Dhaqanno Layaab leh oo Turkidu ay Leeyihiin || عادات وتقاليد الشعب التركي

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024
  • Caadooyinka iyo Dhaqannada Dadka Turkida ayeynu Muuqaalkan kaga Hadlaynaa, Fadlan si ay Bulshada u wada Gaaadho #Dhaqano #Turkida #Like #Share Dhaqannada
    You can contact me (Voice/Text) by: t.me/Shaakirtube
    Follow us on Facebook
    / shaakironline
    Follow us on Instagram
    / shaakironline
    Subscribe our TH-cam Channel
    / shaakirtube
    Hadii aad Channelka Taageeraysid fadlan Guji Halkan:
    www.paypal.com...
    ShaakirTube Shaakir Tube Shakirtube

ความคิดเห็น • 148

  • @lula383
    @lula383 2 ปีที่แล้ว +1

    Very useful information . Kasia allahu Khair

  • @abdifatahshafat4523
    @abdifatahshafat4523 3 ปีที่แล้ว +4

    came here to learn about Turkey, but I stayed for the Somali. The brother speaks Somali impeccably.

  • @lula383
    @lula383 2 ปีที่แล้ว +2

    Calankooda dhiig baa Ku baxay badan inay wadankana Ku qabsadaan , mujahidiin badan baa u dhintay 🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷❤️❤️❤️❤️❤️

  • @misseuro6108
    @misseuro6108 3 ปีที่แล้ว +3

    ماشاء لله الله يحفظك اخي

  • @Vonaark28
    @Vonaark28 2 ปีที่แล้ว +2

    ASC Brother. Aad baad ugu mahad
    Santahay casharkaan dhaqanka Turkida.

  • @makohersi5856
    @makohersi5856 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa information fiican

  • @marianhaji791
    @marianhaji791 3 ปีที่แล้ว +3

    Jazakhllhu kheyr

  • @ayaankhadar3255
    @ayaankhadar3255 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahsanid zhp

  • @aydenadventures7965
    @aydenadventures7965 2 ปีที่แล้ว +2

    Excellent explanation jazak Allah keer

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid🙏

  • @fathiyayusuf9226
    @fathiyayusuf9226 3 ปีที่แล้ว +4

    Good information aboowe. Thank you.

  • @xumeyraqaali
    @xumeyraqaali 3 ปีที่แล้ว +18

    Iga badan wiilasheena somaaliyeed❤ ilaaheey hanoo daayo wiilasheena mad madow iyagan isfahmeynaye feera yare😁

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +4

      Hhhhh Fariid, Nin Gacan u Qaadaya Hableheenna Maxaaba inoo Keenaya

    • @ahmedromanio
      @ahmedromanio 3 ปีที่แล้ว

      Hhh your funny wlh lkn qar cad cad ku jiro fero weyn leh not all of them

    • @ahmedromanio
      @ahmedromanio 3 ปีที่แล้ว

      Sida aniga cml hh

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali 3 ปีที่แล้ว

      Ilaaheey hasoohadeeyo gabdhaha walalehey oo haminaya raga qalaad🤲

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali 3 ปีที่แล้ว +2

      officiall alxmdulilaah waankufaanaa jareer nimadeyda African nimadeyda soomaali nimadeyda adigana kufaan oo duceyso wll

  • @abdiqaniahmedmohamed6413
    @abdiqaniahmedmohamed6413 3 ปีที่แล้ว +3

    Mncha allah
    Allah haku barakeeyo 😍👏🤲

  • @nuriahassan7369
    @nuriahassan7369 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah walalkey Allah kubarakeyo waxbadn ayaan kaafaidey

  • @awaysjaylani2475
    @awaysjaylani2475 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah. Walal guul baan kuu rajeynaa waana kaaga mahad Celinaa macluumaadkani

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah waad latalisay soomaalida khayr allah ha ku siiyo

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaal jira allaha nookaa dhowro masha allaah keep going

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 ปีที่แล้ว +1

    SOOMAALI KOODII AARAN RABIN MIYAA MID KALE ILAALIN

  • @user-gp4fh6kh1z
    @user-gp4fh6kh1z 3 ปีที่แล้ว +2

    Saalan qiimo leh Ustaad shaakir

  • @Kaarshe_channel
    @Kaarshe_channel 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah wllkey qaliya
    Ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo
    Sidaad noogu soo gudbisay waxyaabo badan
    Aanan aqoon uga laheyn dalka turkiga
    Markastana waan ku tixanahay barnaamijyadaada aadka umuhiimka ah

