Qisadii iigu xanuunka badnayd ee aan u joojiyay waraysiga dumarka soomaliyeed.Murugo ma xamili karo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 884

  • @fatimaa.abdullahi4424
    @fatimaa.abdullahi4424 9 หลายเดือนก่อน +127

    Every bad man is raised by a bad mother 😢 otherwise he would never treat a women like that.

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 9 หลายเดือนก่อน +23

      Walaalo my mother passed away 2022. May Allah grant her an entrance to the highest of the Jannahs. Aminamin
      She raised 7 girls and one son. My brother is now 32yrs old. His first wife gave him two daughters he abandoned them. His now wife has also two babies. He is a horrible human being. My mother was the kindness and the most loving mother wallahi. All my sisters and I feed his children and both his ex and current wives. My brother he is full blown losers. He is an abuser too. most of the Somali mothers are good mothers.

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 9 หลายเดือนก่อน

      Don't say that. There're very righteous moms but kids take different direction. Don't forget that Allah created both shar and khayr wether is man, woman or a child. Human being is like the five fingers. Abuse us everywhere in the world an I can 100% cinfidently day Somalis have the least bad people compare to the world. Younknwo tahtnif you live in outside Somalia or your educated enough. I work wit the courts, with the medical providers, with the community and with social services and domestic violence program worlers. Muslim and non-Muslim, Arab or Asian, black or white Somalis are the best wallaahi. Alxamdulillaah haada min fadli Rabbinaa. As Somalis we are human being everyone else in the world and there is alot of work need to be done including awareness and educatin g our communities starting with the families. Our gurls are going through difficulties not because of the husband but in reality it's because of their own families. If their families treat her like she is their beautiful and the world's best daughter daughter no man would dare to look at her wrong. May Allah guide us all and protect our families.

    • @abdiaziz6792
      @abdiaziz6792 9 หลายเดือนก่อน +11

      Is not necessarily that their mother was was bad person A lot of parents specially us Somalis don’t teach their children how to be good husband and wife they Just tell you to go Straight to marriage and most our people don’t Put the deen into practice also We have a lot people who are narcissistic .

    • @ahlanwasahlan.211
      @ahlanwasahlan.211 9 หลายเดือนก่อน +4

      If the father treat nice the son will treat same😊

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 9 หลายเดือนก่อน +4

      @@ahlanwasahlan.211
      Waa runtaada lakiinse marwalb walid fiicani caruurtoodna ma fiicnadaan. Waxaa jira aabo fiican oo wiil aad u xun dhala iyo aabo xunoo wiil fiican dhalay. Addunka ayaaba sidaa ah.

  • @AishaGoonle
    @AishaGoonle 9 หลายเดือนก่อน +75

    Sodoh walba iyo nin walbo xun ilhy calaamo aadunka iyo aakhiroba haka muujiyo😢

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 9 หลายเดือนก่อน

      Amiin

    • @nasraahmed150
      @nasraahmed150 9 หลายเดือนก่อน

      Amin allh hacadaabo

    • @Fatim525
      @Fatim525 9 หลายเดือนก่อน +2

      Amiiin. Cuqubo ayay ahayeen. Nacalada ha ku dhacado gabdhasi xagee joogta

    • @faadumomaxamed6904
      @faadumomaxamed6904 9 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

    • @loverofmakeup442
      @loverofmakeup442 9 หลายเดือนก่อน

      Ameen

  • @NadiiraNour-l9f
    @NadiiraNour-l9f 9 หลายเดือนก่อน +51

    Lambarkeeda halkan so dhig waan garab istaagayna insha Allah 😢

  • @quruxiyocaafimaad-
    @quruxiyocaafimaad- 9 หลายเดือนก่อน +40

    Alla Asmaaay tan qiso maahan waaa tacadi, walahi saaan xaq maahan Yaa ALLAH 😭😭😭😭😭😭😭
    ILLAHOW dadkeena qalbiga naxariiis ugu shub aamin 🤲😭😭😭😭😭😭😭

  • @Asmadaaus
    @Asmadaaus  9 หลายเดือนก่อน +18

    Gabadha qisadu ku dhacday lambarkaa ayeey haysataa please ku caawi waxaad awoodo. +252 63 4211723 Sahra dahir

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 9 หลายเดือนก่อน +42

    Wallahi caloosha I xanuuntay😭😭😭😭😭 Subxanallah ma dad sidaa u xun baa dunida ku nool Allah Tabaraka wtclaah dhibkey kuu geeysten haka soo saaro kuwa xun oo ku gumaaday waa gun gun dhashay 😡😡😡 Allah dhibka aad soo martay hakugu bedelo kheir wax dambe oo ku dhibo kuma tuso huno ❤❤❤

