Adigoon Daawan Video gan; Turkey Guri Haka iibsan | 🔥Warbixin Muhiim ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Ma Doonaysaa Guri Turkiga inaad ka iibsatid? Waxaan kaaga warbixin doonaa Iibka Guryaha ee Dalka Turkey ga iyo Soomaali lagu Dhacay, Sidee uga badbaadi kartaa in lagu dhaco, Guri Fiican oo Qiima Jabana Turkey uga iibsan kartaa?
    Follow us on Facebook
    / shaakirtube
    Follow us on Instagram
    / shaakironline
    Subscribe our TH-cam Channel
    / shaakirtube
    Hadii aad Doonaysid inaad Taageertid Channelka ShaakirTube si uu usii wado faafinta Wacyigelinta Waxaad ku bixin kartaa deeqdaada (Your Contribution) adiga oo riixaya Link ga hoose kadibna qoraya Lacagta aad ku deeqaysid. Mahadsanid.
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    __________________________________________
    / shaakirtube
    __________________________________________
    Waxaad Igala Soo Xidhiidhi Kartaa:
    🎙Voicenote + Text (Cod+Qoraal): t.me/Shaakirtube
    #Fadlan #Share #Like

ความคิดเห็น • 588

  • @nafisoabdi4723
    @nafisoabdi4723 3 ปีที่แล้ว +62

    Illaahay ha kaa ajar siiyo dhibaatada aad uga digtay walalahaaga somaliyeed.

    • @husseinsharaf368
      @husseinsharaf368 3 ปีที่แล้ว +1

      walhi runtii turki nin aqoon dhacan turki yurub ku aragnay ma muslinaa ma gala maqan diin waligay maqlin haystan dintoda wa alfin

  • @kafiwarfa3362
    @kafiwarfa3362 3 ปีที่แล้ว +10

    Shukran wll shaakir, waa warbixin muhiim ah oo runtii wax badan oo iga qarsoonaa ii aftiimisay, waxan joga Nairobi waxooga waxan yara xiisaynayaa turkiga iyo deegaankiisa, warbixino badan ayaan dhagaystay ooad ka diyaarisay turkiga sharcigiisa deegaankiisa iyo waxbarashadiisaba dhamantood waa warbixino aad oogu mihiimsan qof walba oo damac oga jiro dagitaanka turkiga.
    Thanks a lot bro.

  • @ruwaidadirir8772
    @ruwaidadirir8772 3 ปีที่แล้ว +17

    Mashallah soomaali wax ma huba sadaan waa iska socodaan waa wada reer guura wacadiga u badi ajira karaadaso allaha ku barakeyo Aamiin

  • @talolugumeelmara3746
    @talolugumeelmara3746 3 ปีที่แล้ว +13

    MASHA ALLAH Walal wax fiican ayaad usheegtay dadka aan aqonta ulahayn jasakalahu khayr 💯💯💯

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 3 ปีที่แล้ว +8

    Jiska Allah Alkhair. Waa Wax Ku Ool Runtii. Turkiga keli maahee waxay noo anfacaysaa Waanadaada Meel kaste. Waa Aqoon iyo Baraarujin. Mahad Sanid .👍👍👍❤❤❤

  • @faaaduma6876
    @faaaduma6876 3 ปีที่แล้ว +53

    Love Turkey, but building our country is way more significant.

    • @abdirisaqabukar4714
      @abdirisaqabukar4714 3 ปีที่แล้ว

      But the price are overly inflated

    • @khadarkhaliif5667
      @khadarkhaliif5667 3 ปีที่แล้ว +1

      Somalia currently is not reliable place to live. Alshabab and qarax like damn. If you’re start your own business you’ll get bombed. Somalia is place where if your whole family go out they may not comeback due to qarax so yeah so yeah🤷‍♂️🤷‍♂️

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +6

      This information is not true, Puntland and Somaliland are peaceful, you can start your own business without fear bro.

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +4

      Even the south there is a lot of cities are peaceful.

