FLIMKII IMTIXAAN ADUUN SABABTA LOJOJIYAY WAA SUCDI AWGED

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @Tushleeyy-v2w
    @Tushleeyy-v2w 5 หลายเดือนก่อน +57

    Team sucdi one like 🎉

  • @SucaadaxmedcabdiSucaad
    @SucaadaxmedcabdiSucaad 5 หลายเดือนก่อน +64

    Baasdara baatahay wajigaaga runta waan baranay Sucdi waad shirqooshay dulibaatahay dharag Hadeey udhimato wlhi adiga ayaa udhimanaayo taas kutasho Nairobi waan kulajoognaa

    • @AzmiHassan-u8i
      @AzmiHassan-u8i 5 หลายเดือนก่อน +3

      Haa wlhi wacel waye nagtan wasaqada wajiga xun

    • @Fadarofamily
      @Fadarofamily 5 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 5 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wallahi dib danbe ina loo firsan doonin . Naag xun oo qabiilaysato ah maa rabno

  • @MahamedAhmedBahdon
    @MahamedAhmedBahdon 5 หลายเดือนก่อน +35

    Plz wa gabadh walasha been ha ka shegin haday family so dhexgashay dee odaygaga ma quranu aqrinayay saw mu damcin isaguna ee nin raga gabadh hawcebayn bari wu socon .4aya lo baneyay ee waan HENASAY DHE

    • @XalimoHalimo
      @XalimoHalimo 5 หลายเดือนก่อน

      Oo wll maxay isku dagaaleen😮😢

  • @balqiisxuseen8457
    @balqiisxuseen8457 5 หลายเดือนก่อน +28

    WalShena sucdi aan cawino aan qor u qaadno plz qoftaan qof ficn maha

  • @ishwaakahmed9132
    @ishwaakahmed9132 5 หลายเดือนก่อน +23

    Nayaa manta waa aduun birina waa aakhiro gabadha walashaa oo aad kudiganayso jooji! Walalnimadu saaas maahn Nayaa uff ., gabadha lacagta iyo xooga aad usheeganaysid remember Allah is watching you !

    • @fatmakarur2685
      @fatmakarur2685 5 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo,wax aad ogeen hakudambaawin,Allah knows best ❤

  • @ayshafashion7419
    @ayshafashion7419 5 หลายเดือนก่อน +72

    Nayaa gabadha walashayaa oo kula shaqaynasey ha xumayn

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 5 หลายเดือนก่อน +5

      Ma naag ayaa taqan walaaltinimo

  • @atsuyasamford4955
    @atsuyasamford4955 5 หลายเดือนก่อน +26

    Walaalo ceebta bila Aadamka ha Ku dheerayn inaad qofkale Ku badasho un bay ahayd ee waxa idin dhexyaala aduunka maad ogoysiiseen runtana Allahou aclam ,from Djibouti

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 5 หลายเดือนก่อน +1

      Masha alaah ayad tahay ana fikirkas ayan qabay 👍

    • @ifraxmohamud
      @ifraxmohamud 5 หลายเดือนก่อน

      Masha allah wlhi waa fikrad fican lkn dadka dhan malahan fikirkaas😊

    • @bassflix5982
      @bassflix5982 5 หลายเดือนก่อน +1

      Saxiix waligaa dhinac ha aaminin ama ha qaadan. Videoga laga soo duubay oo hordhaca ah ayaaba cadeen ah in sagal u jeedo leedahay allahu aclam

    • @NasroMohamed-bp2vw
      @NasroMohamed-bp2vw 5 หลายเดือนก่อน

      Dadkan parnk waye woxoda 😂😂😂😂

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 5 หลายเดือนก่อน +3

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sucaadabdiqani
    @Sucaadabdiqani 5 หลายเดือนก่อน +31