    • @HalimaAbdi-gf8em
      @HalimaAbdi-gf8em 9 หลายเดือนก่อน

      Ohhh yes that’s I hate man wallahi 😭😭

    • @FaatushAlii-ih8vl
      @FaatushAlii-ih8vl 9 หลายเดือนก่อน +3

      SubxaAllh 😢 wax kasta waxa igaga daran kuwa wllaha u arka ee ay igu dhiiga yihin nacalad Allh ha ku rido😢😢

    • @mustaqbalchannel7589
      @mustaqbalchannel7589 9 หลายเดือนก่อน +3

      Wey buuxaan abayo gabdhaha looma roona xanuuun 😢aduunkaan dad waa lagu dhibay

    • @nasra591
      @nasra591 9 หลายเดือนก่อน +1

      Naarta ma bilaaash ba loo amuuray dadkii lagu guri lahaa saw Islama noola

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 9 หลายเดือนก่อน +12

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 rabiyow nin nuucaan ah hanu soo aadin yaarabi inta nin eey u yihiina mid ka qeyr badan rabiyow ugu bedel😢😢😢

  • @Najmaxarago
    @Najmaxarago 9 หลายเดือนก่อน +7

    Alle hooyo nimadu mcna eeg farxadeedu waa inta yar eey caruurta wax u heshay alle ninkaasi xuma ma kuwaasey aabe dhihi doonan 😭😭dadka inantaas helay xumaaa subhanallahye illahy idin cadaab akhiro iyo aduun😢

  • @mrsj4231
    @mrsj4231 9 หลายเดือนก่อน +25

    SubhanAllah! What a sad story. Our sister is a very strong person. Allah surely testing those he loves the most. Asma, I want to help our sister how can we transfer the funds?

    • @fadumomohamud8668
      @fadumomohamud8668 8 หลายเดือนก่อน

      I would like to help her too please send me information

  • @AsmaGobsan
    @AsmaGobsan 9 หลายเดือนก่อน +12

    Mrkd Argto ama aad maqasho qisooyin Noocana Nin iyo mutaqbal ba cabsi baa ka galaysa illahow Noo Door Yaa Rabi🤲🤲

  • @naima854
    @naima854 9 หลายเดือนก่อน +38

    Inantan haloo kaco wax haloo ururiyo Si meherad yar u samaysato inantan haloo gurmado. Dumar hadaan nahay wan dhimanay inaalilaahi wa inaa illeeyhi raajicuun 😭😭😭😭😭😭

    • @nuuraismail9730
      @nuuraismail9730 9 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runtaa halaa uruuriyo

  • @UmalmaxamudUmulmaxamud
    @UmalmaxamudUmulmaxamud 9 หลายเดือนก่อน +30

    Wll sahray aduun makigu cawinkaro oo wlhy gacantryda 1 dollars kuma jirto wll
    1 Alle kucidhnow
    2 wll dadka waxka shegaya dhag haudhigin
    3 jar xidhidhka ninka wasakha ee hore waaayo mad xidhidhkisa jartid waad dhawac bogsanasa
    4 shaqeso ale haku caawiyo wlhy soniyadan kugu ducen in ale cadowgaga kaga aargudo xaqaga kaga dhiciyo wll
    Wll gabadh adag batahy
    Dulqad leh
    Iman leh
    Wana soosocdan malmihagii farxada qosalka barwaaqada insha alah wll nolow ale haku xafido wll mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @jamaltani4614
    @jamaltani4614 8 หลายเดือนก่อน +2

    This is incredible what a sad story she is very strong for sure haw I can help

  • @aniisasabah5357
    @aniisasabah5357 9 หลายเดือนก่อน +16

    Sheekadan ma dhegaysan karo Ilaahay danbi dhaaf ha kaaga dhigo Isaga iyo Hooyadiiba Ifka iyo Aakhiroba ha cabaada😢😢

    • @zeinablagentil4348
      @zeinablagentil4348 9 หลายเดือนก่อน +2

      Ha Amiin inchaallah madina kudhidoonta nafsu ba helo inshaallah

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 8 หลายเดือนก่อน +3

    Nin soomaaliyeed wakkaas ilaahay adhaxdaada jebi oo xadhigaad qabsataaba kula go'

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 9 หลายเดือนก่อน +15

    Adunkey imtixan ku aragtay ilahow u naxariiso aqiro iyo aduun 😭😭😭😭

  • @FartinAhmed4ever
    @FartinAhmed4ever 9 หลายเดือนก่อน +8

    Subhanallah ilahay dhibka adunkan kumartay aqiro kuguma daro janada ilahay hakugu badalo

  • @AsmayuufYuusuf
    @AsmayuufYuusuf 9 หลายเดือนก่อน +2

    Allah haynoo sooceliyo sharaftii iyo wadankii soomaaliyeed maantaaba nin wadanyar oo kulul oo africa ah gabadhaa soomaliyeed sidaa ugalayaa thanks gabadhan caawisay

