wlhi waan ilmeeyay yaa rasuulullah maxaanu ku jecelnay illaahaw inta intay noolyin sunadàda Gaws danbeedka ku haysata Naga mid yeel aakhirana xawdkaaga ka cabta ❤😢 أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد إبن عبد الله وعلى آله وصحبه ومن تبعه بإحسان إلى يوم الدين ❤
Lama dhaxlin saxabadii ba hayey iyo khulafadii kuwa ugu dembiyey oo aha cismaniyiinta turkida mrka wxa ficn ina taarikhda islaamka baratid Inta bdn alabta wxa lagu haya turkiga meelo laso booqdo aya jira mar mar na dowladaha muslim ka aya lahu wareejiya si dadku u arkaan
@@Maryann12q war ma tima jara jiray wagaas mida kale hadaan ku dhaho ka wrn nabigu surwaal iyo shaadh ma xiran jirine waa danbi. Marka buuqa jooji caamo ayaad u eeg tahay mida kale ninka kuu suuran iyo waxaad ka waramaysid isma laha
Xasuusin Walaalayaal aan ku Salino KHAYRU KalqiLLAH NABIYUNAA MUXAMMAD SCW ❤️ NABIGU SCW ❤️ wuxuu yidhi Qofkii Agtiisa laygu soo hadal qaado ee igu Salin waayaa waa bakhayl. اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤️❤️❤️
﷽ إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَىالنَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّواعَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ﷺ ~ ﷺ الصلاة على النبي ،ﷺ ♥️استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم و اتوب اليكاستغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم و اتوب اليكاستغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم و اتوب اليكاستغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم و اتوب اليكاستغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم و اتوب اليك
SCW Ku Sali Nabigeeni Suubana Nabad Galyo iyo Naxariis Korkiisa Ha Ahaatee ❤
الهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد
Abtirka nabiga iska sax abdow
صلى الله عليه وسلم
@@Sarreye كل بن ادم خطاؤن
@@QaysQeyser. ok wllo
Ilaahaw nabigi aad noo soo dirtay aduunyada waan kula kulmi waynee Akhiro nagu kulmiy🥺🤲❤
Amiin
Aamiin
Amiin 😢
Wadankee ayaad joogtaa
Amiin amiin
Mnsha Allah mahadsanid nabiga saligiisa Aan hal mar uwada marno (scw, scw, scw)
wlhi waan ilmeeyay yaa rasuulullah maxaanu ku jecelnay
illaahaw inta intay noolyin sunadàda Gaws danbeedka ku haysata Naga mid yeel aakhirana xawdkaaga ka cabta ❤😢
أللهم صل على سيدنا وحبيبنا محمد إبن عبد الله وعلى آله وصحبه ومن تبعه بإحسان إلى يوم الدين ❤
Maaa calaq maaheee,
Waa min calaq ❤
Waa runtaa, waa loo baahnaa inaad soo saxdo. Mahadsanid.
صلي الله عليه وسلم ❤
Saxwaye saxib min calaq waye
Walaalo alaabtan aad shegayso maha wax uu Nabigu SCW lahaa ee waa loo eekaysiiyay wax sax ah ma'ahin. adiguba waad ogtahay inay tahay Muuqaal laga qiyaasayo siduu u noolan jiray Nabigu SCW. Beentu ma fiicno walaalo 💔 daad aan ogayn Xaqiiqda ayaa rumaysanaya waxaad sheegaysoo.
