Waa saas markii dhali yaro yar yar la ga dhigo cidan 100 dollar mu sha har loo ga dhigo. Dhalin yaro yar yar ayaa saraakiil laga dhi gaya. Ciidankii pappa siyaad barre si duu asluub ul lahaa iyo dad ka u qal may saraakiil. Dib u soo bar ta. Hassan shek baa ka ma suul ah. Inuu dhib kaan dhaco
Taliyaha saldhiga iyo askeriga waaa wada mooryaaan😢😢😢😢
Waa dad maalayacni isku dila reerkan hawiye
Ar qareen masana oo hada maladrynaa aaway ciqabtii ilahey
Waa saas markii dhali yaro yar yar la ga dhigo cidan 100 dollar mu sha har loo ga dhigo. Dhalin yaro yar yar ayaa saraakiil laga dhi gaya. Ciidankii pappa siyaad barre si duu asluub ul lahaa iyo dad ka u qal may saraakiil. Dib u soo bar ta. Hassan shek baa ka ma suul ah. Inuu dhib kaan dhaco
Kuligood maca taliyahooda wey marqaamsanayen kuwaan alaha naga mootiyo shartooda
Qarenka edaysanaha il.adkaa
13 xabad Lagu jar jar maba cabsahoyo
Nin indho adag waye ar kan hala dilo hadii kan ladhafo wadankas
Maxkamada waxaan Ka codsanaa in ay xuriyadeyda isiiso, dadka dhintane xaqooda siiso, cabtooy waaye
Ar qarenow aaway cabsidii ilahey
13 xablee kulahaa warkan si dhaqso ah hlootookto mooryaanka
Qareeenoow wax qareenimo aaad ka og tahay ma jirto eee iska aaamus😂😂😂😂
Kkkkkkk
Qarenada lashegayo been eesoo barten nin dadka dilay muu qaren uhadlaa kkk qur ankuu benitaa qarenka Kuwan qarenka ladhaho tooda hadey dhamatay mala dhaafa kkk yur