  • @kaltunahmett1918
    @kaltunahmett1918 9 หลายเดือนก่อน +8

    Wlhi waa ooyay ilahy danbi dhaaf hakaaga dhigo wll 🤲🏻🤲🏻😭😭😭😭

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 9 หลายเดือนก่อน +18

    Asc Asma maad naga dhaaftid qisooyinkan calooshay na huriyeene waad na oohisaa plus it reminds me of my pass hada waan ka baxay Alxamdulilah .i wish her and her kids better life in shaa Allah ❤❤❤

  • @Ish2-g6z
    @Ish2-g6z 9 หลายเดือนก่อน +18

    Awww I’m sorry sister this made cry your a good person mashallah😘

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  9 หลายเดือนก่อน +3

      You are so kind

    • @xafsa2869
      @xafsa2869 9 หลายเดือนก่อน

      Her number please 😢

  • @aminamoussa2539
    @aminamoussa2539 8 หลายเดือนก่อน +1

    i am jiboutien i never see walahi,waxan ogale very sad history but subxanallah , asma Allah u sodiray si elle na pas touver asma way udhamanlahayd nolosheda inshallah khayr ayay ki dhaman

  • @Fatim525
    @Fatim525 9 หลายเดือนก่อน +8

    Gabdha ha la cawiyo reerka cuqubo ha ku dhacado. Subaxanllaha dad noocaas aduunka ma sariin yahiin. 😢😢😢😢😢😢😢labarka gabdha noo sheega

  • @israhassan1139
    @israhassan1139 9 หลายเดือนก่อน +15

    saharay wll allah haku garab galo talan ku siinyah wll istiqfaarta badso oo nabiga ku sali kumanaan kun ilaahy unba ku dhargin karaa binu aadam wxuu bixyaa yar ilaahy bal mudo yar s fcn ubari inad arki waydo iftitaaxa iyo barkada kuso gasha wll macneey albaab walba uu kaa xidhme ka alleh ma xidhmo counter yar iibso intsoo jer nabiga ku sali csw allah hakugu guuleeyo akhiro iyo aduunba

    • @cabdiraxmaan.Ceeljoog
      @cabdiraxmaan.Ceeljoog 9 หลายเดือนก่อน +1

      Maasha Allaah.
      Waxaad tahay qof fahamsan sirta nolosha.
      Ilaahay haku ilaaliyo, talada ugu fiican baad siisay.
      Haday khayrkaas ku dedaasho waxkastaa way u hagaagayaan
      Xitaa umada oo dhan ayaa u sakhirmaya oo haday meherad yar furato way u barakoobaysaa oo nuur baa loo saarayaa meheradeeda.
      Insha Allaah, waxaan rajaynayaa in ay khayrkaa ku dedaasho.
      Adiguna mahadsanid wll, taladii ugu wanaagsanayd ayaad u sheegtay.
      Sirta noloshuba waataas.

  • @sofiawarsama
    @sofiawarsama 9 หลายเดือนก่อน +15

    This is one of the saddest story i hear he abuse her mentally and physically I am so sorry sis 😭😭

  • @safiswisdom9369
    @safiswisdom9369 9 หลายเดือนก่อน +8

    Sahraay ogow inaan wada Caburanahay oo Soomaali Qof ka dhashaa waa Ayaan daran ee ogow saaxiibo fiican ayaad heshay Nolosha a farxad ku Noolow
    Idinka Eebe waan ku caawin doonaa ❤

    • @hamiidochannel4076
      @hamiidochannel4076 9 หลายเดือนก่อน +1

      Sahray hno macan allaha qalbiga dhayo nolosha farxad an dhaman allaha ha kusiyo ubadkaga bari allaha hakaga dhigo dhib danbe eebe kuma tuso illahay a faraj khayr qaba haku furo way so socdan wakhtigii wacna hno illahay ku xidhnow istiqfarta badi illahay aya arkaya qofkasto kudhibay oo kaga jari allaha kudaa wan kula dareemayna waxanahay garabkaga walal allaha macak

  • @MamaYusuf-s7x
    @MamaYusuf-s7x 9 หลายเดือนก่อน +11

    Ilhoow kasokaale wax hanoguu dariin ragii somaliyed sidasaay ubateen in ilhaay unaxariistay moyaane😢😢

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 8 หลายเดือนก่อน +1

    Inaadeer qaali waxaad tahay gabadh naxariis badan oo caawiye ah ee gadlan jidhkaaga astur inaadeer oo madaxaaga qari oo alle kabaq

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 9 หลายเดือนก่อน +10

    waxaan sheego ma garanayo afkiibaa juuqda gabay😢sidaan caawa u ooyay waligay uma ooyin😭😭ilaahaw gabadha kolay qalbigeedii dhimaye jismigeeda Faraj khayr qaba u fur ilaahow u miciin🤲😭😭gabdhaha u sharaxan inay 2024 faarax guursadaan ku quus qaata gabadhan😢 faarax ka carara😢

