Daruuf Dumar Full

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • #supercarab #haguleystojaceylka #higsino.1

ความคิดเห็น • 164

  • @RidwaanAhmed-s6f
    @RidwaanAhmed-s6f 3 หลายเดือนก่อน +35

    Walal ninkaa noloshaada kasaar waayo wuxuu rabaa in uu sifudud kuu xareesto wuuna ku khayaamay unasheeg hooyadaa asagane iskudiid kunadheh ilaa aad ixaal marisid kuu manoqo naayo xaas sababtoo ah wuxuurabaa inuu bilaash kugu xaraysto haduu ale ilmo kusiiyo hooyadaa baa kuu haynayso ani waxaan kudhihila haa ninka ku adkee hooyadaa na usheek ale karabkaaka hanoqdo allahuma amin

    • @RayaanHonasti-i6e
      @RayaanHonasti-i6e 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aaad iyo aad kaad walhi qab nin ma ahan 90 bilash buuu udha ha wan ku jeclahey 😢😢

  • @XasanMaxamad-i6s
    @XasanMaxamad-i6s 3 หลายเดือนก่อน +7

    Wllshy Qali wlhi Qisadaadu waa Qiso Aad u xanuun badan Allh sas uu ku dhahay super carab ku siiyay samee Allh isagana Xaqa xaaskiisa Allh tuso
    Amiin 🤲 🤲 🤲 🤲

  • @TilaawatuQuraan-ew2sz
    @TilaawatuQuraan-ew2sz 3 หลายเดือนก่อน +18

    شكراً جزيلاً وجزاك الله خيرا أخي الحبيب ❤

  • @faysalcabdi2167
    @faysalcabdi2167 11 วันที่ผ่านมา +1

    Niinkii gabadh ka oo hiya ama dhiiba allh hadhibo wlle niin rageed mahaa😢😢😢😢😢😮

  • @FaizahashiSiyad-od2co
    @FaizahashiSiyad-od2co 3 หลายเดือนก่อน +9

    fikir kada kula racy wax ficn ine hoyadeda mel kale kamqli lahed ine ushekto lkn adk thy ina hoyo ushekto sikasto thy aniga wax ugu deceynayaa ilhyoww ino dhibateda ka dulqado🤲🥺❤️

  • @AbdirhmanissedarwishDarwisha
    @AbdirhmanissedarwishDarwisha 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abyo allah ku sahlo wll qadar allah ku dhacay

  • @KhadarPaka
    @KhadarPaka 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wll qaali qisadaada aad iyo aad bayy u xanuun badan tahayyy marka 1aad allaha kaa dulqaado culayska🤲marka xigta wll usheeg hooyo waayo hooyo way Naxariis badan tahayyy marka hooyo usheeg ilaahayna tallada saaro labo Rakcoo salaad ahna tuko waan kuusoo Ducaynaynaa in ilaahay culayska kaa Dulqaado😢🤲

  • @NajmaAhmed-l8n
    @NajmaAhmed-l8n 3 หลายเดือนก่อน +9

    Allahuma amiiin
    Allah abaayo qalbigeeda hadajiyo xbbti ani waxa kudhihi lahaa fikirka iskadaa ileen uur ledehee tuko slalatul layl Rabi usheego waxkasta usheego,hooyana intaadan usheegin laba rakco tuko kadib hooyo usheeg Rabi kulajiro qeer Allah hakaaga dhigo isagana Rabi kudaa, Allah hakuu fududeeyo Faraj wanagsan Allah hakuufuro🤲🤲🤲🤲 Markasta xasuuusi و اللّه يعلم أنتم لا تعلمون
    Super Carab Please let us know how it goes😢

    • @RuquyoMuse
      @RuquyoMuse 3 หลายเดือนก่อน +1

      Najma mashalah Waxa dhihi lha adaaba dhahay Ilahey haka farxiyo walasheen somaliyeed

  • @fardowsamohaz6087
    @fardowsamohaz6087 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi xanuun kadaran majiro abyo allah kufududeyo 🤲

