Ninkas ey dalbadega Ethiopian ka halaga badalo Elaboka wexey ku raban a mesha ku jiro wa jajuuj guulesta wolada somaliya ilahey ha idin la jiro mar walbo
Waa damiir xumo in xabashi ay sarkaal soomaaliyeed shaqadiisa u diido ma gumaysi ayaa ku jirnaa hurdada kakaca dalka halsga saaro xabashids haday diidana xabad waa in looga saaraa 32 disember waa inay dalka ja baxaan oo hal askari lagu arag soomaslita waa gumeyste daljeena ku jooga doqonimada iyo nacasnimada dowlada dhiiga ciidankana lagu xalasleysto maslun walba dalka kasaara cabishida gumaysiga u timid.
@@AbdiShakur-f1s ok waa war fiican Dowladda soomaaliya waa inaysan u ogolaan in hal askari oo itoobiyaan ah uu wadanka siijoogo, waa in Dallacsiin loo sameeya geesiyaasha ladagaalay amxaarada si loo tuso dowladnimo geesiyaasha kale ee lasafan maamul qabiileedyada.
Jaajuusta iyo dawa dhilifta itoobiya Dowlada fedaraalka soomaaliya lama shaqeyn karaan😢😮 waxeey hilis ku yihiin jiritaanka midnimada iyo horumarka shacabka soomaaliyeed ❤😊
Masha Allah Guul,,umada somaliyed,,,usohoyatay,,ayadan,,dhigkudadan,,Allah xifdiyo cidankena,,
Itoobiya waa cadowga umadeena dalkaan haka baxdo hade nabad rabto
Horay u soco bro
Mahadsenid weriye. Alxamdulillahi, Guul dowlada qaranka Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed. Guul Horumarka Umada iyo qaranka Soomaaliyeed. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guuuuul iyo Gobonimo ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪🇸🇴
Guuuuuuul somaliya guuuuuuul ciidanka ❤❤❤❤❤❤❤
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
GUUL❤SOMLIYA
Mnsh Allah wan ku farax sanahay hmblyo hmblyo hmblyo hmblyo hmblyo ❤
Dowlada Guul inshallah.
Dowlada Aad Shegeysid bo Ana Cuno😂
Haa ina xasan sheekhow
Dumar landis iyo caruur tooda iyo ajanib ta waa iin lakala difoosgareeyo iyo argagixisada jawasiista
Guul Somalia 🇸🇴
Waa mashruuc lcg laga samaynaa oo lagu cunidoono team kaan kursigu madax maray
kuw wax afduubtay bayraktaar haloo qaato nagta halaga dejiyo
Waa ariin dhaqan xumaah xoolaha somaliya waad iska dhex saari ladihiin bahalada horor kaah oo shaarar ka qabiilada iiniigash tah ama ururo
Baardheere maxaa yaala oo lagala wareegay
Somaliya ha midowda hana israacdo.Allahuma Aamiin.
Wa.guul.bar.dhere.in.lalawareego.wa.dhiban.yihiin
Saas baa la rabaa mida kale amxaaro hadaysan amarka qaadanaynin waa
In dalka laga saaraa
GUUUUUUUUL GUUUUUUUUUL GUUUUUUUL SOMALIA
Guuul itobiyaa inay nagala ilaliyen
Mashallah 🇸🇴♥️♥️ 🤲🤲☝️
Kuwa cawaantaan ee Dumarka ,Caruurta iyo Ragga asn waxba dhib ah aan geysan afduubtay waa inay siidaayaan Dadka,Gaadiidkana waa in lagawada hadlo kaddibna ay siidaayaa deg deg.
Itoobiya miya laga codsaday yaab .ilaa hada Itoobiya xoog ku jogta baardheere .hadanan xabad looga saarin maxa so saa iday
CID WALBA OO ETHIOPIA 🇪🇹 EE DALBATO HALAGA TAQLUUSO
ETHIOPIA SOMALIA 🇸🇴 HAKA BAXAAN DHULKA SOMALIDA OO IDIL HADII KALE ANYTIME IT'S A TEA 🍵 TIME
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️♥️♥️♥️♥️
Ethiopia guur guurashada Hassan uguma derin miyaan
Waa arkeenaa waxii ka danbeeya
Dhoobleey dagmo ma ahan waa tuulo sxb
Marku rabo ayu xiri kara araporka
Halaga qaado
Asc mamulka dagmada baardheere hure ma dowlada ayay raaceen mise xagee aadeen
Ninkas ey dalbadega Ethiopian ka halaga badalo Elaboka wexey ku raban a mesha ku jiro wa jajuuj guulesta wolada somaliya ilahey ha idin la jiro mar walbo
Oky shacabka xoog ma ku haysan kartaa
KKKKKKKKKK ISTAQFURULLAH BEEN BADANAA MOORYAAN SEMPRE WAA MOORYAAN
Nacalaa dawlada ku taal iyo eyaha 😢😢😅😅😅xasan ka daba nageyo
Ethiopia film keeda hadii aan la dhameyn waa khatar nagu dhex jirta
War waxan guul maaha meesha nagala tag marba hadii badda loo saxiixay
Nasiib daro. Dawladii oo noqotay mid wareertay.