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 9 หลายเดือนก่อน

      Abaayo faarax yaal wanaagsan baa Jira ummadaha kaleba waa qbaan mid habaaran

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 9 หลายเดือนก่อน +1

      Nin aan farax eheyn ba maheysna😅😂😂

    • @SamiaSaan-nf1rm
      @SamiaSaan-nf1rm 9 หลายเดือนก่อน +1

      Vaarax anoo yar ban go,aan ka gaadhey wlahi ilhy iguma sobobo

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@SamiaSaan-nf1rm nasiib baad leedahay alx dheh ilmahaagana u hiili hada kadib walal👍faaraxna ilaahay ka magan gal

    • @SamiaSaan-nf1rm
      @SamiaSaan-nf1rm 9 หลายเดือนก่อน

      @@caashobashiir648 sasa fican wlahi

  • @Nina-h12
    @Nina-h12 9 หลายเดือนก่อน +3

    Wadan kastoo Somali dagantahay waxanu waligi hore ugu marayn waa dulmiga lamana oran karo dumar waayo waa dumar kale cajusadaa saas u galaysa iyo doqonka ay dhashay inanta miskiinta ax ilahay waxan u baryay in aduunka korkeda uu kutuso ciqaab gabartana allah how boogo dhayo 😢😢😢😢

  • @yasminnur4955
    @yasminnur4955 9 หลายเดือนก่อน +23

    Hadii ay Hargaysa joogto Insha Allah waxaan u helayaa Shaqo ay ka rawaxdo. Waxaan leeyahay xafiis shaqaalaha iyo loshaqeeyaha iska xidha.

    • @fatimaqali3747
      @fatimaqali3747 9 หลายเดือนก่อน +1

      Anaa u bahan wllo xageen kala soo xidhiidhaa😢

    • @axmednaaji2405
      @axmednaaji2405 9 หลายเดือนก่อน +1

      wll caawi gabadhaas alle haku barakeeye hadaabad isku magaalo joogtaan

    • @hodonabdullahi6382
      @hodonabdullahi6382 9 หลายเดือนก่อน

      Masha allah wll waa qaair hada gabadhan cawinkartid Allaha hakucawiyo ❤❤❤

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 9 หลายเดือนก่อน +4

    Am so shocked walahi 😢😢😢😢😢
    I really wanna help her as sadaqa to what I can.
    We culture wise judge each other quickly and we seem to be representing ourselves fake way to be seen as a great person but deeply we tend to be the opposite.
    Why are more into our culture than our religion that so beautiful and guide you to do greater as later going to be sadaqa as a reward.
    Subhannah Allah
    May Allah guide us and protect and lead us to kheyr
    Aameen Ya Rabbi

    • @Magool-xp8vk
      @Magool-xp8vk 9 หลายเดือนก่อน +1

      The real problem is the religion.

    • @samsambarud4376
      @samsambarud4376 7 หลายเดือนก่อน

      @@Magool-xp8vk
      Thats ur emotional and negative impact on ur mind and blind heart.
      May Allah bless and protect you n guide you to the right path
      Aameen Ya Rabbi

    • @Nafteeda
      @Nafteeda 5 หลายเดือนก่อน

      Sodohduu waaba masersan tahay

  • @FaatushAlii-ih8vl
    @FaatushAlii-ih8vl 9 หลายเดือนก่อน +6

    Wlhi ragu somalidu guurka ayey cabsi noga aburen 😢subxaAllh islaamnimo iska daaah damir biniadamnimo ma leh balayo illhy ha ku rido bal gabadhu amraxay xabsi igu jidhay mise qofkaas nin ahan bay ola joogty😢😢

  • @Zainab-mh7ys
    @Zainab-mh7ys 9 หลายเดือนก่อน +5

    😢😢😢absolute devastation. I'm convinced soomali women are the most powerful women on the planet.

  • @hoodoabdi5574
    @hoodoabdi5574 9 หลายเดือนก่อน +11

    All aduunka maxa dulmi yaala cajuusada uraysa ma iyaduu guursan lahaa yaa Allah

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 9 หลายเดือนก่อน +20

    Alle xaqaada ha kaaga qaado inta kusoo dhibtay😢Ninkaas waa Narcissists Waxa gabadhan yar lee dhibaateynayana waa inay dad la'aan ku arkeen 😢

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 9 หลายเดือนก่อน

      Waa Narcissistic personality disorder

  • @AsmaMohamed-c4n
    @AsmaMohamed-c4n 9 หลายเดือนก่อน +3

    😢😢😢 ax wan ka naxay gabadha qisadeeda aduunyadu ayaaba iska noocan ah raga somaliyeed pls gabadhaha somaliyeed sidan ka dhaafa😢😢😢

