@@Bulshodhamaanteed ima aadan fahmin waxa aan kawado comentiga War waxaan ku iri comentiga aad soo qortay waa hadal canaan ka muuqato ee qosolka xagee usocdaa
Horta dhaman wariyayaasha iyi siyasiyiinta beesha hawiye been badanaa oo aqli xuma war dal yari dalwayn madifaaci karo dal dadkii halaa jawasis yihiina cidna madifaacdo 2025 aa lamarayaa ee aqli xumada iska daaya😊
Waxaas waxba ka soo bixii maayaan waayo dan cadaw uraya gashay ayuu madaxweeynehenu ka daba wareegayaa madaxweeyne axmad madoobe waa wiil soomaaliyeede haku mashquline horay uga soco ciidamadodana hada naga saar ama amar bixi oo dheh umadda soomaaliyeed ha iska saaraano ciidanada itoobiya wasaqa maxaad ka baryeeysaa
Madaxweyne xasan shiiq wxa kliya oo an kutageray ayaba ah in anna lagahosbixikarin itobiya aya latusay xog in onan wx taren elatariya aya kululatay biyo qawow aya lasiiyay masar aya dhaxamoty shah kulul aya lasiiyay siyasa mufo mhn malay dabow mhn siyasad wxy tahy ugu imow madaxweyne xasan somali heshiis dunida heshiis la ah😅😅😅
SOOMAALI INTEY DALKOODA KALA CARAYEEN XOOLAHA AY KA SHAQEEYEEN SOOMAALIYA KUNA MAAL GELINAYEEN DALAL ISLAAMEED XAQII DADKA IYO DALKA AYAA KU HABSADEY EE HADA HA IS DABAQABTEEN
Waar somalidu waa waalanyihiin nin wadankiisii kacararaya oo wadan kale maalgelin ku samaynaya maalgelin waad ku samayn kartaa wadan kale balse waa inay ahaadan dad akhlaaq iyo diin usaaxiba oo yaqaan martigelinta
Walaal, Beenin iyo Run maba taagna, waxaa muuqda JAHA WAREER SIYAASADEED, 3da Wafdi ee is barbar yaacaya ayaana marqaati u ah Warka aan la dafiri karin ayaa ah Baaqii Ankara 11/12/2024 oo maslaxada Ethiopia lagu ansixiyey, Madaxda Soomaaliyana ay si cad u ogolaatay hagar daamo aan qarsoonayn oo kas iyo ulakac uu Turkigu ku gacansiinayey Ethiopia 😂😂😂😂😂
Go,aankaas madaxweynaha yu ka noqon tageerada shacabka wey soo laabatey is adkeey madaxweyne jiljileeca jooji wadankaan adigaa u dhaartey cadowga ethopia hanagu soo dhisin ismaciil cumar geelle iyo turkiga ordogan waxaa la wayn somaaliya. Somalia somaali ba leh ra'ayiga shacabka ku shaqee aan horumar gaarnee,
Xaad ka doonteen awal ma ogeyn miyaa in africaanku ay dhacaan dadka maalgashiga ku sameysta dalkooda africaan oo dhan waa isla mid war dalkiina iyo dadkiinaad dambi ka gasheen oo xaqii ay lahaayeen ayaad dal shisheeye geliseen haleydin dhaco haddana dhisa mar kale waa leydin ka dhacaa waa sidey u barteen dhiciddee war dalka usoo noqda doqon yahay xaasidiinta ah
Xasan waa ku wareeray siyaasadda arrimaha dibadda iyo arimaha gudaha ee soomaaliya. In waddan hal waqti uu maareyn waayo arrimaha dibadda iyo gudaha ee dalkiisa waxay ku tusaysaa in hogaan xumo ay heysato dalkaas.
Somali guul
Ha ha ha failer state Somalia
Mahadsanid weriye sare Xuseen Cabdulle warar xaqiiqda ah ee aad mar walba nala wadaagtid
Madaxweyne 🇸🇴 Xasan Sheekh dalxoreeye 💙💪
Wll qali kudadal salada kuna sali nabigena suban SCW
Scw scw ❤❤❤
Salalahu calayhi wasalim
Guuuuuuul somaliya 🇸🇴 Guuuuuuul xasan sheekh ❤
Ha ha ha failer state Somalia 🇸🇴👎😱👻
Somaliland Haanolatoo
حسبنا الله ونعم الوكيل ilaahow nagaqabo xasan sheekh iyo khiyaanada imaarsatka iyo yahuuda iyo gumaysiga amxaarada.