    Naaga tan washamsi halagu qaado 😅

    • @RaxmocaliMaxamed
      @RaxmocaliMaxamed 5 หลายเดือนก่อน

      Naagtee waaye

    • @amranxajiaxmed3792
      @amranxajiaxmed3792 5 หลายเดือนก่อน

      Haday waxa lasheegaa eey run yihiin washamsi dheer ey ubahantay

    • @NagmaShidan
      @NagmaShidan 5 หลายเดือนก่อน

      Ana ugu horeeyay Wlhi ee aynu ku bilaabno oo maskiinada sucdi aynu kor u qaadno

    • @farxiyocabdi1322
      @farxiyocabdi1322 5 หลายเดือนก่อน

      @@NagmaShidanreport hala saaro 😂

  • @SahraJuube
    @SahraJuube 5 หลายเดือนก่อน +36

    Prank iga dheh chenelka maa views ugu raadinee inta ila fahantay like hhh

  • @qalbiholcay9484
    @qalbiholcay9484 5 หลายเดือนก่อน +3

    Wankala labanaya fallowda jaw miskiin waye sucdi wllhi😢😢😢

  • @NaimaOsman-cq9rw
    @NaimaOsman-cq9rw 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sagaley abyo Iskadaa gabdha labo mar ilahy walalo niga dhigi Muslimnimo iyo somalinimo ❤bISE kadheh fanskaga nahay inslh waxwalbo wad hadal kudhameyo

  • @HamdiyaAhmed-mc1ym
    @HamdiyaAhmed-mc1ym 5 หลายเดือนก่อน +12

    Taas macneheedu waa inay sucdi kaa baawar badantahy marhadaad kacabaadayso filinkana iyadaa waday marhaduu darted u istaagay sucdi isn't easy

  • @atsuyasamford4955
    @atsuyasamford4955 5 หลายเดือนก่อน +4

    I am marwo reer Djibouti ah xata caruurtayda ayan ku dhahay Ila raadiya ,marka walaalo Sucdi un ka saaro noo siii dhamaystir hadii kale sagal somali danbe waanu Ku daynay❤❤

  • @Fatuma-pd6uu
    @Fatuma-pd6uu 5 หลายเดือนก่อน +12

    Sis, I think you need to leave her alone whether she will be TH-cam or not she will get whatever Allah will give it to her and you will get whatever Allah will give it to you so leave it alone

    • @iftinjama
      @iftinjama 5 หลายเดือนก่อน

      ❤❤ true

  • @nimcaali7876
    @nimcaali7876 5 หลายเดือนก่อน +25

    Alllah ka cabso naayaa wad ka gardarantahay gabadhaaas🤬

  • @itsseha4263
    @itsseha4263 5 หลายเดือนก่อน +7

    Ka xishoo gabadha wllsha ah hashi cuntay oo cabaaday ha noqone

  • @DabaylIsse
    @DabaylIsse 5 หลายเดือนก่อน +1

    Daaroodow waa inaan gabadhan candhada calasoow soo weeraray difaacdaan waa daraawiishta hooyadeed abti wan ku wadanaa sucdi na Kor baa loosooqaadayaa i.a lkn arinka Cabdhada waa lagaaga filan yhy ❤❤❤❤

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 5 หลายเดือนก่อน +6

    Sagal iyo sucdi hadad prank wadiin waaa caadi lakiin hadeey sideey sheektay sucdi wax u jiraan waa inaad ka qoomameeyaasa sagal 😊

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 5 หลายเดือนก่อน

    ALLA NAYROOBI DADKA JOOGAA DHAQAN XUMAA
    GABADHAN WAY DULMINAYSAA SUCDI
    ALLAH KABAQO GABADHAN DULMIGA KADAA

  • @_zeynuu
    @_zeynuu 5 หลายเดือนก่อน +4

    adoo gabar ah baa rabtaa gabar walasha ah inaa sharafteeda ku dheesho ufff naa magaca dumarnimo bal hanoo ga dheelin

  • @Sowda-nu5hv
    @Sowda-nu5hv 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay gaq manta waa if bari waa aaqiro awy azad dhiiqada iyo uqubada muxuu gaaga qaban laayahay please azad awlaadada unax guriga buuxa uquubo daa sagal wado ga qabow allahu akbar

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 5 หลายเดือนก่อน +4

    Asc sagaley abaayo labdinaba waan idiin dhegeeystay ama laysku kiin diiray maad data's iska huubsatiid intaanad qoof dulmiyiin

  • @AbdulWahabAbdAllah
    @AbdulWahabAbdAllah 5 หลายเดือนก่อน

    Horay usoco Sagal Somali. Waqti kale haiska galin qoladas.

