Madaxwyne Mustaf oo M. Biixi Jawaab uu kanaxay Hawada u mariyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 402

  • @JabriilMaxamed-m4w
    @JabriilMaxamed-m4w 6 วันที่ผ่านมา +17

    Galadoow warkaagu waa sax sidaa runta usheeg waan kutaagyersanahay horay usoco

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 6 วันที่ผ่านมา +9

    Madaxweyne Mustafe Muxuhamed Cumar , Geesi Geesi Dhalay , aargooste aan guuto jid uga baydhin . Guurti aan gartiisa gefen 🦸🦸🦸🦸

  • @abdirahmanalirageh8533
    @abdirahmanalirageh8533 6 วันที่ผ่านมา +10

    Mudane Mw. Mustafe Cumer jir oo jog inaga Leexi danayasha gaar ah kuwa wata!

  • @qawdhanahmed4895
    @qawdhanahmed4895 6 วันที่ผ่านมา +4

    Waligay hadal ka qiimo badan oo dhaga haygu maqlaan oo mustafe kuyidhaahdo BIIXI
    MA MAQAL
    VIVA VIVA MD
    MUSTAFE
    THANKS 🙏🙏🙏 A LOT

  • @AbdishakurTuule
    @AbdishakurTuule 5 วันที่ผ่านมา +3

    Madaxwayne Mustafe Waa Hoogaamiye Usoobaxay Ummadda Soomaaliyeed waa geesi warkiisu cad yahay

  • @abdihussein8917
    @abdihussein8917 6 วันที่ผ่านมา +3

    Ethiopia waxay kawerwereysaa in Somalia Ethiopia loosoo isticmaalo, oo soomaaliya iyo masar soo hubeeyaan .
    Markaan madaxweyne Mustafa cumar gadalkiisu soomaaliduu Ku socdaaye muse adaa lajeclaadey xaaji.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 วันที่ผ่านมา +6

    Masha allah mudane madaxweyne mustafe ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmaaciilXirsi-x5h
    @IsmaaciilXirsi-x5h 6 วันที่ผ่านมา +38

    Dhalin yarada deegaanka soomali galbeed hadaad nahay ,waxaan diyaar unahay inaan Ethiopia ladagaalano hadii dagaal u dhaxeeyo Somalia 🇸🇴 iyo Ethiopia 🇪🇹,

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 6 วันที่ผ่านมา +6

      Gob Gobi dhashay baa tahay

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 6 วันที่ผ่านมา

      GUULEYSTA WALAALEHEEN SOMAALI GALBEED. WALAAHI SOMAALIYA DHAMAAN WAA NIN IYO QORI. ETHIOPIA INAAN BUR BURINO WAA BALLAN WAAYO DAGAALKANI WAA JIHAAD XAQ AH JANNO AYAA NOO MUUQATA. WAXAAD ARKI DOONTAA ETHIOPIA OO MEYDKOODA JIDADKA AAN KU JIIDEYNO. WAA BALLAN AAN ILAAHEY LA GALNAY.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 6 วันที่ผ่านมา

      GUULEYSTA WALAALEHEEN SOMAALI GALBEED. WALAAHI SOMAALIYA DHAMAAN WAA NIN IYO QORI. ETHIOPIA INAAN BUR BURINO WAA BALLAN WAAYO DAGAALKANI WAA JIHAAD XAQ AH JANNO AYAA NOO MUUQATA. WAXAAD ARKI DOONTAA ETHIOPIA OO MEYDKOODA JIDADKA AAN KU JIIDEYNO. WAA BALLAN AAN ILAAHEY LA GALNAY.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 6 วันที่ผ่านมา +1

      Odaygani ileen somaligaba ma yaqaan waar somaliga soo Bari soloonyohow sida haralka loo yidhi ufahan muus wuxuu yidhi waa wax lawada maqlayay oo waxay ahayd kuwa ku qqncay in ay itoobia ku qqncay ee shanta ka midka ahaa hanadana ma ogola in aan ana dal noqdo sababtuu waa shantii is rabay midwalba halkeedii ha joogto sababtoo ah kuwaasi waa kuwii laaska ka dagaslamay intay itoobia ka soo dagaal taagan iyagoo rabay in Somaliland Somalia lagu daro tii oo ay iyagu any rabin in ay shanta ka mid noqdaan jawmacoow waxan mooday in aad waxkale noo sheegayso laakiin waxan ogaaday in fahanka somaligu aad kugu yaryahay

