sabaayad somali |sida loo sameeyo sabaayad jilicsan |sabaayad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 785

  • @bushracwali4154
    @bushracwali4154 9 หลายเดือนก่อน +38

    Thank u abyo wallah waligay sabad hagaagsan ma sanaysan shalay ku daawayady then wan try gareeyay barteedii dhigan Allahdulllah Illahay hku barakeeyo abyo mcn ❤️

  • @munaadan1247
    @munaadan1247 ปีที่แล้ว +18

    Thank you qaali. Waligay sabaayad iimay hagagin. Adiga ayaan ka bartay. Si fiican ayaad u sharaxday

  • @rahmo2432
    @rahmo2432 2 ปีที่แล้ว +42

    Asc abayo, kheyr ilahay haku siiyo. Inbadan baan daawaday video ku saabsan jabaati hadana wan uun ku wareera ama marka iskudayana adeeg bay iga noqotaa. Video gaga waa very simple aad baadna u explain gareysay thanks abayo. Wa markii oogu horeeyay oon sameeyay sabaayad macan oo jilicsan Alxamdulilaah jazaakalaah abayo.

  • @AhmedAhmed-ws3lb
    @AhmedAhmed-ws3lb ปีที่แล้ว +75

    For all those who’s asking English translation it’s very simple watch the video she got two cups of flour two teaspoon oil one teaspoon salt and she warm the milk and add the salt and oil into the flour and put the milk slowly while mixing it

    • @sabshass6645
      @sabshass6645 ปีที่แล้ว +5

      all purpose

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  ปีที่แล้ว +5

      All purpose flour

    • @ahmedabdi1090
      @ahmedabdi1090 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@zukaynachannel1 hahhhhhh

    • @lukyo9227
      @lukyo9227 5 หลายเดือนก่อน

      Thank you

    • @lukyo9227
      @lukyo9227 5 หลายเดือนก่อน

      Type of oil plz

  • @mahamoudfathia9840
    @mahamoudfathia9840 2 ปีที่แล้ว +223

    I don't know how to write ✍️ in Somali language but your video helped me a lot and I wanted to thank you very much sister 🇩🇯🥹😘

    • @carolinekori1891
      @carolinekori1891 2 ปีที่แล้ว +9

      Was that water in the larger jug...I can't understand...and at least I see you can write English

    • @mirajmuhumed3425
      @mirajmuhumed3425 2 ปีที่แล้ว +5

      @@carolinekori1891 milk

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  2 ปีที่แล้ว +1

      Itis milk

    • @sadiaahmed9268
      @sadiaahmed9268 2 ปีที่แล้ว +2

      Please learn 🙏how speak somali

    • @kalifelmi
      @kalifelmi ปีที่แล้ว +1

      @@sadiaahmed9268 lol don't force him 😆

  • @Soomaali-baan-ahay
    @Soomaali-baan-ahay 5 หลายเดือนก่อน +12

    Hooyaday waa qofka adduunka ugu kibis macaan. Ilaahoow iidaa. Waan u xiisay, hadday i qabatay kibistani oo inaan samaysto baan rabaa. Qurbo dhib badanaa. Hooyo Allah ha iikaa xifdiyo. Waan kuu xiisay. ❤

    • @IlwaadQueen
      @IlwaadQueen 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin yarbii ale haino wada xafido dhamntemba adna hakuxafido

    • @user-nk6yl9tl6m
      @user-nk6yl9tl6m 14 วันที่ผ่านมา

      Abyo daqiq mxa ladaxaa

  • @kadijaahmed5471
    @kadijaahmed5471 ปีที่แล้ว +15

    Abayo aadbad u mahadsan tahay wlhi marar badana isku dayay sabayad markasto waa iga adkan jirtay mahadsanid in badan videogaga firsaday aadu i cawiyay jilec mcn ah e I noqotay ❤❤ qeyr allah ku siyo

  • @nouzha266
    @nouzha266 ปีที่แล้ว +14

    Même recette algérienne msemen/عندنا في الجزائر نفس الوصفة سبحان الله :مسمَّن بالسميد والفرينة

  • @awralamohamed4093
    @awralamohamed4093 ปีที่แล้ว +18

    Waa gabadhi u horeysey ee aan arko oo sabaayada/kimisti la garanayey sameysey.. weliba dhawr saacadood in ay taalo fiicneyd. well done👏👏👏👏