  • @أحبكربي-ك4ط
    @أحبكربي-ك4ط 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllaah. ALLAHA ku dhooro walaal. Waxaad nasiisay darsi aad muhim u ah. Anigaa ka mid ah dadka ku fakaraaya in ay turkiga guri ka iibsadaan.
    Shukran markale 👍👏

  • @alimnur3432
    @alimnur3432 3 ปีที่แล้ว +10

    Ma Sha Allah waa talo aad ufiican oo I anfacday.Shukran yaa Akhii.

  • @barexaamidofficial4440
    @barexaamidofficial4440 3 ปีที่แล้ว +15

    Si fiican ayaa ugu masteexaysay walalaha soomaaliyeed jazaaka laah khayr

  • @ShaakirTube
    @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว +37

    Fadlan U Dir Muuqaalka marka aad Daawatid Dadka aad la Jeceshahay inay Helaan Xogtan.
    My Contact: t.me/Shaakirtube

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali 3 ปีที่แล้ว +2

      Waankagadanay walee

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 3 ปีที่แล้ว +2

      Wa waano fiican lakin somali wa iska ordaan

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali 3 ปีที่แล้ว +2

      Waalidkeena haldheg ayeey waxkumaqlaan wadamada gaalada kasoo carara wadan hebel baa looguuray diin taalaa waaloo guuraa ilaahbaa caruurta ilaaliye dagdaga iskadaaya caruurta uduceeya inta kagadatay anaga cmlna ilaaheey ha ilaaliyo inta soosocotana hakafiirsadaan

    • @MS-lv8bf
      @MS-lv8bf 3 ปีที่แล้ว +1

      Jzklkheyr Allah Ha kaa Abaal mariyo.

    • @amadeoelmifonka9888
      @amadeoelmifonka9888 3 ปีที่แล้ว

      Waa lacagtii shacabka ay ka dhaceen ee ha la dhaco tuugta.

  • @dalmardiyeeshe8854
    @dalmardiyeeshe8854 3 ปีที่แล้ว +139

    anigoo dalkeyga arkaaya dal kle kama iib sadeen dalkaaga wax kaaga fiican malan yaa igu raacsan liketa ila muuji

    • @user-pm8zf2ei5p
      @user-pm8zf2ei5p 3 ปีที่แล้ว

      Aniga anagaa ka iibsanay 30sano kabacdi kkkkkkkk

    • @samiyaahmed2846
      @samiyaahmed2846 3 ปีที่แล้ว

      Qofkii jecel wuu ka ibsanaya kii aan jaclayna kama iib sanayo🤞🏼🤞🏼🤞🏼😍🇹🇷💋❤

  • @Midnight-fc2rp
    @Midnight-fc2rp 3 ปีที่แล้ว +12

    Manshallah mahadsanid fikirkaaga wanaagsan

  • @جامعس
    @جامعس 3 ปีที่แล้ว +12

    Asc
    Maa shaa allaah warbixin fiican baad soo gudbisaa

  • @cabdirisaaqdillaal2490
    @cabdirisaaqdillaal2490 3 ปีที่แล้ว +11

    T
    Maasha allaah tuug ayuu ahaa ninka la dhacay si fiicana waa loo soo dhaweeyey ninkan tuugaa ee hantida umada somaliyeed soo xadey xaaraan cun ayuu ahaa aleylehe baga

  • @saidsahal6625
    @saidsahal6625 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa Allah Mashaa Allah ILahay hakaa abaal mariyo

  • @illahayayamahadleeh6275
    @illahayayamahadleeh6275 3 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah Ahmed shakir tacad illahay awladad haku xiftiyo walalkay

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah si wanaagsan baad ula hadashay somali maryooleey dhulkoodaa lagu diray dhul shisheeye jecel Alloow dalkaygaad igu ogtahay

  • @mwali8556
    @mwali8556 3 ปีที่แล้ว +17

    May allah bless you brother. Good advice.