  • @Udug24
    @Udug24 3 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah aboowe mahadsanid wax badan kaa faaiiday

  • @abuanas4620
    @abuanas4620 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaaah Yaxfadak Walaaal 👍👍👍❤

  • @adnanvamos3853
    @adnanvamos3853 3 ปีที่แล้ว +1

    M. A jasakahu khayran wallo

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaba dhaqan wanagasan intiisa badan

  • @diinaarixasan5423
    @diinaarixasan5423 3 ปีที่แล้ว +1

    waadad dhaqan adag cajiib

  • @qaliabdullahi889
    @qaliabdullahi889 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshaa Allah, Jazakumullah khayr
    Anigu kuma nooli Turkey Laakiin wax badan ayaan ka faa’iiday sheekadan hadaan beri kamaalin tago.
    Inta joogta wadankan waa inay casharkan weeleeyaan oo ku dhaqmaan. Waa cashar buuxa oo sanado lagu qaato balse nin kuu hagarbaxay kuu soo koobay. Thanks again

  • @fartuuncabdikariin2752
    @fartuuncabdikariin2752 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @meecaadocabdiraxmaan7765
    @meecaadocabdiraxmaan7765 3 ปีที่แล้ว +2

    Maacha allah dad badan ayaad u faaidaysay wll oo aniga aan ka mid ahay khayr allaha ku siiyo

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakalahu kula qeyr.

  • @canabgoox4265
    @canabgoox4265 3 ปีที่แล้ว +3

    Somalidi jirada dumarka qabey dhibaata kuhisata qurbah aayy tageen ileen iyaga ayaan dumarkooda kuxad gudbe ee
    Turkida gabdho hood meel dheer ayeey kajoogaan eeg eega walee indhahaa laidin kasoosaari

  • @fowzahmed2694
    @fowzahmed2694 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAlaah sidaad ubaratay dhaqamada Turkida waxan ba jeclaaday ninkii Turkiga ahaa igabadha dharbaaxay wuu aaminay iyana doqoninadii soomaliday ultagtay bagu udilay masar fiican weye

  • @zamzamcaalim5054
    @zamzamcaalim5054 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walaal waxaa tahay macalin cajiiba allah ku xifdiyo

  • @rawdarawda5678
    @rawdarawda5678 3 ปีที่แล้ว +6

    1.5baadawaatay comments kuna 35qof walaalayaal iskadaaya bakhaylnimada😥😥

  • @deeqayuusuf3864
    @deeqayuusuf3864 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll axmed

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaah Akbar Ascwb Jazaak allaahu Khairun ad iyo ad bad u mahad santahay arimo badan ban no faideysey

  • @ahmedqumbe3644
    @ahmedqumbe3644 3 ปีที่แล้ว +5

    Midda ah in hal qof lala socdo turkidu wey nooga fiican yihiin haddaan soomaali nahay qof dhan baa qof been ku aqrinaya dhowrsano maalin danbena wuxuu dhahayaa aniga waqtiga uun baa kula qaadan jiray madada daala ayaa ii ahayd runtii qofkaas ama ragg ha noqdo ama dumar dhaawac intee le eh gaari kara markuu dhaho maxaa kaa siya ama dhahdo maxaa kaa siya waxaa loogu jawaabayaa wll waligay niyadda kuma galin.

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 3 ปีที่แล้ว +2

    DHAQANKAA BA SOOMAALI MID WALBA SI BAY DHAQANKA U FASIRIN BADANAAN XUMAAN BAY U FASIRIN:

  • @asadlionish
    @asadlionish 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walal laakiin waxay ahayd inaad cinwaanka ka dhigto 13 dhaqan oo wanaagsan waayo dhaqamo xunxum oo ay leeyihiin baa jira oo aanan meel kale ku arag intaan marayay dunida min Africa ilaa Asia ilaa America waxaana iigula yaab badan laba dhaqan mid guud iyo mid ragga gaar ku ah :
    Kan guud waa cabbista sigaarka yar iyo wan iyo rag iyo dumar umana yaqaaniin ceeb ama dhibaato sidoo kale markaaad wadada marayso way kugu buufinayaan oo qofka ka dambeeya ama dhinac socda inuu dhibi karo xisaab uguma jirto
    Dhaqanka labaad ee ragga gaar ku ah waa dilka naf gooyada ee haweenka oo ninku naagta uu la socdo ama uu furay inuu nin kale la saaxiibto ama ay guursato dhimasho ayuu ka xigaa aad bayna ugu badantahay laynta haweenku .
    Labadaas ayaa iigula yaab badnaa way jiraan dhaqamo kale oo wanaagsan oo 13 kaa soo raaca sida inaysan shaaric xanjo ku ruugin sidoo kale aysan ku xaaqsan ama candhuuf ku tufin .
    Sidoo kale gacmaha waxba kuma cunaan aad bayna ula yaabaan in qofku cuntada faraha la galo taasna reer galbeedka ayay kala simanyihiin .

    • @islamicworld9438
      @islamicworld9438 3 ปีที่แล้ว

      Lkn maxay udilayaan naagta ay fureen😳

    • @n.a.1916
      @n.a.1916 2 ปีที่แล้ว

      @@islamicworld9438 way maseer ama hinaase badan yihiin

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 3 ปีที่แล้ว +7

    Turki dhaqankooda waa mid cajiib ah wlh MashaAllah

  • @lula383
    @lula383 2 ปีที่แล้ว +1

    Aboowe taswiirta background waa magaaladee ?

  • @ayaanalimohamed8431
    @ayaanalimohamed8431 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid waxan aad ugu faraxsanahay inad warbixin dheer naga siisay dhaqanada turkida waxay noo tahay waayo aragnimo

  • @tikatanga5432
    @tikatanga5432 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaaah wll qaaali wax badan baaan kaaa faa,idey alle haku xafido

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 3 ปีที่แล้ว +1

    Talo fiican baad siisay wixii cawaan ah. Ajir alaha kaa siiyo

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle ayaa mahda is kale margu Somalia iga beeray waxan leyahay gabdha Somali ha guursanina nina aan Somali ahan ragana sodokale

  • @ramlaaden8002
    @ramlaaden8002 3 ปีที่แล้ว +2

    Shugrn wll

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 3 ปีที่แล้ว +5

    Ajaanib oo dhan in la iska daayo soomaali lee lagu ekaado ayaa wanaagsan runtii qasaaro waaye guurka ajaanibta

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxweyn ayaan kaa faa iidnay masha allaah allaha kudhowro

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 3 ปีที่แล้ว +1

    waaa mahadsan tahay walalow

  • @user-cf8tu7di2t
    @user-cf8tu7di2t 2 ปีที่แล้ว +1

    Ay bey wataan Qamri bey iska cabayaan Sidii reer yurub bey u dhaqmaan

  • @user-ib8hb6bz5i
    @user-ib8hb6bz5i 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxad katagtey okale macalin
    Cuntada kadib ayey cadeydaan
    Tusale marki subixi sokacan waxbey cunan kadib cadeydan
    Macalimdena noshegtey

  • @cardafshow3080
    @cardafshow3080 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallaah horay usoco shakir

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 3 ปีที่แล้ว +2

    SALAAN SARE USTAAD SHAAKIR

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Salaan Lamid ah Walaalo

  • @hana8824
    @hana8824 3 ปีที่แล้ว +10

    Dhaqanka aanleenahay ee aan xitaa anigu dhibsado waxa kamida sanka oo lataabto cidii aqrida qoraalkan fadlan kawaantooba inaad sankiina taabataan markaad gurigiina kabaxdaan

  • @sacaadomaxamed1875
    @sacaadomaxamed1875 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashlaah waad mahadsanthy shaakir waxaan aad ugufarxay halka ee gabdha ha gaadhsiiyeen iyo sida eey u ilaaliyeen taas oo ah wadadii ilaahy uunoobaray ingabshaha la ilaaliyo sharaf na eey kudhex leeyihiin umada runtii waa wax lagufarxo soo maalidana weey leeyihiin rag badan oo xurmeeya gabdhaha ilaa liyana lkn waxaa inagubaday hada dhaqamo xun xun lkn waxaan aad ugu far xay dha qanka ah adigoo meel banaan helaya ha ag fadhisan xaqiiqdii waa sida aan jec lahy anigu majecli meel nin aji nabi ah ama maxrsmkeeyga aan sheeyn uufadhiyo inaan fadhisto anigoo helaya meel banaan isagana sidaas ookale ayaan heclahy inuusan iisoo dha waan waxaa igu tar biyeeyay aabahay kheeyr badan alaha siiyo