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  ปีที่แล้ว +1

      Haa inay dhowr saacadood taalo ayaa 2anaagsan thanks qaali

  • @RahmamohedRahma-ki2mm
    @RahmamohedRahma-ki2mm 4 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadzanid qali anigu ma yaqqani lkn hooyaday alle ha ii xiddiyee ayaa taqaa. Mid aad u macaan ❤❤❤❤❤ waan kaa fahmay waxN isku dayayaa bal inaan hada samayeeyo 👍

  • @farhiamusa5460
    @farhiamusa5460 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah, sabaayad kaliya kaama baran maanta ee xitaa afsoomaali ayaan kaabarta mahadsanid walaashey gacalisoy 💜💜💜

  • @yusracusman3737
    @yusracusman3737 2 ปีที่แล้ว +5

    Omg wlhi sister si qurux badn igu so baxdy thanks alle gacta haku barkeya wllshy qli keep going intas iyo in ka badn ku rabeyna 👑❤️❤️‍🔥🥰

  • @ilsannuur989
    @ilsannuur989 2 ปีที่แล้ว +8

    Qali manta aya tijaabiyay wlahi jileeca ma Malaynysid Iyo quruxda Cjiib ayay I so baxday thank you

  • @marwo_8031
    @marwo_8031 ปีที่แล้ว +5

    Manta ad ayan u farxay marki ugu horaysay ee kimis ii hagagto. Rabbi khayr badan ha ka siiyo qalbigan kaga so duceyey markan dhameyey wanan somanahay rabbi ajar ha ka siyo xabibti. MashaAllah

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  ปีที่แล้ว

      Aamen yaarabi thanks qalbi ❤️💗😘

  • @sacdaahmed961
    @sacdaahmed961 3 ปีที่แล้ว +11

    Mansha Allah qali Rabbi gacanta hakuu barakeeyo💋😘

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  3 ปีที่แล้ว +2

      Aamen xbbty shukran 🥰🥰😍😘

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 2 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid abaayo. Iskaabulo ayaad waxbartay caawaan samaysanayaa.

  • @shadiya6043
    @shadiya6043 ปีที่แล้ว +2

    Thank you so much abyo mcn waa kaa faa iiday si wanaagsan beey iigu dubantay kheyr allaha kusiiyo 👍🥰🥰

  • @mruun2509
    @mruun2509 ปีที่แล้ว +11

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @qaaniyawarsame8318
    @qaaniyawarsame8318 3 ปีที่แล้ว +8

    Baayo sharaf keep going 100k soon insha alahh

  • @Umu.Mahir23
    @Umu.Mahir23 7 หลายเดือนก่อน +2

    Thnks Xppti 2 sano kadib Ayan ka faaideystay Viedogaan❤️🫡

  • @rororayaan5249
    @rororayaan5249 2 ปีที่แล้ว +9

    Hbbti mahdsanid wamarki uhoreyey an sabayad sameeyo cwa alx kaley arag wala amaney 🥰

  • @Abdi99999
    @Abdi99999 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi Mahadsanid video wan dawadey kadibne Sida sameysey ba sameyey alx aad ba ii caawisey Ilahey haku sharfo

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  2 ปีที่แล้ว +1

      💋❤ aamen sharafeey adiga mudan

  • @neimamohammed605
    @neimamohammed605 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah❤ would you write us the process and the ingredients at the description in english please, thank you!

    • @faayaden392
      @faayaden392 ปีที่แล้ว

      2 cups fluor lite salt and u milk instead water wait 15 minute after devide 5

  • @zamzamali2122
    @zamzamali2122 2 ปีที่แล้ว +13

    Maashallah tabarakallah jazzakallahu khair walal. I like your instructions, very simple and to the point Maashallah

  • @umuabdirahman4430
    @umuabdirahman4430 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah kheyr ❤abyo waku faidey alle haku barKeyo noloshada jannatul Firdows ne alle haku siyo

  • @oladmedia6272
    @oladmedia6272 ปีที่แล้ว +2

    Very good❤ and useful I did like it and subscribed thank you

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  ปีที่แล้ว +2

      Thanks for subscribing and liking and welcome

  • @maryamaabshir6232
    @maryamaabshir6232 2 ปีที่แล้ว +5

    Sida loo sameyo ma aqanin wan soo dari wlhi adn kugu mahad Celina abyo Waka firsadi wana sameysty macan macan dhafay ayu inaqaday 🥰🥰🥰 thanks so much wlhi

