Faysal Tayo | Looli | Xasuustii AUN C:naasir M Saciid | Qaaci Show Astaan TV 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 36

  • @omarguled691
    @omarguled691 3 ปีที่แล้ว +4

    Laabxaday da Beerkiyo Qalbigaad Ka Lulata 🥲
    Abwaan Mohamed ali kaariye

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 2 ปีที่แล้ว +2

    faysal tayo fanaan aad u cod toolmoon heesihii hore ee tubeec na aad ugu sii codmacaaan keep going walal faysal

  • @ayuubkhalif4286
    @ayuubkhalif4286 6 วันที่ผ่านมา

    Abdinasir macalin caydii iyo sahra Ahmed AHU codkoodu waxa uu ahaa baraf dhuunta simcaan ugu dhaadhacayso alle godkahaw niuro❤😢

  • @mubarakibrahim1093
    @mubarakibrahim1093 4 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaas yari waa fanaan dhab ah, waa loo dhashaa

  • @mohamoudmohamednuur3118
    @mohamoudmohamednuur3118 4 ปีที่แล้ว +9

    Ninkan codkiisa kukalsoonhy faysal tayo keep going bro💪

  • @ExtraTime448
    @ExtraTime448 4 ปีที่แล้ว +2

    Astaan tv waxan idiinku mahad noqo ma garanayo wlhi waxad soo bolayseen fankii somalida runtii qiiro darteed wan ilmeeyay

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 4 ปีที่แล้ว +7

    Waar inankaa faysal tayo waa fanaan buuxa runtii

  • @maanyuproductions903
    @maanyuproductions903 3 ปีที่แล้ว +1

    woof caleeyk faisal Tayo❤ ninkan banaankisu kudhacy💯✔ wukenay waleeee

  • @bashkaxaaji2322
    @bashkaxaaji2322 3 ปีที่แล้ว +4

    Tayo waa iidhuntay hestuu qadaba tankale kadaran

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 5 ปีที่แล้ว +14

    Hargeisa the Hollywood of somaliland and the rest of Somalis for real

    • @Khalid_913
      @Khalid_913 4 ปีที่แล้ว

      On me bro 💯

  • @J_Dub63
    @J_Dub63 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan filayay inay gabadhu heesta qaybteedii kalle qaadi doonto , fanaankuse heesta aad buu u keenay 100%

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +2

    #LyricsSongLOOLI
    #CABDINASIRAHUN
    Loolii heega lahaydoo
    Labba goor tuskii helay
    Dhulkoo Liqay xarreedii
    Rayskuna Labbeenyahayeey
    Oo Laammo ubax iyo
    Isku Ladhay caleentii
    Leeg Leeganaayaan
    Saxan saxo Lulaysiyo
    Sidda Laydha Laydha
    Uddugga Leh
    Laab qaboojiyaay
    Maxaa kaa Lilaahiya
    Caashaqa ha Lalinee
    SAHRAAHMEDAHUN
    Siddaa Aar Libbaaxoo
    Lisanaaya miciyaha
    Amma Laqan marroodiya
    Oo Laammo ku cartamayeey
    Amma Faras Lallabihiyo
    Birmadkaba Lihiin ku leh
    Libbta Geesiggeedii
    Farxad Lagu Abuurroo
    Caashaqa Laddabtaye
    Addna hoo Listiisoo
    Kala leexan maynee
    Addna haysku kay ladin
    #ABDINAASIRAHUN
    Siddii aan u laab kacay
    Laddi waayey jiifkoo
    Siddaan Ulaba lagdoodaan
    Laaca waaga toosaayeey
    Laabxadayda beerkiyo
    Qalbigaygaad ka lulataa
    Laxawgiina sii korodh
    Leebkii halista iga muday
    Innaan Liito arragtayee
    Intaan Loxodka Lay dhigin
    Maxaa kaa Lilaahiya
    Caashaqa ha Lalinne
    #SAHRAAHMEDAHUN
    Reerkii Layli dhaansada
    Haamuhuu ka Laayaa
    Harraadna kama Ladnaadee
    Lugtii Jeenni dhaaftaayeey
    Luggooyey ku socotaa
    Lafyu way jabtaayoo
    Lammaanihii Is doortee
    Isu Laab fayoobayn
    Maba aanay Lulanine
    Bal maxay ka Leeftaa?
    Kala Leexan maynee
    Adnna haysku kay Ladin
    ■■■■■■■■■■■■■■
    HEES XUSID MUDAN OLD IS GOLD.
    YAA SALAAM AXSAN CALEEG, heestani waxay ka mid tahay heesaha Laysugu hal celiyo kuwooda ugu macaan, HEESTANI waxay qayb ka ahayd, riwaayaddii CAANKA ahayd ee HA WAALAADO JACAYLKU EE AYNU WEERARKA AADNO ee Uu Alifay Ama Curiyey Abwaankii Weynaa Dhakhtarkii Jacaylka MOHAMED ALI KAARIE 1977 Ayey ahayd AHUN Laxankana waxa Saaray Ustaad Hassan Sabriye Afrax Hassan Garayt AHUN waxa si toolmoon Ugu wada Luuqeeya Ustaad Cabdinaasir Macalin Siciid IYO Sahra Ahmed Jaamac AHUN dhamaantood - Aamiin Yaa RABBI.
    #MAHADSANIDINASTAANTV
    Heestan 5 Sano ka hor waxaan kaga faalooday Hoygii Canjiladaha Cuddoonnaa MUDUGBOY Qaybta Commentiga oo aan Lyricska heesta kusoo Qoray CAJAAIBAAT.

