Farxad walashen Ifraax 20 sano kadib todobaad ayay ku heshay kadib baafintii aan u samaynay laakiin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 มี.ค. 2023
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 136

  • @salataress2
    @salataress2 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi farxad ayn LA ilmeyay,Abayo farxad igunolow intad adunka jogto,🥰💯

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq ปีที่แล้ว +11

    Gabadh yar oo wanaagsan ayay u egtahay ilaahay ha xifdiyo hana barakeeyo hooyana nabad ha ku keeno

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow soomaalida oo qayr sii aduun iyo aaqiraba hogaan suubana u samee allahuma aamiin

  • @mohamedblackchannel1143
    @mohamedblackchannel1143 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allah Walaasheey Qaali Ah Alxamdu Lilaahi Ilaah Baa Mahad Iska Leh Farxadaada Waa Farxadeyna

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +6

    Alxamdulilaah alxamdulilaah gabadhaan yartaa oo quruxda badan inay hooyo heshay Aad baan uula farxay ilaahay nabad ha usugu keeno hooyadana haduu dhib haysto rabi ha u gargaaro sababta aan saas u leeyahayna waxaa weeye hooyo caafimad qabto oo meel nabad ku joogta oo aan ilmaheeda 20 sano soo raadin allaahu aclam waxa kalifay laakiin alxamdulilaah gabadha faraxadeeda baa muhiim ah

  • @ah375713
    @ah375713 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah wllo Allah ha Ku xifdiyo. In kasto badan Ku dawanin un social media ku badnaynin hada markan muqalada aad soo galiso iyo shaqada wanaagsan umada somaliyeed aad u hayso arko wan Ku farxaa wllhi ❤ jiro oo jooga.

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 8 วันที่ผ่านมา

    Alaha ka farxiyo cabdicasis alxmd

  • @ugbaadfarah2982
    @ugbaadfarah2982 ปีที่แล้ว +13

    Sidaad umada somaliyeed uga farxido, Allaha boqorka haka farixyo.

  • @ayanmohmed510
    @ayanmohmed510 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah farxada allah ku siyaadiyo gabdha waa gabadh aqali badan allah xftiyo

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah fatxadu wa shay qaali ah
    AbdiAziz Alle haka farxiyo adigana
    Qofka walidkii wayey aya xanunka dareemi kara walid la.aan

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allah illahay ajiir iyo xasanad ha kaa siiyo Aamiin ❤

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah, Waa illaah mahadi mar hadey is heleen hoyoo iyo ubadkeda.

  • @ashawooo
    @ashawooo ปีที่แล้ว +1

    Mashalaha illahaya ha ku siyadiya faraxadina hadi ada hesheya Hooyo macan inta sheera tira illahaya qeera ha siyo Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah caruurtena way qurux badan yihiin markay faraxsøan yihiin hooyo Mashaallah caruurteda waa farxeda

  • @xaawocabdulle2442
    @xaawocabdulle2442 ปีที่แล้ว +5

    Cabdicaziz jazadaada jannatul firdows allaha ka yeelo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 ปีที่แล้ว +6

    ASC Allxamdu Lillaah Waa Allaah Mahadiis Adigana Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah hambalyo hambalyo gabadhaan waan la murugooday alx iyada iyo walaalkeed hadii ey hooyadood heleen

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 ปีที่แล้ว +5

    MAASHAA ALAAH ALLE AYAA KU MAHADSAN ISU KEENAY HOOYADA IYO GABADHAAN IYO WALAALEHEED

  • @mahamedali6038
    @mahamedali6038 ปีที่แล้ว +8

    Masha alah ala Farxad badnaa 20 sano hooyo la aan maanta hooyo heshay alow adigaa mahad leh awlaadaadii oo kuraadinegsa masha alah alow isku kiin barakeey oo cumri deer idin wada sii insha alah cabdicaziizow sxp Legand baad thy wlh

  • @cadaribrahim4125
    @cadaribrahim4125 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah C/casiis maama farxad aduun iyo aqiro allah ha ku siiyo umadda ayaad caawisa

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah tabaarakalah ilahay Swt ayaa mahad leh alxamdu

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah illahow frxda inoo badi aamiin yaa rabi