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v 6 วันที่ผ่านมา +1

      Nasab nasab dhalay a tahay o xalal ku dhashay

  • @بريدالدراسةالجامعية
    @بريدالدراسةالجامعية 6 วันที่ผ่านมา +4

    Waar Muuse maxaad ku haysata hadi aad Itoobiya in la huus joogo fiicanahay

  • @IsmaaciilXirsi-x5h
    @IsmaaciilXirsi-x5h 6 วันที่ผ่านมา +13

    Somalia 🇸🇴 guul

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 6 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Dal jire TV jamac gaalaad guleesoo kusoocoo Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khada917
    @khada917 6 วันที่ผ่านมา +5

    Kaalay indhaha naga xanjee mustaf xamar buu lahadlayaa odayaashii qeylinayay ee lahaa itoobiyaan baan nahay ayuu hadalkoodi xoojinayaa

    • @AbdukadirSulfe
      @AbdukadirSulfe 6 วันที่ผ่านมา

      Siidas Waa Lo qadan Kara Lkn Gadalka Dulucdiisa Xasan Shiikh Ma Quseyo Wayo Xasan Shiikh Deganadisa Dadka Deganka Somalida Lagama Dhibi Jirin LOGAMANA Aqoon Cawan Ee Xaq Udiirir Ayeey Uyqameen Somaliland iyo Butland Ayaa Ka Ganacsan Jiray WNa Xaqiiqda Dhabta

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c 4 วันที่ผ่านมา +1

      Kaba soo qaad hadalku inuu ku socdo doowlada soomaaliya. Markii eey joogto itoobiya iyo soomaaliya hargeeysa iyo garoowe soomaaliya weeye waxeeyna ka mideeysnaayeen iibsashadii onlf iyo soomaalida kililka shanaad kolka sidaas hakugu deeqo warku soomaaliland iyo garoowe waxeey ahaayeen meesha ugu daran waxaana sii darnaa soomaaliland oo sirdoonka itoobiya uu uga hoowl-galo si bareer ah

  • @munamohammed2186
    @munamohammed2186 6 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliya hanoollaato Somaliya waa mid guul guul iyo gobanimo Masha allah guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HassanAhmed-sv2tc
    @HassanAhmed-sv2tc 6 วันที่ผ่านมา +1

    Somaaliya iyadu markey mid noqoto iyaa laqoonsan lakaa cag jar ❤❤❤❤

  • @Halazremo
    @Halazremo 6 วันที่ผ่านมา +1

    cidda uu u jeeda madaxweynaha dawlad deegaanka jigjiga somalia iyo xukuumadda xasan sheikh ayuu ujeeda isagaana raba inu dhaqdhaqaaq ka abuur0 dawlad degaanka somalida oo kasoo horjeesato xukunka ethopia....

  • @abdurahman9170
    @abdurahman9170 6 วันที่ผ่านมา +5

    Jaamacow Ina Cagjar baad xayisiineysaa. ONLF Xataa wuu u duur xulayaa. Inuu xidh xidho ayuuna rabaa

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 6 วันที่ผ่านมา +1

      Kalay onlf ma macsuumin miyaa mise kooxda madey ee kursi iyo xilka u barooran ayad rmoidaysaa kuwa daacad?

    • @abdurahman9170
      @abdurahman9170 4 วันที่ผ่านมา +1

      @@abdurrahmanHarbi-cy8hy Ina Cagjar hadalkiisa ayuu nooga dhigayaa mid Muuse kali ku socda. Halkuu u socdona waan fahanney.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 6 วันที่ผ่านมา +3

    JAAMACOW MEEDAY SOMALIDA AAD SHEEGAYSO??????? DOWLAD BAA LADOONAYAA EE MEEDAY? MA HAYSAA ADIGU? MA XASAN MIYAA?

