ISKU DHEX YAACA DFS | DACAWALEY | CEERIGAABO | JL | ITOOBIYA

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 75

  • @Nuura-bb4ob
    @Nuura-bb4ob 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha Allah ambassador maxamed waa dadka faro Ku tiriska ah EE caqliga Ku cabira khilafka Jira Somalidu talo iyo tusalaba ha Ka qaatan illaahay hayno badiyo ambassadorka oo kale aamiin

    • @Ali-yusuf95
      @Ali-yusuf95 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Nin qabiil wax ku fiirsha aqoon yahn ku tilmaame

    • @RoodaIsmail-i6p
      @RoodaIsmail-i6p 41 นาทีที่ผ่านมา

      ​@@Ali-yusuf95
      Waar inaga qabo balcad, sanbalooshe, Jihaan xassan, iyo mw xassan, ilay somali oo dhan baa leh Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭, miyaanad caqli idinku jirin kuwa u doodayaw xassan dhiiqo

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guul dowlada qaranka. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dowladda Somaliya meel kasta way ku fashilantay arima dibadda 100 heshiis oo midkasta midka kala Burinayo sida Eritereya 'Masar 'Ethiopia ' turkey arrimaha gudaha Jubbaland Puntland dagaalo qabiil hantdi danta guud dhulki danta guud haal mid ah kama joga xitaa Qabridi ciidamadii qaranka waa la burburiyay
    Allow hassan sheikh iyo kooxdiisa Somaliya ka badbaadii
    Allow ka badbaadii
    Allow ka badbaadii
    Amiin Amiin Amiin ya Rabii😢😢

  • @dulaneyusuf5183
    @dulaneyusuf5183 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Abdi xaaafid ilaaahay hakuxaaafido

  • @MohamedDuale-l3u
    @MohamedDuale-l3u 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Baan bad ka sheegtay sanaag darod wa minority....
    Ceerigabo na wa magalo isaq 95/100

    • @HaboonDucale-k2d
      @HaboonDucale-k2d 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa laba cusuri

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shaacabka Somaliyed Ee Xalaaasha Ah waxay Dalbanayaan in Xasan Shiikh Ugu Yararaa 35 Sano Hogaamiyo Somaallliya

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    70 sano ayaan ku jirney ila meereyso dawladnimada wa ku
    Wareerney
    USA

  • @ahmedabdullesheikh6068
    @ahmedabdullesheikh6068 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asad caalin waa babysitter in all his life.

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    0.5 weligood jabhad ma sameysan
    Xukunka haloo dhiibo
    USA

  • @UsamaGuure
    @UsamaGuure 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    isku dhax yaaca puntland maad ka hadashid. inta xasan sheq ku mashqulayso Xiligi Farmaajo waad amusnayd hawiyow ninkan followga kala noqda habeen walbo alkulistayal ayu wareeysta dawlad naceyb ka muuqdo

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxaan qeelo ka baxeeyso waa Hawiye naceyb laakin iyagne arki maayaan madaxweyne danbo Somalia ah

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dameerka qoslaya iyo saca qoslaya midkoodna ma iman karo BERBERA WAA SOMALILAND

  • @abdulwahidmohamud-s1n
    @abdulwahidmohamud-s1n 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaa wada faqashta daarood nijaasta.

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ambassadorku wa nin cabqari ah runtana sheega o an ka gabban xafadak Allah bro.

  • @IsakSheikh-Warsame
    @IsakSheikh-Warsame 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhammaan gobolada jubalaand oo dhan ayaa lagajoojoyey ee Kismaanyo kaliya maahan ee sidaas u sheega

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    לא החמור הצחוק ולא הפרה הצוחקת יכולים להגיע ל-BERBERA IS SOMALILAND

    • @RoodaIsmail-i6p
      @RoodaIsmail-i6p 22 นาทีที่ผ่านมา

      Adigu yaacay ma doofaar ilkak dheer??? Berbera ma hooyadaabaa leh kalabyaw hadaanay Somali lahayn Somaliland waa somaliya No: maxaaro qadhmuun 🤫 us us.
      From Hargeisa ❤

  • @ahmedadanmahamed5105
    @ahmedadanmahamed5105 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan Sheekh gabadisa ayaa w. Arimahan debada jihan xassan

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAX SOO HUBSADA LIYUUGA AYAA LA LAAYAY WALIBANA IN LA AASO LOO DIIDAY DHARKOODAN NAAG ISAAQ AH ISKU SOO SAWIRTAY

    • @jamalsaleeban1666
      @jamalsaleeban1666 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ok lkin maxaa dumar iyo caruur looxasuqay oo nago dadka dhacaya keenay. Dadka ka xishood