Runtaa waye
Lama dhaxlin saxabadii ba hayey iyo khulafadii kuwa ugu dembiyey oo aha cismaniyiinta turkida mrka wxa ficn ina taarikhda islaamka baratid
Inta bdn alabta wxa lagu haya turkiga meelo laso booqdo aya jira mar mar na dowladaha muslim ka aya lahu wareejiya si dadku u arkaan
@@11naa44Allah ka baq
أحسنتم
waa ruuxii mudnaa in lagu daydo maanta , waana ruuxii ugu sharafta badnaa dunida allow noo naxariiso oo inoo dambi dhaag . AAMIn
MashaAllh maanta barnaamij fiican baad soo duubtay se aayada (خلق الانسان من علق) iyo abtirka nabigaba waad khaladay inshallah gadaal ka sax
Waa binu aadan hduu qaldayrh hawqaban wallo😊
Scw ❤ Mnsha allah Waa Muuqalki ugu quruxda badna Ee Bartadan Aad so galisay , Deganaan iyo xasilooni ayu dareemaya qofkii dawada , Alleh Swt haynaga yeelo kuwii la kulma Nabiyana mohamed Scw maalinta akhiro
Allahuma Aamiin yaarabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Shb qaysow adna sunaha nabiga raac oo tintaan inta leeg iska jar hddna jarayn gaabi xitaa Allah hanaga rali noqde❤
Sunada nabiga baro nio nabigu tinta uu daysan jiray
Walal Timaha waa sunnah Rasuulkeena Scw wuu deysan jiray
@@amiinlaki9291 war ada jahil ah nabigu miyu tinta hoos ka xiri jiry mrka ileen ninkan tintiisa isma leke
@@rafiq5722 lama didaana lkn ninkan tinta hoos ayu ka jaray oo fod ayuu leyhy taas ogow
@@Maryann12q war ma tima jara jiray wagaas mida kale hadaan ku dhaho ka wrn nabigu surwaal iyo shaadh ma xiran jirine waa danbi. Marka buuqa jooji caamo ayaad u eeg tahay mida kale ninka kuu suuran iyo waxaad ka waramaysid isma laha
صلي الله عليه وسلم Lkn saaxiib waa iga dardaaran ee quraanka baro quranka aad akhriyayso laaxin ayaa ku jira
Scw’ akhii shay uu nabigu laha oo dunidan yaala hadda ma jirto dadkan ‘ lacag bay ku raadsanayan ‘ qofka diinta bartay La siri maayo’ lkiin kan jaahilka ah ‘ ilahay baa umaqan
Wad saxan tahay wll xita waxay dhahan tinti nabiga ba yaala
Qiiq qof wacyileh mashaa allah
Waanba naxay markaan title ka arkay
Waa run wallahi, ee haku sirmin
Vedioyogii ugu quruxda badanaa ee aad duubto nolozhaada kan weeyi zhp qaysow HampalyoH 👏
Sax waaye 6ook hakuridno🎉🎉🎉🎉🎉❤
haa sxb ana waan kahelay
allahuma sali cala nabiyina mohamed scw
Qaysow nebiga Calayhi salaatu wasalaam haku been abuuran , Waayo Xadiis ayaa jira Ambiyada waxba lagama dhaxlo odhanaya Nebigna Waxba lagama dhexlin❤
Lama dhaxlin saxabadii ba hayey iyo khulafadii kuwa ugu dembiyey oo aha cismaniyiinta turkida mrka wxa ficn ina taarikhda islaamka baratid
@@11naa44kabihiisa Ma aha waa tamthil Ama tusaale ahaan beey uu yalaan Istanbul xitaa ayago tabtaas ah baa yaala
@@11naa44 Taariikh iyo xadiis nebi Waa Yama , Xadiiska nebiga ayaa kasaxiisan Ka saxsan Taariikhda , Waayo isagaa daliil looga raadiyaa Adu soo eeg !!! Oosoo Caddeee , Xadiis odhanaya baaqibuu ahaanayaa Wixii nebigu
@@mohamedabdirahman9659 iskuma xidhna alaabti guriga u taaley iyo hubkisi seefahisi wa la haya
@@11naa44warya nabiga wuxusan laheen ha utiirin bentana kada nabiga ilahey scw
Xasuusin Walaalayaal aan ku Salino KHAYRU KalqiLLAH NABIYUNAA MUXAMMAD SCW ❤️
NABIGU SCW ❤️ wuxuu yidhi Qofkii Agtiisa laygu soo hadal qaado ee igu Salin waayaa waa bakhayl.
