QOF CAAN AH AYAA SHIRQOOL HALIS AH U SAMEYAY INUU MUQAL QAWAN KA DUUBO KADIBNA KU RAKATEEYO AYUU.…..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • #FADLAN HADAA KU CUSUBTAHAY CHANNELKAYGA AHMED KALLAA KUSO BIIR OO #SUBSCRIBE SAAR VIDEOGAANA #LIKE , SHARE & COMMENT HAKA HILMAAMIN MAHADSANID
    FOLLOW

ความคิดเห็น • 63

  • @Dekadagan-j2j
    @Dekadagan-j2j หลายเดือนก่อน +13

    Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️

  • @AbdinurHassan-jg5xj
    @AbdinurHassan-jg5xj หลายเดือนก่อน +30

    Hanti xalal ah allha hakusiiyo hadad like iisarto ❤❤❤❤❤❤

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned หลายเดือนก่อน +10

    M.A waa gabar yar. Caqli badan eedo cadowga allaah kaa xafido 1wm
    Anago 40 jir ilma leh fakan weyne
    Intaa yur ku haynaa allaah faxisho kamagan galnay

  • @zeinabahmed4739
    @zeinabahmed4739 หลายเดือนก่อน +9

    Gabadha saxiibta ah xitaa ha ku kalsoonaan 💯 % iskailaal qofkaste 🎤🎤🎤🎤🎤

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv หลายเดือนก่อน

    Masha allH wlshy libaabad ayaa thy wlhi alle haku xifdiyo ninkaas izka ilaali inuu dil kugu shirqoolo alle haku xifdiyo sharaf badaneey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 29 วันที่ผ่านมา

    Gabdho Xijaaban iyo Wiillal Gadh leh
    Oon Xishood Aqoonin oo
    Beenaa layaal ah
    ﴿ أَنَّ لَعْنَتَ اللَّهِ عَلَيْهِ إِنْ كَانَ مِنَ الْكَاذِبِينَ ﴾ النور
    (NACALADDI ILAAHAY AYAA DUSHIISA
    AHAATAY HADDUU KA KUWA BEE NAA
    LA YAASHA KA MID AHAA) Surat Al-Nuur
    ADEER XUSEEN

  • @sadam1318
    @sadam1318 หลายเดือนก่อน +1

    mashaallah waa digniin wanaagsan

  • @SaacidYare-c9f
    @SaacidYare-c9f หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi anoo magaca maqlin ayaan qiyaasay gadaal danbo ayee kasheegtay magaca qofka caqli 6saac

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 หลายเดือนก่อน

    Asaga Qatar Ayuu galiyey Madama intuu lacag bixiyey uu yiri daroogee Markaa muuqato ka Soo duub , Subxaana Allaah

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน +3

    Gabdhow caan iyo caan la,aan nin dhan ha aaminin alla gabdhuhu nasiib xumaa haduuba catoos af dooli zino u haweysanayo nacalad ku dhacdayga

  • @sadam1318
    @sadam1318 หลายเดือนก่อน +2

    yaa safety geeda balan qaadaayo markaad leedihiin ninka magaciisa sheeg maad wajiga u qarisid

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi waan gartay waa gaaban yahay waa fanaan markey tiri inuu catoos yahay ruuxa dooliga iyo dabagaalaha u eg waaba saqajaan edeb daran

  • @Fadumohalgan
    @Fadumohalgan หลายเดือนก่อน +3

    Gabdhaha duruuftay uga faa'iideystaan

  • @SaacidYare-c9f
    @SaacidYare-c9f หลายเดือนก่อน +2

    Tolow ma catooshaa baayada gaban 😊😊

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc หลายเดือนก่อน

    Xasbunallah iska ilaali walal

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 หลายเดือนก่อน +2

    Calaashaan cantoosh wajareer kuwakele wey kabaqeey Maxaa yeeley kuwakale masheegin hadey gabdhaga iska ilaalilahayeen