  • @faaraxwarfaa4037
    @faaraxwarfaa4037 6 วันที่ผ่านมา +4

    Mustafe 🔴🇺🇳🟢🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👍

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 6 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah mustafow akhliga ha shaqeyo, nabadna Allaha idin yeelo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉samali galbeed 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 3 วันที่ผ่านมา

    Somaali iyadaa halkaa is dhigtay, somaali waa somaali,reer jighiga ma cunaan malaayga waxa iska leh malaayga somaalida jigjiga.that is unfear.❤🎉🎉❤❤❤❤

  • @abdirashidmohammed7512
    @abdirashidmohammed7512 6 วันที่ผ่านมา +6

    Muse mujnuun dharbaxada ku dhacday wax ma ku qaadan doona waligiiba Ethiopia ayuu jaajuus u ahaaye
    SOMALI GUUU MELKASTA OO AY JOOGTOBA
    SOMALIA GUUUUUL INSHA ALLAH

    • @shadiaali2750
      @shadiaali2750 6 วันที่ผ่านมา

      Caqligaa fuud kaaga buuxaaye damiinyow cida uu u jawaabay ninki ragi waa qaran doqon adoo kale ahana loo sheegimaayo qalbadaa idin wada madoobatay ciil dartii

  • @zamzamnur4281
    @zamzamnur4281 6 วันที่ผ่านมา +3

    mashaAllaa gulesta madaxawanna Mustafa ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fiqqiisse2306
    @fiqqiisse2306 6 วันที่ผ่านมา +1

    Galanaw ina adeer ani reer puntiland ayan ahay mana tagerayo itobiya ee soomali baan ahay wiilka reer jigjiga rer diridhabe , goday dhaman dds/somali galbed iyo reer puntiland waa walaalo waxanunahay soomali no itobiya ee dabadhilif yaan naloqaban

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 3 วันที่ผ่านมา

    Viva Mustafa mohamed omer
    Viva somaliland we are all brothers
    The sister city of jigjiga is hargeisa

  • @hafidmohamed862
    @hafidmohamed862 6 วันที่ผ่านมา +2

    Mahatsanit madaxwene musdafa
    Molow gullll gulll insha Allah

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 6 วันที่ผ่านมา +19

    Muse bixi walee dharbaaxa xun baa lagu dhuftay Istaahil bagah walagu sugay mahadsanid MD Cagjar❤❤❤

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 6 วันที่ผ่านมา +4

      Waxba kuma dhufane uu umarkhaati furay hadalka ayaa laba kuugu dhacay ,sababtoo ah labaduba waxay isku raacsan yihiin soomaali waxba nagama khuseeyaane danaha deegaankayaga iyo dadkayaga ayaan eeganaynaa , cid kalana go'aan nooma gaarikarto

    • @diasmahamud9330
      @diasmahamud9330 6 วันที่ผ่านมา +5

      ​@@lilcuzzwhitemoeisaaq iyo mj dharbaaxo buu ku dhigtay cagjar

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 6 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂😂😂, badhasaabku uma jawaabin muuse biixi , wuxuu u jawaabay somalia, 😂😂😂😂😂

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 6 วันที่ผ่านมา

      Xamaal jamac galad goirmuu siyaasad bartsy

    • @user-fm8ej5yb4f
      @user-fm8ej5yb4f 6 วันที่ผ่านมา +1

      @@abdicash8787mudane madaxweyne mustafe haduu barasaab yahay muuse biixina waa barasaab

  • @Umo580
    @Umo580 6 วันที่ผ่านมา +9

    MAANSHALLAA GUUL SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abokorahmed9064
    @abokorahmed9064 วันที่ผ่านมา

    Waa badaw ogaadeen ah. Ma garan karo Halka SL ugu fadhido dawlad deegaanka Somalia

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 3 วันที่ผ่านมา +1

    Somaalia ha dhacdo Etoobiya ha noolaato.

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waa bishii nabi muxamed csw uu dhashay. Scwscw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 5 วันที่ผ่านมา +1

    GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO ALLAAHU MACAAK
    MR MUSTAFA CAGJAR

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 6 วันที่ผ่านมา +1

    HANOOOLTO HANOOOLTO SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴

  • @nimcaanxasan442
    @nimcaanxasan442 3 วันที่ผ่านมา

    Madaxweye mustafe waa geesi ogaadeena in dadkiisii lagu wiirsan jiray ee laso dhiibi jirayna dab lagu shubi maayo lexejeclaana ka haysa qofkasta oo damiirle❤❤❤❤❤❤❤

  • @abbdll
    @abbdll 6 วันที่ผ่านมา +3

    Mustafe wuxuu ula jeeda soomaalida oo dhan maaha hadal ku socdo muuse

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 6 วันที่ผ่านมา

      WAR MUHIIMADDIISA UGU WEYN WAXAY KU SOCOTAA QOLADA XAMAR MASUULIYADDA KA SHEEGATA , WARKA MUSTAFE MUSE HIIL AYUUBA UYAHAY, MAXAAYEELAY WUXUU YIRI CID KALE GO-AAN NOOMA GAARAYSO ,TAASOO MICNAHEEDU SOOMAALIDU DANA KALA DUWAN AYEY LEEDAHAY, WARKAASNA MUSE BIIXI AYUU TAAGEERO UYAHAY

