AMAKAAGII HABEENKII HOOWAAD EE AQAL GALKAYGA !!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 84

  • @Naima-43
    @Naima-43 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Anigu labadaba wan jeclahay lkn waxan aad usii jeclahay kuwa carabta waya iyagan aad u dagaysta shukran xppti sonoqod wanaagsan ❤

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qisooyinka soomaalida Ayaan jeclahy thanks ❤❤❤❤🎉

  • @AaminoXaashi-y6t
    @AaminoXaashi-y6t 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alla qisooyinka sooomalida ad baan u jecmhyy ❤❤❤❤❤❤

  • @qaalimacalin3152
    @qaalimacalin3152 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Qisooyinka soomaalida aad iyo aad welibo

  • @Kaafiso345
    @Kaafiso345 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Qisada somaalida aad u jeclahay abyo hanaga joogin qisada somaalida ❤

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Sidokale❤❤😢

  • @zamzamabdirahman3030
    @zamzamabdirahman3030 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Thank quruxeey waan kula soo gaarey

  • @deeqaaxmed9633
    @deeqaaxmed9633 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Abaayo qisooyinka soomaali aad baa ujeceylahy❤❤❤❤🎉🎉

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn

  • @CanabAxmed-u8p
    @CanabAxmed-u8p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qiso somali ah oo dhiin dhin hadii ad aragto iso godbi hadii ad kuwa carabka aragta nah iso dhig wyo anaga waax laan ayaa inoo daran wax laan lee inaga ilaali lkn somalida ayaa qatar ah carabta nah ma xuma quruxey ale ha ku sharfo ayaan abayo ❤

  • @riyaqmohamud6729
    @riyaqmohamud6729 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somali

  • @amounali640
    @amounali640 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Assalamu caleikum habaryaar, ALLAH SUBXANA HUWA TACALA haa idine xifdiyo adigo,caruurta daa iyo sawjakaa ba. Habaryaar fadlaane jikoo somali no soo da. JazakALLAHU khairrene jumma mubarak

  • @IlhanAbdi-k8z
    @IlhanAbdi-k8z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa kula soo garay ayaaneey❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Owiisoogalaba adigoon hadlin ayaan Suulja hore kasaaraa haddana waankuladhameystay Ayaan Yareey❤️👏

  • @FarhiyaDhayib
    @FarhiyaDhayib 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wcs Ayaan quruxay xbbt muxamed SCW masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋👸👸👸👸👸👸🇸🇴👑👑👑

  • @aishamohamed5369
    @aishamohamed5369 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abayo qisooyinka somalida ee taxanaha ah waan jecelnahay fadlan dhaafin sababto ayaga nuxur leg oo igu socda ❤❤❤

  • @IlhanAbdi-k8z
    @IlhanAbdi-k8z 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ani qisooyin ka somalida jeclahay wllhi 100/100

  • @Aniiso-g8i
    @Aniiso-g8i 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Abyo qisooyinkeenii somalidanoo. Soo siidaa insha allha qlbiyye ayan cadeyyi ayaan karti badan ❤❤🎉🎉

  • @RamloShiqcfitaax
    @RamloShiqcfitaax 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ayaanay Abaayooy qisooyinka Soomaalida Aan jeclahay Aniga

  • @DeqoSlad
    @DeqoSlad 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ani waxan leclahy qisooyinka soomalida❤❤

  • @ammoammo9653
    @ammoammo9653 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qisooyinka soomalida noso badi

  • @manaalahmed2163
    @manaalahmed2163 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Team carabta qaasatan suuriyaa ayaanee nosobadi xapptii ❤❤❤❤❤❤

  • @bouhoomar9355
    @bouhoomar9355 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan so garaay ayaney

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ayaaney aniga qisada soomalida ❤❤

  • @_bebe_suu8963
    @_bebe_suu8963 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Arab stories are more interesting 😊

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Qisada somaalida

  • @RoodaIshwaaq
    @RoodaIshwaaq 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Qisooyinka carabta ayaan anu aad u jeclhy waa wda xikmad soomaalida waa faarx io xaliimo is cayrsanya inta bdan Carabta noo badi

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wlhi Qisada Somaalida caad iyo caad baan u jeclhy waana dindiin

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ani labadaba ku haystaa ayaney mid kastaba ada wakhtigaga qaliga no galiyee Tanki

  • @halimoAli-y7v
    @halimoAli-y7v 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Somalida abayo❤

  • @IqroAbdullahi-i5w
    @IqroAbdullahi-i5w 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😊🥰🥰🥰🥰😇😇

  • @NiciimaFuaad
    @NiciimaFuaad 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Ayaaney wlhi qizooyinka sooMalida ayaan ka jeceLhy wlhi maxa izku eeNay yaa iGu racsaN

    • @deeqacali_23
      @deeqacali_23 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Aniga

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Abyo hormar wacan Title hal mar fiiri waxa ku qoran

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Qisoyinka carabta ayaan aad ujeclahy❤ noosoo badi

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wuwa carabtaa xiiso leh
    Kuwa Somalida Mar Mar Lee kusoo duur

  • @IstahilCabdirashiid
    @IstahilCabdirashiid 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Abayo somalilda qali

  • @deeqacali_23
    @deeqacali_23 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ayaney ani qisa somali waa jeclaha said hanaga join casharo badan kafaaiday😢❤

  • @NasraXashi-y2r
    @NasraXashi-y2r 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Hpo Aynyy ano 14 jir kudawada😂 Mel wlpa subscribe ka sara gulyso hpo 👏💯 wlhi qisoyin kda ad adeg inan qado moye iskma dwado❤💋💎