  • @abdirizakkhalif
    @abdirizakkhalif 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Tabarak allah
    Shukran wlshy Kheyr allaha ku siiyo

  • @munahamza2026
    @munahamza2026 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah wa sabaayad aad u quruxuun biri aan sameynaa insha Allah aniga kugo so war celinaayo

  • @fatiaden2130
    @fatiaden2130 14 วันที่ผ่านมา

    Waad mahadsantahy abyo waa i caawisay Alle haku caawiyo🎉

  • @hamdiyusuf2277
    @hamdiyusuf2277 ปีที่แล้ว +5

    Afur ina usameya mesha u imaaday thank you😂❤️

    • @zuheip_zzz
      @zuheip_zzz ปีที่แล้ว +1

      Isku mid 😭😂😂😂🖐️

  • @huseinhassan9158
    @huseinhassan9158 3 หลายเดือนก่อน +2

    Good video keep up doing the good work

  • @fariidaacooking4506
    @fariidaacooking4506 11 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks abayo sabayad wa I dhibi jirtay runti maanta qishka adan ka helay thanks again ❤️❤️❤️

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +3

    ilahay haku cafiiyo Abaayo

  • @user-xc1rl4nb9g
    @user-xc1rl4nb9g 26 วันที่ผ่านมา

    Ma. Bayo. Gacntda. Ilhey..hakudayo❤

  • @asmacali2506
    @asmacali2506 5 หลายเดือนก่อน +1

    MashaaAllh jazakalahu khyr wllo 🥰

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah. Golden hands. Waxa wayn baan kaa bartay. Hadda ka dib ayaanan Xaawaley danbe cunto ii sameeye ka tuugin.
    Waa inaan gacmahayga ku ciil baxaa.

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  ปีที่แล้ว

      Thanks wallo inta comments ga quruxda badan iiso qortay

  • @ALLin-one1
    @ALLin-one1 2 ปีที่แล้ว +17

    The best somali cooking channel I ever seen fantastic 👌

  • @luulmuxudiin8280
    @luulmuxudiin8280 2 หลายเดือนก่อน +2

    M. A abaayoh ❤

  • @user-gq6ep4pe6l
    @user-gq6ep4pe6l 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah qaali ilahay gacantada hakuberekeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll sabaayad waanu isku dhibannahay iminkaan isku dayayaa bal taasoo kale inaan sameyn karo

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  ปีที่แล้ว

      🥰💕

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@zukaynachannel1walaalo ilaahay khayr haku siiyo adigaan kaa bartay sida loo sameeyo sabaayada sabaayad macaan oo qurux badan baan sameeyaa reerkayagu way jeclaadeen markasta sabaad noo dub bay idhahaan

  • @jaamacxasan5361
    @jaamacxasan5361 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allaah hablahayagu waa macduun❤

  • @najmaahmed91
    @najmaahmed91 2 ปีที่แล้ว +4

    Mshllh abyo sabaayada waxaaba uka sii qancay saa nooku sharaxday allaah gacantaada hakuu barakeeyo xppti🥰

  • @user-rg2lr5mk8k
    @user-rg2lr5mk8k ปีที่แล้ว +1

    M.a mcnto keep going ❤

  • @abdirizakomar2031
    @abdirizakomar2031 2 ปีที่แล้ว +4

    Shaqo badan ma ahan dhahdey wlshey lakn aniga way ila badantahy 2 jeer aya min 15daqiiqo sugtay Intaas ayaaba waqti igu ah 😊 Inaan Sameysto ayan Halkaan uso galay oo barto lkn waqtigeda wo bdnyahy sabayadda 😊

    • @kiinhassan278
      @kiinhassan278 2 ปีที่แล้ว

      haaa waaa shaqa dheeer😂

    • @faarush8157
      @faarush8157 ปีที่แล้ว +1

      Blaya dabada kaa gashay maqli jiree😂😂😂maxaa ku cayrsanaya adiga

    • @xumeyraqaali
      @xumeyraqaali ปีที่แล้ว

      @@faarush8157 😁

  • @myownaccount123
    @myownaccount123 หลายเดือนก่อน +1

    1cup flour pinch salt 1tbsp oil warm milk add lil bit til its enough knead for 10mins