Waa in laga qada eriporka ninka itopia kentay haloo so gudbiyo muqdisho
Waa wadan lahaysto, see ayey Ethiopia kudhihi kartaa nin anaga nalashaqeya waa inuu airborka mamulaa oo hadana loga yeelay???
Cadaadis kulahaa -ethiopia saxiixa badda ayey ka sugeysaa xasan- waxa ku dhaco waa arki doontiin Riyada Xasan
Alow nabad ku naadi
Waa sagashan iyo kowdii xasan shiihk horay usheegay
hawiye stop fake news 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hoyaadaa siilkeedi usheg
Hade itobiya ayaa amar bixisay oo kala amartay soo maaha
Wa 😂idin fahnay shekkada waxba kama jiran
Wali itoobiya faragalin ayey wadaan maxaa ka galey qofka ka shaqeeyo garoinka.
Maasha Allaah
Taas wa madhanka ee Wax kale sheeg tasi WA beeb hakudaalli wallkego been haku haradin isadhaadhicin
Maxay ka faaiidayaan
Asww❤❤
AXMED OO JILACOW KU XERAN WAAD ARKIDOONTAN😂😂
Dadkaa afduuban mey dowladladu wax uqabto majubalan ayaa dowlad loyahey
Baardhere hadey lawaregaan maxey ku so kordhineysaa dowlada julan waxaas adeer gado oo dhan qaata
Kkkk imisaa laga qabqabtay cxd imisaana isu dhiibtay cidanka Ethiopia warkan kii raaskanboni oo kale walee waran ka sugayanaa
Waa damiir xumo in xabashi ay sarkaal soomaaliyeed shaqadiisa u diido ma gumaysi ayaa ku jirnaa hurdada kakaca dalka halsga saaro xabashids haday diidana xabad waa in looga saaraa 32 disember waa inay dalka ja baxaan oo hal askari lagu arag soomaslita waa gumeyste daljeena ku jooga doqonimada iyo nacasnimada dowlada dhiiga ciidankana lagu xalasleysto maslun walba dalka kasaara cabishida gumaysiga u timid.
Dooloow ayaa ka muhiimsan
Kk😂😂kk Bal waxan maqla. Ma baardheere kalaa jirta, tan inagaaba ku dhex qayileynee. War kaalay nala qayil ninka xanuunsanow.
Xaaqaya ku talana hiiraana biile dagamdasa walgayan man maqalin waxa ka imada hiiraan
Wawax.lagu.farxo.wa.dhiban.yihiin.rer.raha.degan.jubalan.siiba.digil.iI.mirifle
War waxaas wali baryo weeye dhulkii soomaaliya ayaa itoobiya laga baryayaaa awalba xassan shiikh ayaa jubbaland ugacangaliyey gobolka gedo ee ma eeysan joogin
Jaaajus aan nigh dhax yeeshno😂
Ugargaar carurtaas
Wax lag xumaado weeye hadeeba sax tahay
Ilahow
Xarar dheere ka wrn iyo Khawaarijta nacala Ku dhale
Adiga iyo khawaarijta wax aad is dhaataan malahan tigree xun afsomali bartay ayaa tahay ooyinta jooji
dhoobley wey ka baxayaan ciidanka ethiopia
Goorma?
@Samatar4 berito ayey wareejinayaan elaboorka doolow iyo xerada buumdada
@@AbdiShakur-f1s ok waa war fiican Dowladda soomaaliya waa inaysan u ogolaan in hal askari oo itoobiyaan ah uu wadanka siijoogo, waa in Dallacsiin loo sameeya geesiyaasha ladagaalay amxaarada si loo tuso dowladnimo geesiyaasha kale ee lasafan maamul qabiileedyada.
somali hanoolaato
huseenow waa iga yaabisay wariya maatahay mise dagaal ooga ayaatahay?mise ilmaha caanahooda ayaa meesha idinka galay?
You sick
Beenaalee tuug
War been ah ayaad la haraahireee
Weriye dhinackararan ayaad tahay
Beenale
Maasha Allah