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم انك حميد مجيد
❤❤❤️❤️❤️
صلى الله عليه وسلم
Maan sha alaah waa wixii ugu qaalisanaa een waligay arko. Walee. Ninka soo duubayaw ninbaad tahay jasaakalaah khtar qays qaysar noolaw Isha alaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wlal qeys iska sax خَلَقَ الْإِنسَانَ مِنْ عَلَقٍ
@@ahmedmohamedlukman4926 إلانسن ✅️إلانسان❌️
Masha Allah alx❤❤❤😢😢😢Alahumasali Cala sayidina mahamed scw scw 😢😢❤❤❤
Qays qayser wlll waxaad nabartay meelo aanan waligay inay jirto anan garayn guulayso labda daaroodba zhp SCW🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Mashallaah wllo wa muqaal aad u qurux badane lakin ma amin sani kabii rasulka yala halkan scw ❤❤
M.a aan kusalino nabigeena Mohamed scw
Mashaallah inti ad waregese manta muqaal faitha leh so dubtey❤
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed scw scw ❤❤❤
Nabi muxamad ❤❤Scw scw scw scw scw scw scw ❤
Alahuma Sali Calaa Sayidinaa Mohamed Scw 😢❤
Ku sali nabigeenii subana nabad galyo korkiisa aha ahaatee scw❤
Walal maa calaq maaha
Waa Min calaq
Masha Allah arin wanaagsam weeye howl wacan walal
ilaahow nabigii ad noso dirtey aduunka waan la kulmi waye aakhiro nagu kulmi.🤲🤲
Qofka ugu qiimaha badan ee dunidaan korkeed soo mara muxamad bin cabdullah binu cabdi mudhalib binu haashim scw yaa xabiibu allah
Scw ku sali Nabigeeni suubana NNKH ❤
ajirkeeda allaha kaa siiyo inta aad na soo gaarsiisay wllke @Qeys qeyser
اللهم صلى وسلم على نبيا محمد ❣️
Mnsha allah aan ku salino mabigeena Mohamed SCW❤
Kabaha nabiga csw❤ qaarbaa cunaybaan maqli jiree
sow waa been maasha allah. Waa kabihii cagcagta ahaa oo kale ee somalidii hore xidhan jireen
Waxani kabihii nabiga maaha wll waa been wuxu nabigu lahaa o hada yaalaa ma jiraan saxaabadiba kawada takhalustay si aanay dadku ugu talax tagin oo u caabudin
sallalahu calayhi wasalam sallalahu calayhi wasalam sallalahu calayhi wasalam sallalahu calayhi wasalam ❤
Waad mahadsantahay sida noogu soo gudbisay maqaldama waa Allah subxanahu watacala. Afka aya kadafay maa mahan ee waa Min
خلق الإنسان من علق wll allaha kubarakey quraanka iska sax
اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَا مُحمَّد.
🤍
Mohamet Binu Abdilahi Binu Abdimudalib Binu Cabdimunaaf. Khaatimul Anbiyaaa SCW❤❤
Mnsha allah tabarakkalh waa wax lagu farxo badhka mida nebiga taariikhdisii oo muqaal ah ayaad na tustay wllo ilaahay haku sharfo ❤❤
Arinkan waa arin ganacsi ee iska jira waxa nabiga ka haray waa quraanka iyo sunnada
Baraarujin
Majirto wax sugan oo la
aga hayo dharkii, kabihii iyo weelkii nabiga scw
Lama dhaxlin saxabadii ba hayey iyo khulafadii kuwa ugu dembiyey oo aha cismaniyiinta turkida mrka wxa ficn ina taarikhda islaamka baratid
خلق الإنسان من علق SAAS u akhri zxp qaysow hadi kale micnaha aa isbadalayaa ❤
Wlaa waa "خلق الإنسان من علق" ma'ahan "ماعلق"
Muuqalkan mid ka qurux badan waligey ma dawanin thank you for sharing wllo
Woow Mashallah thé is super vidéo fourn Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥇
Wll❤
Scw wllo waad nofaaiidaysee adna alle abalkaga jano haka dhigi
خلق الإنسان من علق ❤
Ku sali nabigena Mohamed NNKH♥️
WXAN HAY comment tigii u gu horeetet misa like u qalmaa ❤
Halagu saliyo nabigena muxamad ah salla Allah caleyhiwasaln m.❤❤🎉
Qays aan ku saxo ❤ ما علق ma aha ee waa من علق ❤
Abtirisiinta Nabiga iska sax wll Maxamed Cali, mahee waa Maxamed Cabdilaahi ye. Scw
Wll adiga laftadu izka zax maxamed mahe wa muxamad