  • @Qaaliqalanjo8080
    @Qaaliqalanjo8080 4 หลายเดือนก่อน +1

    Huno mcn mahadsanid waan kaa faidey wlaahy sida losameyo kimista ❤

  • @khadraali3097
    @khadraali3097 2 ปีที่แล้ว +3

    Mash Allah Abaayo wan kaheley ee no so badi. Sida jikada loo organised kitchen ka no so badi jikada ayaa ii warerise 🙏😋😋😋😋😋

  • @FaadumoAamir-vj6qk
    @FaadumoAamir-vj6qk ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay gacmaha Haku barakeeyo abaayo

  • @Juliajuniorfootballplayernew
    @Juliajuniorfootballplayernew ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤ ولا ھد لا دءد 😋

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    Masha Allah tabarakallah Jizakallahu qer macanto Allaha ku Barakeyo Insha Allah

  • @user-yr2vc6xk3r
    @user-yr2vc6xk3r 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah gacmaha allah ha ku brkyo hn qali

  • @ghostdx7857
    @ghostdx7857 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah aad ayaan UGA helay thanks mcnto

  • @naddunadra7551
    @naddunadra7551 ปีที่แล้ว

    Alle hakuu barakeeyo gacanta waan kugu faaiday walhi

  • @anabapple3411
    @anabapple3411 2 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa alaah ilaahay ha ku barakeeyo

  • @ayanabdirahman9654
    @ayanabdirahman9654 3 หลายเดือนก่อน +1

    manooli tani 😢😢😢 na yaad qaldaysaa

  • @user-fd3tc7nh5x
    @user-fd3tc7nh5x หลายเดือนก่อน +1

    M.a alle gacantda haku barakeeyo carbtii xita wxey dhahayan no fasira ani wxaxba kafaide qali😂😂❤❤❤

  • @mohameddalmar8534
    @mohameddalmar8534 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah jazak allhu khyer abayo 👏👏

  • @Hanish139
    @Hanish139 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks queen waan isku dayin❤

  • @Moonlight-l1i
    @Moonlight-l1i ปีที่แล้ว +2

    thank you wll wlhy wan faaiday ❤❤❤

  • @MaryanClrashiid
    @MaryanClrashiid หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsantahay sanad kadib kaa faaiday ilaahy khayr haku siiyo❤❤

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 หลายเดือนก่อน

      Aniguba maantaan soo raadiyey comment hal sano kahor qoray baan ku sii hoos qoray waan bartay iminka sida loo dubo alx Hal sano kadib feed back soo celiyey fiican

  • @naciimamaxamed4460
    @naciimamaxamed4460 2 ปีที่แล้ว +4

    Manshallah wll qali

  • @naimoabdinur677
    @naimoabdinur677 ปีที่แล้ว +1

    Inaan sameey isdhahay baa alaabti oo idil wasaqeeyay jikadii ku dheelay burkii iyo saliidiina qasaariyay😭😂 hooyo hadey timaado wax iga celinayo mlaahan qeelo isugeysa😭😂💔💔

    • @nuurtonalka418
      @nuurtonalka418 ปีที่แล้ว

      😁😁😁

    • @zukaynachannel1
      @zukaynachannel1  ปีที่แล้ว

      Ala wan ka xumahay qaali
      Laga yaabe bur fiican ayaanad haysanin

  • @maxamuudaadan5566
    @maxamuudaadan5566 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo keep going 😮

  • @Theultimate25
    @Theultimate25 2 หลายเดือนก่อน +2

    Bur ka wa kee self rising or plain?

  • @isramaxamed5476
    @isramaxamed5476 3 ปีที่แล้ว +3

    Sharafeey Rabi haku barakeeyo runtiu aadna uga helay

  • @shhh7871
    @shhh7871 4 หลายเดือนก่อน +1

    Khayr Allaha ku seeyo abaayo mcn😍 aad iyo aad bay u macaaneyd

  • @faathimahinaibro5070
    @faathimahinaibro5070 ปีที่แล้ว +1

    Msh ALLAh kibis qurux badan samaysay

  • @xaliimoali3985
    @xaliimoali3985 2 ปีที่แล้ว +2

    Habo wllhi Abaalkaga magudikari mahadnid habo
    Adiga la'aanta mabaran laheen sabayadan quruxdan oo hadadana fudud halka marsameyay guriga dhan laga jeclday videogan si qaas ujeclahay Waxbdn nosogali mahadsnid habo