  • @FaizaMohamed-j1k
    @FaizaMohamed-j1k 5 หลายเดือนก่อน +7

    Wey dhimatey duqdii intaa dhahdo maxa hadii teamkii kale aad heysato horey uga socon weyseen

    • @khadraaelmi921
      @khadraaelmi921 5 หลายเดือนก่อน

      Soo ma aha

    • @canabcabdi1014
      @canabcabdi1014 3 หลายเดือนก่อน

      Uuuuu aaaa uuuu aaaa 😂😂

  • @RoodaCllaahi-c4i
    @RoodaCllaahi-c4i 5 หลายเดือนก่อน +1

    Naa gabadh ha aflaagdeyn naag waji ma leh inaanta kula shaqyen jirtey lama aflagdyo😢

  • @LovelyJigsawPuzzle-yl1th
    @LovelyJigsawPuzzle-yl1th 5 หลายเดือนก่อน +6

    Horta ani gabdha kale ban so dawady waxay ila egtahy in sucdi la dulminayo wayo waxy goni ugu socoty ba lagu haysta oo TH-cam ufuraty xoog cid cid kuleh ma jidho hadi shaqo inka dhexyso qofki wuu shaqysan kara oo xor wu noqon kara wll sagaley dambi haka galin gabdhas masakinta tan kale say u hadlyso io sad u hadlyso farqi ba udhexeya tii qaldan allah aya iga og lkn mar kaste waxan aminaya sucad

  • @Naciimacabdi1355
    @Naciimacabdi1355 5 หลายเดือนก่อน +27

    Wanka xumahay iney sas dhacdo sagal quruxey dhibmalaha waxas how jojin ❤

  • @xamdiabdi972
    @xamdiabdi972 5 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤ nag sidedaba saxib lagama dhigto walaga digtonada sikstaba kolsoni buxda lamasiyo sagalay wanu kujecllhy xbbti horay usoco haujojin sucdi iyo intay dufsatabA filinkena wajiyo cusub ankaragno horay usocda familigena ❤❤❤❤ waini jeclnahy

  • @queencadey604
    @queencadey604 5 หลายเดือนก่อน +9

    Gun ayaa dahay gabar maskiin ah lacag ugu faneysaa uff

  • @fatimamedia1637
    @fatimamedia1637 5 หลายเดือนก่อน +3

    Naag facada is heesateen maxaa HG ku geeye fuleey fuleey dhashe aan wax iska celin karin qabiil ku carar sucdi ka soo carar fuleey waaxid viva sucdi from mj

  • @abukar7781
    @abukar7781 5 หลายเดือนก่อน

    Allah ka xidhood caafimaad ku Yaanu kaaga darin . Inanta ubadka soomaaliyeed korsanaysa kaleexo meeshu waaqurbe . Daa waa inan soomaaliyeede.

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 5 หลายเดือนก่อน +15

    Somaliyey gabdhahan waxa ka dhexeya Alahu yaclam ee dhinac ha noqonina

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 5 หลายเดือนก่อน +1

      Gabdhii kalena wey oyneysaa waxan kayabay lakin dadka aaqiro malaha miyaa midan dad ayaa u nacam leynaya qof wa qaldantahay leh mala mida kalena sido kale

    • @XaawoAbdirasaaq
      @XaawoAbdirasaaq 5 หลายเดือนก่อน +1

      Ani Sagal wanacay runti😢

    • @NajmaCalascali-ej4nd
      @NajmaCalascali-ej4nd 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@XaawoAbdirasaaqsbb abyo😢

  • @NimcomaxamadCabdi-f7p
    @NimcomaxamadCabdi-f7p 5 หลายเดือนก่อน

    Plz waxa hanaga joojinina qof kle noogu bedela😢

  • @ilhaanf663
    @ilhaanf663 5 หลายเดือนก่อน +16

    Filmkaan aad iyo aad buu iigu socday, please ha joojinin. The best Somali film walaahi

  • @FadumaCabey
    @FadumaCabey 5 หลายเดือนก่อน

    Wlhi qofkii waxaa fahmaya gabdha murugta wajigeda ayaya ka muqtaa

  • @ramla8285
    @ramla8285 5 หลายเดือนก่อน +18

    Sagal somali waxad tahay qof wanagu ka muqdo marka laqdabole ma Libano EE horay u soco hala garsiyo 300k bariba way u qalman famili sagal somali❤

    • @umnalka7740
      @umnalka7740 5 หลายเดือนก่อน

      Waa prank ayaan umaleey Soomaali iyo filimaantoodaan saad ula so ota la iska joojinaayo ayaan nacay

