buuxa, hees celin kartaa ma jirto, edeb iyo af-gaabni iyo dabeecad wanaag buu ku darsaday, gacan baan kuu taagay, horu soco, wakhti xun uun baad ku soo beegantahay. Wallee magaca "Tayo" bilaash laguuguma bixin, nin iyo magacii waa isleeyihiin.
Axmed Nuur Jaangow mullaxan iyo musishan mar la arag. Alle haw naxariisto. Faysal halkeedii buu dhigay.
Wale wa fanan cidi waliba heesahan ma qadi karto. Love you tayo😘😍🥀🌹⚘🌷
I
ila ma'ahan version kaan mid kamac qof inuu 🎤 soqato uqaadi lahaa sida uu Fesal tayo uqaaday. Absolutely 💯 waladhacay sida dagan iyo emotions leh uu qaday heesta l. Maqal iyo muuqal waa 💯
Heestan waxaan xusuustay cawa 26.8.2020 sacaduna 1:36 habeenimo xusus igi qaaliya 2001 Heestan Erayadeeda waxa sameeyay AUN. Boon xirsi Laxanka iyo codkuba waa Axmed jaangow HARGEISA HOYGA FANKA SOOMAALIDA MASHAALLAH HARGEISA SOMALILAND 💯💯💯💯🎤🎶🎹💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤❤💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤❤❤❤💚💚💚💚💚🤍🤍🤍❤❤❤
Heesta Xasan gani baa sameyey
Sida heesta ka Muuqata waa jacayl lkn heestu waa af maldah oo libin uu laha abwan ku oo nin kle qaatay ayu ku garnaqsanaya
Hada Xasan Gani wuxu ku sugan yhy hargeisa
Cawana waa 27 8 2021 hal sano iyo saacado kaso gareegay 1:52 hbnimo hargeisa somaliland 💚🤍❤
Cawoo waa haben jimco aah 11 iyo baar dalka beljimka 27 oktobar
Majirto cod midkan kaga wangsan oo heesta the legend (Jaango, eebe haunxariste) sidan uqaadi karta😍✔✔ ❤Inaba caadi ma ahn Alfanan Tayo barteedu dhigay axyaaa Cod💯
Aad iyo Aad
Hees culus xasuustii Aun Axmed Nuur Jaango Amazing.. thanks Faysal Tayo iyo codka dahabka ah..
Faysal Tayo halkeedii baad dhigtay. Mahadsanid Ustaad..!!
Sideyda okale inkaabadan 10 mar ku ceshatay hestaan like isoo dheh
One of the most beautiful song ever🎧🙏❤️
Waayuhu na gees buu
Gacantayda dib u xidhay..
Sorry waa Eerey mel foog taabanaaya
#ASTAAN TV MALAGA WAYAY HHEESTI #YUFLE EE QAADI JIRTAY AUN KINSI XAAJI AADAN WAXAAN U MALAYNA HEESTA FANAANAD KEENI KARTA MALAHAN CAR #ASTAN TV HEESTA HALAGA HELO
MUUQAALKA HORE
4:55
Aun Kinsi Xaaji Aden & Heesta Yufle
xusuuustiii axmed nuur jaangow mirihii xasan ganey iyo laxankii axmed nuur jaangow
Mirihii Boon Xirsi sxb maaha xasan ganay
@@studiomasalaha6912 wiilkiisii ina Jaangow miyaad ku qabsan suugaanta aabbihiis. Heeskan waxaa allifay Xasan Ganey oo hadda hargeysa ku nool, buuggiisiina waa ay ku jirtaa. Xasan Ganey iyo jaangow si gaar ah ayey sxb u ahaayeen maadaama ay ciidanka xoogga ka wada tirsanaayeen.
Faysal Tayo Hestan saxdii ayuu u qaday
Codka Allaha ku barakeryo 👏👏
war ninkan fankaa ubahan
Aniga ahaan ninki heestaa lahaa allah haa uu naxaristo waxa kaga cod macan faysal
Faysal tayo Alle Cod Wuu ku Maneysatay Heestaan Markaan Daawanayo Intaan Jiriricodo Jawi Kale kale galaa axyaa Fanaan Iyo Badh Ninkaan Hanaga sii Deynina Heeso Badan Ka Reeba Si Maalaayacniga Sanadahaan Fanka Lagu wado Ugu reesano.
sxbkay faysal tayo waan hambalyaynaya iyo dhaman teamka astaan cable
Gacamadii EYL
EYL - waa Magaalo xeebeed istaraatiiji ah ilaahayna ku manaystay
BAD
GACAMO ama TOG
sidookale Biyo dhac aan istaagin sanadka oo dhan beeralayduna ka faaiidaysato
waana xaruntii ugu horeysay ee Sayidku dagay Daraawiish
ahaydna meesha uu sayidku daganaa 11 sano halka uu Taleex 10 sano daganaa
mudo laga joogo 116 sano
Xasan GANEY waa dal yaqaan malaha waaguu askariga ahaa buu ka shaqeeyay
@@shankaroonland7480 Somalida waagii hore Siyaad Barre midba magaalo uusan u dhalan ayuu ka tuuri jiray
iyadoo looga danleeyahay dal barasho iyo Ubadkaagu meelo badan abtiyaal ku yeeshaan
balse hada waxaad arkaysaa 40 jir aan tuuladii uuku dhashay dhaafin sida abwaan Laabsaalax 😂
@@wiilkaReerCigalle laabsaalax sheegtaye KUWA kale ma khuruuj bay u baxaan waa maxay naxliga iyo xiqdigaad nala soo doonatay. Laabsaalax dadka maxaad ugala soo baxday kun tuuladay joogeen inay dhaafeen daayoo kalmad caqli gala dalkooda iyo dadkoodu uga aayin baa jiree oo abwaano sheegtee. Waar sheekada meel fiican bay maraysaye qabyaalad iyo xiqdiga ku haya nala dhaaf afwayne barre maxaa keenay tuug dadka baadhatuu noo soo diri jiray
Www heestan wxy ka mid tahay
Heesaha somalida kuwa ugu farshaxanaysan
Legend jaango alleyarham
Laxan cajiiba 💥👌🤩
Heersare, ninkani waa fanaan.
