Film ka Mazeer ayuu ahaa aadna waadn uuga heley . Sucdina waa jilaa aad u fiican , cidi daawan meyso SAGAL iyo meel ay ku jirto waayo ma rabno in aan ka barano ceyda. Illa iyo imika waan naxsanahey waxey gabadhaasi ku hadleysey.
Anigu sagal meela badan ruwaayada badan ayaan ku daawaday waqti dheer marka markay ruwaayda dhexdeeda caytanto waan yaabi jiray laakiin markaas oran jiray gabadha maxaa ka khaldan ileen real life ka xataa way caytantaa
Alle haka abaal mariyo wallo talo fican ayad sisay sucdi alle hala garab galo caruurteda Sagalna alle haka cafiyo tiiqtiiqsiga iyo faanka ay ku faantay lacagta 😢😢😢😢😢
ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
Habo qaali waan k salaamayaa
Allaha SWT hakubarakeeyo ustaad luul ❤❤❤❤❤❤
Masha Allah luula hiijabka ad ayaad ogu qurux baadan taahay ❤
🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉Masha Allaha baaraka laaha Allaha ha idninxafido
Waligoodba hakala tagaan mineey rabaane
Unuka filmka maxay noogu dhameyn waayeen 😂
Thanks for the update Habo , waan ku wareersanAa.
Asc wllo ilaahay ha laka yaabo sagal aad iyo aad bay qaldan tahay
Film ka Mazeer ayuu ahaa aadna waadn uuga heley .
Sucdina waa jilaa aad u fiican , cidi daawan meyso SAGAL iyo meel ay ku jirto waayo ma rabno in aan ka barano ceyda.
Illa iyo imika waan naxsanahey waxey gabadhaasi ku hadleysey.
Wlhi ma ka fileeynin caaydaas sagal lakin
Qof xun wax kasto ka filo😮😢
Anigu sagal meela badan ruwaayada badan ayaan ku daawaday waqti dheer marka markay ruwaayda dhexdeeda caytanto waan yaabi jiray laakiin markaas oran jiray gabadha maxaa ka khaldan ileen real life ka xataa way caytantaa
Mashallaaha Waano Qof Wax Garad Ahi Uu Yiraarahdo Waad Ku Tidhi Sucdise Sagal Horteed Bay Caan Ahayd Waxanse Layabaa Dumarka Ninkooda Odhanaya Naagbuu Shukansaday Ama Naagbaa Iga Qaaday Nin Raga Damac Kama Dhamado Gabadhey Ku Kalsonow Naftada😂
masha alaah good talo❤❤
Waa yaab aqlaaqda waa Muhiim inla isku caaya ma fiicna
Allaha hakusharfo
Alle haka abaal mariyo wallo talo fican ayad sisay sucdi alle hala garab galo caruurteda
Sagalna alle haka cafiyo tiiqtiiqsiga iyo faanka ay ku faantay lacagta 😢😢😢😢😢
Walhy anigaba dawan jiray sagal marada kadhacday
❤❤❤
Wa daaallayiraah a dhicin ee Dulmi ayaa kadhacayo ladulmiyey Sucdi dulmiga Sucdi kasii Kow Naagta Sagal laleeyahay waxay muujisay Aqlaaq umo dullinimo aflagaado Umada dhan oo Hawiye layiraahdo ayey U gaftay qaasatan Habargidir Al Gabar bay isku dheceen maxaa sababay inay Qabiil dhan caayso waa dulli naagtaas Aakhirana qofkasta oo Hg ama Hawiye ah ayaa Maxkamada illaahay lasoo Xorayso hadii aysan Cafis waydiisan tankale waa Saqayaamad weyn oo naagow Daarood ah oo ciilqabe ayaa hor.boodayey
Sax❤
Waxaa laguu leeyahay markad xanaaqdan shaydanka iska naar labo ragco tuko sagal waxan leeyahay Alaha usoo noqo qabiil dhan oo shiiq iyo sharif leh ayaad cayday dhamantood Alaha usoo noqo walalo raali galin kabixi
Naag fanaanad ahan jirtay oo fisqi iyo anshax xumo ku soo noolayd miyad wanaag ka sugaysan . Waligeed sagal somali haa laa baxdo. Cudur qabyaalad laa dhaho inay hayso wd wada aragteen. Wajigeedi runta ilaahay soo shaac bixiyay
Masha allaaah
👍👍👍
Wlhi ruwaayadooda daawan jiray lkn wan kaxumahay iney isku dhacaan abaayooyin heshiiya ilaahy dartiiii 😢😢😢😢😢😢
Asc mag saxiib malahan nagoow nagaha guryahoda hatigin guri hadad tagtan waxwalba ayad kala kulmi kaftan nagoow isilaaliya
Wad latalisay haday qadanayan
Talodhaxal gal ah
😂😂😂😂😂😂😂
Asc