  • @ABDIMAHADABDI
    @ABDIMAHADABDI 3 หลายเดือนก่อน +4

    ilahow ku saqir ahmiin yarabi🤲🤲🤲

  • @ShaymaMahdi-b1r
    @ShaymaMahdi-b1r หลายเดือนก่อน +1

    جزاكم الله الخير 😢😢😢😢

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 3 หลายเดือนก่อน +5

    Wlll carab jazakallahu kheyr ❤❤❤

    • @LeylushAdontiAlle
      @LeylushAdontiAlle 3 หลายเดือนก่อน +1

      Wll Ma Adiga Qofka Ku Dacday qisada

  • @xamdimohamed1984
    @xamdimohamed1984 3 หลายเดือนก่อน +5

    😭Alla qalbiga wlhi Intan Qisoyinka hiigsi dawanayay baba kala darnadane Tan wax kaxanuun io Ciil badan Xumanta qof aad kafilaneyso io qof adan kafilaneyn aya jiro Nabsiga gabadhasi yar allaha kaso saaro😢Ragga Cadow ayey ubaten wlhi Nin haduuba guur qaraoon ka Codsado wlhi ma ahan mid mustaqbal karabo hadu dacad yahy Xatta uuna wax hesanin kaliya walidintada Si sharafleh hakaga doonto Allahow na illaali Mustaqbalkana no wanaji🤲Cadow gacanta hanogalin😢Gabdhan yar allaha dhibta kadulqado wlal Talada Wlalken Hiigsi qaado allaha Badal kheyrqabo haku siiyo🤲

    • @RayaanHonasti-i6e
      @RayaanHonasti-i6e 3 หลายเดือนก่อน

      Aàmiiìn dan tiiisa markuu garey ayuu jes jes kubilaawey runtii😢😢

  • @Mahamedhuseinibrahim-ge9ic
    @Mahamedhuseinibrahim-ge9ic 3 หลายเดือนก่อน +5

    Walaashey waxaan kuleeyahay Rabbi hakaa dulqaado culeeska kusaaran

  • @fadimadahir
    @fadimadahir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Marka ugu horeyso illhey talo saaro kadib hooyo waxii jiro usheeg i.a Allah qalbigeeda haku soo aadiyo wllhi Raga qaar mar keydan leyyihiin malab yihiin Culeyska io kurbada heyso gabadha walasheyna Allaah haku dulqaaado ❤

  • @CafiifoxasanCabdule
    @CafiifoxasanCabdule หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi qisadaas oo kale ayaa igu dhacday😢😢😢😢

  • @WalalQaali
    @WalalQaali 3 หลายเดือนก่อน +4

    abayo usheega hooyo dhaa wayoo hoyadhu wamiidh naxariisabadhana❤😂😂😂😂

  • @PhanaxleyAxmed
    @PhanaxleyAxmed หลายเดือนก่อน +1

    Anee igu dhacday qisadaan waana.mamulaha scholkena wlhi lkn alxmdullh meher wakadiday
    gbar.oo.sidas kusameyay ayaa idhday anaa.meher.legu sooxeragaliyay yaan.lagu sirin alxm wlhi gabadhasna.usoduceya cideda.maoga inee uur.uledahy maamulaha😢

  • @aishoahmed486
    @aishoahmed486 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa ka mid ahay dadka aadka ugu xiran channel kaaga oona aadka uxiisayso qisooyin iyo habka aad noogu soo gudbiso. Alle hakula garab galo dadaal kaaga walalkay qaali❤️. walalayaal wiilka usaara like ta oo channel kiisa aan kor uqaadno insha allah.

  • @FadumoAhmed-g5s
    @FadumoAhmed-g5s หลายเดือนก่อน

    axxx qalbiga ixanuunay😢😢

  • @عائشة-ه2ذ
    @عائشة-ه2ذ 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ax ala xanuun😢 hooyo usheg❤

  • @Hamdaibra
    @Hamdaibra 2 วันที่ผ่านมา

    Walahi gawadhan marka ninka laka rewo isku mid ka nahay hadana hooyadey u shaqeya alxamdollilah 🤲🥺

  • @FarxeyoAbdi
    @FarxeyoAbdi 4 วันที่ผ่านมา

    Abyo woshak Hooyo wiko fami dota😅😅😅😅😅😅sori Abyo❤

  • @RuquyoMuse
    @RuquyoMuse 3 หลายเดือนก่อน +2

    Amiin❤❤

  • @LaylaWarsameMaxamed
    @LaylaWarsameMaxamed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wallashey cadow ayuu ahaa
    illaahay.hakaaga aar ogyo idhibkasta hakugu ahaato u sheeg alle qalbiga haku qabòjiyo😢😢😢😢 wallashey hooyo alle haku sakhiro

  • @WardaMaxamed-m9w
    @WardaMaxamed-m9w 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alle hakuu sakhiro wllo 😢😢😢wllhi waxanuun😢😢😢

