War eeboowe hawiye iyo darood waxba tarimaayo wadanka aan ilaashano waalayna soojeedsaday xabashidu bad bay ku riyoonayaan kuwo somalida inala sheegta ayaa balaq utuuray 😊markaa aan bal qaabkan wax kabadalno hal mar uun oosi sharaf leh unoolaano sxbb from laasxaanood
haddii Somalia dowladdeeda taageeri lahaayeen Ogaadeen liberation movement maanta Soomaaliya laguma gorgortameen. Waa in la taageeraa Ogaadeeniya jabhadeeda si Somalia u nabad gasho Xabashina loo burburiyo
That’s why we African are poor and stay poor. We hate each other. Arab and white controlled our minds. They keep creating wars for us so they benefit from our natural resources. Egypt is creating wars for Ethiopia to get a free water not to help Somalia… I was hoping that the new African generation would be better than the previous ones. Ethiopian or Somalis we are all the same for Arab and white. Don’t be fooled….
DALKAN SOMALIA WAXA LA DIFAACI KARA MARKA MAAMULGOBOLEEDYADA LAGA CIDHIB TIRO URURADA ETHOPIA AASAASATEY EE MADAXDA LAGA SOO DHEX DOORTO WAA IN DHALINYARADA SHACABKA KU DHEX JIRA EE WADANIYIINTA AH MADAXWEYNE NIMADA MAAMUL GOBOLEDYADA LAGA DOORTA
thiopia mean? The star represents the unity of all Ethiopian nationalities, its rays the bright prospects for their future. Blue is for peace, yellow for hope, justice, and equality. Red represents sacrifice for freedom and equality, while green is equated with labour, development, and fertility.
WAXA ETHOPIA SOMALIA UGA HIILINAYA MADAXDA MAAMUL GOBOLEDYADA OO ETHOPIA URURO AY SAMEYSEY LAGA SOO DHEXDOORTO WAA IN LAGA TAKHALUSO SI DHALINYARADA WADANIYIINTA SHACABKA KU DHEX JIRA EE JAANISKA AY WAAYEN LAGU TAAGEERO OO LA DOORTA
DAGAAL ETHOPIA LALA GALO WAA IN LOO DIYAAR GALOOBA LOOMA BAAHNA DAWLAD XOOGAN EE SHACABKA SOMALIA OO DHAN WEY HUBEYSAN YIHIIN NIN SOMALI AH OO AAN XABAD RIDIN MA JIRO SOMALIDU WAA WADA DAGAALYAHAN WAA IN ETHOPIA GUDAHEEDA DAGAALKU KA DHACA GUDAHA ETHOPIA WAA WUXU KA BILAABMA GOBOLKA OROMADA
Goormaa itoobiya soomaaliya yeelatay dad kaluunka cuna waligood waa iska celiyaan laakin dadka soomalida ah ee itoobiya kunool iyo kenya ayaa soomaali adoon u hibeeynayo oo kuwii xorta ahaa ka noolaan la yihiin
WAXAAN FILAYAA IN AAD ADIGU KA MID TAHAY CADAW KAL KAAAL MAXAA YEELEY INTI UU ODEYGAAB KU HADLEY WAX AAN KU DHALIILNO KUMA ARAG EE MAXAAX KU DHALIIISHEY
MashaAllah TabaarakAllah Anfac Media waxa tahay maskax kobciso shukran JazakiAllah Respect and love from Sweden ❤❤❤❤ 🇸🇴
War hooy somaliyeey wadan qurux badan buu ina siiyay iyo bad qurxoon 😊 Cadow badana ishay inagu hayaan siiba bada aan isku tashano oo gacmaha isqabsano 😮 sidani xal maaha wadanka yaan laynaga hoos bixin😊
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 وألف بين قلوبنا 🇸🇴 ❤
Amiiiin yaaa raxmaaan
Sheekhow. Qayr Allah ku siiyo.kuwaan. siyaaaiyiinta soomaali. Aqli Allaha u yello. Waaa cawaaano.