  • @IsakSheikh-Warsame
    @IsakSheikh-Warsame 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Makismaayo kaliya ayaa lagajoojiyay maad sheegtid gobolada lagajiijoyey oo dhan

  • @museabdallah2671
    @museabdallah2671 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaad waraysato. Miyaad weyday maad tiraahdid af hayeenka puntland

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laba tuug oo Isku nacamleenaaya

  • @PilotibraYare
    @PilotibraYare 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xoolahaan neh caadifada ka buuxdo wa laga daremaa

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdihaafid waa xoolo caadiya dad dawalad sheeganaay ayaa Maati soo weeraray lab Beelood ku ye baa Kani in uu intan dhaamo Ayaan moodayay

  • @abdirisaqhashi-tf7bm
    @abdirisaqhashi-tf7bm 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Crigabo iyo badiyaheda dhulbahantaa dega wuxusan garanayn buu ka shekaynayaa

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gudaha,iyio Dibadda midna kuma laha Siyaasad fadhida, iyo meel fayow

  • @AsmaAbdi-j4k
    @AsmaAbdi-j4k 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdi xafiid hala mormen falaqee yah gafaiideeso anban sorka wa nin fayoo

  • @ahmedabdullesheikh6068
    @ahmedabdullesheikh6068 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninyahow wax cilmi iyo caqli u saaxiib ah oo waraysato maad wayday intaad axad caalin oon waligii shaqo tagin waraysanayso.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    salaan sare professorka iyo journalistiga iyo warbahinta dhamaantood runta waa laysku nacaaye ilkin ilahay ayaa idinku jecel boqol jeerna siddaad shegteen ayay ku danbaysay xitaa anago idin caynay ayaa gadaal ka oganay in lanasiray oo been lanoo sheegay samaax if iyo akhiraba runta noogu wada xitaa hadaanu ku dacaroonayno thanks horta aniga samax ayaad igatihin hadaan caloosha wax idinku qabtay ama qabiil idinku weeraray !!!!!!!!! from saylac

  • @HRU2100
    @HRU2100 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ODEYGANI WAR MAHAAYO, DAGAALKA CEERIGAABO XASAN SHIIKH AYAA KA DANBEEYA OO KU YIDHI SSC 2 GOBOL IYO BADH LA YIMAADA SI AAN MAAMUL GOBOLEED IDIIN SIIYO , MARKEY

  • @FarahFarah-b2k
    @FarahFarah-b2k 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dacawalay ogaadenia maaha waa isaaqiya ninka diiidow shaqo abuur baad nootahay

  • @aliomarwehliye
    @aliomarwehliye 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka Soomaaliyeed Waa Wareereen Madaxduna Waa Ku Wareereen Siyaasada Lkn Ciladu Waxeey Kajirtaa Madaxweynaha Hada Jooga Haduu Wadamo Heshiis Lagalo Midkii Badala Madaxweynaha Heshiisyadi Madaxweynihii Kahoreeyay Uu Wadamada Uu Lagalay Waa Burburinayaa Markaas Ayuu Wadama kale Heshiis Lagalayaa Aduunkana Sidaa Ma ahan Oo waxaa Kajira Dunida Wadan Hadeey Heshiis Lagalaan Madaxweyne kasta Oo Yimaada Sidiisi Ayuu Ahaanayaa Lkn Somalia Siyaasadooda Ayaa Ah Madaxweynahii Hore Dowladaha Heshiiska Uu Lagalay Maxaa iga Quseeya Asaga ayaa Saxib La ahaa Marka Siyaasad aan fadhin baa Somalia wareeerisay taasoo aan lajoojin Hormar lama gaari doono

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Fiqi ma yahay Run sheeg?
    Xasan Sheikh ma yahay Run sheeg?

  • @maryanmohamed6688
    @maryanmohamed6688 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdixaafidow Halka Lagu Dagaalamay Maaha Xuduudka Somaaliland. Waa Reserve Area Oo Ah Dhulka Isaaqa Ee Mana Ah Ogaadeeniya. Markaa Labada Reer Dhulka Ayay Isku Qabteen, Markaa Liyuu Police Qabyaaladaysan Ayaa Shaadh Dawladeed Ku Soo Weeraray Reerkii Samane Oo Arab Ah Oo Ka Sii Ah Isaaq.