  • @bilanmohamed4351
    @bilanmohamed4351 9 หลายเดือนก่อน +9

    Laabaarkaa gabadhaa noo soo dhiig asma ...I am gonna help her

  • @Loveforbeauty442
    @Loveforbeauty442 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kaasaa lagu leeyay wuu ku qabaa😢, ileen xaqii Ilaahay gabadha siiyay isagaa gudan waayaye, yaa iyada ku qasbay inay lugta uga xidhnaato???? Somalidu ama xaqoodii dumarka hasiiso uu Islaamku siiyay ama faraa haka qaadaan. Diinta yaan lagu gaban everything is clear

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel 8 หลายเดือนก่อน +1

    Noloshaa oo kale isla sanadkaa ay iyada dhibkaa maraysay baan ana soo maray nolol noocaas oo kale ah weliba yurub baan dhibkaa ku maray sharci ma aanan lahayn luqadna ma aqoon balse 2 sano ka dib habeen madow buu albaabka iga saaray anigoo caruur wata weliba baraf baa da’aye xiligaa😢😢Alx maanta nolosha mida ugu qurux badan baan ku noolahay isagiina meeluhuu heehaabayaa.

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 9 หลายเดือนก่อน +2

    Subxan Allaah,dad saas u xaasidsan ma noolyihiin.?.
    60 jir baan ahay weligeeyna ma arag..Sabarkaaga Ilaahay ha kugu siiyo wax Allaah oo baahidaada tiri karo.

  • @saabirinbullefahiasaabirin5284
    @saabirinbullefahiasaabirin5284 9 หลายเดือนก่อน +7

    Allah qisadaan mid la mid ah ayaa ana jabuuti iiga dhacday but hada alhamdulilaahi

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 9 หลายเดือนก่อน +2

      Nala wadag sister

  • @isramohmoud9548
    @isramohmoud9548 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay balaayo weyn oo aduunka uu ku uro allah haku rido ninkaa musiibo iyo xanuun aan hore oo arag haku rido . inantaana allah ha u gargaaro

  • @hamdaali1994
    @hamdaali1994 8 หลายเดือนก่อน

    Alllh u naxariiiistooo ooo sabarkeeedi dheeera nolol janno aduun quruxdeeda kaliya🥰 ah ugu badalo yaa rabbb🤲🏾

  • @fatimaabdi7898
    @fatimaabdi7898 9 หลายเดือนก่อน +3

    Inantan illahay ayaan u waydiinayaa inuu soo mariyo maalmo murugadii iyo xanuunkii soo maray ka maydha illahay albaabada kaa xidhan haku furo wll qali ubadkana allaha hakuu koriyo oo kuwa ku anfaca allaha hakaga dhigo noloshu waa culsaataa marmar lagumase waaro insha Allah illahay warbixinta kan xiga waxuu noqonayaa mid aad kaga maydhato wxii aad laso martay 😢

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 8 หลายเดือนก่อน +1

    Acuudubilahi minasheydaani rajiim, toloow ameey jin ugashay, ileen biniaadan sidan ah majiree!

  • @mimisucdi
    @mimisucdi 8 หลายเดือนก่อน

    Sheekada maba la dhageysan karo waa qiso xanuun badan😢😢Allah swt hakuu naxriisto

  • @madinaabdi3673
    @madinaabdi3673 9 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you so much Ismail thank you so much is money you a real woman and you really smart woman thank you for helping have gotten lost the best

  • @monaadam7578
    @monaadam7578 9 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi qalbigaa iga gubtay inantaa walal wan ka xumahay waxa kusoo gaadhay 😭😭😭allah sw ha kaa dhigo gacanta saraysa dhibkiina ajar iyo xasanaad ha kugu badalo waxaan kugula talin lahaa dikriga illahy in aad badsato.

  • @khairakhalid6083
    @khairakhalid6083 9 หลายเดือนก่อน +8

    One of the saddest stories I have heard. Sorry that this happened to you sis. Clearly his whole family took advantage of your innocence, lack of family support and lack of finance. Allah swt will deal with them, clearly Allah swt was testing you.

  • @hawoahmed9279
    @hawoahmed9279 9 หลายเดือนก่อน +4

    Walal inantan Ana cawinayo ee xage laga helaa $100 iyo kabadanba wan siinaynaa ina allah.