Sheekh ilaahay haku daayo❤wan ku jecelahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waaw waa dadkii dareenka iyo dawnimada lahaa intii kasoo hadhay
Siwacan ayuu dhalinta udareensiiyay
تحية أثيوبيا لأرض النجاشي
Wlhi waa run calankooda libaax baa dhaxdda ugu Sawirnaan jirtay
Waa jaanis fiican wlhi waa jaanis fiican in SG laga hoos bixiyo gumeysiga madoow,
somalida fadhiga ha ka kacdo dalkooda hadifaacato hadii kale sidii falastiin dhagax tuuryo iyo calaacal waxba matarto, dhaxalka jiilasha soo socda haladifaaco wabillaahi towfiiq.
الله أكبر الله أكبر الله أكبر ولله الحمد 🇸🇴 ❤❤❤❤
Wacsah😊😊😊
Keep going sheikh
This is how conspiracy start, who cares what abiye wears.. Somali flag in the middle of Ethiopia flag 😂😂😂😂😂
Alshabaab from somaaliya welcome all somaland
Maashaa alaab warntaaaaa
Masha allh marwalba xawashi wan ka adaknahay ilahow somalida midey
Waa war weyn
Nooloow sheekhoow waxaan Allaah kabaryayaa inuu dhiigga Soomaaliyeed ee daadanaya joojiyyo ummadda Soomaaliyeedna guul iyo gobonimo gaadhsiiyo.
Walaalaheena Etoobiya waanu la jirnaa.
Cajiib haday axmaaro walaalahaa noqotay soomaalina cadawgaa tahay waa nasiibkaaga ha ooyin
Axdimalaha xabashidu lagu aaminaayee
Nacas ayaga walaal kuuma arkaan waana caqiido xumo iyo caqli xumo wayna ku gumaysanayaan gurigaaga iyo wadankaaga in ay kugu adoonadaan bayna rabaan
@@almaqdishi3110 😀😀 maxaa kaa galay adiga?
@@farhanshuuriye5060 dad muliin ah in la dulayto ayaan ka reali ahayn lkn adigu waadba cadaysatay in aadanba muslin ahayn
Wa shekh cabdullahi rabi kahin kolley melu jogo hada ma garanaye ilahay ha ku
xifdiyo shaykana...
Jilib😂😂
Hhhhhhh adeer ethiopia futada ayaan xabad ka galineeynaa hawiye inta uu joogo ethiopia waxba nagama qaadeeydo
War eeboowe hawiye iyo darood waxba tarimaayo wadanka aan ilaashano waalayna soojeedsaday xabashidu bad bay ku riyoonayaan kuwo somalida inala sheegta ayaa balaq utuuray 😊markaa aan bal qaabkan wax kabadalno hal mar uun oosi sharaf leh unoolaano sxbb from laasxaanood
waa ihaano arinkaas wxaana sabab u ah soomalida mooryaanta ah ee is laynaysa
Waa sida ay maanta taagan tahay... Ciidamadooda xuduudada iyo gudaha jooga ayaa maanta ku hanjabaya muqdihsu ayaan qabsanaynaa, woqooyina waxaa jooga Soomaalidu Oroma noqday
Waad shegtay waa run waxaa ina haysta mamul xumo
Wuxuu yidhi xayle silaase=(somalibaa dawlad noqon ,dameer baa geesyeelan,). Miyeydaan horey u maqal.
Walahi nin reer Somaliland ayaan ahay lakiin odaygani wa nin wayn oo wax badan og wa ruuntiis wana xaqiiq
Anigo magaca oromo ku hadlayo waxan leyahay wan difacena Somalia inshaa allah Somalia hanolato
Abbaan fedhe abiyyii dura dhaabbachuu hin dandayu
Gala is donkey 🐴🐴🐴🐴🐴🐴😂😂😂😂😂
Gala is 🐴😂😂😂
What gala doing here ?😂shame on you
Madaa oromo ah Oromo waa itobiyaan
ALLAAHU AKBAR
Somalia divided into clans.Haile Selasie was great.Ethoopians like Somalia.