Allow xasan sheekh noo daa oo daba dhilifyada xabashada iyi imaaradka naga qabo
Cuqdad aa ku heeso qabyalad ah dadka maxa ucaaydina una qelisina una habaartantiin
Guul Guul Guul Somalia 🇸🇴
Victory for our country
Nacaladan itoobiya dalkeyna ma laga baxsho cadowga umadeena dhaxdeyna jogi maayo 😂
Hadalka aad ku hadashay iyo qosolka aad kadaba marisay maxa waye
Marba warar iska so horjedo ayow noo shega @@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 hadaa itoobiya daba dhilif utahay adiga xitaa waku jurta nacalada hada tahayne kaba sii fiican
@@Bulshodhamaanteed ima aadan fahmin waxa aan kawado comentiga
War waxaan ku iri comentiga aad soo qortay waa hadal canaan ka muuqato ee qosolka xagee usocdaa
Xasan yaa aaminaaya
Masar❤❤
Yaayiri BAD AYAAN SIINNAY URAAGA.
YES SOMALIA IS OPEN FOR BUSINESS.
IToobiya waa.inay aragtaa wax ay ku baxdo waxaan awoodi la nahay inaan cadaawad u muujino
CONFEDERATION COMING …. no more federal
xasan shiikh dowladnimo ma yaqaan maqayad xitaa Kuma amineen waa qof jaahil ah
Allah akbar
Alla yaa cisak Elleteria
Xasan Gurguurte
Soomaaliya ceebuu u diley
Soomaaliya burburiyey
Soomaaliya would u dhsmeeyey
Anaga qab daradas hana horwaregine wadan kalena maslaxadada marabo
SOMALI INTEE QABYALAD ISKA DHAFTO ALAHA MIDEYO AMIIN😪🇸🇴🤲
war soomaalaay kaca oo bad baad sada dhaxalka dalkiina.
Allaahu akbar
Intu Xasan Shiikh dalka hogaminayo mute 🔇 ayaan gala, Xasan Shiikh liskuma haleyo
Waddamada soomaaliya aaaaaa 😅 weriye see kaa noqotey 😅
wax qeyr ah nosheeg
WARKAANI WAA RAAYAA LAAKIIN RUN MIYAA HEE ???
SOOMAALIYA GUULEYSO
Kan allaha nadhaafiyo nacalad haku dhacde
Kkkkk, Xasan xaggee ka galayaa Abey & Ordogan?😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Nio adia wax aad ogtahay ma jiraane waad iska hadashaa uun😊
Masar, Eritrea iyo Somaliya waxaa waashay Ethiopia iyadana waa la waalaa Ethiopia oo waa leeyska celinaa boobka ay Ethiopia wado Inshaa Allaah
🥺 🥺🥺 .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Wariye soomaalinimada ku weeyntahay ayaa tahay bro
Wasiir faqi qoraal laga ma baahno ee warsaxaafadeed runta taabaneeysa baan ka sugenaa afkiisaan ka sugeynaa
Soomaali guul
Xasan Sheikh queen👸 madiido ayow noqday cidii u dameysay ayaa iska leh
Hhhh alxaqiqa
Marka hore allaha u yasiro dhibka gaaray. Teeda kale aan noqono kuwa dalkooda ku kalsoonaado oo maalgashto.
Hassan sheikh waa khainul wadan
Ethobia baryo maleh iska dhicis moye wax kale maleh sharafta waxey ku jirtaa inuu qabkena sareeyo
Aawey jabhadihii xornimodoonka ahaa ee soomaali galbeed ma liyuug bay noqdeen?.