  • @bakiinabayle6137
    @bakiinabayle6137 ปีที่แล้ว +2

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @UniQue-Q
    @UniQue-Q 2 ปีที่แล้ว +1

    wow abyo gacantada allah barakeeyo,, thank u

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว

    New Subscriber 🎉(MASHA’LLAH TABARAKA’LLAH)🙏🙏🙏🙏GACANTA (RABBI) hakuuBarakeeyo(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲

  • @Aisha-k6i
    @Aisha-k6i ปีที่แล้ว +1

    100k aaan gaarsiino walashen❤

  • @Peachestitake
    @Peachestitake ปีที่แล้ว

    Masha Allah Asal Sabaayadi la yaqaanay gacanta alle haku barakeyo Huno

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh waa hawl fudud oo faa'ido badan

  • @hafsaabdi5928
    @hafsaabdi5928 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah abaayo wanka Faiday kheyr illahay hakusiyo❤

  • @Quran-onlie
    @Quran-onlie 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qur'an online ah qofki rabo welcome🙏😊

  • @mamanazhacooking
    @mamanazhacooking 2 ปีที่แล้ว

    Mar7babek fi 9anati ohjti Chokran

  • @mahadow1
    @mahadow1 ปีที่แล้ว

    SALIID MIIRAN WEEYE SABAAYADU. TOLOW JABAATIGU MIYUU KA SALIID YARYAHAY 😊

  • @AriyanSumaya-rc7jw
    @AriyanSumaya-rc7jw 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah video gan carab iyo cajamba way ka warkeeneen guulayso xbbty

  • @MarwaFarax
    @MarwaFarax 11 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah ❤

  • @sacdiyacumar2518
    @sacdiyacumar2518 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah Masha alaha ❤❤

  • @naciimoibrahim8035
    @naciimoibrahim8035 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah abayo alle haku barakeyo tacantaada❤

  • @shacbanthelast4912
    @shacbanthelast4912 ปีที่แล้ว +1

    wllshay waan kaa faaiday wllhi maantaan samaynayaaa❤❤

  • @deqacumar2713
    @deqacumar2713 ปีที่แล้ว +1

    Woow sweet love you so much ❤❤❤❤

  • @user-rh8rg5mp7t
    @user-rh8rg5mp7t 3 หลายเดือนก่อน +1

    መሻአላ❤❤❤❤

  • @hibocadey3620
    @hibocadey3620 ปีที่แล้ว

    maanshllh walshy gabacah alle ha ku barakeeyo

  • @TIKTOK4472
    @TIKTOK4472 2 ปีที่แล้ว +2

    Jecliyaa Sabaayad

  • @hodanisaac4205
    @hodanisaac4205 ปีที่แล้ว

    Wllo wad mahad santahay runti sabayad jilcan oo macan ayey I noqotay. Thank u alot

  • @AbdiaKhala
    @AbdiaKhala 10 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +2

    Amiiiiin

  • @user-jt1bt5wf8l
    @user-jt1bt5wf8l ปีที่แล้ว +1

    Walhii wad taqana waan kabartii zaaxiib waxan kuulehe kusco ❤❤❤❤❤

  • @user-xz7bk1yq4d
    @user-xz7bk1yq4d 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allah ❤

  • @hamdiy_hassan
    @hamdiy_hassan 2 ปีที่แล้ว

    Markii uguu horeyse aan jabati isku dayo wanaa kuguulaystay mcn beeelo ayuu iinoqday jazakallah walashay❤️❤️

  • @user-mp1iy8cz9r
    @user-mp1iy8cz9r 16 วันที่ผ่านมา

    M.a allaha ku caayo abaayo mcn❤❤❤❤❤

  • @najaxnuura1759
    @najaxnuura1759 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah allaha tabarakallaah

  • @amalugas
    @amalugas 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank you sister ❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥❤️‍🔥

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +1

    Sabaayad soomaali kulahaa maad muufo tidhaahdid sabaayad Somali cidii duuban jirtay waa la yaqaan

  • @AbdiaKhala
    @AbdiaKhala 10 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @UbaxMaxamed-x7v
    @UbaxMaxamed-x7v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid abaayo❤❤❤❤