Alhamdulillah hadii aad maanta 70 qabiil xabashi isu haysto amxaaro iyo gubanayso maxaa iga kidiisha
ragan oo kale inta ay somali heysato. somalia lama haweysan karo...... guul
❤❤❤❤😊
Allahu akbar
Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Ethiopian
Xoolo xoolo dhalay halagaa hoos bixiyo buqcada ilaahay ku dajiyay 20 sano kadibna caruurtaadu dhagax hatuuraan 😊 xabashi gaajo hayso
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Adeer kheyr alllaha siiyo waa xaqiiq warkiisa Ethopia dhulkaa iyo dadkaa looga aamusay baa kalifay in intii kalana ay dood galiso marka dambigaba waxaa dhigay qabyaalada anaga isku keena jeedisay oo gaalo na dhex keentey iyo waxan fadaralka loo baxshay dhalinyaro aan ka dagaalano macaga maamul goboleed iyo dagaal qabyaaladeed ethopia waxay ku socotaa shacab inay naga dhigto na maamusho odayashiina shikimaan baay barteen xal aan keensano
Somalj ma ahan dad wadani ah dhul koodana ma jecla
Axmad gury abi axmed cali ayuu dhaly
Allah ka cabso oo Imam Ahmed Ibraahim alqasimi been ha ka sheegin oo gaal kadada iska dhaqin qarabo iyo ehel la ahayan ha ku sheegin
Al shabaab bul shada ku hoos nool waay lii baa neen hadaayba dad kaan heeys taan
Muxuu wax bartay. Waa aqoonyahan Koonfureed.
Hahaha. Wali qabiil baad daba taankantahay. Inta qofka somaligu qabiil kusocdo. Waligi waa lagumaydan doonaa
May waqooyi 😂😂 adi maxaa ukonfuraynaysa waa oday somaaliyeed intaa ku daa
Still you are in spirit of clan
Ali Shermake.
Cadawgaan horarka ah qof kasta oo Muslim ah xoogna leh caqlĝiiisaa fiyow waxaa waajib fardul cayn ku ah sida qof walba salaada looga rabo oo kale in uu u difaaco diintiisa iyo dalkiiiasa yo dadkiia iyo cirdigiis iyo maalkiisa intaba
Qofkii noolaadaana cissi ii iyo sharaf buu ku noolaan qofkii la dilana shahidd b'idnilaah xaqiiq ah shiakina lahayn.
Shiekh magacii waa qabiir tariikh badan nohayo dhalinyaro ahaan 🫡🫡🫡🫡🫡🫡💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💯💯💯💯
waa alshabab anaga hano xayeesin
ETHIOPIA WAXAA KA XUN OO INOOGA DARAN KHAWAARIJ. MAANTA INAGA OO DAGAALKA ETHIOPIA U DIYAAR AH AYAA KHAWAARIJTII NACALADDA AHEYD WAXEY KU DHAARANAYAAN INEY QARXIN DOONAAN HANTIDA SHACABKA EE TAALLA BANKIYADA IYO XAWAALADAHA. HALKAAS WAXAA KA CAD IN GAALO IYO KHAWAARIJTU HESHIIS KU YIHIIN INAAN SOMAALIYA CAGAHEEDA ISKU TAAGIN.