  • @saidaabdi5588
    @saidaabdi5588 5 หลายเดือนก่อน

    Asc sagal wll xaasidka allaah kaa qabto horta ayadkursi badana aqariso salatu lalka tuku rabi ku xirow dadka qalbiga fiican waa la dhibaa inta badan ogoow

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 5 หลายเดือนก่อน +11

    Subxaanallaah ma famliga is jecel bay dhex gashay yaab anagaa aragnay tolow ma asad bay damac ka galay naag damac kama dhamaado hpro usoco sagal huuno waxba kuma yeelayso ❤❤❤❤❤

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 5 หลายเดือนก่อน +1

    Daawadayaaloow horta team kastoo aan jeclaano muxuu iskugu dhacaa naga dhaafa cayaarta plz sheydanka iska naara

  • @sofiahoussein
    @sofiahoussein 5 หลายเดือนก่อน +10

    walaal marka hore waan ku salamay sagal hareebin sucdi ee dar ilahay u wadwaxa dhicikarto in ay isbedesho haka tegin ee dar ilaahay u wad waayo way kuubahan tahay ilmana way hasata sagal adiga iyo xajigaaga ka wadahadla anaga kaa codsanay walashaydiyey

    • @amb2668
      @amb2668 5 หลายเดือนก่อน

      Ha shaqaysato sxb sagal ma company ba mise waa arsaaq qaybiye? Caruurteeda ha u shaqaysato sucdigad sheegayso

    • @samiirosagal5637
      @samiirosagal5637 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@amb2668hadaba waay shaqaaysataae sagal miyaa biisha runta hadaan kahadalno sucdi jiliinka saay utaqaan qof uyaqaan kuma jiro ayagaana iskaga kaana sokeeya oo sxb ahaan jiray meeshana waa laisku camiraayaye qof kaligiis wax maqaban karo

  • @Ayaaneyyyy
    @Ayaaneyyyy 5 หลายเดือนก่อน +1

    InTa HaDa zucdi chenelkeda kaTimid wx walBana so ogty wn itin salamy 😂❤sagal wlhi isma DHahyn saas ayeyey dadka ula dhaqmeysa😭💔kolba ani subscribe wn ceshTeyy Byy 👋😂😂

  • @maryammohammed229
    @maryammohammed229 5 หลายเดือนก่อน +24

    Bun.badalkiis.mala.weynaayo.qof.ka.ku.badal.madaam.xaga.mustaqbalkaaga.soo.gaashay❤❤❤

  • @DabaylIsse
    @DabaylIsse 5 หลายเดือนก่อน

    Qof baahan oo walaasha ah baad saas ugashay sucdi oo danyara 😢😢😢😢

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 5 หลายเดือนก่อน +9

    inaad Arimaha hoose ii khilaafka ah aad hoos udhamaysataan baa ka wanaagsan soo bandhigida aad daawadayaasha usoo bandhigtay waayo fikrado kala duwan ayay taageerayaashu idiin siin karaan kuwaasoo khaladaad keni kara

  • @farhiyabosh2636
    @farhiyabosh2636 5 หลายเดือนก่อน

    Awalba ina somalinimo katahay magacas umaleynayay lkn wajigaga dabta ah wala arkay ceeb baa karacday😢

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 5 หลายเดือนก่อน +4

    Hadad tahay qof daacad ah adoo wax kashegin noona soo fariisana dhihi kartay filimki halkasuu kudhamaaday sababa jiro aawgeed yaa afka farta kaagalin karay cebeenta maficno Alle kacabso Malin manta laga tabaryaryahaa la isxisaaba

  • @HasanAdan-kx1md
    @HasanAdan-kx1md 5 หลายเดือนก่อน +2

    Waashirqooshy gabadha wlh bilaahi hadee sucdi dharag udhimato adaa umaqan neyrobi nawaakulajoogaa

  • @FardowzahHussein
    @FardowzahHussein 5 หลายเดือนก่อน +4

    Ama ha is jeclaadaan ama ha iska daayaan AK iyo sucdi adiga hana odhan waxba kama jiraaan badahooda inaad gashaa khalada
    Reer comanti waa nii salaamay😂