    • @maryankarni602
      @maryankarni602 3 ปีที่แล้ว

      Allah ku xafido waan kuu duceyay allah swt waalidkaaga janada ha geeyo ilayn adunka waxay keenen u adiga saalaxa ah

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 3 ปีที่แล้ว

      SHAAKIR TUBE :: walaal anaga ayaa guryo ku leh Turkey wax dhib ahna lama kulmin. Arinka walaalkey ka hadlayo waa arin dhex martay niman carab ah iyo turkey uu ganacsi ka dhexeeyey. Nimankii CARABTA ahaa ayaa baraha bulshada kusoo qora dacaayado turkey lugu cambaareynayo si aan Guri looga iibsan. Khilaaf niman carab ah wataan yeynaan soo gelin. Weli ma maqashay qof somaali oo la dhacay oo ( youtubka) soo fariistay oo waa ley dhacay ku haya. Fadlan dad Dan gaar wata ka digtoonaada

  • @abdiaziizabdullahihussein9902
    @abdiaziizabdullahihussein9902 3 ปีที่แล้ว +7

    mahadsanid wllkey maanta wax badn ayn kaa faa iiday allaha ka abal mariyo

  • @khaliifdheere
    @khaliifdheere 3 ปีที่แล้ว +4

    *Masha Allah* Aad baad u mahadsantahay walaal talooyinkaagu waa muhiim.
    2021 ayaan islahaa aad guri ka iibsatid

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ilahay ha ku barakeeyo aduun iyo akhiraba habeen iyo malin maskaxda ayuu ikaka jira in aan guri ka ibiibsadao turkey wax badan baan ka faiday taladada waad mahadsan tahay walaal.

  • @faadumoaliwarsame682
    @faadumoaliwarsame682 3 ปีที่แล้ว +1

    masha,allahu wallo shakir Allah khayr badan ha ku siiyo

  • @lula383
    @lula383 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma Shaa Allah. Walaale ilaahay ajar badan ha ku Siigo. waad no faaiidaysaa , runtii ilaahay ha kaa abaal Naruto. Walasl magaaladee Ju nooshahay

  • @abdullahijumale3242
    @abdullahijumale3242 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc thanks br taladaada waa mid muhiim noo ah

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 ปีที่แล้ว +2

    jasaakalahu khayr wll

  • @abdikadirmohamed9532
    @abdikadirmohamed9532 3 ปีที่แล้ว +5

    Jazaakumu allaah alfa khayr wax badan yaan noo bidhaamisay.

  • @rmc9069
    @rmc9069 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaahu khayr walaal sifiican ayaad ula talisay soomaalida iyagan ILAAHAY haku anfaco

  • @lifewithnadia2228
    @lifewithnadia2228 3 ปีที่แล้ว +6

    The best advice🙏🙏🙏🙏

  • @ahmednor4448
    @ahmednor4448 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Eebba haku xifdiyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah macaka. Waxaanu ka nimid qaran dumay. Allahayoow dhulkayaga iyo dadkayaga noo badbaadi. Amiin.

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a waa macluumaad aad uwanaagsan alaha kaa abaalmariyo jasaakalah thanks best youtuber somalia

  • @jagnaa_boy2325
    @jagnaa_boy2325 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks Walal Allah ajar hakaasiyo waxn ognhy Somali iney meel kasta iskaga dhaxdhacan

  • @mohamedabdulahi3128
    @mohamedabdulahi3128 3 ปีที่แล้ว +8

    Kheyr Allaha Ku Siiyo.

  • @marianhaji791
    @marianhaji791 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaklah kheyr. Talada wanagsan ood walaalahaaga somaliyeed aad siisay adoo jecaaday in ay foojignaadaan. Jazaklah kheyr.

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah wano dhaxal gala allah hakuxafido

  • @nimcodaahir9192
    @nimcodaahir9192 3 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خير على نصايح walaalo

  • @aliahmed7435
    @aliahmed7435 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka lah qer walal qaliah alaha kuxafido si wanagsa tusale u bixisay

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 3 ปีที่แล้ว +6

    Somali Ilahay waxaan uga baryayaa in uu wadanimadoodi hore usoo celiyo, waayo meelkasta dhibkaas ayaa haysta, dhulkoodina rag baa utashadey, Ya Rabbi cisadeenii iyo daljacylkii awoowyaasheen iyo sharafteenii noo soo celi yaRabb!

