TOOS: Dagaal culus oo u dhaxeeya beelaha Saleebaan & mareexaan oo si Xoogan...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

ความคิดเห็น • 43

  • @abdimadobe8803
    @abdimadobe8803 8 วันที่ผ่านมา +8

    Dagaalkuu dhexmaray Mareexaan iyo oo xasan shiikh hogaaminayey

    • @sahroxassan6814
      @sahroxassan6814 8 วันที่ผ่านมา

      Xasan shiikh ku washa jufo habargidir ka mida baa kula dagalayee is adkeee

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 7 วันที่ผ่านมา

      Waliginba marked is dagashan jufo hg ah waxaad ku walatan xurmadle hassan sh e wa Canadian e ceebtin ma ahan e iska cesha rag ba idin haye

  • @FartunK
    @FartunK 8 วันที่ผ่านมา +12

    war marerxaan waa qomiyad dagaalka wuxuu u dhexeeyaa cumar Dheere oo ah beel ka tirsan wagardhac iyo habargidir oo aan kala harin Duulaan ku soo qaaday deegaanoa cumar Dheer

    • @sahroxassan6814
      @sahroxassan6814 8 วันที่ผ่านมา

      Habargidir ha i jaafeyn waa salaebaan iyo mariixaan

    • @osmanahmad8509
      @osmanahmad8509 8 วันที่ผ่านมา

      Cumar dheer yaa kuyiri waa maxeexaan?
      cumar dheer waa niman Hg ah oo cayr oo layaqaan
      godob ay cayr ka kale katirsanayeen ayeyna utoloobeen
      Waana laga xaal marinaa oo laga raalihelinaa inshaa allah qaladkii laga galay
      tolkooda iyo walaalohoodna waa usoo laabanayaan .
      haysku sidkin marka ragaa cumar dheer waa dad layaqaan
      asalna ah Hg .

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@osmanahmad8509 goormeee cayr noqdeen cumar dheer dameero yhw hawiye😂

  • @khadijahassan4732
    @khadijahassan4732 8 วันที่ผ่านมา +3

    We are Brother Somalia

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 8 วันที่ผ่านมา +1

    Laa xawla wa laa quwwata illaa Billaah! Waxay u dagaalamayaan iyo waxa ka horeeya oo ciqaab ah ma garanayaan! Wiil Soomaaliya oo wiil Soomaaliya dilaya wuxuu ka dheefayaan oo aan cadaab Alle aan ahayn!

  • @user-rq2ti3fc7f
    @user-rq2ti3fc7f 8 วันที่ผ่านมา +4

    Not mareexan iyo saleebaan.wa wagardhac iyo habargidir iyo dir

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g 8 วันที่ผ่านมา

    Allaha kala qaboojiyo meesha abaarta ah eey wiilshaas isku dagalayan day aadban oga xumahay 😢😢😢ogow meesha mareexan kama dagalamin ee waa laf kamid ah wagardhac sikasta Allaha kala qabojiyo🤲🤲🤲

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 8 วันที่ผ่านมา +1

    Xogan cadawga shabab kujediya😢

  • @zakaajkavindebruyne220
    @zakaajkavindebruyne220 8 วันที่ผ่านมา +1

    Alloow yaa is garabsada kolay kalama guurtaane 😢

  • @khadijahassan4732
    @khadijahassan4732 8 วันที่ผ่านมา +2

    Back to Allah

  • @engineercumarnuuryarow3558
    @engineercumarnuuryarow3558 8 วันที่ผ่านมา

    Dagaalkan umada waxaan leeyahay dadku waa walaalo alaha damiyo dabka ay wadaan.

  • @khadijahassan4732
    @khadijahassan4732 8 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaanalaah

  • @jamamaalim4079
    @jamamaalim4079 8 วันที่ผ่านมา

    Mowlidka kashekee asagaa khayr kahelaysaa like halaguu saaree

  • @aliqaq9021
    @aliqaq9021 8 วันที่ผ่านมา

    Saleban waa dowlad utagan shacabkaas waxaan kuleyahay mudane qoor qoor siwanagsan uga fiirso sharaftada tan dowlada aad madaxda utahay ha u kala hiilin wana adeer

  • @Mideye157
    @Mideye157 8 วันที่ผ่านมา

    Alla ha kala qaboojiyo. Reerka gardaran wa cadahay dawlad xumada dabada ka wada dagaalkas

  • @Mideye157
    @Mideye157 8 วันที่ผ่านมา

    Somaliyey hubkiina Axmarada iyo Somali diidka u haysta. Halgan Somali weyn baa loo bahanyahay

  • @aydarusali5488
    @aydarusali5488 8 วันที่ผ่านมา +1

    Waa dagaal nasiib daro ah allaha naga joojiyo. markaan inaan itoobiya u midowno ayaa larabay hadase inagiibaa baadiye cidla ah isku laynayna sidii laba dibi

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 8 วันที่ผ่านมา

    Salebaan iyo waragdhac

  • @majdihassan647
    @majdihassan647 8 วันที่ผ่านมา

    labada jufo ee dagaalamaaya waa H.G. ,fadlan ha la joojiyo.