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 6 วันที่ผ่านมา +1

      Beentaa LAANGAAB Soomaaliya oo dhan maaha waa adinka ku itoobiya u qabqaban jiray ogaadeenka kasoo baxsaday itoobiya markey soo galaan maamul goboleedkiina😂😂😂

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 6 วันที่ผ่านมา

      @AR-cx5yf SAAXIIB HORTA LAANGAABNIMADU CAY MAAHA EE MIICNAHEEDU WAA REERKEENA AYAA KIINA KA BADAN INKASTOO AAN SHEEGASHADAADU HUBSIIMO UBAAHAN TAHAY, BAL REERKIINA SOO SHEEG SAAN U OGAADO IN WARKAAGU SAX YAHAY .
      DHINACA KALE DEEGAAN CIDDIINA SHEEG , RAGGAAD DHIIBTEEN ANAA KUSOO HORDHIGAYEE

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 6 วันที่ผ่านมา

      GUULEYSTA WALAALEHEEN SOMAALI GALBEED. WALAAHI SOMAALIYA DHAMAAN WAA NIN IYO QORI. ETHIOPIA INAAN BUR BURINO WAA BALLAN WAAYO DAGAALKANI WAA JIHAAD XAQ AH JANNO AYAA NOO MUUQATA. WAXAAD ARKI DOONTAA ETHIOPIA OO MEYDKOODA JIDADKA AAN KU JIIDEYNO. WAA BALLAN AAN ILAAHEY LA GALNAY.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 6 วันที่ผ่านมา

      ​@@AR-cx5yf
      Somalia oo masar doontay si itoobia looweeraro ayuu la hadlays muusena wuu garab is tagay hadaad wax fahmaysaan miyawn qalbidhagax xamar laga soo dhiibin adiga iidoor oo kaliya ayaad araktaa oo miyawn puntland oo Somalia ka mid ah laga soo dhiibijirin

  • @chalichali9452
    @chalichali9452 6 วันที่ผ่านมา +3

    Very true 💯💯💯💯💯💯👏👏👏👏👏

  • @miketyson7356
    @miketyson7356 6 วันที่ผ่านมา +2

    Afnooli wuu hadlaa ayna wuu ciyaa ma maqashey? Muuse madaxweyneyaal dhowr ah iyo adigaba wakaa iniga qaylisiiyey. Kabihiisana ma gaadhaan inadeer viva muse viva somaliland. Nac ama jecloow.

    • @amaalabdi7185
      @amaalabdi7185 3 วันที่ผ่านมา

      Muuse waxbaa baalahayga yaacay 😅😅😅😅

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 5 วันที่ผ่านมา

    DAD DULINIMADA KU FAANAAYO OO AAN OGAADEN EHEEYN WAALA WAAYAY GORMAD ISMASHEEN WAALEYDIN MAA MULAAHE

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 6 วันที่ผ่านมา +2

    Wuxu u jeedaa xamar. Yaa Doqon

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 6 วันที่ผ่านมา

    Dhibaatada soomaalida waa sida Single father ama Single mother oo kale.

  • @user-nj4dj1qt5k
    @user-nj4dj1qt5k 2 วันที่ผ่านมา

    Madaxwayne mustafe waa muwadin somaliyed

  • @omarishirwa
    @omarishirwa 5 วันที่ผ่านมา +1

    somalida isku dirkooda jaamacoow jooji somalida ethiopia iyo somaliland waa dad walaalo ah ka xishood inaad wax ka soo saarto hadalada caadiga mustafe iyo muuse waa laba walaalo ah

  • @khadramohamed7530
    @khadramohamed7530 5 วันที่ผ่านมา

    ADOO SOOMAALILAND U HANBALYEEYNAYA AYAANU KU ARKI. WAAYO MUNAAFAQ BAAD TAHAY. OGAADEENA. KILILKANA WAXAA GACANTA LOO GALIN DOONAA DADKA KALE EE AFKA SOOMAALIGA KU HADLA.
    MADEXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI WUU KA GUULAYSTAY DADKII CADOWGA KU AHAA. ALLAAHU AKBAR 💚 🤍 ❤

  • @MaxamedQawrax-gq3xg
    @MaxamedQawrax-gq3xg 6 วันที่ผ่านมา +2

    Wadbadashey ee shekadu sidamhin waxukawada itobiya iyo samaliya haday islayan anaga nagu duldagaalamimayaan bukawadaa

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp 3 วันที่ผ่านมา

    Waa soomaalidii oo isugu faanaysa anaa kaa dabadhilifsan.