ETHIOPIA WAXAA KA XUN OO INOOGA DARAN KHAWAARIJ. MAANTA INAGA OO DAGAALKA ETHIOPIA U DIYAAR AH AYAA KHAWAARIJTII NACALADDA AHEYD WAXEY KU DHAARANAYAAN INEY QARXIN DOONAAN HANTIDA SHACABKA EE TAALLA BANKIYADA IYO XAWAALADAHA. HALKAAS WAXAA KA CAD IN GAALO IYO KHAWAARIJTU HESHIIS KU YIHIIN INAAN SOMAALIYA CAGAHEEDA ISKU TAAGIN
@@Ladanabdii Ninkan waa Shabaab ma’aha Shiekh ee waa Khawaarij yuusan kuu Gaban.
@amnaali8642 bismilah shabab afka madubn jirino wuu idhuntay lkn xogtu shegy wa run
haddii Somalia dowladdeeda taageeri lahaayeen Ogaadeen liberation movement maanta Soomaaliya laguma gorgortameen. Waa in la taageeraa Ogaadeeniya jabhadeeda si Somalia u nabad gasho Xabashina loo burburiyo
That’s why we African are poor and stay poor.
We hate each other.
Arab and white controlled our minds. They keep creating wars for us so they benefit from our natural resources. Egypt is creating wars for Ethiopia to get a free water not to help Somalia… I was hoping that the new African generation would be better than the previous ones. Ethiopian or Somalis we are all the same for Arab and white. Don’t be fooled….
Imikaa la ogaaday onlf inay xayndaab u ahaayeen soomaalida itoobiya iyo kuwasoomaaliya lkin waxaa hoojiyay maamuladii soomaaliyeed oo cadaw usooraacay imikaaseladareemidoonaa
ninkan ookala soomaali ubaahantahay aqoonta iyo dadnimada iyo wadaninimada leh
Waa Run Sheeran Wuxuu Ku Hadlaayo
Shayadiinta oo dhan ilaahay baa nooga filan. Ilaahayow silsilado naareed oo bir ah nooga qabo sheyaadiinta oo dhan wexey yihiin oo dhan. Somaliyey aan ku walaalowno kalmada xaqa, qabiil oo dhan aan joojino , ha ahaado siduu Alaah yiri isku aqoonsada. Alaah wuu nagu filan yahay Amiin Amiin.
DALKAN SOMALIA WAXA LA DIFAACI KARA MARKA MAAMULGOBOLEEDYADA LAGA CIDHIB TIRO URURADA ETHOPIA AASAASATEY EE MADAXDA LAGA SOO DHEX DOORTO WAA IN DHALINYARADA SHACABKA KU DHEX JIRA EE WADANIYIINTA AH MADAXWEYNE NIMADA MAAMUL GOBOLEDYADA LAGA DOORTA
Farmaajo duli buu ahaa ilaahey baa na dhafiyay amxaaro ayuu gacanta noo galshay kawaran
Shekhaan wax badan ayuu ogyahay
waaaa adulahii raabi
Itoobiya wax la yiraah ma jirto ee hadba qowmiyada heysata ayaa dhibaato soomaalida ku heysa.. Oromo in Somalia la saaro ayey ila tahay
alaaha naga qato itoobiyo iyo dabodhilifka
ባማረኝ ተርጉሙልን
Allahu akbar mansha Allah
❤
Waa oday soojeeda عقد كفار=tie 😂
Odaygaan meel dheer ayuu wax ka eegay, habka uu usoo labistay abiye waxay ka turjumeysaa in abiye uu tagayo gobol wadankiisa ka mida. Waa arrin weyn arrinkaan maxaa talo ah madaxda wadanka maanta joogta dareenkaas malahane?
Cabdillahi Yusuf ayaa Muqdisho ku casuumay
Sheekhaan magaciis aqyaarta
Am not sure laakiin waxaa la ii sheegay Abdullaahi Raabi
1963 Ethiopia Waxey lahayd 63,000 Kun oo Ciidan oo Aad Utababarnaa.
Somalia 🇸🇴 4000
Ismaaciilba shadhbu xidha intabadan
Odaygaan waa Shabaab
Adiguna xabashi baa tahay
Somali way isfahmysaa. Odeygan waa shabaab lkn Mar un waan heshiin dontaa Somali insha Allah.