Dowlada somaliya dhaqtar dhiimarka iyo Cuulimo quransarto
haloo diro waan kuwareernay
Soomaali qabiil ayaa dunida kareebay fadhi ku dirir reer hebel alle ha inaga qabto qabiiliistayaasha
Viva xasan sheekh
Maxa vivaa ah ?😂😂
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Amusa qurun yohow wadankan iyo umadisa idinka qastane😊
Subxaanallaah Ilaaheey Hanoo Miciino Soomaaliyeey 🙏🇸🇴😭
Ha ha ha bey bey failer state Somalia loses 😂😂
Somaliland Haanolatoo
Thanks
Wararka aad nosogudbiso
Shacabow guuleysta Xalane gala oo ku Banan Baxa oo kaca oo kaca
Madax weynaha abgaal.isku haleen malahan waana jir jiroolw
Xassan ma dharge iyo saxibadis waa Magafeyal baahan dowlad na marabaan warkodu wa xaan cunaa
Somalia ayada hadey iskutashan weyso Amxarada hautalisohe
1 Asbuuc kadib ayaan sugaynaa insha Allah war cusub MD Xasan shiiq hadii uu goaan adag lahaan lahaa, aragti dheer iyo sida loo qiyaano cadowgiisa waaba hurdi lahayn
war odeygay 3 kornoly ayaa wareerisay ee ha iska fadhiiso
Wan . Ka . Shakinay . Turkiya
Canuggiisii ayuu u direy Addis, Gabadhiisuna waxay madax u tahay wafdiga MW. Waa yaab😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊
soomaaliyey wadankina cadawga itoobiya kadifacda waa mas meel kasto ledinka boobayo ha tidini wadankina cadaga ankaceshane kaso taga melaha ledinku dhibatey hayo
Awelba Waan ogen warkas inuuyahaj warkii jajusenta ioy dabadhilfak warkoda waafahaney
Horta dhaman wariyayaasha iyi siyasiyiinta beesha hawiye been badanaa oo aqli xuma war dal yari dalwayn madifaaci karo dal dadkii halaa jawasis yihiina cidna madifaacdo 2025 aa lamarayaa ee aqli xumada iska daaya😊
Xassan go aan malaha
Malin walibo wax dontaan nosheega waad nawareeriseen
Wayaanaga taga
Maxa weye dadkan kala yacaya ?
Waxaas waxba ka soo bixii maayaan waayo dan cadaw uraya gashay ayuu madaxweeynehenu ka daba wareegayaa madaxweeyne axmad madoobe waa wiil soomaaliyeede haku mashquline horay uga soco ciidamadodana hada naga saar ama amar bixi oo dheh umadda soomaaliyeed ha iska saaraano ciidanada itoobiya wasaqa maxaad ka baryeeysaa
Dad xume kii ku yiraahdo dad laawe ayaa la yiraahdaa
,anaga isdifaceno ciidan danbe oo ajnabiya marabno hadeey wax yabo kale naga cawinayan moye lakin ciidanka shisheye wana soo cawiyen mana mahad san yihin itoobiya hanaga baxdo waa isku keena dirtay itoobiya keenya kadhib yar itoobiya yan ciidankeda nalkuso ceelin marabno anaga ayey isku keena adegsatay shacab ayeey xasuuqen no itoobiya
War Hawiye oo Madaxweyne aheeyn ayayba Ethiopia heshiin waayeen,macaadalaahi Hawiye oo xukunka ugu sareeyo Soomaaliya haaysto miyay Ethiopian heshiin karaan. Mukulaal iyo dooli ayay isku yihiin Hawiye iyo Ethiopian. Mukulaal iyo doolina isma arki karaan mar walba oo weey dagaalamaayaan, hadii xataa ay heshiis ayaa noqoneeynaa ay yiraahdaan.
Madaxweyne xasan shiiq wxa kliya oo an kutageray ayaba ah in anna lagahosbixikarin itobiya aya latusay xog in onan wx taren elatariya aya kululatay biyo qawow aya lasiiyay masar aya dhaxamoty shah kulul aya lasiiyay siyasa mufo mhn malay dabow mhn siyasad wxy tahy ugu imow madaxweyne xasan somali heshiis dunida heshiis la ah😅😅😅
waa wareey war kaca ooqabyaalada kaxorooba.
SOOMAALI INTEY DALKOODA KALA CARAYEEN XOOLAHA AY KA SHAQEEYEEN SOOMAALIYA KUNA MAAL GELINAYEEN DALAL ISLAAMEED XAQII DADKA IYO DALKA AYAA KU HABSADEY EE HADA HA IS DABAQABTEEN
Ugaadeenka iyo oromada soo duushay oo itoobiya kayimid oo Raba inaay soomaaaliya qabsadaan yaa runta usheega soomaaliya mahan meel lagusoo dagdago
Ogaadeen Jubaland iyo Koofur Galbeedba wuu dagaaye xaggee buu ka Soo duulay mase Soomaaliya ayaadan aqoon u lahayn?! From Gedo /Jubaland
@Madaxey-r2f kkkkkk ma oromo baa soomaaliya degta mise adaaba oromaa
waa dowlad bajaajy9 badan wado darawalkastana Suu doono u hadlo iaahiliintaan illaahow naga wareeji
Alla maxa wax la walaaqa.