  • @MaxamedCabdirisaaq-t4h
    @MaxamedCabdirisaaq-t4h หลายเดือนก่อน +2

    Gabar.sharafle.batahay.caqli.badaan

  • @Novemberrain096
    @Novemberrain096 หลายเดือนก่อน +3

    Breaking news caatosh calool weyne is not easy 😅😅😅

    • @Saynabiprahin
      @Saynabiprahin 19 วันที่ผ่านมา

      Catosh yare wayee

  • @maaqanoibar1913
    @maaqanoibar1913 หลายเดือนก่อน +2

    Catosh yare lee shegtay maxa kuwa kale sheegi la dahay magacyadooda laf timir ku jirtaa😂😂😂😂

  • @Fadumohalgan
    @Fadumohalgan หลายเดือนก่อน +2

    Gabdhaan waxay sheegayso ma qariibsanayo soomaaliya way ka jirta

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka ha uqarinina ee magaciisa dadka uban dhiga.

  • @afnanabdi4692
    @afnanabdi4692 หลายเดือนก่อน

    Wallal qofna ha amenin dadka iyo sheydanka wey isku xiranyihiin ee is ilaaali plz plz plz wlhi dad ha ameenin

  • @DhxzomohamedAhmed
    @DhxzomohamedAhmed หลายเดือนก่อน

    Wa catoosh

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo waxadan kas usameynin ilahey ku qaban mayo waxad rabto samey dhah magaciisana haqarinin tuga

  • @afnanabdi4692
    @afnanabdi4692 หลายเดือนก่อน +1

    Ascwrwb ilahy aya ku bad baadiyey ee saxibtadana alle bakuso diray lkn hadana dadka ha ameenin dadku dalqalato ayey noqdeen

  • @munaquruh886
    @munaquruh886 หลายเดือนก่อน +1

    Bismillah ayada why qufwalba gotba sira uweydina

  • @afnanabdi4692
    @afnanabdi4692 หลายเดือนก่อน

    Plz ha amenin daka wali waye abayo mcn ilahy haku xifdiyo

  • @Cashajama
    @Cashajama หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @Barafwaye12Kuleelwaye82
    @Barafwaye12Kuleelwaye82 หลายเดือนก่อน

    Maslaxo ka hor ayuu jire wariye aqoon laheen thy school tag naf yaroow qaxada qabo 🫣maslaxo King cantoosh ayaa lagu barte lax yohoow

  • @jaamacmohamacalin8735
    @jaamacmohamacalin8735 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maaqanoibar1913
    @maaqanoibar1913 หลายเดือนก่อน +1

    Mr kalaaa gloves ka xiro qoftan mida kale sida sual adak maaa waydisid qoftan 😂😂😂😂

  • @ilhan687
    @ilhan687 หลายเดือนก่อน

    Waxaad tiiri waa Canaan waxaa lagaa raaba in aad xaal sii soo fanaaninta kani maaha fanaane waa dhaaylo cunne

  • @IssaKorane
    @IssaKorane หลายเดือนก่อน +1

    Nag Hamar jogto oo Bikra majogto kulina wa garop😂😢😮😮

  • @shukrishuulaanka8595
    @shukrishuulaanka8595 หลายเดือนก่อน

    Qoftan waa qof fudud oo xaasidad ah. ayada riqis iska dhigtay maxa Catosh yare u geyay. Hadu qof anad is aqon murad kaa soo galo wa inad qof ay is yaqanan uso martid coz beryahan laysma amino. Mida kale gabdhaha hadey kaa followers bateen mahan in laso isticmalay ha caayin. LABA GACAN IS DHAAFTEY GALADI KU JIRTAA KULAHAA, naa edab yeelo aqlaaqdana sameyso

  • @malcoloshabaz6865
    @malcoloshabaz6865 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan diinta eey sheeganayaan mexey tahay haddey sidaas udhaqmayaan😂😂😂

  • @maaqanoibar1913
    @maaqanoibar1913 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay tiri kuwa kale sharaf leyihin halkaas waxba jiji leh waba qalad inaad rag radsato

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 หลายเดือนก่อน

    Catoosh waaye

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 หลายเดือนก่อน

    Asc wrwb Gabdhaha Balwad Ayeey Narayan maxay tahay Haday is ilasliso Nina meel u raw in yaa baraayo balwada

  • @RuqiyoDaahir-b3u
    @RuqiyoDaahir-b3u 22 วันที่ผ่านมา

    Catosha miya😅😅😅

  • @AliMaxamed-ry8np
    @AliMaxamed-ry8np หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @abdulkadirhogsade8070
    @abdulkadirhogsade8070 หลายเดือนก่อน