  • @ahmedmoalim
    @ahmedmoalim 5 หลายเดือนก่อน

    ilaahey swt ka baq iska daa dulmiga hadii eey sax tahay sucdi waxey sheegeyso hadii aad maanta dafirto ogoow waxaa imaan doonta maalin aadan wax la dafiri karin

  • @deeqadarajo8877
    @deeqadarajo8877 5 หลายเดือนก่อน +2

    Abyo wn iska oga sucdi iney masiiba thy qaabkeda laga garanaye hadad u firsan laheyd but nasib wxd ku ledahay ind fahantay sharteda alxmdulilah dheh

  • @زيزويوسف-ذ8ر
    @زيزويوسف-ذ8ر 5 หลายเดือนก่อน

    Guryaha kenya waxaa lagu xirtaa kamarad si xaqiqada lo ogaado

  • @ZeynabHassan-b5y
    @ZeynabHassan-b5y 5 หลายเดือนก่อน +14

    Abayo raliya kanahay dhibmalahan lakin qof Kala lagu badali kara filimka nosi wada hadey macqultahay please ❤

  • @KayfIssa
    @KayfIssa 5 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo hore usoco si wanaagsan oon aflagada ku jirin baad wax noogu sheegtay waan ku taageersanahay waxan ka signals waa filiman qurux badan

  • @Ayaanceynte
    @Ayaanceynte 5 หลายเดือนก่อน +5

    Habrtaan Korka weyen Asad Wax lee isla Jishiin mooyee wax idnkam dhaxeeyo guleyso Sagal 😂🫶

    • @DeqoxasanCumar
      @DeqoxasanCumar 5 หลายเดือนก่อน +2

      Aflagadada mafiicno waxad ogoyn haku dambabin

    • @rukiyamohamed3728
      @rukiyamohamed3728 5 หลายเดือนก่อน +2

      Ayaan ceynte dadkaan qofkii qaldan ilaahey ayaa og ee hakudanbabin gabadha maskiinad a ahna hacaayin

  • @syberhyper6156
    @syberhyper6156 5 หลายเดือนก่อน

    Walalo sagalal ma parki bada naugsamyinis mise wa run run hadayi tahayi adban ugaa xunhsyi waxa dhacayi

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 5 หลายเดือนก่อน +8

    I tell you Sagal don't trust no one there's no friends 💯 flimka waa nagu socday dhib maleh sister open your eyes when it came yr family 🎉🎉🎉

    • @bassflix5982
      @bassflix5982 5 หลายเดือนก่อน +1

      So you just take one side? Alla maxaa AAQIRO cadab talaa waligaa qof ha u hilin ilaa labada dhinac maqashaa sister open your eyez don’t be stupid to believe anything😊

    • @AzmiHassan-u8i
      @AzmiHassan-u8i 5 หลายเดือนก่อน

      Yes

  • @najimo1869
    @najimo1869 5 หลายเดือนก่อน

    Maxaad TH-cam ugu soo fariisanaysaa waa yaab alllah naag saaxiibkeed 🥶🤧

  • @ShirhanHagi
    @ShirhanHagi 5 หลายเดือนก่อน +5

    ASC HB ILLAAHEY AMARKIIS KAMABA HELIN SUCDI , Sagaleey hb ha u joojinin ka socco .QAYAANOOLE MA LIIBAANO🙏🏻

  • @amaalhassanamaalhassn8745
    @amaalhassanamaalhassn8745 5 หลายเดือนก่อน +1

    Naagtan 4sano tagerayay wlhi hadana Wana kalabtay hg mahi gabar Somali ahay

  • @hibaadxuseen7013
    @hibaadxuseen7013 5 หลายเดือนก่อน +16

    Oo sucdi siday filmka nogu matasho miyuu yahyba dhaqankedu illahayba wax garane alle heshis dhexdina ha dhigo wll wan idin ducaynayna

    • @HiboHUSEINMohamed
      @HiboHUSEINMohamed 5 หลายเดือนก่อน

      Pls ha shiiya

    • @najuuapdi8801
      @najuuapdi8801 5 หลายเดือนก่อน +5

      Ha dag dagin labo qofood hadad aragto oo is hysta oo mid calosha kaso jeda aad aragto waxa laga yabaa mid ka mid ah inay naftaba ka socoto marka labada dhan soo dhageeyso adon goan ku dagdagin