    • @ayanrobleh4010
      @ayanrobleh4010 9 หลายเดือนก่อน +1

      asma daus la xidhiidh wll

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  9 หลายเดือนก่อน +2

      +252 63 4211723 wakaa walaalo sahra dahir ayaa la dhahaa please caawi

    • @IsmahanAbdi-j5n
      @IsmahanAbdi-j5n 9 หลายเดือนก่อน

      Shekada waa baan walhi walhi walaal waa uu jogay​@@Asmadaaus

    • @iqrakeyf7697
      @iqrakeyf7697 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@IsmahanAbdi-j5nbeen seeya

  • @FarxiyoCali-d3b
    @FarxiyoCali-d3b 9 หลายเดือนก่อน +9

    abaayo hanaga joojin anaga laftayada waxay nootahay tusaale abaayo qaali fadlan ha naga joojin noowad

  • @rodohiirad8986
    @rodohiirad8986 9 หลายเดือนก่อน +4

    Gabdha ugu badan Oo dhibatadu ku dhacday Waxa u sabab ah wa xaga family gooda , ma haystan family support , hoyaded ma oranayso side u noqoshahay Maxa ku noshahy ee kali ah xogaga ay u dirayso ba uga wayn gabdheda Waxa ay ku sugantahay ama marayso, gabdha kalsonida laga so dilay Oo qofna kulama dhacayso Dhibka haysta xata hoyaded wxas Waxa kenaya trauma ay xafadoda kala imaday , Kadib wax ay qoorta u gasha mid habaar qaba ah Oo nin lama orann kare dhurwa ah Illahay ha u Hawl yareeyo gabdha somaliyeed

    • @nataasha6949
      @nataasha6949 9 หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi walidiinta somaliyed kamba war hayan gabdhow malinta la guursda igu dmabeye hadey wax soo shegatana waa la cananya reerkaga dhaqo baa lala leyhy
      Aniga hada wlashey baa la arooaay subax kasta waan waca waan wareysra maxaa daremysa ma wangsan tahay waxybha yar yar la dhaho xitaa igma qariso wana ka war qaba alxm lkn hooyadey hadeey maqsho edab darda jooji ee rerkaga dhaqo bay dhihi laheed lkn aniga garabkeda ah oo mar waliba la shakeysta ❤

  • @dhudidhuubo2223
    @dhudidhuubo2223 9 หลายเดือนก่อน +2

    Naagtii ugu doqonsanayd aan qisadeeda dhegaysto sidee wadankeeda dhexdiisa ninkii weli ugu gumaysanayaa may dhexda xirato oo shaqaysato caruurtana hooyadeed ayaaba u noole qaar aan hoyana haysan ayaa jire

  • @asmaosmaan8713
    @asmaosmaan8713 8 หลายเดือนก่อน

    Alla bisinkooow qiso maahee waa nolol rogmad ah wlhi😭😭😭numberkeeda isoo sheeg bal

  • @MarwanMarwo
    @MarwanMarwo 9 หลายเดือนก่อน +3

    Allla hoyoy 😭😭😭naxariis darana wlhi kas nin ma ahan asiga iyo family kiiisa waa dad bila naxariiis ah😭😭😭

  • @choukribachir7470
    @choukribachir7470 9 หลายเดือนก่อน +5

    Subhanallah c'est vraiment triste cette histoire. MashAllah tu es forte et patiente que nous. Celle ou celui qui peut l'aider par financement ou par doua commencé car notre sœur à tellement besoin. InchaAllah J'espère que tu auras la meilleure vie qu'avant ma chérie. Walahi j'ai pleurer sur ton histoire comme si j'ai vécu avec toi et j'ai alhmdullilah
    sur ma vie à Allah😢😢😢

  • @kaafiyaaragsanxaaji2179
    @kaafiyaaragsanxaaji2179 9 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahay noloshaa haka saaro wll adiga iyo intii kula mida ee dumara ee noloshaa ku jirtaba wll lkn plz Istiqfaarta badi illaaahayna isku xidh wll😢😢😢😢

  • @SomaliGrl1
    @SomaliGrl1 9 หลายเดือนก่อน +5

    Subxanalaah..ninkan iyo hoyadis ma dad walan miyaa....gabadhan dhib bay aragtay..inay iska aado guriga hoyaded baa u ronayd...yaa rabi caawi hoyooyinka

  • @kawsaraidid5196
    @kawsaraidid5196 9 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadhan wa qof jilicsan maxy u qarsanaysa familygeda ugu sheegi wayday takle ilahay dulmiga ma jecla maxy sijayada ugu fadhisanwayday habaar iyo duco labada ku miisiwayday walahy haday ilahay baranlahyd wxas oo dhiba ma qabsateen nolol macan oo farxadleh bay ku nolaanlahyd inatay melahas ka ooyeyso sijayada haday ku oydo oo waxskas ilahay u sheego isago og nolosheda way isbedali lahd allah ha u gargaaro shekadedu dhiigay igu kicisay wlahy wan murudilaacay😢

  • @SucdiAhmed-os9es
    @SucdiAhmed-os9es 9 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallh wlhi wan ilmeye rabi waxan kaga baryaya inuu allh ka bixiyo dhibka wllo sahro😢

  • @bamiiman8891
    @bamiiman8891 8 หลายเดือนก่อน

    Naxariis darnaaye calaamo kaa iftay aniga dabakeen mataana ahaa hooyaday dhib ayay nagu dhashay allaah ha u naxariisto❤❤❤❤