Ethiopia waa inan iska dhicinaa wuku saxanyhy.
@@MohamedMohamed-hn2tb Adiga iyo Odaygaan labadiina waxaad tihiin Shabaab Khawaarij.
@@abdihafiidahmed8950 Saaxiib Khawaarijta heshiis ma galaan waa Kuwii Nabigeenu noo sheegay Ninkii dilaa waa Ahlu Jano kii ay dilaana waa Ahlu jano marka wax Heshiis lala galayo Majirto ilaa ay isa soo Dhiibaan.
@@raghedanan3959 laba balaayo ayaa tihiin amxaaro iyo shabaab waad inoo heshiiseen
Nininkan abii ahmed badaa damac kagashay😂joji waxas shiikhow
ASC WLLAYAL SOMALIYEY DAWLADA FADARALKA AH UUMBA SHACABKA LOOGA DHIGA INEY XUN TAHAY LAAKIIN XAQIIQDU WAXAY TAHAY 5TA MAAMULGOBOLED WAXA DHISEY ETHOPIA WASIIRKII ARRIMAHA DIBADA ETHOPIA IYO GANERAL GABRE MADAXDA MAAMULADANA WAXA LAGA SOO DHEXSAARA URURO ETHOPIA DHISTEY OO GAAR AH ILAA MAANTA CASHARKA DAACADA AH MA JIRO JAANIS AY UGU SOO BIXI KARAN MADAXNIMADA WAA IN MAAMUL WALBA SHACABKA KUNOOL AY KACDOON KU BALADALAN MADAXDAN ETHOPIA USHAQEEYA
Somali iyadaa la isku jebiyaa.
Somaliya dhabarkan ka jabinana
Fahanshuuriye oromo afsoomaali baratay aa tahay
Odaygaan shabaab miyuu taageeraa???
Wuuyahay wllo
Macaawis ayuu soo qaadan lahaay kenya ayuu ku tagy
Wax weyn beey damaaciyeen.
Damaca Guunkaa ee Abysyniya.
Fadhiga halaga kaca
Maa waxaa inoo coodee lyeey yahuud miisee waxaa inoo coodeeyeey masaar iyo doowlaad carbeed taariishda diib Haloo raacoo somaliyeey
Dosso
thiopia mean?
The star represents the unity of all Ethiopian nationalities, its rays the bright prospects for their future. Blue is for peace, yellow for hope, justice, and equality. Red represents sacrifice for freedom and equality, while green is equated with labour, development, and fertility.
WAXA ETHOPIA SOMALIA UGA HIILINAYA MADAXDA MAAMUL GOBOLEDYADA OO ETHOPIA URURO AY SAMEYSEY LAGA SOO DHEXDOORTO WAA IN LAGA TAKHALUSO SI DHALINYARADA WADANIYIINTA SHACABKA KU DHEX JIRA EE JAANISKA AY WAAYEN LAGU TAAGEERO OO LA DOORTA
Somali dagaal laguma cabsiiyo lkn siyaasi xumo ayaa hayee sideen kayeela
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 😂 😂😂😂 😂😂😂😂😂😂😂
Hooyada siikedii somaliland ayuun baa la ogayahyi inayi 1960 kii somaliland ayuun ba xornimo qadatayi
DAGAAL ETHOPIA LALA GALO WAA IN LOO DIYAAR GALOOBA LOOMA BAAHNA DAWLAD XOOGAN EE SHACABKA SOMALIA OO DHAN WEY HUBEYSAN YIHIIN NIN SOMALI AH OO AAN XABAD RIDIN MA JIRO SOMALIDU WAA WADA DAGAALYAHAN WAA IN ETHOPIA GUDAHEEDA DAGAALKU KA DHACA GUDAHA ETHOPIA WAA WUXU KA BILAABMA GOBOLKA OROMADA
Waa muxaadato shabaab loo jeediyey. Kuligood dadka meesha fadhiya madaxaa u duuban. Qof kaliya wajigiisa lama arko.