Hawiyow,gormad dowladnimo baran doontan?
Waa beenloow. Does he know the meaning LEASING a port?
Waar somalidu waa waalanyihiin nin wadankiisii kacararaya oo wadan kale maalgelin ku samaynaya maalgelin waad ku samayn kartaa wadan kale balse waa inay ahaadan dad akhlaaq iyo diin usaaxiba oo yaqaan martigelinta
Awood sharci ah ma jirtee addunkaane wxa jira awood ciidan ciddi xoog leh ayaa xaajo u dhaqntaa. "Bushimaha dushoodiyo been weye nabaduye baaruuda qiiqdiyo bunduq weye duniduye"
Xasan shiiq siyaasad sal fadhiso hala imaado guur guurka joji dheh
Leyskuma Haley Karo xasan haduu isgedinayaa
Walaal, Beenin iyo Run maba taagna, waxaa muuqda JAHA WAREER SIYAASADEED,
3da Wafdi ee is barbar yaacaya ayaana marqaati u ah
Warka aan la dafiri karin ayaa ah Baaqii Ankara 11/12/2024 oo maslaxada Ethiopia lagu ansixiyey, Madaxda Soomaaliyana ay si cad u ogolaatay hagar daamo aan qarsoonayn oo kas iyo ulakac uu Turkigu ku gacansiinayey Ethiopia 😂😂😂😂😂
Waxad rabtiin noo sheega
Waxa warka qaldan bilaabay waa BBC Somalia. Cancellation halagu sameeyo bbc somalia
dal xureeye cadawgaada ha jabo
Yaa aaminaya fiqi dawlad maahee waa group tuugo muaafiqiin ceebi maba qabto iyagoo qof cunaaya hadaad waydiiso waxay ku dhahayaan waa xanjo kkkk
❤❤❤❤❤
Go,aankaas madaxweynaha yu ka noqon tageerada shacabka wey soo laabatey is adkeey madaxweyne jiljileeca jooji wadankaan adigaa u dhaartey cadowga ethopia hanagu soo dhisin ismaciil cumar geelle iyo turkiga ordogan waxaa la wayn somaaliya. Somalia somaali ba leh ra'ayiga shacabka ku shaqee aan horumar gaarnee,
Xaad ka doonteen awal ma ogeyn miyaa in africaanku ay dhacaan dadka maalgashiga ku sameysta dalkooda africaan oo dhan waa isla mid war dalkiina iyo dadkiinaad dambi ka gasheen oo xaqii ay lahaayeen ayaad dal shisheeye geliseen haleydin dhaco haddana dhisa mar kale waa leydin ka dhacaa waa sidey u barteen dhiciddee war dalka usoo noqda doqon yahay xaasidiinta ah
lama aaminikaro xasan sheekh,shalay ina cabdi shukuur ,maantana xasan sheekh bada cas. انا لله وانا اليه الراجعون
waxa kiciyo dadka wariyow waa adiga,
Xasan waa ku wareeray siyaasadda arrimaha dibadda iyo arimaha gudaha ee soomaaliya. In waddan hal waqti uu maareyn waayo arrimaha dibadda iyo gudaha ee dalkiisa waxay ku tusaysaa in hogaan xumo ay heysato dalkaas.
dowlada ilmahoda Somalia Hala keno basabor shasheye Hala dhigo kadib Ethiopia la dagalena marba dhinac hanalo raro
Markay damjadiid xukunka qabato,maxay soomaaliya u noqotaa ilmo yar ooy jadeeco ku dhacday
itoobiya. Ereterea baroobeesi. Sudan baroobeesi. Kenya baroobeesi. Hadana. Somali. Kusocotaa. Marka. Tana. Weyku. Guul. Dareesanee. Kaliya madax hogaanleh. Larabaa. Somali. Ila hada dagaal diyar unahay waxba dababdaadkan hanaloogu. Wab saninee koley anga kariyaal. Waxba managa qaadaan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wallaahi waan faraxsanahay follow na waakudhahay fecpook iyo yuutub
Beenlow bahane hawiya futada dhexada ka sheekasa
Iskaroge. Qalaabi
wariyow wararka aad sheegto adiga lee is beeninaya.
Beenalee xarami dhegayso bbc
Tuugyahow dadka beenta ka daa laaluush qaatayahow
Abgal wa amxaaro
Tal.bixin.soomalia.ha.iskutashi.to.magareeshana.deeda.ii.xuduudo.heeda.hamaamusho.sIda.buundada.doolow