  • @fardowsacibaar7501
    @fardowsacibaar7501 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha kaa ajar siiyo waad noo faa iideysey wax badan oo mad madow inooga jirey

  • @abdulahiyusuf4724
    @abdulahiyusuf4724 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah waad noo nastexeysey allah hakuu nastexeyo

  • @MaaliTV
    @MaaliTV 3 ปีที่แล้ว +3

    wa video qurux badan masha alh. wan ka helaa in an daawado soomaalida iyo noloshooda sido kale waxan jeclahy in an anigana sidoo kale idinla wadaago video kuwan camal ah oo ku saabsan nolosha soomaalida dalkan canada. iso booqo si aan isula xiriirno adigo ku dhufanaya cinwankayga si ad u hesho video yadayda. thanks

  • @caaqilyare9981
    @caaqilyare9981 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha alh bro shaqa fiican heesaa

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah alle haku xifdiyo sifiican baad uga digtay somali dhagweeyn wa hadey qaadanayan digniintada.

  • @abdirizakaxmed5527
    @abdirizakaxmed5527 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah wll wad ku mahad sahantahay

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallaahu kheyr walaalkey wanaag iyo dardaarankaaga Illaahey ajar iyo xasanaad badan ha siiyo

  • @abdulkadirmohamed5332
    @abdulkadirmohamed5332 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah Shaakir, allaah ku barakeeyo. Mahadsanid

  • @awilali2408
    @awilali2408 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah ,Somli hadan nahay Talo wanagsan baa nasiisay,illahay ha ku xafido,Ameen ya allah

  • @ismail-uz3dl
    @ismail-uz3dl 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah bro walah wax badan ayaan ka fa iidey runtii wax iga qarsanay ayaa I fitimisey thanks bro 🙏Allah bless you

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah sheikh jazakallah Khery.

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 3 ปีที่แล้ว +1

    Xool xaraan ah oo dawlad laga soo dhactay. Easy comes easy goes.

  • @misseuro6108
    @misseuro6108 3 ปีที่แล้ว +1

    والله كفيت وفيت الله يحفظك يا رب

  • @ibrahimabdi8078
    @ibrahimabdi8078 3 ปีที่แล้ว +6

    jazakallaahu Kheyr
    waxan kaa faaiday qodobo badan oo ay ka mid yihin
    1. Qimaha uu ka joogo tirkiga
    2. Account transfer si aad cadayn uhesho
    3. Qiimaha lagaaga iibiyay in laguugu qorro tabuga
    Masha Allah
    Soojeedin wanaagsan Allaha ku sharfo

  • @deayodeyaama6793
    @deayodeyaama6793 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaaka laah qeer waxbaa qawatey ajar alaha kaa siiyo

  • @habibaomar6612
    @habibaomar6612 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    Walal mahadsanid wanaga iyo wacyi galinta aad nooso gudbisid Allah haku xifdiyo

  • @zaynib4299
    @zaynib4299 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walaalo wax fiican ayaad kahadash

  • @saidamohamed2951
    @saidamohamed2951 2 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa ALLAAH, walaal jira ,

  • @BOOTAAN72
    @BOOTAAN72 3 ปีที่แล้ว +1

    jazaakallaah bi khayr

  • @maryanhersi
    @maryanhersi 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah, mahadsanid walal.

  • @yosquare6300
    @yosquare6300 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks for the information

  • @sofia2038
    @sofia2038 3 ปีที่แล้ว +1

    Jizakalahu khyr jzaa

  • @fadumohersi9024
    @fadumohersi9024 3 ปีที่แล้ว +2

    Manshaa allah walle.
    Wadkumahasantahay warbixinta qaali.
    Su aal bangiga malaga ibsankara guryaha ayadon wax riba ah lasarin asc

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Cws Guryaha Cash baa lagu iibsadaa e dayn maaha

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Bank Dayn Ajaanib siiya ma ogi

  • @sadiyamohamed4212
    @sadiyamohamed4212 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah nin walabow wadankisa waxa kuu dhaamo ma laho.xataa dhula cade lacag ku koradheso. Dhulka shisheya camireena aan iska dhaafno. SOMALIYA VIV

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 3 ปีที่แล้ว +1

    Kuwa dowlada ushaqeyo oo hantida dowlada soo xadey wey istahilaan in laxado qof xoolahiisa.xalal ah illaaheyna ku xirnaay waxbo kama halaabayo.
    Walal kheyr Allaha kusiiyo somalida waad waanisey hadey waanadada yeelayaan somalida Allaha xafido wey iska yacaan hadba meel ayee ucararayaan .SubxanaAllaah.