Dhalinyaro ayuu program garaynayaa.
Waaaaaaw.
War fadhiga ka kaca
Xuqdulkaafir maxaa u taqanaan?
Cuqdul kaafir buu kuyiri waana gaalada markii laqabsado jizyada cida laga qaadayo ayaa lagu aqoonsadaa
SOMALIA CALANKA SHEYDAANKA ISKA BADALA KOL AAD TOOXIID KU QORATAAN WAAYO ISMA GALAYAAN DAD MUSLIM ALLAH CAABUDAYA IYO CALANKA SHEYDAANKU CAABUDO
Viva Farmajo!
maufahmaayaa kuwa vilada jooga
Shekhnmigiciis yaa garanayaa
😅😅😅😅😅😅😅😅
Sheekh iska aamu arimahan waxba kama qaban kartid anagaa siinayna itoopiya bad soo idinku soomaalinimadii maydaan dumin oo maydaan baabi,in soo la idinkama taagwaayin xumaanta iyo nacaybka aad u haysaan somaliland joojiya maanta ayaad ilmada yaxaaska iska shubaysaan
Indhihiina oo shan ah ayaanu bada siinaynaa oo somaliland la ictiraafayaa ama masaari keena ama turki keena anana waanu naqaan kuwaanu keenayno
Kuwo sarajooga ku kaaja ayaanu idiin soo kaxaysanaynaa
Sheekhani ma sheekhii u fadwoon jiray baa xasan sheekh ee xabaalaha ufasaxay baa
😂😂 maya walaal
ETHIOPIA WAXAA KA XUN OO INOOGA DARAN KHAWAARIJ. MAANTA INAGA OO DAGAALKA ETHIOPIA U DIYAAR AH AYAA KHAWAARIJTII NACALADDA AHEYD WAXEY KU DHAARANAYAAN INEY QARXIN DOONAAN HANTIDA SHACABKA EE TAALLA BANKIYADA IYO XAWAALADAHA. HALKAAS WAXAA KA CAD IN GAALO IYO KHAWAARIJTU HESHIIS KU YIHIIN INAAN SOMAALIYA CAGAHEEDA ISKU TAAGIN
Shaati cad iyo guluusyo furan dhul laguma qaato
ADEEROOW SACIID DANI ISAGABA ISAGOO TAAY WATO AYUU MUQDISHO YIMAADAAYEE SACIID DANI MA AJNABA BAA
Kkkkk Siciid deni haka walwalin waa dhiigaaga ee aan ka walwalno dariska cadowgeen ah.
😂😂😂😂😂😂😂😂
Maantay ma Shabaab baad Wadaad inooga dhigtay ? Yaab !!
Kkkkk garka ayaa siraayo kuwaan
😂😂😂😂😂😂
ماشاء الله
Et réveil toi tu as fait quoi ce dernier année 😂
Runtisy ahydeee
Kkkkkkkk wadaadku muxuu ku hadlaya kkkkkkkkk
Goormaa itoobiya soomaaliya yeelatay dad kaluunka cuna waligood waa iska celiyaan laakin dadka soomalida ah ee itoobiya kunool iyo kenya ayaa soomaali adoon u hibeeynayo oo kuwii xorta ahaa ka noolaan la yihiin
waa alshababtii kuwii u madax ahaa kuwani chanelka kaso gudbiyaa waa asiga uun waa carurtoda
WAXAAN FILAYAA IN AAD ADIGU KA MID TAHAY CADAW KAL KAAAL MAXAA YEELEY INTI UU ODEYGAAB KU HADLEY WAX AAN KU DHALIILNO KUMA ARAG EE MAXAAX KU DHALIIISHEY
Shikhow hadlka iska sax