  • @nasraabdi9848
    @nasraabdi9848 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waakula sogaaray ayaney😂 qisoyinka somalida ayan jclhy

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ayan quruxay xbbt habeen wangsan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AsmaClsalaam-f7e
    @AsmaClsalaam-f7e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan uxiisay qisooyinka 🎉🎉🎉 w

  • @ShadiyaAxmedismaciil
    @ShadiyaAxmedismaciil 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Bakayle malacunaa😂😂

  • @KhadijaMclinCabdi
    @KhadijaMclinCabdi 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maanta qofka shanaad ahaay😮😮

  • @seibaahmet1821
    @seibaahmet1821 34 นาทีที่ผ่านมา

    Waan kula sogaray habo mcney❤

  • @DeeqaNura-z6b
    @DeeqaNura-z6b 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ayaney carabta naga da somalida no so gali plz

  • @allahisthegreatest390galbe3
    @allahisthegreatest390galbe3 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nagada qisooyin ka somalida

  • @IdilAadan-t9c
    @IdilAadan-t9c 26 นาทีที่ผ่านมา

    Ayaan gobdooneey waa ku salaamy abaayo❤

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigabo garoob wan ahay waxa aaminsan nahay wali inay wax I hariin inshaallh hada mid baan haya wana qof wanaagsan waxii kale alle oog isoo duceeya inaan nolol qurux badan gaalo😂❤

  • @nyg1162
    @nyg1162 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wsc ayaaaaney quruxey anaaa faasti ah caaw mhd samid tem ayaan salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ayaaaney waan jeclahey lawa da dhinac waliba min weyn iyo min yar iyo kuwa Nafsiga kasoobaxo ayaaney ❤❤❤❤❤

  • @LuulHussein-yh2ny
    @LuulHussein-yh2ny 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheekoyinka carabta aya xiseeyay

  • @SahraYa-j6p
    @SahraYa-j6p 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ayaan anba ka carabta jeclahay ka somalidu nuxur maleh

  • @kiinnuur3724
    @kiinnuur3724 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qisada carabta ayan jeclahy abayo noso badi❤

  • @farhioabdi4402
    @farhioabdi4402 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc wankulasoogaray ayaan caday alehakuxiftiyo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcl sister ayaan ❤❤

  • @CudonCaaisha6550
    @CudonCaaisha6550 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wakula sogaray

  • @NajlaibrahimQueennajla-hh3ju
    @NajlaibrahimQueennajla-hh3ju 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    M.a hppti thanks ❤

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qisoyinka arabta aya ila shidan

  • @ShukriHusseinAbdiraxman
    @ShukriHusseinAbdiraxman 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ani soomali aa jeclahy magoo😂❤

  • @FatimaMohamed-ov5gf
    @FatimaMohamed-ov5gf 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waankula sogaaray abayo

  • @sabariinfarxaan5490
    @sabariinfarxaan5490 50 นาทีที่ผ่านมา

    labadaba wn isku rabna somalia io carabta❤❤

  • @dayiboahmed5107
    @dayiboahmed5107 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ayaan cadey salan qaaali iga gudoon labadaba soomaali iyo carab

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naa ayaaney maxaa tiri bakayle aaa waryaa team bakayle soo hadla hadaa mesha ku jirtaa from mudug

  • @niciimasaleban6065
    @niciimasaleban6065 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    27 ayaan noqday

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Carabta ayaan jeclahay aniga
    Somalida naag maseereysa lee laga sheekeynaa sidaas ayaan ku nacay

  • @CaishaAbdi-o8r
    @CaishaAbdi-o8r 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Budeedaba albaabka ilataganyihin yaah😅😅😅😅 wlahi hadalkaga wakuqodlaa😅😅 ayanddy

  • @axlaammaxamed2638
    @axlaammaxamed2638 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    aniga,kuwo soomalida,xiiseya

  • @falishassan231
    @falishassan231 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤

  • @maryamamohamed6104
    @maryamamohamed6104 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abayo qisoyinka somalida pleas qasatan gabar guleysatay dhirigalina ka hela io si fican ee igu baxda thanks qlbiyey💕🫂

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcz xbbt ayaaney labada wan jeclhy lkn qiso somali aad bn ujeclhy hanaga joojin wllhi cilmi baran baan ka barty waana ka faa iidey ayaaney wa runta waxa jiro gabdho marki nolol ka burburto isbahdilo ayagu
    Malin dhexe shiikh baa ka hadlayey qudbo siro buu ka waaninayey commontiga gabar baa kusoo qorty hadaan garoob ahy magali karaa

  • @IndhoosAhmed
    @IndhoosAhmed 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs byo wn kula soogaray kow lkn xay thy gabadha cudada aan galin

  • @saynabmohamedali5579
    @saynabmohamedali5579 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    2 daba lkn soomaali baanahay

  • @Mssqosalwanag
    @Mssqosalwanag 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Soomali lida rabna😂

  • @zahrashire7020
    @zahrashire7020 38 นาทีที่ผ่านมา

    Asc Ayaan cinwanka qisada waxba ka qaldan

  • @bouhoomar9355
    @bouhoomar9355 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan so garaay ayaney

  • @IqroAbdullahi-i5w
    @IqroAbdullahi-i5w 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    😊🥰🥰🥰🥰😇😇

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wuwa carabtaa xiiso leh
    Kuwa Somalida Mar Mar Lee kusoo duur

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wuwa carabtaa xiiso leh
    Kuwa Somalida Mar Mar Lee kusoo duur

  • @MuhiboIbrahim-lc6bz
    @MuhiboIbrahim-lc6bz 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wuwa carabtaa xiiso leh
    Kuwa Somalida Mar Mar Lee kusoo duur