  • @abshirhussein1904
    @abshirhussein1904 2 วันที่ผ่านมา

    HADALKA MUSTAFE CAGJAR WAA MID HORE HADAL MUUSE BIIXI WAA MID DANBE UU KA HADLEY WAA MID DANBE, HADALKA MUSTAFE CAGJAR WAA HADAL KA SOO HORJEEDA XASAN SHEIKH MAXAMUUD IYO SOOMAALIYA HALKAA WAXAA KU CAD MUSTAFE CAGJAR INUU UUSAN KA SOO HORJEEDIN HESHIISKA ITOOBIYA IYO SOMALILAND GALEYN OO KELIYA

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 6 วันที่ผ่านมา +2

    MALAY &MILIXTOONA ITOOPIA NAGA IIBSANMAYSO

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 6 วันที่ผ่านมา

    CADOWGA SOOMALIYEED WAA ETHIOPIA 🇪🇹 QUSHAAASH CADOWGEEENAAAA WAA ITOOBIYA QUSHAAASH ❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹❌️🇪🇹🇪🇹❌️🇪🇹🇪🇹❌️❌️🇪🇹❌️❌️🇪🇹🇪🇹

  • @kaafi7915
    @kaafi7915 5 วันที่ผ่านมา

    Dad Gumaysi ku jira ha xahaysiin
    Ciidankaagji waa la tirtiray maanta Oramaa joogta deegaanka oo dhan.

  • @yasiinmohamedyasiin2449
    @yasiinmohamedyasiin2449 6 วันที่ผ่านมา

    Geesi geesi iinaga iilalii cooled GAACAAN KU RIIMIS AH MAAHAD SAANIID MUUSDAFE❤❤❤❤❤❤

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 6 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne mustafe muxumad cumar geesi geesi dhalay ❤❤❤❤

  • @khalidabi1166
    @khalidabi1166 6 วันที่ผ่านมา +2

    Muse wu yare tabtay u la jedka hadal kan wa wa xassan sh.
    Xamar iyo hargeisa la isku ma Halen karo.

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 6 วันที่ผ่านมา +1

      Xamar ruux somali Ethiopia looguma dhiibin banaabax balaaray ayay u sameyeen dhiibidii qalbi dhagax

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 6 วันที่ผ่านมา

    Labadaba xabashi ayaa dhisatey way u shaqay nayeen

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 6 วันที่ผ่านมา +10

    MUUSE&DENIBA WAA DABA DHILIF

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 6 วันที่ผ่านมา

      LAAKIIN WAA INAAD OGAATAA KUWA IYAGA KASOO HORJEEDA WAXAY DOONAYAAN WAA INAY DABA DHILIFNIMADA UGA DHEEREEYAAN , WAXA LAYSKU HAYSTO WAA ANAA KABAQAAD SHISHEEYAHA UNOQONAYA IYO ANAA KAA MUDAN INAAN UNOQDO

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 6 วันที่ผ่านมา

      GUULEYSTA WALAALEHEEN SOMAALI GALBEED. WALAAHI SOMAALIYA DHAMAAN WAA NIN IYO QORI. ETHIOPIA INAAN BUR BURINO WAA BALLAN WAAYO DAGAALKANI WAA JIHAAD XAQ AH JANNO AYAA NOO MUUQATA. WAXAAD ARKI DOONTAA ETHIOPIA OO MEYDKOODA JIDADKA AAN KU JIIDEYNO. WAA BALLAN AAN ILAAHEY LA GALNAY.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @KhaliilShugri
      @KhaliilShugri 5 วันที่ผ่านมา

      Hada maxaa sheegtay nin wayn waa tahayee​@@lilcuzzwhitemoe

    • @SaidAhmed-t5c
      @SaidAhmed-t5c 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@lilcuzzwhitemoehadii kaba qaad la'noqonayo waa ineey doowladi noqotaa because doowlada shacab iyo baarlamaan baa la'xisaabtamaya oo oranaya waxaad kula saaxiibtay doowladaas keen oo natus waxaana lagu abaabuli karaaa banaanbax ama mooshin ee maamul yaa xisaabiya xageese dunida lagu arkay maamul doowlad utalaabaya