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 8 วันที่ผ่านมา

    SOOMAALIDII ASHAHAADO LADIRIRKA AHAYD HAYSKU DHAMMAADAAN , AAKHIRKANA WAXAA KOOBKA FAYNALKA ISUGU SOO HARAYA GAALADA IYO MUJAAHIDIINTA XARAKATU-SHABAAB ALMUJAAHIDIIN MEESHAAS AYUUNA KA DHICIDOONAA DAGAALKA XARAGADIISU INSHA ALLAH

  • @joyaiyc
    @joyaiyc 8 วันที่ผ่านมา

    kkk markee tahriibane dacwo hawiyaa nasoobqixiyay gaalooy naqora baahiyaa naleysaye hhhh

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 8 วันที่ผ่านมา

    Asc Asxaabeey Dagaal lawada Baray Habar Gidir joog Waa laga waayay waxaan ka baqayaa in la tir tiro Magac Habar Gidir Meel walbo ku duul imisa ayaad ku weeyneeysaa Waa tii Abgaal yiri qolo waliba oo timaado isku taag hadaad tarmeeyso

  • @joyaiyc
    @joyaiyc 8 วันที่ผ่านมา

    kkk cidaan booto hadiigacan looqaado waxeeku dhintaan musqulaha qurbaha

  • @HODANMahamed-q6l
    @HODANMahamed-q6l 8 วันที่ผ่านมา

    Jayaxda. Lhabga. Naksxa. Scwscw scw scwscw scw scw

  • @Abdinoor-wb3gq
    @Abdinoor-wb3gq 8 วันที่ผ่านมา

    War daagaal iyo qabyaalad Anaa sareeya meel lagumagaaro qax hurdo la,aan hoog iyo ba geeri iyo gablan iyo guriga ba,ay agoon gaajo iyo naarta aad shaqaysan maxaad faa iiday

  • @GuureHassan
    @GuureHassan 8 วันที่ผ่านมา

    dhibkan waxa kadambeya Ethiopia 🇪🇹 ooo hubka siineysa qabilada si eey isugu dagaalaan. hadan Ethiopia laiska qaban Somalia 🇸🇴 waa udhamaatay

  • @user-wq6we8bh9x
    @user-wq6we8bh9x 8 วันที่ผ่านมา

    Mareexan melmawada degaan wlhy benaale

  • @KahinRoble-xo8lb
    @KahinRoble-xo8lb 7 วันที่ผ่านมา

    Somalida waa jaahilin kadaaya dhigay dhuulka hooyoo laba reer somaliaya oo is dil waa xaaran
    Wan waxa laga xuumado

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 8 วันที่ผ่านมา +1

    Cumar dheer iyo Habar gidir dheh doofaar

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 8 วันที่ผ่านมา

    Ader nin dhintey dhulka wax kuma leh .maxa u dhimaneysaa maxa ka maqan. Jahanamo albaabki loo furey wet ku qubanayaan dhamantood

  • @barlin1622
    @barlin1622 8 วันที่ผ่านมา

    Aakharo isudiyaarya👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️👁️

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 8 วันที่ผ่านมา

    Subxannallah isku dhamaado xabad yeey idinka harin.kkkkk
    Midwalbo wuxu leyahy aniga sareyo. Horta marexan hala laayo suleiman guulesta. Marexan hala xasuuqo mid ogada kuligiin naartaa ku qubaneysaan

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 8 วันที่ผ่านมา

      Alle cadabka kugu fogee ahlu nar bad tahay.
      Intad dhihi lahayd alleha kala qabojiyo bad iskudireysaa dadka.
      Xaran bad tahay

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 8 วันที่ผ่านมา

      @@ahmedmose5466
      Warya islaam matahay mise ma tihid
      Maxey isku dagalayaan soo gardaro ma ahan .ma jihadbaa .wa ehelunaar naartey ku guban kuligood adiga ma ka badbadinkarta ilahba qurankisa ku shegey.xataa kan niyada ka raco ki kharash ku bixiyo walamid adigana naarta lageli.qadbey iska cunayaan
      Xata ma tukanayan .ehelunar qofki rabo inuu arko wa iyaga.

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 8 วันที่ผ่านมา

      @@ahmedmose5466
      Maxa wa dad kibirsan illahy ha isku dhameyo wa dhal ibliisse xabad yeey ka harin marwalbo dawado wan ku farxaa

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 8 วันที่ผ่านมา

    Ader nin dhintey dhulka wax kuma leh .maxa u dhimaneysaa maxa ka maqan. Jahanamo albaabki loo furey wet ku qubanayaan dhamantood.naarta ku dhamada welcome hell

  • @MohamedDeeq-r4g
    @MohamedDeeq-r4g 8 วันที่ผ่านมา

    War gala dagaalka halaysku jabo Abiye axmed baa garabkiina tagaan

  • @khadijahassan4732
    @khadijahassan4732 8 วันที่ผ่านมา

    Stop ✋ dagaal