  • @hindaqaasim4809
    @hindaqaasim4809 ปีที่แล้ว

    Màasha allaah Alxamdu lillahi Xalaa kulli xaal

  • @farxaanxirsi175
    @farxaanxirsi175 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @ST4RCOOKIE
    @ST4RCOOKIE ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Tabaarka Allah Allaxamdulillah 🤲🏻🥰

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan iska leh

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah Waafarxad wayn haday heshay hooyadeed

  • @abdalewarsame2282
    @abdalewarsame2282 ปีที่แล้ว +2

    Masha ALLAH❤❤❤

  • @ruqiyamaxamed5310
    @ruqiyamaxamed5310 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaah

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah masha allaah
    Illaaow farxada no badi insh allaah

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah farxadiin farxadeena waaye qeyr allaha ku siiyo abdiyoow 💐💐💐💐

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 ปีที่แล้ว +5

    Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah waaye gabartaas in Alaah ka farxiyey oo hooyadeed u sahlay laakiin ilaa hada waxaan la yaabey dadka markey murugeysan yihiin oo loo baafinayo gabdhaha xijaab nuuraayo ayey xiran yihiin markii farxad😂 lasoo noqdaana xijaab madow oo mugdi xiran yihiin yaaaab xijaabka madow murugta iney soo xirtaan ayey aheyd marka farxadana xijaab nuurayo ayey aheyd in ay soo xirtaan .

  • @hidayomahamed2236
    @hidayomahamed2236 ปีที่แล้ว +1

    masha allaha hambalyo hambalyo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah allaha kaafarxito aduun iyo aaqiro cabdi casiisow

  • @yaasminfarxaan4345
    @yaasminfarxaan4345 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah wan kula faraxsanahay wllshay

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 ปีที่แล้ว +2

    manshaaaaalaaah

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa farxad jazaakallaah kheyr walaal

  • @samiiraqalbi22
    @samiiraqalbi22 ปีที่แล้ว +1

    Msha Allah

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 ปีที่แล้ว +1

    Masha❤❤allaah ❤ allaha udiyadiyo faxada abaaayo❤❤❤❤❤❤

  • @abdiweliabdullahi2032
    @abdiweliabdullahi2032 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah jazakallahu kheyran

  • @qarandoonyusuf1668
    @qarandoonyusuf1668 ปีที่แล้ว +4

    ASALAMU CALEYKUM, MASHA ALLAH TABARAK ALLAH ALXAMDU LILLAH , JIZAKA ALLAHU QEYR CABDULCAZIIZ HOWSHA ADAK AAD INOO HAYSO ALLAHUMA AAMIIN.

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllaah tabarakallah. Jazakallaahu khayr CabdiCasiis.

  • @maslah345
    @maslah345 ปีที่แล้ว +2

    ALXAMDULI LAAH

  • @hibaqhashi4649
    @hibaqhashi4649 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Masha Allah ❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @youssoufadenmed1541
    @youssoufadenmed1541 ปีที่แล้ว +2

    Bro you are doing good job . And we are with you bro

  • @amalbashiir2385
    @amalbashiir2385 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah tabaaraka alaaaah 🎉🎉🎉

  • @NonanoN-er6de
    @NonanoN-er6de ปีที่แล้ว +1

    MaashaAlah mabruuk

  • @xasanmahamud8697
    @xasanmahamud8697 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh

  • @faadumaabdulle5876
    @faadumaabdulle5876 ปีที่แล้ว

    Wen la oyay maskin alxamdu lilaahi hadi ey heleen walidkod

  • @fardosofilsan6402
    @fardosofilsan6402 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢 allah allow wanagada 😢

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah hanblyo

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms ปีที่แล้ว +7

    ما شاء الله ❤

  • @chanji8009
    @chanji8009 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ❤❤

  • @taaa820
    @taaa820 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah

  • @abdikadirabdishakur6679
    @abdikadirabdishakur6679 ปีที่แล้ว

    Mashaallah

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 ปีที่แล้ว +2

    Wcs masha allah aboowe iyo abayo wooooooow farxadadu waa teen❤❤❤❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤❤🇸🇴❤❤🇸🇴❤❤

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl ปีที่แล้ว

    HANBALYO ABAAYO .M.A.TABAARIK

  • @mahameddeeq8235
    @mahameddeeq8235 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah❤