  • @nrmohd2342
    @nrmohd2342 3 ปีที่แล้ว +3

    Wl waxaan jeclaan lahayn inaad videoyadaada eysa 5-8 daqiiqo eysan ka badnaanin thanks aad iyo aad

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +3

      Talo fiican, Sometimes mawduucaa kula tagaya, Mahadsanid

  • @zainababdilahi6818
    @zainababdilahi6818 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaal meelaan kaalasoo xiidho iisheeg jawaap baan kaasugi insha alh wll

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +1

      Call Number: +1 (587) 557-3320 Saacadaha la iga soo wici karo waa:
      - 09:00Am ilaa 12:00Pm (Galinka hore xilliga Soomaaliya)
      - 05:00Pm ilaa 09:00Pm (Galinka dambe xilliga Soomaaliya)

    • @zainababdilahi6818
      @zainababdilahi6818 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ShaakirTube waad mhadsanthy wll waan kula soohadli insha alh

    • @zainababdilahi6818
      @zainababdilahi6818 3 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube kan wll wetap wuu iigu sooqaban waayay lapar wetaple makaaheli karaa

  • @maryanmumin6311
    @maryanmumin6311 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walal kaso hadal caafimadkooda suuyahay waxan raba I am xalada caafimad iso aaso plez

  • @rawdarawda5678
    @rawdarawda5678 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah walaalkay hore usoco

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว +2

    Asckm walaalkeen allaha kudhowro masha allaah 💔❤️❤️🌿🌾🌾🌿🌿🌷💘👍💝🌹💐💚🌸🍂🍀🍀👩‍❤️‍👩🍁🍁🥀💖💖💞

  • @runimodonkiisyl6278
    @runimodonkiisyl6278 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal hadii ankahelo gabardh tukii sideban kuhelikara ama ula hasabikara?

  • @maryanmumin6311
    @maryanmumin6311 3 ปีที่แล้ว +2

    Aado

  • @kekekekekrkrkrkrjfjrkrkrkr5998
    @kekekekekrkrkrkrjfjrkrkrkr5998 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc shaakir walaal waanku salaamey waxaan ahay maamo soomaaliyeed waad mahadsan tahay wacyigelintaada wax badan ayaad bulshada u heysaa walaal turkiga ayan guri ka rabay teleefoonkaaga iisoo dir adigoo mahadsan thank you walaal scww

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Walaal anigu Guryo ma iibiyo, Laakiin talo bixin wan kusiin karaaa, Telegram ayaad igala soo xidhiidhi kartaa t.me/Shaakirtube

  • @Mulki-mc5rh
    @Mulki-mc5rh 3 ปีที่แล้ว +2

    Bihayaa gofka laga daba daadinaya mocooydey markaa yaraa baan arki
    jiray iyadoo sameyneysa waxaan daganeyn lughaya awdal markay hooyo safrayso waxay odhanjirtay biyihii maka dabo daadisay waxay aaminsaney in safarku u fududaanayo oo uu soo nabad nogonoyo maalin baan ku asked musalsal turkiya aad iyo aad baan ula yaabay inay iyaguna sameeyaan walaahi caadadaa cidkale oo somaliya maku aragteen
    Arki jiray

  • @abuanas4620
    @abuanas4620 3 ปีที่แล้ว +3

    👍👍👍❤❤❤🌹🌹🌹👌👌👌

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 ปีที่แล้ว +6

    Naagaha somalida 10 nin bay been kusoo maaweeliyaan

    • @iloveallah8454
      @iloveallah8454 3 ปีที่แล้ว +2

      Naag baratay in ayla sheekeysato 10 min beri sidey kula joogi hal nin dharbaaxo iyo ka badan ayey ku istaahishaa waxaas adaabta islaamka aan la soo barin

  • @maanshiilmedia2814
    @maanshiilmedia2814 3 ปีที่แล้ว +1

    wad mahadsan tahay

  • @iloveallah8454
    @iloveallah8454 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah waa dad aadabta islaamku ku dambeyso gabdhaha soomaalida ayagaana edebdarada u horseeda wiilasha markey maalin walba mid gacanta iska qabsado waa waxaa waxa guurkoodu u raagiwaayey yaa u baneeyay in ey nin ajinabi ka ah gacanta qabsato

  • @caydaroos
    @caydaroos 3 ปีที่แล้ว +2

    Taa waa run calan cidna iskuma disho waa xarig uun bes iyo handadaad.
    Calan dhulka lagu tuuro xeer ciqaabkiisa dil ma noqon karo.