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud2531 3 ปีที่แล้ว +13

    Kheyr ilaah haa ku siiyo wiilkeyga ayaa doonayo inuu guri ka iibsado in kasta uu u aqoon u lee yahay u shaqeyn jiray makelaar shirkada guryaha iibsho hadana waa mahiim qodobada Aad ka hadashay mahadsanid walaal 💕

  • @ismaaciilmaxamuud4850
    @ismaaciilmaxamuud4850 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shaakir jazaakumulaahu khayra waad u naseeyxaysay somalida

  • @abdifatayusuph5204
    @abdifatayusuph5204 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah, waa information aad umuhiim ah. khayr ALLAH ku siiyo.

  • @saayid1393
    @saayid1393 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله الف خير sidaad ugu halgamaso dadkaaga

  • @AdamIbrahim-zj1dx
    @AdamIbrahim-zj1dx 3 ปีที่แล้ว +9

    Maraa waaxid waa soomaali mukhlis ah dadka noocan oo kale ah illahay bulshada haku badiyo ( jazaka allahu khay bro.)

  • @mohamedabubakar81
    @mohamedabubakar81 3 ปีที่แล้ว +2

    waa talo aad u wanaagsan qofkii raaci kara masha Allah

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 3 ปีที่แล้ว +30

    Ka masuulka ah xagu xoolaha ka keenay wa xoolihi umada

  • @جامعس
    @جامعس 3 ปีที่แล้ว +2

    Maa shaa allaah ilaahaay khayr haku siiyo

  • @ekraanabdi2950
    @ekraanabdi2950 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashallah waa war wanaagsan kheyr Allaha ku siiyo , Anigaaba runtii ku talo jirey dhawaan than you walaalo talada aad naxiisey

  • @madinaomar3703
    @madinaomar3703 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah allaha kaa ajir siiyo talada wanaagsan aad na siisay 👍👍👍

  • @liibaanshiine2589
    @liibaanshiine2589 3 ปีที่แล้ว +2

    Jasakalah khayr sheikh axmed

  • @jjenko6366
    @jjenko6366 3 ปีที่แล้ว +1

    khair Alle ha ku siiyo

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm 3 ปีที่แล้ว +43

    Soomaalidu waa dad Qar iskatuur ah.
    Forex.
    Buufis.
    Tahriib iwm
    War wax iska hubiya

  • @howlwadaagm6406
    @howlwadaagm6406 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazaakallahu khayran walaal waxaan layaabaa mawaynaan ilbixin soomaali been maadan sheegin kaash bay la wada cararayaaan koodii wax haysta hasta xataa Kenya iyo itoobiya waa laga jecel yahay in wax laga iibsho sabtuna waa kaashkan iyo hubsiimo la’aantan waxa looga faaiidaysanayo mar labaad allaha ku badbaadiyo sidaad walaalahaaga soomaaliyeed hantidooda u badbaadinayso

  • @mrkaraninahooyo1390
    @mrkaraninahooyo1390 2 ปีที่แล้ว +2

    alle.hku.zharfo.wll🙏

  • @farhiaabdikadir4262
    @farhiaabdikadir4262 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid walaal insha Allah waxaan rajeeynaa in dadka soomaaliyeed iska daayaan howltul hamag-nimada ee ey noqdaan dad wax hubsada ee feejigan waa dad faqri ah hadana aan xisaabtamin waana caqliyada ugu xun midaas.

