Heestan waxaan ku xasuustaa markii la bilaabay barnaamijka la yidhaahdo XULASHADA JIMCAHA Eee ka baxa radio hargeisa ee 2:00 duhurnimo soo gala waxay ahayd heestii ugu horraysay ee lagu furay barnaamijkaas oo uu wariye XASAN MAXAMD YUUSUF ahaa weriyihii sameeyey ee bilaabay barnaamijka. Tariikhda ay ahayd si fiican uma xasuusto laakiin 2003 ama 2004 inay ahayd ayaan filayaa.
Maadeys Waa xasuus aan salguurin oo ay waayo ay heeskani ahayd midka aan ugu jeclahay maqlkeeda. Maxay muti dhaxal gala inooga tiirarkii fanka ee waagaas. Inta nool cimri iyo caafimadka alle haydin barakeeyo. Inta dhimatay alle haydin naxariisto.
Wll adoo mahadsan heesaha aan TH-cam oolin noo soo raadi. Badanaa heesaha aad soo dhigtaa TH-camka ma yaalaan... Waanad mahadsan tahay. Fankii hore aad baan u xiiseeyaa waayo murti baa ku dhanayd
Maadeys once again bravo, sida aad heesaha maanka deeqa ee qaraamiga ah isugu xil saartay, ONE REQUEST hadaad heli karto hees qaraami wadani ah " dhimo oo ha noolaan kii wax noo dhimaayow, dhereg oo ha liicin ninka dhaqanka fuliyow' thanks
Markaan dhageysto heesihii hore waxaan garan waayaa wax aan ku tilmaamo kuwa aad u taqaanan fanaaninta ee hadda Hotelada kasoo dhex qeyliya sorry sorry🇸🇴🇸🇴
Wl waxan dhegaystay waraysi ay leeday sahro alle haw raxmado mrka waaxay ka mid ahayd heesah ugu horeyay ay qaado waxa ka horaysay heeh ay adan hure la qaado, marka waa sahra wat yarayd
Inantu ma waxay leedahay "hubka iga dulqaad" mise "kurka iga dulqaad" aniga waxay ila tahay inay dhahayso kurka iga dulqaad taas oo murtida heesta ku haboon.
Hees iyo badh lovely song 😰 sanadku waa 31/ December/12/2021 2:40 oo dhamaad ah xili galab jumca ah sabdi soogaleyso Jcl io murugo markn dareemo iska daartaa ♥️😭😭
sahra axmed jaamac and Maxamed nuur gariig allaha 2badododaba ha'unaxaristo amiin yarabi 🤲💔😭😭
Heestan waxaan ku xasuustaa markii la bilaabay barnaamijka la yidhaahdo XULASHADA JIMCAHA Eee ka baxa radio hargeisa ee 2:00 duhurnimo soo gala waxay ahayd heestii ugu horraysay ee lagu furay barnaamijkaas oo uu wariye XASAN MAXAMD YUUSUF ahaa weriyihii sameeyey ee bilaabay barnaamijka. Tariikhda ay ahayd si fiican uma xasuusto laakiin 2003 ama 2004 inay ahayd ayaan filayaa.
Xusuus 2002 markii iigu horaysay ee aan maqlo idaacadii hornafrik baa soo daysay duhur 14:00 aadbaan uxasuustaa maaheee khadraaay gabar ila joogtay baan maalintaas dhowr jeer kudhahay oo khadro la oranjiray😍😍😍😍😍
Sey isu macneyneysay bey gadaal ka jilicday😂 salaama inta iga danbeysa 2025🙏❤
Maadeys
Waa xasuus aan salguurin oo ay waayo ay heeskani ahayd midka aan ugu jeclahay maqlkeeda.
Maxay muti dhaxal gala inooga tiirarkii fanka ee waagaas.
Inta nool cimri iyo caafimadka alle haydin barakeeyo.
Inta dhimatay alle haydin naxariisto.
Old is Gold
Wax kaloo Aan dhaho garan maayo
Heestan waxa sameeyay/allifay Abwaan Maxamed Jaamac (Ilkacase) iyo laxankii Jamaac S. Tubeec, waxaana hore u qaaday AHUN Cabdiraxmaan Aburaas iyo Faadumo Axmed Dhimbiil oo Xamar baa riwaayadda lagu dhigay. Iyada copy ah markii Waqooyi lagu qabtay ayay qaadeen AHUN Giriig iyo Sahra, 1967.
Ma garan kartaa riwaayaddaas magaceedii?
Haaa wallahi saas hadii ay ugaan la haayeen way xusi lahayeen plse waalaga dulqaaday fanaaniintaa
Waa heesta u duuban Raadiyo Muqdisho.
thank you codka heesaha aad so dhigto waa fasiix
عمالقه اصبحت ذكراهم في وجداننا..... اللهم إرحم محمد نورجريج وزهره احمد جامع
Maxa.ed Nuur Giriig iyo Sahro Siyaad Zhp Halkaa inaga Sax
Macruufow soo hubi sxb. Waa heestii ugu horaysay ee sahra axmed laga duubo.
