Gabadha markii ninkeedo la guursado naag labaad ayey ogaataa qiima ay agtiisa kaleedahey ka hor ma fahmi karto haduu nimanka ugu xunyahey waxey moodaa inuu asagu fiicanyahey nimanka dhan
Nin bina Adam abaal ma laha dumarka ta ugu wanaagsan gaarisan ugu baarisan aya Faarax mijo baasto baalaha ka rifaa Wanaaga waabay ku duryaan xanuun ayaabay ka qaadan Waxaaban ka xanaaqa nimanka waxa gaarka ah la siinayo iyadoo ay caruurta cuntadoda lugta ku walaqaan Caruurtayda ayan waxa ugu wanaagsan cunsiiya iyagaan dhalaye ma Faarax aan shalay bartay ayan caruurtada ka horeysiinaya waa tuu eeda Qori kimiseed ayaan ku bashaaqin lahaa
Waxaas oo dhan oo sabastiya ay sameyn jirta waxay ka ahayd laaluush ninku yuu kaa tagin. Dumarka mid ha fahmeen qof aan ku rabin sasab kugula joogi maayo. Filinkaan haduu shaqeynaa faaraxya horaa ku joogilaha. Qofka ku rabo adiga hadaadan qubeeysan xataa waad usoo carfaysaa. Ladies safe your money energy.
Sax
Xaqiiq!
Gabadha markii ninkeedo la guursado naag labaad ayey ogaataa qiima ay agtiisa kaleedahey ka hor ma fahmi karto haduu nimanka ugu xunyahey waxey moodaa inuu asagu fiicanyahey nimanka dhan
Nin bina Adam abaal ma laha dumarka ta ugu wanaagsan gaarisan ugu baarisan aya Faarax mijo baasto baalaha ka rifaa
Wanaaga waabay ku duryaan xanuun ayaabay ka qaadan
Waxaaban ka xanaaqa nimanka waxa gaarka ah la siinayo iyadoo ay caruurta cuntadoda lugta ku walaqaan
Caruurtayda ayan waxa ugu wanaagsan cunsiiya iyagaan dhalaye ma Faarax aan shalay bartay ayan caruurtada ka horeysiinaya waa tuu eeda
Qori kimiseed ayaan ku bashaaqin lahaa
hhhhh Fariid waa abaalkood😂
@@sabiriinmaxamud2684
Lol, I love you
Walahey cajeeb, war heedhe ragi soomaliyeed aya reer dhan kadhaqaqa 😢subhanalah. Wadan walba waa sidas majority raga.
Nin somali wanaagba maleh iyana way ka badbadisay wanaagaba xasaasiyad ayay ka qaadan
Raaliyoo xaal qaado, naago badan ayaa ku jiro nolol wareersan amaa lagu furaa amaa lakuugu sheekeystaa amaa lagaa tagaa markaas ayey nimanka u noqdaan dameer raran lacagahana u dhiibaan ,caku naag aan isku kalsooneen waligeed farxad kuma noolaaneyso ,waligaa ruux looma noolaado amaa saas lagu dhahaa 😅😅😅 😅😅😅
Walaalay lama kala maarmo, 2 qof oo isqaba waxaa ugu fiican kuwa kawada nool ixtiraam, isqadarin, isku naxariisasho..iyo qofkaaga inaa dhehdo thank you marksta…lkn haduu 1 dhinac kararyahy , farxad mataal….tan kale nin naag 2 aad lagma celin karo haduu rabo..ragguna waa naago jeclyihin
Raaliyo kuteh wanaaguba wadhibaa nimankan
RAALIYO NIMO LAMADHEHEE ADOONSIBEY ISGALISEY SUU KU LALABOODEY OO WALEE HADAAD NOLOSHO DHEXDHAXAAD KADHIGIN OO WAXNA YEELIKARTID WAXNA DIIDIKARTID REER AAN LAGU LARABINA KALIGAA MAWADIKARTID DUMAROOW OOYA UUN WAR HADAAD WAX HEYSATO GOONI USAMEYSO
Raaliyo Abaalkeed ayey heshay 😂
Waa inay umushxarado xaajiga
Raaliyo intii ka dhimanayd ayuu kaamilay
Raaliyo ha soo dhawayso ninkeeda naagihiisa
Jabba waakan dambeeyee
Wcl sister
La tasho ku lahaa😅😅😅😅😅
Horta miyeey kula sugaysaba ka horaysa
Asalamu calaykum marka hore waxakasta ba dhex dhexaad aya laga noqda sii kastaba qofka lama hor qaado ayana khaladad badan ayey lahayd
Just.now.like.reply
Asc ❤❤
Ayadaa surah kabadisay marka horaba
Sheekada saan meku dhamaate. Ninka jabkiis aaway. Xaskiis wanaageees muu taby ? Kkk raaliyo nimo means Gar iyo gardaro raali ku noqo
illaahay hoyadaa haugar gaaro dhacdoyinkasi waa joogto ❤
AS, Familyyyy Systems, Yawaye, murwodumaroo oiriyareey iyo say YariisEey tanitani waa Nicmaturabi Nicmaturabi iyaa iyaa EHEEYE murwodumaroo Qatroisliina Qiimobadan Nicmaturabi Nicmaturabi lE, cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey lagufarxeeeey
❤
Waan ka Suu dhaweynaya
EhEEyE Qatroisliina YariisEey dagan fariidad facyaashay troonEey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad layga ya soo dhawaystoo badanbadan malintii yersss yerssss laga joyaba Nicmaturabi Nicmaturabi
🙊😳
Qoftaso kale wa lala tashada mida kale reer aan ku ttabcay ban naag harlah u baabi.inkaraa nin baa tahaye xalli lkn wan iska tageya wa doqonimo
EhEEyE EhEEyE, Bafsad hadan u ehayn lakiim YaQatraay Qiimobadan cadayyareey dagan fariidad Nicmaturabi noloshay cid tu tii kii wax laygudarin hiblayo hoblow iyoiyo brivcy cidanan ahayn arin arimahayga ahayn kuma madhquulo nololba Bataatanba fitnoley Rabaw NagaQabo nonseseseseseses blokedbloked.
Nolol wa blancE lakiin wa lakala dumar Naago haween wa yalayihinba EhEEyE