  • @user-cf8tu7di2t
    @user-cf8tu7di2t 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalidu dhaqan fiican maleedahay horta? Gabar la kufsado Oo fayl la saaro sharaf maleh

  • @samirahassan2045
    @samirahassan2045 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc walal mahadsanid jzk kheyr, waxan rabey inaan Ogaado hadaan rabo inaan u soo guuro Turkiga maxaa leyga baahan yahy sida wax shuruud ah miyaa jira?

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Safaaradda kuugu dhow baad ka ogaan kartaa wllo, Sanad kasta sharciyada waxbaa is badala iyaguun baa kuu sheegi kara

    • @samirahassan2045
      @samirahassan2045 3 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube hye insha Allah

  • @denamafayrah9549
    @denamafayrah9549 3 ปีที่แล้ว +1

    Su aal walaalo turkida dhaqanka guur kooda ino soo sheek

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 ปีที่แล้ว +3

    Wall talada ah dumarka soomaliyed ineyan guursan turkida aniga qalad baan u arkaa maxa yelay raga yagii alow sahalee noqden ee dumarka somaliyeed hadii eey helayan rag qiima leh maxaa diidaya guurkooda.

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Is fahanka Dad aan isku dhaqan ahayn walaal ma sahlana, Qoysas badan oo Soomaali Ajaanib Guursatay ah baan ka war hayaa oo dhib isku qaba.

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 3 ปีที่แล้ว +3

      @@ShaakirTube wall luqada hadii eey barato gabadha soomaliyed wey is fahmikaran baan aamin sanahay turkida ,,,, nina ninkiisa looma dhaamo balse hadii eey kuwayagii noqden alow sahalo maxa layeli wall.

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +1

      Hanaga cararinee na wacyigaliya oo na toosiya

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 3 ปีที่แล้ว +3

      @@ShaakirTube raga soomaliyed awoowayashod ayaa dhaxal xun ooga tagay balse raga turkida ah awoowayashod ma eeyan ooga tagin naagaha beenbaa lagu soo xeragaliyaa Subxana lahiyee.

    • @ubahdahraan4494
      @ubahdahraan4494 3 ปีที่แล้ว +1

      Teeda kale rag haldhag wada leh yaa wacyigalin kara iyagaaba looga bahnaa ineey umadoodhan hogamiyanee,,,,walee raga soomaliyed waa lagu qasaray dhinac walbabal.

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 ปีที่แล้ว +2

    MAHADSANID WALAAL WAXA IGA QOSLIYAY GABDHAHA SOMALIYED RAGA TURKIDA INA DAAYA WAA RUN AAD AYAN U KALA FOGNAHAY DHAQAN AHAAN MARKA HABLOOW WIILASHIINA BARAKEYSTA CIDI NOOMA DHAANTEE RABI HA NOO ISLAAXIYO KUWEENA

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +2

      U Sheeg inay Na Arkaan oo Nimankaa Cadcad iska Daayaan

  • @ahmedabdulahimahamud3272
    @ahmedabdulahimahamud3272 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtii xaga dhaqanka Somaalida adbay isu shabhaan wxbdn oo ay nooga fiican yihiina way jiraan

  • @rawdarawda5678
    @rawdarawda5678 3 ปีที่แล้ว +1

    Amjee waa adeer Turkey language

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Oh Sorry iminkaan arkay “Amca” in aanan fasirin.

    • @rawdarawda5678
      @rawdarawda5678 3 ปีที่แล้ว

      Dhibmaleh walaalkay

    • @ahmedabdikadirabdi113
      @ahmedabdikadirabdi113 3 ปีที่แล้ว

      Sidaas mahan laba erey baa jira
      oo kale ah:
      1: Amça = Abti ( English ku waa uncle)
      2: Dayı = Adeer ( Uncle )
      Luqada english ka malahan Adeer iyo Abti sidaas baan filayaa inaad ugu khaldantau uncle ka.