  • @zoonafamily901
    @zoonafamily901 5 หลายเดือนก่อน

    Maxaa U Joojine Boskeda Qof Kle Geli

  • @khadijakhalif3837
    @khadijakhalif3837 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mxaa gabdaa ushirqoshe habaryahay

  • @NaciimoTahalil
    @NaciimoTahalil 5 หลายเดือนก่อน

    Yahuud bathy musibayhy xasidada waji mas 😂😂

  • @ShariifAhmed-x8v
    @ShariifAhmed-x8v 5 หลายเดือนก่อน +4

    Hangaraarac Hal lug hadii Laga jaro uma dhutiyo gasal ha ujoogsan waxaas wan ognahay inad tahay qof dulgaadbadan mansha allh abayadey mcn allh iikaa xafido

  • @ShukriAbkow-qi3gx
    @ShukriAbkow-qi3gx 5 หลายเดือนก่อน

    Wa ka xumahay wlhi😭😭😭😭
    Hdl aan Maqlo ugu xunyhy kan cwa😢😢
    Lkn abayooy hadaaa cadawgiina ujabteen hadaaba jojisaaan e sidiisa uwada pls wa dhimatay dhaha axsan

  • @hodanfamillychannel
    @hodanfamillychannel 5 หลายเดือนก่อน +16

    Abaayo booskeeda qof kale kubedala ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hodanfamillychannel
      @hodanfamillychannel 5 หลายเดือนก่อน +1

      Fadlan maamokale oo maaski xiran kubedel sagaley

  • @xaawoxasan1426
    @xaawoxasan1426 5 หลายเดือนก่อน

    300k inaad gaartid haka yaabin 😊

  • @FaadumoSheekh-e2z
    @FaadumoSheekh-e2z 5 หลายเดือนก่อน +8

    Sorry 😭 qaali sagl raalinoqo wllhi wan kujclhy guul iyo gobnimo waxn ahy qof sagl aad iyo aad utageero ila iyo yaran tydiii ilhy hakuxifdiyo

  • @nasteexonuur8339
    @nasteexonuur8339 5 หลายเดือนก่อน +1

    Naa ada xun shayidan yahy wajiga xun😂😂😂😂😂

  • @LaylaMohamoud-im3ss
    @LaylaMohamoud-im3ss 5 หลายเดือนก่อน +6

    Sorry Walshy sagal walhi Wan ku tageera guulyso wllo mcn 😢

  • @NafisoXaashi-z5x
    @NafisoXaashi-z5x 5 หลายเดือนก่อน

    Sagal wlhi wa qof qalbi wangsan hada muqdisho jogto wlhi waku iman la haay please Reply iso gal😢😢😢

  • @SundusjamaMohamett
    @SundusjamaMohamett 5 หลายเดือนก่อน +9

    Booskeeda qofkle ku badalo filmka hanaga joojina plz😢

  • @HamdaSiciid-n2h
    @HamdaSiciid-n2h 5 หลายเดือนก่อน

    Intaàd safr dhahdn wy tgty qofkle kee a hindida ku day filimka noo wada😢

  • @hawakiin7221
    @hawakiin7221 5 หลายเดือนก่อน +11

    Nolow sagal somali qali dumar ❤❤❤❤❤

  • @Layliish-qh1en
    @Layliish-qh1en 5 หลายเดือนก่อน

    Dee waa caadi hadey sameysato chanel pran ama run waxuu rabo ha ahaado

  • @Saynabmohamett
    @Saynabmohamett 5 หลายเดือนก่อน +5

    Youtupe dhamn jaanis uma helo inandawado lkn fklmkaan waa daawada wlhy anodaalan alle haydin barakeyo ee filmka noso daya

  • @KutubeyMalak
    @KutubeyMalak 5 หลายเดือนก่อน

    Sagalaye abayo isja daa qawilja hg ad cayneyso xasid ma afalaxo irusaqada rabi aya balan qaday

  • @khadracali3430
    @khadracali3430 5 หลายเดือนก่อน +4

    Asc abayo qurux ama dumashi iska samir oo iska soo.celi waa walasha aad ceesha wada cunteen wayo matey waa aduun barin waa aqironeenplz codasigeyega igu tiix gali maqaladame waa allha jawaab wacan abayo sagal

  • @koomabeauty
    @koomabeauty 5 หลายเดือนก่อน

    Sagal hajojin filinkaa qoofkalee kubadaal saseey masaridaa sameyaan maxaa plz haa jojiin