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah

  • @luulcali-tf1fw
    @luulcali-tf1fw ปีที่แล้ว +1

    Alxh ilaahay baa mahadleh

  • @farahmohamud138
    @farahmohamud138 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله ربنا يبارك فيك الحمدلله على السلامة أمك

  • @sahromahamud
    @sahromahamud ปีที่แล้ว +5

    Manshaallaah ❤❤

  • @umanajmo6684
    @umanajmo6684 ปีที่แล้ว +2

    Al xamdulilha

  • @qamarmuhyadin5139
    @qamarmuhyadin5139 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaaha ❤❤❤❤

  • @farxaanxirsi175
    @farxaanxirsi175 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 ปีที่แล้ว +1

    Masha'Allah

  • @sadiasadia984
    @sadiasadia984 ปีที่แล้ว +1

    Asc aboowe abdi aziz mahadsanid mahadsanid aboowe ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 ปีที่แล้ว +2

    Allaahu akbar❤❤❤❤❤❤❤

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allaah💖💖💖♥️♥️♥️🌹👍🤲🤲

  • @saidismail6007
    @saidismail6007 ปีที่แล้ว +3

    Maanshaa Allaah

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha

  • @safiyoxaajicusmaan1846
    @safiyoxaajicusmaan1846 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulilaah rabilcaalamiin

  • @sucaado61
    @sucaado61 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله تبارك الله

  • @umumamiin5233
    @umumamiin5233 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah

  • @ahmedali2382
    @ahmedali2382 ปีที่แล้ว +1

    Alx ilaah mahaddii

  • @foozia426
    @foozia426 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤maasha allaah ❤❤❤❤

  • @mahamediman7341
    @mahamediman7341 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaah

  • @xaawocabdulle2442
    @xaawocabdulle2442 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah alxmdllh shukri

  • @sacdiyodiiriyeaxmed3144
    @sacdiyodiiriyeaxmed3144 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah

  • @ramlahabukar4521
    @ramlahabukar4521 ปีที่แล้ว +2

    M.sha allaah ❤❤❤ alxamdulilaah intii kalamaqan alow iskusodhaweey aaamin yaarabi

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah Alxdlh

  • @jibrilmohamed4711
    @jibrilmohamed4711 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaj

  • @daadirmedia8308
    @daadirmedia8308 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh ❤ ❤

  • @alixamari1031
    @alixamari1031 ปีที่แล้ว +1

    Manshallh wll waan kula qabnaa fsrxada wll

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 8 วันที่ผ่านมา

    Alxmd alow kurbadii kafeeday alxmd

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel ปีที่แล้ว +6

    Maansha allah ❤keep going brother

  • @xasanjaliil3958
    @xasanjaliil3958 ปีที่แล้ว

    Ccaziz ilaahay kheyr hakaasiiyo shaqada fiican ood haysid fadlan lambarka akoonada waa Wayne fartooda si loo arko

  • @mihiyojelle4727
    @mihiyojelle4727 ปีที่แล้ว +1

    MashaaAllah

  • @ladanabdalla8907
    @ladanabdalla8907 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @qoslaaye2024
    @qoslaaye2024 ปีที่แล้ว +1

    alhamdulilaah

  • @farxiyohasan4200
    @farxiyohasan4200 8 หลายเดือนก่อน

    Maßnahmen allah

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 ปีที่แล้ว

    ABDI AZIZ REALY ALLE HAKU XAFIDO HANA KAAFARXIYO

  • @sacdiamohamed2203
    @sacdiamohamed2203 ปีที่แล้ว

    M a abyo

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillaahi

  • @munoqali826
    @munoqali826 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulilaah

  • @aasiyaaxmedsaleebaan9532
    @aasiyaaxmedsaleebaan9532 ปีที่แล้ว +1

    Asslamu caleykum wllky qli sethy 2 qof o walida on caruur la aan ma cawin karta hadan ku so gudbiyo

  • @abdiweliabdullahi2032
    @abdiweliabdullahi2032 ปีที่แล้ว +1

  • @najaxaxmednalka4208
    @najaxaxmednalka4208 ปีที่แล้ว +1

    💕💕💕💕💕