I never vorget u sagal in my live. well done best Song.
fadlan astaan tv waxaan ka codsaneynaa heestii salaan macaan ee saafi ducaale in dib xasuus aheen soo qaad waayo hees qiimo weyn bay aheed heestaasi
i realize I'm kinda off topic but does anyone know a good place to stream newly released movies online?
@David Kenzo i use flixzone. Just google for it =)
@Devon Merrick yea, I have been watching on FlixZone for years myself :)
@Devon Merrick thank you, I signed up and it seems like a nice service =) I appreciate it !!
@David Kenzo Happy to help xD
Woow hoyga fanka Somaliland
Xanuun badanaa markaad weydo qof la.aati eeysan dhadhan kuu laheen aduunku waxwalbood heesato nolol tii iigu qiima badneyd ayaan kujiraa hada madareemayo heestan waa wehelkeyga koowaad ana samir gudoonsaday oh
Samir wllo maxamed saliga nabigana ku celceli wd ilaawiye bye
Waaw meesheedii buu dhigay feysal hambalyo
Xusuustii = Axmed Nuur jaangoo
Erayadii = xasan ganay
Laxankii = Axmed Nuur jaangoo
Waayuhuna gees buu
Gacantayda dib u xidhay..
eeshcalaa fanaan faysal all haku xafido
Waa erayadii abwaan Boon Xirsi Cadib (Bowdyo Gaab)
Allaahya arxama raaximiin
Faysal Tayo waa fanaan dhamays tiran
Keep Going Bro
Ereyada xasan xaaji cabdillaahi xasan ganay weeye adeer studiomasalaha.
Abwaan Xasan Ganey baa leh heeskaan waad ka dhegaysan kadhaa keydka Raadyow Hargeysa. Codka iyo laxankuna waa AHU Axmed Nuur Iidow Jaangow.
Heestaan abdulqadir shube baa leh rer eyl buuna ahaa anaa daawaday asagoo ka sheekaynaya
Wax walba layskama yiraahdo
@@mohamedegal3268 waaryaa beenaale. Jooji khuraafaadka
Ax hees iyo badh😢😢
Faysal tayo fanaan lasoo tijaabiyay 2015 kii got talent sland
Heestan xusuus ayay igu leedahay wallee.😭
Wabigii "ganaaniyo" mise "janaaniyo"
qabkisa maxamed bk soo uma ekaa igaarkaan
kii ka yaraa mahoo abayo
Hees dan waan jecelhy
Wallee inuu ninkaani heesta meesheedi dhigay. Waa axmed nuur jaangow oo halkaan taagan
Erayada waxaa lahaa xasan xaaji cabdilaahi xasan ganay oo saaxiibo dhaw ay ahaayeen axmed nuur jaangow badina ruwayadihiisa laxanka usaari jiray sidaan afkiisa kahayo xasan wuxuu ii sheegay inuu abaal marin heestan usiiyay maruu laxanka ruwaayadii dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga saaray
Wow nice song 💕💕
I’m so p
I’m Pé
waaw
*kuna gaari waaye galbataye nasiibkaa ana samir gudoonsaday
Yaasalam
Heestanu xasuus bay igu leedahay 2004
Faysal tayo sxb aadban kusalamayaa
Ma dhowid wll
Xasuusa 1987 hargaysa axaxax
Erayo ayuu maroorinayaa heesta wiilku
Xasuusa 1987 hargaysa signature??....?....L?...........
Horta meeshan quraan iyo xadiis miyaa laga shidinba MA hees uun baa ileen bulshadu heeso uun MA dhegaystan waaa fekerkaayga ileen waxaynu dad muslin ah eee
Salaam, wll farxaan barnamijyada tvgu iskumandhex jiraan hadii aad u baahantahay barnaamijyo diini ah adigoo mahadsan booqo channelka Astaan Hidaaya sidoo kale caruurta waxad booqataa Astaan Ubad
Masaajidka u doono quraanka walaal
Walaal way baahiyaan oo waliba Channel dhan baa loo sameeyey oo Astaan Hidaya la yiraahdo walaal ee qeybta doonto raadso
Axsan fanaan cod baa kudhamaadey
Xasuusa xxx ciyala liina
Mirihii abdulqadir shube
Laxankii iyo codkii a jangoe
*HHHH KHAYR HELEE KU NOQO HALKAAS heestan waxa iska leh XASAN ABDILAHI GENAY-EE*
Tuug ma xado tan eddo. Meelahaa ka day dayo waxaad ku muranto
Woow waayo waayo
Wlky Faysal tayo hore u soco
wooow
viking*❤£(wcb)2 bullring 3ltd ppe 24/25elite(eagle-eyed)vstv.