  • @nataasha6949
    @nataasha6949 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alla rabiyoow 😥waligey qiso ka xanun badan ma maqal 😭😭 ilinta iga dhamatay 😭illahayow adoontada waa aragtaa u garagar yaa rabi 😥
    Alla ragow akhiro maxaa xisaab idin taal 😥 war illahey ka cabsda oo qofka la idnku amaneystya xisaab baa idn kaga dambeyso 😥

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qof aan ogahay kawaran hadaan afriko u jogilaha hadalada qaar wan kuladareymayaah madabo hadaladaqar qalbiga ayah ixanuno😢😢😢😢😢sorry

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Asmaay Alaa haku barakeeyo gabadhan meel aan kala xidhiidhno no soo sheeg qof iyo taagtii hala wada caawiye miskiinta qalbigey i jabisey qisadeeda

  • @abdishakurempireoftimacade4781
    @abdishakurempireoftimacade4781 8 หลายเดือนก่อน

    Nanbar aan kala so xidhidho anba whatis ap ma haysata wallo ilahay ninka adunka haku cadaabo iyado aakhiro la gaadhin inama gumedka ina gumedku dhalay raga nacasinta waa dabecadaha lagu garto ilahay cuqubo adunka hakugu tuso hoyada iyo hoyadeedba wase

  • @MunaFarah-fd3kt
    @MunaFarah-fd3kt 9 หลายเดือนก่อน +6

    Subxanalaaah dhaqan adg ayaay somalidu haysataaa oo ah ilmahaaga adı la baa,ba ah😢

  • @sonitalodon7097
    @sonitalodon7097 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay qof kii qof dulmiya ilahay masamaxo wan ka xumahay huno ina imtixanka so marto wa marqati ilahay samirka wanag bu kugu badali dhibtana laguma waro subxanallah reer kas ilahey halku ku cadabi 😔

  • @fatushbabe5135
    @fatushbabe5135 9 หลายเดือนก่อน +6

    I can't hold back the tears😢

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 9 หลายเดือนก่อน +5

    Walaal ilaahay ha kuu gargaaro waxaad samaysaa tasbiixda adkaarta iyo baryada ilaahay badso dagdag baad uga baxaysaa itixaankee

  • @MaclinAliZuu
    @MaclinAliZuu 8 หลายเดือนก่อน

    Wallhi Nimanka somalida qaar kood waa dad waalan xaasidiin😢😢😢😢😢

  • @inafarah3448
    @inafarah3448 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qalpie waxa ku daawada gabdho yaryar oo ay tusale u thy like me imika hadanan qisoyinka arki lahayn iguna dhici lhyd noloshani i rumayso waa walan laha ugu yaran wayo keligey ismodi laha marka inan talo io tusaale ba no yhn u argna
    iyagana ugu yaran wy kugu nafisayan gcliso ❤

  • @balqeysa7209
    @balqeysa7209 9 หลายเดือนก่อน +3

    Abyo depression maahane ee waa ciil gabadha waa gabar samir badan oo iman leh oo illahay aminsan balse ciil loma dhinto baa maqli jiraay wale waa run ❤❤❤

    • @RuqiyoIbraahin
      @RuqiyoIbraahin 9 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @dekahassan8839
    @dekahassan8839 9 หลายเดือนก่อน +1

    Nin xanuunsanaya ayaa kuheley ilaahey faraj hakuufuro

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 9 หลายเดือนก่อน +1

    Illahy ifka haku cadaabo isaga iyo hooyadii iyo reerkiidoo dhan masiibo haku dhacdo sallaad ayaa iidhowran Ninkaa ifka illahy haku gubo

    • @hannaarteh197
      @hannaarteh197 9 หลายเดือนก่อน

      🤲🤲🤲🤲

  • @sundusahmed9848
    @sundusahmed9848 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ragu Cadow weeye wlhy
    Guurka mayska dhaafnaa😢

    • @ShamsoCweli
      @ShamsoCweli 9 หลายเดือนก่อน

      Wllhi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @ShamsoCweli
      @ShamsoCweli 9 หลายเดือนก่อน +1

      Haa

  • @sammie1163
    @sammie1163 9 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Reer balo ah ayay u gashey subxaanalaah

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 8 หลายเดือนก่อน

    Sahra ilaahey ha caawiyo waa qof la imtixaanayo ee alaha siiyo sabar.dhibkana alaha kasaaro ayada iyo ilmahaba iney meshaas ka guurto ayaa u fiican hooyadedna kawadato

  • @rowdoahmed605
    @rowdoahmed605 9 หลายเดือนก่อน +3

    Alla ilahayow inanta dulqaad badana ninkuba hadu ku kacan qaado rajo malaha 😢😢😢

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 9 หลายเดือนก่อน

    illahay aw somalia ni manka cadow iyo sodah iyo dumaa shi gab dha ha somalia illahaw bad baadi aamiin aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @HannaMahamed-re6yd
    @HannaMahamed-re6yd 9 หลายเดือนก่อน +1