  • @iqrocabdirishiid
    @iqrocabdirishiid 3 หลายเดือนก่อน +2

    Amiin

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahey swt qalbigaaga hakuu qawoojiyo I.a wllsheyda 😢😢😢😢 wllhi xunuun waayo ar ragga ragoow Ilaahey swt ka baqa dumarka yaan lagu dheelin 😢😢😢

    • @queenislii-
      @queenislii- 3 หลายเดือนก่อน

      Abwe wey na dhibateyen😭kuwa magaca idinka wata😭🙏

  • @SagalxassanShariif
    @SagalxassanShariif 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aamiin yaarabi

  • @LovelyHorseShoe-xc2xe
    @LovelyHorseShoe-xc2xe 3 หลายเดือนก่อน

    Walahi waa qiso xanuun badan 😢😢

  • @YasmiinMaxamed-f7u
    @YasmiinMaxamed-f7u 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin.❤❤❤❤❤

  • @nimconajax-lq4ru
    @nimconajax-lq4ru 3 หลายเดือนก่อน +6

    Balant ilaali asaxbey like saara video ❤

  • @IsraBashir
    @IsraBashir 3 หลายเดือนก่อน +5

    Abayo talda higsi uu kusiiye qaado wan kudaremayna abayo ilahay haka dulaqaado murugta iyo xanuunka😥

  • @sadiaibrahim9389
    @sadiaibrahim9389 3 หลายเดือนก่อน +2

    Walaal maxey ku dhamaatey sheekada oo ninkii ma sidii buuku joogey oo hooyadeed ma ogaatey walaahi waa xanuun😢

  • @princessruuzina375
    @princessruuzina375 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ragow dumarka u naxriista😭😭

  • @fadumohussein3075
    @fadumohussein3075 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @asmaali6715
    @asmaali6715 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllshy ilahay qalbiga haku qabojiyo tan kale gabar uu bilash ku Helo buu raba banankas ka mar ninkaas hadii ilahay ilmo ku siiyo iska korso mida kale salatulel tuko astqafaarta io saliga nabiga salallahu caleyhi wasalam Badi ilahay farj kheyr qaba haku furo 😢😢😢😢😢 Ila shaly qasadin waan ilawi kari la hay ax😢😢

    • @zamzamibrahim6977
      @zamzamibrahim6977 3 หลายเดือนก่อน

      Iney bananka kamarta ayaa ufican walahi wixi dece weey deceen lakinse qof xaas lonoqda Maha kaas 😢hadow ilma kala iyu culees lee uziyadhinaa walahi ...

  • @maryanmohamedali4187
    @maryanmohamedali4187 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdho ragaan Dururfta idinkaga fa'ideysanaayan iska celiya😢😢
    Gabadhana waxan leyahy ilahey qalbiga haku qaboojiyo abaayo wan kuuso duceyn doona😭😭

  • @SaafiyocabdulaahiShosmaan
    @SaafiyocabdulaahiShosmaan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllkey allah kuxafiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NuurtoSheekhxuseen
    @NuurtoSheekhxuseen 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aamiin yarabi

  • @Farxaan-i2b
    @Farxaan-i2b 2 หลายเดือนก่อน

    Walashay qadar rabi aya ku dhacday ee salada badi insha alah

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qof aad u liita in uu gabadhaas maskiintaa saas u galo allah akbar subxaanallah 😂😂😂 illahay ha u saqiro talada subur carab qaado abaayo hooyo u sheeg illahay talo saaro inshallah

  • @RahmoAbdi-e5l
    @RahmoAbdi-e5l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aaminin aaminin ya yabi abayo

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 2 หลายเดือนก่อน

    Siduu qalbiga o ga dhaway gabadhasi yar Asina Allaha udawaco, asiga iyo mid Alle ila ogyahay oo iqiyamey😢😢

  • @dalmarahmednoah4770
    @dalmarahmednoah4770 3 หลายเดือนก่อน +11

    Aniga ugu horeeyay like-ta sag sagen 🎉

  • @Maahircadde-j3x
    @Maahircadde-j3x 3 หลายเดือนก่อน +2

    Rabi hanoo saqiro amuuraha

  • @NajmoCisman
    @NajmoCisman 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mustaqbalka ala ka halee gabadha ninka sas u galy calosha i xanty wllhi😭🥺😪

  • @kaltuumaAbdullahi
    @kaltuumaAbdullahi 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allah kudulqaado cariiriga
    waayo waa imtixaanka aduunka
    waana raga qaar xaladooda ayaa sas ah