  • @maryanmumin6311
    @maryanmumin6311 3 ปีที่แล้ว +1

    Plez

  • @mariza101_
    @mariza101_ 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaha somalida Mac sokor iyo wiilasha ku sasaan ama sida xun u fiiriyan 😂

  • @sadamjamac5588
    @sadamjamac5588 3 ปีที่แล้ว +2

    Lakin ninkasi wuxu saxiixay hashiisyo laga so kaban ilahadda sida waxa uu in an dinta lagu dhaqmin😂😂😂

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 3 ปีที่แล้ว +1

    Iku mid turkuda iyo somalida

  • @hibocumar7981
    @hibocumar7981 3 ปีที่แล้ว +2

    Beeh iyo haanim masaarida waxay ugu yeeran dadka lacagta leh qof an tajir ahayn laguma oran karo

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +1

      بيك و خانو في اللهجات الشامية

  • @robleyusuf2566
    @robleyusuf2566 3 ปีที่แล้ว +1

    Koleey waxaad noo sheegtay waa cilmi

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaabkee ula haasaawi karaa gabadha turkida ah

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +2

      Hablaha Soomaalida Haasawahooda hadaad taqaanid iyagaa kaa badan wllo

  • @aminamohamed8928
    @aminamohamed8928 3 ปีที่แล้ว +1

    asc sheekh number kaga no soqor please

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Cws, Halkan igala soo xidhiidh wllo t.me/Shaakirtube

  • @caydaroos
    @caydaroos 3 ปีที่แล้ว +4

    Mac sokor naagaha Soomaalida qaar fuduudkaan ku nacay maxaa kuu geeyay dheh nin aadan garaneynin wuxuu yahay !!!
    booliskana taas inuu dharbaaxo iyo 3-sano xarig ah isugu daraa fiicnaan laheed ka dibna Soomaaliya lagu celiyo Because Sharafta Soomaalida leedahay ayeey wasaqeysay.

  • @nimcoxasan5156
    @nimcoxasan5156 3 ปีที่แล้ว +1

    Hatun miya mise hanem

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Cuthmaaniyiin ta aya hatun aad u isticmaali jirey

    • @nimcoxasan5156
      @nimcoxasan5156 3 ปีที่แล้ว

      Ok thanks walaal

  • @denamafayrah9549
    @denamafayrah9549 3 ปีที่แล้ว +1

    Su aal wllkey turkida bishee ku soomaan

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Bisha ay Muslimiintu Soomaan bay Soomaan walaalo

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 ปีที่แล้ว

      😂 dhaqan goniya miyay ka haystan diinta

    • @denamafayrah9549
      @denamafayrah9549 3 ปีที่แล้ว

      Walaalo waxaan maqlay ineey ku somaan kalender oo ay maalmo naga horeeyan kuwo naga danbeeyan

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      @@denamafayrah9549 waa been wllo muslimiinta ayey la mid yihiin

    • @denamafayrah9549
      @denamafayrah9549 3 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube Teşekkür ederim kardeş

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 3 ปีที่แล้ว +2

    Turkida mabakahelo amarka ala 🤣🤣

  • @MohamedHassan-in7rn
    @MohamedHassan-in7rn 3 ปีที่แล้ว +1

    Wad nahaaba na jartay nio

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa yaab BAL maxaa naga galay Turki Dhaqankiisa🤣🤣🤣 Adduunka oo Dhan weey ixtiraaman Muslim kaliya maha ee waa ixtiraamka idabta ee lagu soo baray🤣QASAASKAN DHAGEESTA MAAD KA SHEEGEYSID DHAQANKA SOMALIDA KAN WAA KUWA U SHAQEEYA TURKIGA KUWA KALYAHA IYO XUBNAHA KURTAAN WUXUU ISKA DHIGIN BARFASOOR JAMACAD 🤣

  • @maryanmumin6311
    @maryanmumin6311 3 ปีที่แล้ว +1

    asc Walal miso halo cafimad kooda suuyahay waxan raba I am salad cafimad iso aado

  • @zalmaancali8527
    @zalmaancali8527 3 ปีที่แล้ว +2

    Aar somaliyeey plss ixtiraan aad qof somaliya ah siin weyday qof kale ha siin