  • @ASMACabdisamad
    @ASMACabdisamad 5 หลายเดือนก่อน +2

    Oo waxi ayi filnka ku jilsyi miya ruun ka dhiigtyi😂😂 khayin nimadii😂

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 5 หลายเดือนก่อน +1

      Waa yaabey wllhi

  • @NagaadMaxamed-mc2kw
    @NagaadMaxamed-mc2kw 5 หลายเดือนก่อน

    naa iga taga parakn pawadane filinkii saan usugaynay waan daalay

  • @NimcoCumar-xf4ot
    @NimcoCumar-xf4ot 5 หลายเดือนก่อน +4

    Alle cadowgaga ha jabiyo wall

  • @foziaali7610
    @foziaali7610 5 หลายเดือนก่อน

    Aweey filimkii aduun?

  • @laylofaarax
    @laylofaarax 5 หลายเดือนก่อน +5

    aduunyada wax kasta waa la arkaa lakiin abaayo waxaan kaaga digayaa in aad ilaaliso tiimka iyo reer kaaga waan ku tageera quruxeey

  • @aishakhafane9913
    @aishakhafane9913 5 หลายเดือนก่อน

    Wlh wan jecl film kas 😢sorry abyo mcnto 🥳🥳film cusub no bilaw ❤

  • @shukrisugule6336
    @shukrisugule6336 5 หลายเดือนก่อน +5

    Prank😂😂😂

  • @IfraaxSOMALI
    @IfraaxSOMALI 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allh hada filin danbo majiro miya abayo

  • @ismaailibrahim4165
    @ismaailibrahim4165 5 หลายเดือนก่อน +24

    My name ismaail

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 5 หลายเดือนก่อน +1

    naag somaliyeed wax loo shaqeeyo ma ahan intaan naag somaliyeed u shaqeyn lahaay yaanyo suuqa ku goobeynayaa

  • @ismaailibrahim4165
    @ismaailibrahim4165 5 หลายเดือนก่อน +4

    London uk

  • @Kowtharahmed446
    @Kowtharahmed446 5 หลายเดือนก่อน +2

    Allh ka cabso abayo gabadha Maxa udulmisay

  • @elmimaxamud7959
    @elmimaxamud7959 5 หลายเดือนก่อน

    Ok waaye sucdi sawiradeeda iyo filmaanteedu waa ku jiraan yutubka

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 5 หลายเดือนก่อน +1

    Sagal waxaa ii muuqdo inad marka kowad ka xun thy TH-cam ay socdi sameysatay iyo hormarka sucdi Tan kale waxad dhahde abeeso ninki koriyo galad shegashada iska dhaf sucdi adu Madan korine

  • @Ooto79
    @Ooto79 5 หลายเดือนก่อน

    Wsw xbbti mcnto dhib malaha waqti kale ayaa ka bdn laakiin iska banaanow balaayo arki maysid xbbti qaali ❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤ I love you so much miss sucdi Axmed noolow intaynololi jirto insha alĺaah allaahuma aamiin aamiin yaarabi

  • @Xalluna
    @Xalluna 5 หลายเดือนก่อน

    Reer Nairobi ine is heesta mahe ame TH-cam sikale uga shaqesan yaraan qanjeey dulmi leya u waji eg tahy shubo

  • @fardowso2849
    @fardowso2849 5 หลายเดือนก่อน +2

    Naya edab daranthy waana baranay wajigaaga sucdina Guri baad ku kuxiratay sababtuna waa in ay TH-cam maanta waxad ka cabsanayaa in ay kaa cows badnaate baastarad waaq

  • @MohamedAhmed-rt3tg
    @MohamedAhmed-rt3tg 5 หลายเดือนก่อน

    imtixaanka adduunka maxaa baajiyey ma internal conflict maa jira sagaleey

  • @FaadumocabdulaahiAdam
    @FaadumocabdulaahiAdam 5 หลายเดือนก่อน

    Ani xita talefonki baa la iga xaday qof baan ka dawanayah😢

  • @MalyuunYaasiin
    @MalyuunYaasiin 5 หลายเดือนก่อน

    Sagal. Waxa aad samaysay lagaa fili mayn inaad gabar saaxiibtaa ah oo aad caysh wadaag ah aad tihiin aad lacag ugu faantaan