  • @caaqilmukhtarcumaraw-ali2773
    @caaqilmukhtarcumaraw-ali2773 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanaan Buura Ah weeyaan Malaha Dadkii hore Ayuu inagala Joogaa oo Maynu ogaynba!!!

  • @FadxiCabdi-pq7df
    @FadxiCabdi-pq7df 7 หลายเดือนก่อน +1

    From muxiyadiin

  • @saleebaniidan1827
    @saleebaniidan1827 3 ปีที่แล้ว +1

    Tooyo wn ku wtaaa zxp

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 ปีที่แล้ว

    My fav song ❤️
    Kaskey marka laga reebo FAYSAL TAYO wax dhaama majiraan

  • @olaadjokarr4751
    @olaadjokarr4751 4 ปีที่แล้ว +5

    Eber waaye soo qaaad ayan islahaa lkn ninkaanaa afka ciida ii daray 😭😭

    • @akhyaar11
      @akhyaar11 7 หลายเดือนก่อน

      Legend hdaa nooshahay haniyad jabin 🎉

  • @MaxamedBarredheere
    @MaxamedBarredheere 7 หลายเดือนก่อน

    war maxad samaysay faysal waxan cod way dhafen zxq

  • @ayanleaden2605
    @ayanleaden2605 4 ปีที่แล้ว +1

    3:25 habenimo war hooy hargesa fan ugu hadha

  • @nasrudiinhalane5764
    @nasrudiinhalane5764 2 ปีที่แล้ว

    Woof Wooof Yaa Tayo✊

  • @abdiwelihassan7941
    @abdiwelihassan7941 4 ปีที่แล้ว +1

    Ereyadii Maxamed Cali Kaariye IHN

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan dhageesigeeda kama daalo

  • @suralowgasomalistar6514
    @suralowgasomalistar6514 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah legend sxb lakin gabadha yaa ka xanaajiyey faraha iyo wajiga ismalahan

  • @mpabdikadermohamed4623
    @mpabdikadermohamed4623 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxuu dhigey kobtii c/naasir reerkii layli dhaansada hamuhu ka laaya

  • @aliomar8950
    @aliomar8950 4 ปีที่แล้ว +2

    Wow

  • @MohamedMohamed-qh7cj
    @MohamedMohamed-qh7cj 4 ปีที่แล้ว

    Fantastic👌

  • @safarle9284
    @safarle9284 7 หลายเดือนก่อน

    loolii maxaa laga wadaa?

    • @Addour
      @Addour 3 หลายเดือนก่อน

      Looli = Jar, Qar

  • @halbeegmedia3585
    @halbeegmedia3585 4 ปีที่แล้ว +1

    Wacadala Faysal Tayo Duni Kaluu ka imaaday Xiligaan La Joogo Ma jiro Fanaan Sidaan Qaaci U qaadi Karo Hees Qaaci uu ku luqeeyo Aan Ugu yaraan 10 Mar Aan Kusoo Ceshceshan Ma jirto Alle Codka Haku Deysto Fanaan Magac Aheyn Aan u bixino ileyn Faladagan Iyo Kan Isku Magac Looguma yeedhi kare hhh

  • @greenempire2916
    @greenempire2916 4 ปีที่แล้ว +1

    Labadan maxaa is daba dhigay Miyaanay Cid Kaleba hees isla qaadin 🤣🤣

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 3 ปีที่แล้ว

    Xasuusa away diri jacayla mmmmmmmmmmmmm .??l??l?...?.......

  • @khadrasiciid209
    @khadrasiciid209 7 หลายเดือนก่อน

    1:31

  • @yussufgeddi8194
    @yussufgeddi8194 5 ปีที่แล้ว

    Eshcalaa naas.