    Qadar keyow

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 หลายเดือนก่อน

    Maslaxo ayey u eg tahay 😂😂😂

  • @anabhooyo7670
    @anabhooyo7670 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 หลายเดือนก่อน +1

    Waryaa axmaqyahow reer baadiyaha ah maxaa kaa qaldan maxey tahay akhlaaq xumada aad magaalada la joogtid catoosh aan wacaa maxey tahay xoolo duli ah

  • @XafsoCali-c1s
    @XafsoCali-c1s หลายเดือนก่อน +1

    Naahooy ilaah ka baq ee arsaaq xalaal raadso suuqa gal duksi quraan aad ittaqillaah hadaw dambi kugu socdaa

  • @SaacidYare-c9f
    @SaacidYare-c9f หลายเดือนก่อน

    Gabdhaan ciwankeeda inoo sheega

  • @MunaAli-f3p
    @MunaAli-f3p หลายเดือนก่อน

    Qudba siro

  • @MaxamedCabdirisaaq-t4h
    @MaxamedCabdirisaaq-t4h หลายเดือนก่อน

    Abayo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน +1

    Atoosh ayey dhiiranaya iyago dhan loma oyaan bay is tiri lakiin wiishena u sheegi laha kulaha mitu ku kufsaday maya aan is arano lee lagu dhahay atoosh ayey wasaqayn kartaa lakiin kas ma wasaqaynayso maxa galaÿ atoosh keliya macanaha saxibay waan ku fahnay kac iska bax

    • @alidubo9
      @alidubo9 หลายเดือนก่อน

      Catosh fanaan ma ahan ee Khadar keeyoow amah Aarka

  • @LibanAhmed-d7u
    @LibanAhmed-d7u หลายเดือนก่อน

    Tanoo kale wa qaraar toos ah xayeysiis inuu u sameeyo ayuu diidey.. laf timiraa ku jirta...

    • @Mucyadiinbaana
      @Mucyadiinbaana หลายเดือนก่อน

      Rufiyaan tii kudhashayba was ey baa tahay markaad aragtay inaad ku kashiftay arintii aad rabtay inaad marsatid ey kaa diiday inaad been soo qortid sow ceeb maaha

  • @siradasheekh2945
    @siradasheekh2945 หลายเดือนก่อน +1

    cadaaladarada wadid leeba layabay catoosh wa qarxisee soo qarxisid kuwa kale why u qarisay catoosh wa looma oyaan miya

    • @alidubo9
      @alidubo9 หลายเดือนก่อน

      Catosh fanaan ma ahan ee Waa Khadar keyoow amah Aarka

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน

    Cunsirirat ba tahay

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 หลายเดือนก่อน

    waxad ka masuul tahay malahan adiga lee is ilaasho beentana dadka ka daa

  • @sadam1318
    @sadam1318 หลายเดือนก่อน +3

    yaa safety geeda balan qaadaayo markaad leedihiin ninka magaciisa sheeg maad wajiga u qarisid

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 29 วันที่ผ่านมา

    Gabdho Xijaaban iyo Wiillal Gadh leh
    Oon Xishood Aqoonin oo
    Beenaa layaal ah
    ﴿ أَنَّ لَعْنَتَ اللَّهِ عَلَيْهِ إِنْ كَانَ مِنَ الْكَاذِبِينَ ﴾ النور
    (NACALADDI ILAAHAY AYAA DUSHIISA
    AHAATAY HADDUU KA KUWA BEE NAA
    LA YAASHA KA MID AHAA) Surat Al-Nuur
    ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 29 วันที่ผ่านมา

    Gabdho Xijaaban iyo Wiillal Gadh leh
    Oon Xishood Aqoonin oo
    Beenaa layaal ah
    ﴿ أَنَّ لَعْنَتَ اللَّهِ عَلَيْهِ إِنْ كَانَ مِنَ الْكَاذِبِينَ ﴾ النور
    (NACALADDI ILAAHAY AYAA DUSHIISA
    AHAATAY HADDUU KA KUWA BEE NAA
    LA YAASHA KA MID AHAA) Surat Al-Nuur
    ADEER XUSEEN