  • @بلنعمر
    @بلنعمر 3 หลายเดือนก่อน +2

    runti ciil badanaa😢😢

  • @HamdaDiamond-e2n
    @HamdaDiamond-e2n 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi wn ooyay wll illhy farsha khayrqapo haku hordhigo wax walpa ilaahy hakuu fudaydiyo

  • @NuuraCali-y5j
    @NuuraCali-y5j 2 หลายเดือนก่อน

    Wall alle culyska ha kaa dul qado wll😢 suber carab taladisa rac wll inshaa allah alle wax kazta uu ku fidydin

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allaa ciil badanaa😢😢😢😢😢

  • @NasroMaxamed-ye8xb
    @NasroMaxamed-ye8xb 3 หลายเดือนก่อน +3

    ilahayy culayska hakaa dulqaado abayoh😢

  • @sadiaibrahim9389
    @sadiaibrahim9389 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin ya rabil caalamiin

  • @بلنعمر
    @بلنعمر 3 หลายเดือนก่อน +2

    insha allha khar wll mcnto

  • @Bishaarodagan
    @Bishaarodagan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aaaax aax allah xanuun badana ilmada iga socota tani qiiso ma ahan😭😭😭😭😭😭😭😭
    Nin waa cadow pleas gabdhow iska ilaaliyaa qalbi jilecena noga faideystan

  • @shiikedhallahow7046
    @shiikedhallahow7046 14 วันที่ผ่านมา

    Wlhi gabar somaliyed oo la ciilo dhimasha ka xigaa😭😭

  • @SagalxassanShariif
    @SagalxassanShariif 3 หลายเดือนก่อน

    Allha ku garab istaago hooyo ulawadaag dhiwaatadaada kuheeysato abaayo ❤❤❤

  • @AxmedCabdi-rg5us
    @AxmedCabdi-rg5us 2 หลายเดือนก่อน

    Ilmaha is kasoo xaaq oo isga soo rid waayo aduu inta aadan cidi kufahmin kafa idayso marka labaad ka codso madaxaaga mida sadexaad hooyadaa u sheeg siwalba ha dhacaane lakiin inuu mida kale hooyadaa waa qof calool jilcan😢 hadaba mida kale isagana ilahay ha ka jaro yaa rabi ilahay ha kaga jaro aduuna qalad wayn baad gashay😢

  • @maxameddeeq-k6b
    @maxameddeeq-k6b 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaha oo dhan tan ugu caqliga yar, waa gabadha nin haduu ku dhaho qudbasiro ayaan isku guursanaynaa, ka aqbasho😮, war caqli isku yeelo 😅😅😂. QUDBASIRO ninkii kuula yimaada, in uu ku kala dhigo lee buu rabaa wllhi😂😂😢. DIIGNIIN!!! DIIGNIIN!!!.

  • @NasriIbrahim-n8i
    @NasriIbrahim-n8i หลายเดือนก่อน +1

    Huno ilahy, baa ku la. Jara waxn ilahy kag baraya, inad dhabatada kaa baxdo iin shalha

  • @hibaaqahmed9331
    @hibaaqahmed9331 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ax xanuun bdna 😭

  • @LeylushAdontiAlle
    @LeylushAdontiAlle 3 หลายเดือนก่อน +1

    Allow Xalka Adunka Wanaji Allow Raga Somaliyed Qalpiyadoda. Noso Jedi Oo Ka Dhig Kuwi Rasulkeni Scw Dar Darankodi Qatay😢😢😢

  • @AdnishHassan
    @AdnishHassan หลายเดือนก่อน

    ILHYOW MURUGTA KA SAAR MASKINTA😭ARXAN DARANA 😭💔ILHY DHIBTA HAKA SARO WLHI WAA XANUNU

  • @sucaadsucaad-c6x
    @sucaadsucaad-c6x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay hakuu gargaaro abaayo😢 waa xanuun wllhy

  • @UmaymoCabdulaahi
    @UmaymoCabdulaahi 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Apayo hoyaa waa saxiidadaa aad haysato
    Marka wax wax ba usheeg apoyo 😥😌

  • @ubaxsiciidwarsame7502
    @ubaxsiciidwarsame7502 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo mcn talada higsi uu kusiiye qaado waan anigaba taas ayaan kusiin lahaay aamin ilaha kaa dulqaado dhibatada kuhaysato

