Wiilkiisa oo nool aya loo shegay in uu dhintay wiilkana aabaha wa dhintay aya la yiri kala qarin ax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 46

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +1

    Haduu noolyahay ilaahay hakuu soo sahlo haduu dhintayna ilaahay samir hakaa siiyo

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 ปีที่แล้ว +1

    Xaqqa allaha sooifiyo

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ปีที่แล้ว

    Allah ha uu sahlo walaalkiisa Aabbe macaan

  • @user-zp2pw2hg6z
    @user-zp2pw2hg6z ปีที่แล้ว

    Illaahayo
    Usodhawee
    Wiilkudhalay

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 ปีที่แล้ว +4

    Illaahay ha kuu so fududeeyo wiilkaaga insh allaah aabe somaaliyeed

  • @ashawooo
    @ashawooo ปีที่แล้ว +2

    illahaya ha ku sahalo Wiilkaga asiga nabda rabi ha ku soo fudeya inshallaha Abdizaz adiga illahaya qeera ha ku siya

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 ปีที่แล้ว

    Allaha kuu fududeeya

  • @ibaadohussien6644
    @ibaadohussien6644 ปีที่แล้ว +1

    Illhey ha u sahalo

  • @saidoafrah1984
    @saidoafrah1984 ปีที่แล้ว +2

    Ilaheey haku sahlo insha allaah

    • @guestguest7435
      @guestguest7435 ปีที่แล้ว

      Oo 7:54 7:54 7:54 poo 7:54 😅

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 ปีที่แล้ว

    Allh ha kuu sahlo asagoo nabad qabo iyo adigoo nabada qabo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 ปีที่แล้ว

    ASC Allha Awooda Badan Ha U Soo Sahlo Wilkisa Inshaa Allaah Amiin

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 ปีที่แล้ว

    ALLE HAKU SAHLO WIILKAAGA ASAGA OO NABAD QABA

  • @kiinhaji9102
    @kiinhaji9102 ปีที่แล้ว +1

    Allow usahal

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 ปีที่แล้ว

    Maskiin allow is ku allow u so dhawee

  • @munoqali826
    @munoqali826 ปีที่แล้ว

    Allow usoo sahal yaa rabbi

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 ปีที่แล้ว

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (Arkaa milkiile)

  • @HamdiAliHassan-wk7oi
    @HamdiAliHassan-wk7oi ปีที่แล้ว +1

    Allaha u Sahlo

  • @meymunahmedsheekh9510
    @meymunahmedsheekh9510 ปีที่แล้ว +2

    Asc ilaahay ha usahlo

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 ปีที่แล้ว

    ALLE HAKU XAFIDO CABDI AZIZ REALY

  • @umuahmad2535
    @umuahmad2535 ปีที่แล้ว +1

    Adekan illahay hausodadjiyo fariin ukuqanco

  • @SafiaAli-i6n
    @SafiaAli-i6n ปีที่แล้ว +1

    Waa aniga islaanti wiilka dhashay walaal wiilkeyga 25sano ayuu xabaalanyahay wxuuna ku dhintay 9 jir anigana wxn joogaa garissa wiilkeyga ale ha u naxariisto

    • @queenxamda5981
      @queenxamda5981 ปีที่แล้ว

      Runta sheeg habo wiilka wa abtigey 😢

    • @caasha93
      @caasha93 ปีที่แล้ว

      Run sheeg illahay kugu dharshey maruntabaa😢

    • @nihaalali1398
      @nihaalali1398 ปีที่แล้ว

      Allah ka cabso wilka iyo abihis hakale qarin haadu dhintay e run ka tahaye saqir ki khaqiro ku shafaco allah kaga dhiko haadu

    • @SaidoDahir
      @SaidoDahir ปีที่แล้ว

      Waxuyiri waxa iguwar danbeysay 207 1991 ilaa 207 waa 16 jir 9 maahan

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u ปีที่แล้ว

    Allaha u sahlo

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 ปีที่แล้ว +1

    Allaha usahlo

  • @marianssabriye4662
    @marianssabriye4662 ปีที่แล้ว +2

    Asalaamo caleykum cabdicasiis waxaan u baahanaya nambarkaga please give me

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 ปีที่แล้ว +1

    Xayeeysiin ta naga dhaaf ,hadaa Subescerb haysto

  • @BisharaSabriye
    @BisharaSabriye ปีที่แล้ว

    Sorry sorry aba Allah so sahlo wiikaga🤲🤲

  • @mariaabdullahi9565
    @mariaabdullahi9565 ปีที่แล้ว

    Wilka anigu iladashe oo hoyadey mcn aya idashe Allah unaxaristo asago qangarin ayugeriyode

  • @mariaabdullahi9565
    @mariaabdullahi9565 ปีที่แล้ว

    Ederow yanlaguwalin elmi Rabii aya kaqate hoyadey runti oo damestiran kushegte

  • @samirr546
    @samirr546 ปีที่แล้ว

    Yaab badanaa oo miyaan somalida dhexdeeda in laga soo helo qof lumay???
    Masuuliyad daro iyo daryeel la aan
    Markay waynaadaana raadin!!!!!!!!

  • @SafiaAli-i6n
    @SafiaAli-i6n ปีที่แล้ว

    Wilka mar hore ayu diintay ee adiga aabo xun ahaa

    • @cabdiqaali143
      @cabdiqaali143 ปีที่แล้ว

      Waxa aad sheegtay 25 Sano kahor asigoo sagaal jir ah waa 34 sano asigane waxa oow dhashay 1991 waxaana lagajoogaa 32 sano marka xagee kakeentay 2 sano oodheeriga ah
      Midakale ciwaankaada shalay ayaalasameeye

    • @cabdiqaali143
      @cabdiqaali143 ปีที่แล้ว

      youtube.com/@user-zb8li3gq7s

  • @qalbifuraninaabdullahi5776
    @qalbifuraninaabdullahi5776 ปีที่แล้ว

    Aabo wilkas wu diintay 20 iyo dowrsano kahor ayu diintay dadka kudahy wu nolyahy ben bey kushegen

  • @user-qu7gg8ds6s
    @user-qu7gg8ds6s ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk

  • @mohamedomar9004
    @mohamedomar9004 ปีที่แล้ว

    Odayga lacag doon waaye ilma uu korsanin rabaa inuu bilo europe iyo america wilka jira maqlay, adeer ilma qurbaha ku koray waji maleh xisaab iyo maxa ii tartay marka yara ku bahna su'aal aqireed ka taasho caloosha xiro. Kuwii la joogan waji ka waaye ilmaha qurbaha ku koray

    • @qalbifuraninaabdullahi5776
      @qalbifuraninaabdullahi5776 ปีที่แล้ว

      Wilka u hada radinayo waba diintay mar hore saqirnimu kudintay wana loshegay balse hada dad aya ben ushegay

    • @cabdiqaali143
      @cabdiqaali143 ปีที่แล้ว

      Laakin cadeen ma uheeysaa in oow dhintay

  • @marwodumar
    @marwodumar ปีที่แล้ว +2

    Assalamu caleykum walaalah Somaliyad wa 8na barya ee subscrber iku caawiya jzk kheyr❤

  • @axmedcilmi6433
    @axmedcilmi6433 ปีที่แล้ว

    Allaha u sahlo