    Taa waxa saas yeelYsan wA dumar taa cadaban waa dumar Dumar naf iisu ma hayaan
    Lkn daad may Ahayn ee Alle cawl khayr khayr qBa Alle haku siiyo waan ku duceyyay wllo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @xidhidhkawaalidkaiyoilmaha8084
    @xidhidhkawaalidkaiyoilmaha8084 9 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi qisadani waay itabatay 😢 waxan somaray ayaan dib igu cusboonaday

  • @MaymuunAbdikadir-yb3bd
    @MaymuunAbdikadir-yb3bd 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ax gabdha ilaahay ha ka saaro dhibka gabdhow mid aan idin sheego baahi yaan laydinka faaidaysan waligiin hadaa guur dmacdaan waxa guursataan nin masuula oo isku filan oo aan cidnah waxa ka sugaayan oo aan family giis inla dajin😰😭😭😭😭😭

  • @ashaderia9762
    @ashaderia9762 9 หลายเดือนก่อน +1

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم، عمرى ما تصورت ان رجال الصومالين كذا

  • @Seylaay
    @Seylaay 9 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah ninkaas hada markuu mushkilo kudhacdo ayuu dhahaa inteen ka habaaranahay oo yaa ihabaaray. Subxanallah.

  • @amiiraabdirahman9036
    @amiiraabdirahman9036 9 หลายเดือนก่อน +2

    😢😭🥺subhana allah arxan daranaa wacelkaaas iimanka alle haka qaado idim alle islaanta xun ee sodohdane cancer kugu dhacay oo dhinta 2diina 🥵

  • @rahmaahmed6041
    @rahmaahmed6041 8 หลายเดือนก่อน

    Asma wallo am advicing you inadan joojin warysiga gabdhaha waxa laga yaba inuu illahy dad badan ferejkoda albaab kaga dhiigo allah haka abaal mariyo

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  8 หลายเดือนก่อน

      Inshallah walaalo mcn 💜

  • @zamuuaden8991
    @zamuuaden8991 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ax Alla xanuun badanaa
    Asmey walaal plz aan wax iskugu darnee howshaas ka sheqee si ay ilmaheeda ugu xamaalato 😢😢

  • @GudoonIsmaciil-w1q
    @GudoonIsmaciil-w1q 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asma quruxeey ha joojone soo badi qisooyinka hablaha kalaa casharkala baxayee

  • @abdifatahomar5575
    @abdifatahomar5575 8 หลายเดือนก่อน +1

    abbaayo kaasi nin mahayn ee eeybuu ahaaa

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 5 หลายเดือนก่อน

      Waaba siday ubadan yihiin nimanka soomaaliyeed

  • @fartunabdi4041
    @fartunabdi4041 9 หลายเดือนก่อน +1

    Xagee loogu dirayaa walalo😢illahay dhibka hakaa saaro walal ilaahay bari istaqfarta bari iyo saliga nabiga calayhi salaatu wasalaam

  • @farhiyayusuf4544
    @farhiyayusuf4544 9 หลายเดือนก่อน +5

    May Allah make it easy for you young lady she’s got serious issues 😢

  • @shukri200
    @shukri200 9 หลายเดือนก่อน

    Hadan dumar Somalia nahay meelkasto waan ku dhibanahaya😢

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 9 หลายเดือนก่อน

    Asma xage kala xiriira qisan ku haya abyo wlhy runta shegtay qofku isaga ka bixi kara dhibka alxamdulillah

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 8 หลายเดือนก่อน

    Asmo ajir alaha kusiyo ajarkaas wuuh kusoconaah wa sidiqo 😢❤

  • @salmamahamuud6786
    @salmamahamuud6786 9 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdhaas inteyna wilkas u dhalin hadey ka tagi lahayd wlhi dhibkas mey marten 😢Allow nlraga sasa dunida dhaafi naxarista aan lahayn allow sodoh xuna allow hatusin gabdhaha

  • @susanhassan3524
    @susanhassan3524 8 หลายเดือนก่อน

    Subxaanalh walaal markaasa oo kale waa laga tagaa intaanad dhalin wax badaan❤❤❤❤❤

    • @susanhassan3524
      @susanhassan3524 8 หลายเดือนก่อน

      Inantan ma iisinkarta lanbarka han cawiyo hargeysa ban jooga

  • @safiyadaahir-6320
    @safiyadaahir-6320 9 หลายเดือนก่อน +13

    I can't hold my tear back 😢

  • @anisaadam1647
    @anisaadam1647 9 หลายเดือนก่อน

    Subxanaallah wxaas dad lama dhihi kro . Illahy walasheen culayska ha ka qado

  • @Magool-xp8vk
    @Magool-xp8vk 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asma ha joojin wll, haweenka somalidu way u baahanyihiin cod iney helaan.