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you brother allaha noo kaa xafido yaarabi

  • @AbdulganiMohamudBarre
    @AbdulganiMohamudBarre 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadaa u mahad santahay waa talooyin aad uwanaagsan wax badan aan ogeena waa noo iftiimisay mudane guuleyso

  • @nuurbuundo5979
    @nuurbuundo5979 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll qaalli

  • @ronaldomohamed4346
    @ronaldomohamed4346 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa alaah jazakualaahi Qayr alaha ku xifdiyo walaalo soomali. Alaa U. Maqan Meelkasta. Waa. Ku daadsan nahay alaha noo. Maciino Amiin

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 3 ปีที่แล้ว +2

    Jzklh kheiran jaza wll , waa talo qiimo badan,

  • @sahraelmi3813
    @sahraelmi3813 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah hadii somalidu sidaada uwada fikirayaan waxba kama xumadeen

  • @oubahyabal6393
    @oubahyabal6393 3 ปีที่แล้ว +3

    From Djibouti .Masha Allah i like it all your videos talking about Houses in Turkey.You are a very sincére Man who talking about the True to help your brothers and Sisters Somalian.Jazakallah Khairakum huno.
    Hawaan aheey gabadh reer Djibouti haa aad baan u dhawadaa video , wahanaa qunolahay dalka Ingrisa .Wahaan jeyelahaay ina Gurii ka ibsadow Dalka Turkiga .In sha Allah .Wahaan jeyladaay inan waax kawaydistow please can i call i can't see your numbers .Thank huno

  • @abshirfaarax2420
    @abshirfaarax2420 3 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahadsan tahay wll sida aad ubadbaa dinayso hantida somalida allaha kaa abaal mariyo
    Aamiin
    Aamiin Aamiin

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 3 ปีที่แล้ว +3

    Aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay, kheyr badan Rabbi haku siiyo aamiin yaa Allaah

  • @mohamedsharif3360
    @mohamedsharif3360 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadii alle subhana wa tacaalaa cursed kuu siiyay in aad guri iibsato marka hore alhamdulillah rabil calamiin dheh
    Ka dib walal somali ka dhiso ama ka iibso lama huraan wa dhulkaga

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah, qof Somalida u naxariisanaaya baad u egtahy... Si wanaagsana wax ugu sheegaaya. Mhdsnid.

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wllo

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube Adaa mudan wlalo... Wax badan ayad ka ogtahy dalka Turkiga... Markaa wax ma nooga sheegi kartaa sida lagu helo Visaha... Soo gelida Turkiga iyo degenaanshaha dalkaas. Yacni dadka heysta Pasport Itiopian, kenyan iyo Somali yan u rabey.

  • @natureanimalsonearthandund163
    @natureanimalsonearthandund163 3 ปีที่แล้ว +2

    MAASHA ALAHA ADOO KALE AAD IYO AAD BAY UGU YAR YAHIIN UMMADDA SOOMAALIYEED SHEXDEEDA ALAHA KAA ABAALMARIYO

  • @AbdiAli-iq3mo
    @AbdiAli-iq3mo 3 ปีที่แล้ว +2

    Maan shaalah brother ajir iyo xasanaad allaha kaa siiyo

  • @funnynotfunny665
    @funnynotfunny665 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Wiilku qurxoona, ma ogaadenbaa

    • @ShaakirTube
      @ShaakirTube  3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂
      So funny 😆

    • @funnynotfunny665
      @funnynotfunny665 3 ปีที่แล้ว

      @@ShaakirTube 🙈🙊🙉 Ceeb badanaa wuu i maqlayay🙈

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 3 ปีที่แล้ว +4

    Jzk Allah kheeyran.

  • @nimcodhemanibnuhussen7634
    @nimcodhemanibnuhussen7634 3 ปีที่แล้ว +1

    One love turkey

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 ปีที่แล้ว +17

    Dadwaynihii soomaaliyeed ayuu zoo dhacay isna cadaw baadhacay

  • @zionistsisaahqiya1073
    @zionistsisaahqiya1073 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you brother, for you advice

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 ปีที่แล้ว +1

    Baraka Allah, shakir. Jizaaka Allah kheyr.

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah macluumad aad u wacan thanks

  • @makohersi5856
    @makohersi5856 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah.
    Waa talo aad tayo u leh runtii waxbadan ayay ii kordhisay. Waxyaabo badan oo aan maqley calaamo su aalna iisaarneyd ayuu siwanaagsan uga hadlay
    Jzk allaah kheyr