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 4 วันที่ผ่านมา

      @SaidAhmed-t5c XAGGEE LAGU ARKAY DOWLAD DAD IYO DAL IYO MAAMUL AYSAN TEGIKARIN , XUKUMIN ,WAXBA KA QABAN KARIN WAX KASTA OO UU KU KACO MAAMULKAAS OO HADDANA ORAYA ANAGAA XUKUNA , SOO MA FIICNA HORTA IN LASAMEEYO DOWLADNIMO CIDDII QALDAN QABAN KARTA OO SHARCIGA HORKEENIKARTA , MA HADAL TIRO IYO RIYO AYAA LAYSKU MAAWEELINAYAA ?

  • @nooreinmunye2947
    @nooreinmunye2947 5 วันที่ผ่านมา

    Hadalka mustafe halkaa uma socoto ee waxay usocotaa dagaalkii 1977 ee waxba ka heli waayeen

  • @sahraosman6818
    @sahraosman6818 6 วันที่ผ่านมา

    Hargeysa haddy la aqoonsado, Jigjigane waan aqoonsannay.

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 5 วันที่ผ่านมา

    WAA RUNTII MUSTAFE SOMALILAND IYO PUNTLAND HALGANKA SOMALIGALBEED WAY LA DAGAALAMEN LAAKIIN DAWLADA SOAMLIA WEY TAAGEERI DOONTA HADEY HALGAN DAMBE UBAAHDAN

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 6 วันที่ผ่านมา

    MADAXWAYNE MUSTAFE HAMBALYO MUUSE JUUDAAN WUXUU DOONAYAA INUU KAGANACSADO DADKA SOMALI GALBEED LAAKIIN WAY ISKAGARTEEN MAAN SHAA ALLAAH

  • @yunankkays3901
    @yunankkays3901 6 วันที่ผ่านมา

    mustaf allh cimrigaaga dheereeyo wlh nin somalinimo jirta malinta inuusan daba ordeen orom urayso

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 6 วันที่ผ่านมา

    Jaamac noowad wararka waafiga illaahay nabadeena hanoo adkeeyo snm waa waalantahay waasaxan yahay madax weynaheena❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 5 วันที่ผ่านมา

    Benale mustafe no more onlf guul geesi

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 6 วันที่ผ่านมา

    Waadsaxan tahay mustaf3 hanoolaado iskaceli qabiilada soomaaliya dumiyay ogaadeenna dilay

  • @foowsidirir
    @foowsidirir 5 วันที่ผ่านมา

    Illahayow somali midee anagu midoobi Kari waynee

  • @abshirhussein1904
    @abshirhussein1904 2 วันที่ผ่านมา

    HESHIISKII ITOOBIYA IYO SOMALILAND WEY FULEYSAA WEYNA DHACEYSAA CID KA HOR IMAAN KARTANA MAJIRTO MUSTAFE CAGJAR WUU TAAGEERSAN YAHEY HESHIISKA ITOOBIYA IYO SOMALILAND ILEYN WAA NIN HOOS JOOGA ABIYE AXMED

  • @abdulqadirali5419
    @abdulqadirali5419 6 วันที่ผ่านมา

    Jaamac waad saxantahay horay usoco waxa tahay wadaniga samnka mw mustafna waa la dhacay waana jawaab aan laga jawaabi karin

  • @faadumocali-yt9zp
    @faadumocali-yt9zp 5 วันที่ผ่านมา

    MAXAAD PUNTILAND MEESHA U KEENAYSAA? MA JOOGTEE
    JAAMAC NACAYBKA JOOJI. REER PUNTILAND XABASHI MA RABAAN.

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 5 วันที่ผ่านมา

    Mustafe iyo muuse waa labo nin oo dani ka dhaxeeyso kala maarmin waxba xumanta yaan
    La sii buunbuunin. Wanaaga inoogu duceeya dhamanteen.

  • @ashaahmed7711
    @ashaahmed7711 6 วันที่ผ่านมา +2

    Mustafe wax uu ka necban yahay majiro itiopia

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 6 วันที่ผ่านมา

      AFKIISA IYO DHAQANKIISA MIDNA KAMA HAYNO , MANOO SHEEGIKARTAA WAX CADAYN U AH WARKAAGA?