  • @breezyofficial691
    @breezyofficial691 3 หลายเดือนก่อน +2

    waxaas iney kaogalaato meysan eheeyn wlle😮😮😊

  • @IbraYare-m8dia
    @IbraYare-m8dia 3 หลายเดือนก่อน

    Allahoo dhef ogu badal farxad wey kudambeysaa insha Allaha 😢

  • @Ramlamaxamet
    @Ramlamaxamet 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahaw kan aml kaa megen galney😢

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 หลายเดือนก่อน

    Wajigiiisii runtaahaa muumkeenay masiibo haddaysan Gabar qayaanin way jirin qayaano guul in ay gaarsiinayso bay u qBaan duli kuwa afka aad umacaan badanaa waa masiibo

  • @ibrahimabdullahimohamed1373
    @ibrahimabdullahimohamed1373 3 หลายเดือนก่อน

    Walee hadaanu nahay raga soomaaliyeed kuwa ookale ayaa nagu dhex jiro walaasheyda qaali aheed wax kheer kuugu jiro Allaha haku waafujiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Canbaro-p8n
    @Canbaro-p8n 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo hooyadda la fariiiso is daji usheeg 😢ilmahaasna iska korso ninkana ka bixi noloshaada qaladkasna sameese rabbigaaga ulaabo hooyada wa qofka kuu ceebqaronaiye usheeg mise talo kle ilmaha iska so xaaq lkn 2danbi ha isku galin sino iyo ilmo so riditan hoyo usheeg ilmahagana korso 👍💔Sorrina abaayo Nin gabadh lahayee waa nin aan gogol lahayee 😢

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 หลายเดือนก่อน

    HEMERKAA BA SHAYDAANKA MEHERIYAY BAA KA DARAN

  • @iqroXasan-my1xp
    @iqroXasan-my1xp 3 หลายเดือนก่อน

    Wllhi Waa Qizo Xanun padan Runtii ilaheyy Talo Zaaro Payo Raga Qaar runtii Damiir Naxo malahan intey Dan Kaleyihiin ayey ku par paryayan Wllhi Waa Aduunyo io Xalkeeda😢😢😢💔😭

  • @faysalcabdi2167
    @faysalcabdi2167 11 วันที่ผ่านมา

    Markii uhooreysay ay argtay inasnu ujeedi isagana dhulky lajarii lady
    Ilmuhuna udhawaa inksa ty dabii cadiima tahy waxay tegildy dhakhtarkaa baalkisay miir siinlayd 😢😢😮

  • @ardowarsame5351
    @ardowarsame5351 3 หลายเดือนก่อน

    Waad mahdsantahay inaan sheekada aad ka saartey muusiga

  • @AnasCabdiqaadir-q4n
    @AnasCabdiqaadir-q4n 3 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @FaisaAli-c4y
    @FaisaAli-c4y 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry 😢😢😢😢😢Abayo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hinahinda2285
    @hinahinda2285 3 หลายเดือนก่อน

    Aadban ugu xumahay wlashy ilahy wxan ka barya inu ilahy qalbiga ku qabojiyo hoyana sida anaga ngu shegty ugu shek wxan rajyna iny ku fahmto hoyo isagana ilahy xaqa fahmsiyo lkn adiga haisku duleyn abyo gabar karti leh ayad tahay sidad ugu dhiraty inad hoyo cawiso ugu dhiro hdana inad dhaxda udhuqsato o Dan dib danbe ninka ubaryin wan huba inu kuso laban dono o sida adiga ugu oysy isagana kgu oyn dono adunka sidas iska ah wlashy qali nolol mida ka qurux bdan kurajyna I.a❤Mar kle haisliidin abyo manta inad adigu dhiban thay umalysa lkn isaga dhibta kga danbyn dono hubal

  • @nafisocali9869
    @nafisocali9869 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo alle tala saaro mar walbo alle bari ninkaan kuma rabo hooyadaa wax walbo usheeg ninkaa neh iska daay dhibaato kale ayuu kuu horseedaa😢😢

  • @sageyboss7004
    @sageyboss7004 3 หลายเดือนก่อน

    3 Sadax waliga kamaharayan
    1.Habar waalid
    2.Hadima xoolad
    3.Hasawa dumar

    • @ramlajei5674
      @ramlajei5674 2 หลายเดือนก่อน

      Hadiina xolad maxaa kawada walalo😅

  • @zamzamibrahim6977
    @zamzamibrahim6977 3 หลายเดือนก่อน

    Abayo waxaan kudihi lahaa Horta Hoyoo lawathaag waxa kugudece , Allah in bathan kuxirnow ..walahi ninkaas qof xaas loo noqdo mahaan , hadow si futhut ayu guri kugugeysanaa kadibna nolosha cariiri kagadigaa markaa ilma udashit , hada hal cunug lee waya qof athag oo goan le noqo abayo 😢 Allah ayaa garabkaaga ah mar walba .lakinse marna inuu si futhut mar labaat kaga faitheysa haka yelin ..