@@maadeys Adayga Badiya Hadaa Sahra Axmed Haday Thy Sahra Siyaad Bn U hyaa Anigu Heestaa
@@qaasimmacruuf3501 waa sahra axmed oo yar wll ale hau naxariistee
Waa sahar Ahmed waana heestii u horaysay eey qaado iyadaa sheegtay soo daawo waraysigeeda
Wll adoo mahadsan heesaha aan TH-cam oolin noo soo raadi. Badanaa heesaha aad soo dhigtaa TH-camka ma yaalaan... Waanad mahadsan tahay. Fankii hore aad baan u xiiseeyaa waayo murti baa ku dhanayd
Waad ku mahadsan tahay sida aad dalabkeygii u ajiibtey ❤ Madeys ❤
Mirihii m.jaamac ilkacase laxankii j.s.tubeec codkii m.n.giriig iyo sahra axmed jaamac
Maadays is good and great Thnk u 🙏🙏❤️❤️🙏🙏
Inaad quudhsataa waa ciiL jabee erayo mug iyo miisan ba leh rapi haw na xariisto fananitii somalinyed waxy ahyen hormuudkii dalkee ilhy danbigodi ha dhaafo aaminta ila racoya saxipayal
Waar wa qiil jabee. Maaha waa ciil jabee
Heeso fasiix ah iyo muuqaallo qurux badan! Maadeys waan kuu taaganahay saaxib👏.
Ina c.loow waa sidaa aynu sii wadano thNks
Waa hees macaaan waaye
hesihi hore dhandhan ayey leyihiin wlhi inta isjecel farxad waarta ayan urajeynayaa
Decembar 2027 baan ku murqaami maahee qadraaay.❤😊
Alle ha unaxariisto fannaaniinta dambigoodana hadhaafo adna waad mhadsnthy sxp
Number one baan ahay maanta . 😁
Anna labaad
👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👍 WAA SUGANTA HAADKA DARUURAHA SARA DUULAYA EY USO DAADEGAN! KU WACDIYO WAANSHA!
Waa mid ka mid ah heesaha hordhaanka ah ee suugaanteenna
Kama daalo heesaha Gariig ❤ 😍
Allh uwada naxariisto labada hobal
Waa huqda iga dul qaad ee maha hubka
Maxamed Nuur Giriig 😻😻😻😻😻😻Best
Maadeys once again bravo, sida aad heesaha maanka deeqa ee qaraamiga ah isugu xil saartay, ONE REQUEST hadaad heli karto hees qaraami wadani ah " dhimo oo ha noolaan kii wax noo dhimaayow, dhereg oo ha liicin ninka dhaqanka fuliyow' thanks
Waa sahra Ahmed jama oo caruur ah
Waa wx usheegmo nin wayn
wa waxa qab dumar qays iyo cillmiba qudhu uga baxdee anigana qabriga adigaa iqodee 😅😅😅
Music ina mel kale an kumaqlay ayaan umaleen (yarta hey may tiraaho hay mey tirahdo ) musikas heskas saran iyo kan ma iskumida sxyal
Heestan waxaan bartay 2005tii waayo waayo
❤❤❤
Ereyda waxan umaqlay inuu lahaa maxed ibrhin hadrawi inu leyhay
inaba caadi ma ahan thanks madeys 🥰🤗👌👍🙏
Waa sahra siyaad
Original heskan sogali sxp hada heeso
Sahra Ahmed wakhtigas ma heesijirin
Old but gold 💕😪
wow tnx
codkaaan hala hubiyo sahro axmed maaha waa Faadumo dhinbil ama sahro siyaad labadaas waa mid un sinaba maaha sahro axmed
Waa Zahra
Bro Codsi heesta tubeec Alla may dadaasho iyadoo dhameystiran oo fasiix ah hadaad heyso soo gali fadlan Please Please
Markaan dhageysto heesihii hore waxaan garan waayaa wax aan ku tilmaamo kuwa aad u taqaanan fanaaninta ee hadda Hotelada kasoo dhex qeyliya sorry sorry🇸🇴🇸🇴
Thanks alot bro 🙏
Waa hees aan aad u jeclahay, waxaanse filayaa codkani inaanu ahayn Aun Sahra Axmed ee uu yahay Aun Faadumo Axmed Dhimbiil oo reer Jabuuti ahayd dibna Jabuuti ugu noqotay halkaasoon maqlay inay ku geeryootay, markaa kadib bay Sahri bedeshay. Mahadsanid walaal.
Tini waa sahra lkn faadumo axmed dhimbiil baa orignalk leh
@@atamayste4593 bal aad codka iyo meelahay ka galeyso u fiirso walaal. Codkii aun Sahra maaha.
Wl waxan dhegaystay waraysi ay leeday sahro alle haw raxmado mrka waaxay ka mid ahayd heesah ugu horeyay ay qaado waxa ka horaysay heeh ay adan hure la qaado, marka waa sahra wat yarayd
Sxb codkaan shaqo kuma leh Faadumo Dhimbiil Waa boqoradii Codka Sahra ahmed Aun Labadaba
@@axmed_deeq sxb waa runtaa aad iyo aad bey I sugu dhawyihiin lkn waxaa loo badiniyaa sahro Axmed jaamac
Inantu ma waxay leedahay "hubka iga dulqaad" mise "kurka iga dulqaad" aniga waxay ila tahay inay dhahayso kurka iga dulqaad taas oo murtida heesta ku haboon.
😮
Naagtu zahra axmed maha
Way tahay
🥰🥰
Wuu kadaba baxay garacaasi labada difaacba intu ugasay buu goalhayahana dhulka dhigay 😂
Heeso fasiix Ah io muuqaal ku cajabiya maadeys ugu imow wow
LIVES
SIXID== erayga hubka iga dulqaad mahee waa buuqa iga dulqaad madaama heestu eraga Q kusocoto mahadsanid anyway mr masdsys
SHARE
Sxb maadeys codisiyo badan baan kaasoo dhiibtay mana iisoo jawaabtid sorry sxb
Heestii caloolyow ee tubeec ban kuweydinaa
Wwww
Asc jacayl waa dilaa waa wax aan lahayn duq caruur
Cayankaa wee
Falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta jinka aad maleeg taa adiga ayuu ku googayn wax ba kaa ma reebee adaa joogi waayee jiidaale diidee hada ka aad jaajuska u tahay ku googo
❤❤❤❤