GEDO siday u jabtay wariyaha xitaa xurmo uma hayo taliyaha la hadlaaya wuxuu u sheegayo.... wuxuu u wareenanayaa sidii inay hooyadii leedahay GEDO....ninkii amaanka GEDO masuulka ka ahaa ayaad wareesanayaaa wuxuu kuu sheegayo dhagayso meesha ninkaan joogo maha karaan......
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
Guul Dowlada Fadaralka Somalia
Amiin Amiin yarabi
Yahu waxas oo ben ah ya ka qadan oo ad ushegi meshas waxa ka jira iyo raga joga weynu lasoconahe wax kale sheg tas waa ka halowdaye
GUUUUUUUUL GUUUUUUUL GUUUUUUUUL SOMALIA
Ninku ma oromaa. Muxuu wareejiyay
Ma dastuuribaa in DF Somalia fara geliso maamul goboleedada
Oo marexan sidaas uhadlaa jira oo x-da iyo c-du ku adagtahay
GEDO siday u jabtay wariyaha xitaa xurmo uma hayo taliyaha la hadlaaya wuxuu u sheegayo.... wuxuu u wareenanayaa sidii inay hooyadii leedahay GEDO....ninkii amaanka GEDO masuulka ka ahaa ayaad wareesanayaaa wuxuu kuu sheegayo dhagayso meesha ninkaan joogo maha karaan......
Beenaale ilaahay ka go ay baataay kadaa umada beenta