    • @user-ir2yt2oj4z
      @user-ir2yt2oj4z 6 วันที่ผ่านมา

      Soomalida deegaanka
      Wxn leeyahay jeeràad aragtaan soomali israacasan oo meel kasoo jeeda,haku dagdagina
      Gobalkiina inaad
      Colaad
      galisaan waad
      Ogtihiin
      Wixii idin soomaray
      Md,nahiina taggers,
      gaaladana
      ha
      Uhiilinina,

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 6 วันที่ผ่านมา

      GUULEYSTA WALAALEHEEN SOMAALI GALBEED. WALAAHI SOMAALIYA DHAMAAN WAA NIN IYO QORI. ETHIOPIA INAAN BUR BURINO WAA BALLAN WAAYO DAGAALKANI WAA JIHAAD XAQ AH JANNO AYAA NOO MUUQATA. WAXAAD ARKI DOONTAA ETHIOPIA OO MEYDKOODA JIDADKA AAN KU JIIDEYNO. WAA BALLAN AAN ILAAHEY LA GALNAY.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faadumocali-yt9zp
    @faadumocali-yt9zp 5 วันที่ผ่านมา

    JAAMAC GABDHAHA ILMA ADEERADOOD BAA KUFSANAYEY. REER PUNTILAND MAXAAD MARKA DAD CADOWNIMO KU JIRTO ULA MEEL DHIGAYSAA.

  • @yusufhassan1175
    @yusufhassan1175 3 วันที่ผ่านมา

    Daciifyohow ina Faroole ayaa Xabashida la shaqeeyey. Lakin, meesha saadka iyio hubku ONLF uga imaan jirey waxay ahayd p/Land. Kumannaan qaxooti ah ayaa ku noolaa P/land oo Ugadeen ah. Qof la dhiibay inta kale ayaa ka badan.

  • @caaqilaxmadsaxne1723
    @caaqilaxmadsaxne1723 6 วันที่ผ่านมา +2

    Somaliya waa sinaaliya

  • @CabdiQadir-t1z
    @CabdiQadir-t1z 6 วันที่ผ่านมา

    Ma ahi alshabaab waxaan away somali Ethiopia

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 6 วันที่ผ่านมา +1

    War muuse dadkiisa ayu ka ilaalinaya somaliweynta hore uraamsatay dadkiisa

  • @mohamedrashiid7275
    @mohamedrashiid7275 6 วันที่ผ่านมา +1

    Geesi iga dheh madaxweyne cagjar

    • @mohamedrashiid7275
      @mohamedrashiid7275 6 วันที่ผ่านมา +1

      Waxaan jeclahay m_mustafe inuu xataa itoobiya uduurxulayo Ninians waa somali Dhabi ah

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 6 วันที่ผ่านมา

      GUULEYSTA WALAALEHEEN SOMAALI GALBEED. WALAAHI SOMAALIYA DHAMAAN WAA NIN IYO QORI. ETHIOPIA INAAN BUR BURINO WAA BALLAN WAAYO DAGAALKANI WAA JIHAAD XAQ AH JANNO AYAA NOO MUUQATA. WAXAAD ARKI DOONTAA ETHIOPIA OO MEYDKOODA JIDADKA AAN KU JIIDEYNO. WAA BALLAN AAN ILAAHEY LA GALNAY.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 6 วันที่ผ่านมา

    HANOOOLTO JAMUURIYADAA SOMALIA 🇸🇴

  • @mohamedgood5604
    @mohamedgood5604 6 วันที่ผ่านมา +1

    Wariness can ku tel ma'mo
    Hadii ad la dagalanto Somalia mouse waad ku socotaye ferxadkaaga wan so dhibidonaa ,,,,,,,

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 6 วันที่ผ่านมา

    warkii oo kooban anagu nabadgayo ayaan ku jirnaa dadkiinaan soomaaliyeed oo dagaalka aan dhamaaneyn hanasoogalina

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 6 วันที่ผ่านมา +1

    Keep going God please you 😭🕋💎❤️🌴🌴 tru story

  • @1Alifarhan
    @1Alifarhan 6 วันที่ผ่านมา

    Aqli ogaadeen adoonsiga ayeey kuwanaagsan yihiin,Aqli majiro😂😂😂😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 6 วันที่ผ่านมา