  • @MouktarYare
    @MouktarYare 3 หลายเดือนก่อน

    Allah Alah😢

  • @SalaadoMaxamuud-e9u
    @SalaadoMaxamuud-e9u 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢 hooyo mcn lawadaag ninkana go aankaqaado hooyo wey kufahmee

  • @YasmiinMaxamed-f7u
    @YasmiinMaxamed-f7u 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakariyeabdi2542
    @zakariyeabdi2542 3 หลายเดือนก่อน

    ilaahay gacmaha utaago oo ku dacweeyay asagaa kuu gargaaraya

  • @simranabdi3052
    @simranabdi3052 3 หลายเดือนก่อน

    Abyo allah talo saaro slatul leyl tuko astaghfaarta badso iyo saliga nebiga allah ayaa albaab kuu furaayo insha allah ninkaasneh warkiis dhan iska xir alle kudaa illah wuu ujeedaa siduu kuu galey😢

  • @123xamda
    @123xamda 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allh ha kuu gargaaro abaayo Allh talada saaro hooyona u sheeg hooyo waa naxariis badanthy Wanay ooganaysa kolayba Allh cuulayska haha dull qaado😢

  • @luqunfvasa1358
    @luqunfvasa1358 2 หลายเดือนก่อน

    Wall qisadyda aan kula wadaago

  • @laylasalax3865
    @laylasalax3865 3 หลายเดือนก่อน

    😢🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @LovelyHorseShoe-xc2xe
    @LovelyHorseShoe-xc2xe 3 หลายเดือนก่อน

    Walaal wahan raba in can qiso kuso ban dhigto adigo mahad san maciga cag bale

  • @IsmahanCNasirAweys-cq2lu
    @IsmahanCNasirAweys-cq2lu 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢ilahey haku gargaro😢

  • @rinaalabdallaali5064
    @rinaalabdallaali5064 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aaamin aaamin aamin aamin aaamin aaamin yaa rabi yaa raxman baryadena naga aqbal oh naga ajiiib yaa allh 🤲🏻

    • @saidomohamed3442
      @saidomohamed3442 3 หลายเดือนก่อน

      Ameen yaa rabi Ameen yaa rabi Ameen yaa rabi Ameen yaa rabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Rayant1l
    @Rayant1l 3 หลายเดือนก่อน

    Wasye

  • @FadumoQasin-d9u
    @FadumoQasin-d9u 3 หลายเดือนก่อน

    Ax sorry 😢 abyo nin sidaan kuu galay allah xaqa ha tuso allah waxa kaga baryaa culeska inoo allah kaga dul qado yarabi allah Tala saro l.a abyo waa ka baxeesa abyo waan kusoo duceenaya marka salada dukanyo allah faraj qer qabo allah hakuu sahlo abyo mcn hoyo mcn wee qalbi jilcan thy usheeg wax walboo jiro l.a

  • @faadumofaadumo6364
    @faadumofaadumo6364 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dhibakan hadu iheysta wlhi😢

    • @NAFISA12643
      @NAFISA12643 3 หลายเดือนก่อน

      Sorry abyo ilahe isku xir wax ka halabayo majire🥺

  • @KhadrogacamayNuur
    @KhadrogacamayNuur 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo usheeg hooyo waxaalaga yaabaa in khayrku kuugu jiro in aad usheegto hooyadaa way ku fahmaysaa xataa hadaadan usheegin isagana ilaahay xaqa hatuso😢

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 3 หลายเดือนก่อน

    Ax ax 😢😢😢😢😢😢 inaad yeesha ma aheen subxana alah srry abayo alle ha kula garab galo gabdhow qudba siro hayeelina waayo asagooo wax kasta inu bixiyo qasab ma ahan maskiiiin lkn maxuuù sas oogu galaaaaa ax ax 😢😢😢😢😢 ma her aan Lagu bixin maher ma ahan yaaab

  • @OmarNafisa
    @OmarNafisa 3 หลายเดือนก่อน

    Allah allah