اللهم صل على سيدنا محمد ❤
S.C.W
Mansha allah xasuusti xabiib kaana scw
Ikula sali Nabigena Scw Like 🥺🤲
كلمتان خفيفتان ثقيلتان في في حبيبتان إلى الرحمن سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
alle haynaga yeelo kuwa Dariiqiisa Raaca❤
AAAMIN ❤❤
صلى الله عليه وسلم 🙏💝🤲
Ilahay o igarsii inaan ku soo tukado masjidkaan ❤❤❤❤ Ameen ameen ameen ya rabi
Aamiin walal
Amin ❤
M.a In.sha
Labeyka wasacdeyka yaa rasuululaah labeyka wasacdeyka yaa rusululaah,SCW SCW SCW,QAYS QEYSAR kolkaad saxaabada magacooda sheegto raaci raliyalaahu canhu hadii aad dhowr Saxaabi sheegtana raaliyalaahu Canhum, waxay ka dhigantahay Jamac iyo Mufrad,shukran goobaha taariikhda islaamka inoo soo badi
Scw scw scw scw Masha allah masajidkan waa qurux badanyahay
Zhp alle haku barakeeyo waa muuqaal aad aan uga helay soona badi noocan oo kale alle adina hakuu gargaaro
ﷺجزاك الله خيرا
ninkan vedio uu soo gudbiyo iyo dadka dawada ama ku xidhan is malah
insha lah role model yaad itahy wan bilabi youtube tourism ❤
khayr baan ku rajaynayaa inader Qays, wixii isha iyo iimanku diidayo ha soo tebin insha allah
Intan dawanayey TH-cam wa video ugu horeyey een jeclado🥹♥️
آللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤
Waad fiican tahay manta qaysow shukran wax fiican noo faaiiday say... qur'aanka barro huuno kolaad online ka kabarato❤❤❤
Comang soon 600k
S.C.w. Rabiyoow nala kulmi miciisana naga dhig
MANSHALLAH manshallah ❤❤❤
MashaAllah nabiyuna Mohamad Sallahu calaihu a salam
﷽ إِنَّ اللَّهَ وَمَلائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَىالنَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّواعَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا ﷺ ~ ﷺ الصلاة على النبي ،ﷺ ♥️استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم و اتوب اليكاستغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم و اتوب اليكاستغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم و اتوب اليكاستغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم و اتوب اليكاستغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم و اتوب اليك
MASHA ALLAH❤❤❤❤ MASHA ALLAH ❤❤❤
عليه افضل الصلاة والسلام
Allahuma sali wasalim wabaarik calaa sayidinaa muxammad
❤❤❤❤صلى الله عليه وسلم ❤❤❤
مان شاء الله تبارك الرحمن الله أكبر. صلى الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤❤❤❤
اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.🕌
Salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤I love you prophet Muhammad scw
Man sha
Aalah
Masha Allah Walal Guulayso
صلى الله عليه و سلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم،❤️🤲🤲
Salalahu waca leyhi wasalim❤❤❤😭😭😭
الهم صلي على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين امين يارب العالمين
ALLAHU AKBAR ❤❤❤ SCW SCW SCW ❤❤❤ MANZHA ALLAH ❤❤❤
wuxuu ugu qiimo badnaa baa soo gudbisay sxb allah ku sharfo awal mala yacni baa ahyd runta illaah ba nagu jecel e
MASHA'ALLAAH TABAARAKA ALLAAH ❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤
Scw waa muuqalkiii ugu quruxda badnaa e an halkan ka daawado walhi ❤
Mansha Allah
Allahu Akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
الهم صلي وسلم على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤ وجزاك الله خير يا اخي
Scw❤❤❤
We love our prophet Muhammad scw more than every person / after allah ❤❤❤❤❤❤❤the
Mansha allah Videogii ugu quruxda Aad soo galiso intaa ku daawanayay❤😊
Mâcha allah scw. Shukran ya akhi
SCW ❤❤
I love the prophet Muhammad scw
Masha allah