    JAMAC DAGAALKII 1977 XAGEE SHACABKA DAGAALKA KAGA JIREY WAA TARIIKH MA GUURTA AH REER SOMALILAND

  • @SamiiroCumar-d6b
    @SamiiroCumar-d6b 6 วันที่ผ่านมา

    Alx ragayagu waa geesiyaal wadaniyiin viva daarood❤❤❤❤the

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 6 วันที่ผ่านมา

    Subxanalaah waar mudane madaxwayne biixi geesi xaarkaaga lagaaga shidayaa imika muxuu yidhi mustafe mustafe saw kan itoobiya hoosta kagaga jira ee jecel

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 6 วันที่ผ่านมา

    Runtiii wa hadal dhaxal gal ah wuxuna toos hadalkasu ugu socdaa 3koox 1 xasan tuug oo shalay madadka ku shalay dhaanto lakortaagnaa kooxda 2baad wa snm 3 wa koxda madey ee wada kicinta iyo ilmada taxaaska

  • @xirsiadamagan6229
    @xirsiadamagan6229 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waan ka xumahay arrintii Daarood waa la soo af Jarry.

  • @omaarabdi99
    @omaarabdi99 6 วันที่ผ่านมา +1

    Mustafe cagjar waa nin wax fahansan

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mustafe hadalkiisu xaguu usocdey nhaka duwin dawkhbaad tahaye

  • @ilyaasmohamed718
    @ilyaasmohamed718 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaar beebta yareee Koon furbuu ka hadlayaaye

  • @Kamaaliye-i7h
    @Kamaaliye-i7h 3 วันที่ผ่านมา

    Khildhiga 5aad waa Atoobiyo. Atoobiyana waa saaxiibka koowaad ee Somaliland.ninka Somaliland hadal deelqaaf ah kuhalgaada waa la Karkarineyaa Shi Shaaha oo kale.

  • @xasan127
    @xasan127 6 วันที่ผ่านมา +1

    Jama. Galad puntland hooyada miyay waseen markad leedahay amxaray ralu kayihiin

  • @runooadag2796
    @runooadag2796 2 วันที่ผ่านมา

    Wan garan waayay hadalkan iyo muuse maxaa iskagaly muuse waaxor soomaalilaana daarood waxaaiiga fiican oromada isnkaa adoonuah sagaaro xaarmuuqdy qarisaa😢

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 3 วันที่ผ่านมา

    USGAG USGAG DHALAY
    NACAYBKA REER SOMALILAND AYAA FUTADA KAA GALAY

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 6 วันที่ผ่านมา

    Jama galad scw

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 6 วันที่ผ่านมา

    Cudurka ku haya ee Garoowe godkaalagalaysaah adoo ciiqabo baad dhimane saa waxkaqaadimayside

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 5 วันที่ผ่านมา

    SOMALIA IDIINMA BAAHNA EE ADIKAA U BAAHAN LAAKIIN WAXAA TIHIIN BAA SOO MUUQDAY MAANTAY

  • @AbdiwahabAhmedNur
    @AbdiwahabAhmedNur 6 วันที่ผ่านมา

    Manshallah waa nin arag ah

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 6 วันที่ผ่านมา

    Muse waxaa uu u kala dilay somali mana ahan mid masuul ah wuxuu ku baaqaa in markasta somali la burburiyo

  • @ademmahamed2233
    @ademmahamed2233 3 วันที่ผ่านมา

    Beenjiroow hadalkaasi wuu Ku hoos maray hadii and badheedhayn ankuu saxo EE Mustafa wixi lahadlaayay madaxda soomaliya EE idinle itobiya ladagalama ama wax ay kushegen itoobiya Dal horas nag maqan ayuu lahadlaayay EE adaa xanuun muse kuhayaa al hakudaweeyo

  • @abdixoog7852
    @abdixoog7852 2 วันที่ผ่านมา

    from kamaal jaamacow waxaad ka faalootaa meesha mayaalaan labada madaxweyne mid waliba dantiisa ayuu difaacayaa markaa maaha wax iyaga isu keeni kara ama kala fogayn kara sidaa darteed ha ku dawakhin jaamac ganaaneeyow.

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 5 วันที่ผ่านมา

    Kani waa benale. Subxan Allah .Mustafe we are ethiopian no more onelf .Mustafe absolut u right

  • @user-nj4dj1qt5k
    @user-nj4dj1qt5k 2 วันที่ผ่านมา

    Jamac galad wad kumahadsanthy barnamijka qimaha badan

  • @MohammedHassenShiffaw
    @MohammedHassenShiffaw 5 วันที่ผ่านมา

    Galadow ku dar Xassn Gargurte oo intu dalka Ogadenia iyo dadkaba Itoobyia siyay