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali Qof ama Garsoore Caadil ah kumajiro,miyaa,,,Warsangeli ma,odhan Anagaa reer Sanaag ubadan ee been hasheegina

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caalim cuqdad Farmaajo ayuu Qaba wax walba oo uu Ka hadlaayo Farmaajo ayuu soo qaata
    Wax aan shaqo isku lahayna Wuu isu
    keena
    Wuxuu isbarbar dhigaya
    Dawladii Farmaajo
    Iyo tan Maanta Joogto oo
    Jahaha wareerka Ka taaganyahay
    wadankina inuu faraha Ka baxo qarka u saaranyahay.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muxuu yiri Gobalka oogu weyn Soomaaliland waa Sanaag
    Walee waa nin dhinac Ka raran

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninkaan dhoorrahaa ee Abee
    Awoodo ka waawyn oo uu unacamleeyaa dabada ka riixaya oo isaga isku qarinaya waxaana la in lagala wareego dhulka cawaanta soomaali maryooleey. Ee iyagu isku mashquulsan Dufkubaxa maryooleey iyagiibaa isudawladeynaya. Lamana socdaan in lagusoo maqanyahay oo midiyaha loo lisanayo

  • @jubbavalleycarrierllc9319
    @jubbavalleycarrierllc9319 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nacas ma oran weeysey xuduuda u dhexeeysa ogadenia iyo somalia

  • @souleymanhamudahmed7542
    @souleymanhamudahmed7542 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan joognaa ma aragtay nacaybka

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tv amxaardu wuxuu sheegayaa umadda somaliyeed Ma inaad shacabka xalaasha ee somaliyeed inaysan dhegeysan Tviga loo yaqaan kii xabashida

  • @Abdiladifshaqaaqo29
    @Abdiladifshaqaaqo29 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceerigabo wa nabad hada harti iyo isaaq labadaba nabad ay ku jogaan

  • @Jamal.145
    @Jamal.145 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceerigaabo iyo Sanaag ma hooyadaa ayaa Somali land siisay waadiga leh waa Gobolka Somali land ugu wayne? Wariye Cabdixafidoow ninkaan Cuqdada qaba ee nacayb ka warsangali iyo dhulbahante madax maray wax u sheeg niyow. Dhulka Somali way wada dagtaa lkn hadii beel beel loo kala baxo Gobolka Sanaag Harti ayaa Majority ka ah 85% waa Dhul Harti Full stop ✋️

  • @Bilanmahamud20
    @Bilanmahamud20 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    reerkan Isaaq ma dad saxanbaa sow Kuwa iyaba laascanod iyo cerigabo dhulbahante leynaya oo daarood ku waashey reerkan soomaali iyagaa dhabarka ka jabiyey se iyaba reyn maayaan

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Kaadaabiin baatihiin ilahay kadaab majecla ceerigaabo daarood baa kusoo duulay laascaanoodna ayagaa kusooduulay ceerigaabo intay soogaleen ayayqab sadeen meelo caruur madfac ladhaceen lkn dib loobaryi maayo soomali nimada qaado adigu

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Yes waa Dad saxan yaa Dhiigooda u xalaleeyey in lagu daadiyo Dhulkooda ee Reserve Area

  • @abnas-ur7ez
    @abnas-ur7ez 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    reysalwasaare xamza danbi wey baa lagu so qaban doonaa war shaqdiisa waa loo qabtaa maxuuu so doonay sawirka muu ka dhaciyo xasan gurguurte iyo ilmahiisa mushinka keen adan madoowe iyo xasan kii isaaq wadankii ciidan la an iyo boobka dumjajiid

  • @ahmedoumer8826
    @ahmedoumer8826 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beyn

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afar guri ban magalo ku leeyhy ku sheegysa daan daan marka ledhy waa la yaqana maglo inta dagmo ka koobanthy aad laba ama mid ku leedhy sida hargysa burco dadku dan dan bay u daga yehin blse ceerigabo hadad dagmo ku.leedhy aya kugu qabsan lahaba daantada uunba mamul wax walba ka samysan lahyd 😂😂😂

  • @HDE.4
    @HDE.4 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali government's statements are contradictory .Hassan Sheikh Mohamud and turkey president Recep tayyip erdogan . Who was as a Somali friend, helped with Ethiopia to take our sea .
    Made an agreement with Ankara to give Ethiopia Somali sea .He betrayed the Somali nation
    Ankara Declaration (Heshiiska badda )
    Waa aqoonsi buuxa inay Ethiopia xuquuq as aasi ah u leedahay badda

  • @MohmdAhmd-xx1ln
    @MohmdAhmd-xx1ln 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    So, called Amb. Calin,
    Waa nin maskaxda qabyaladi ka waa shay.
    In mar uu yiraahdo, daarood waxa matali kara oo kaliya Ma jeerteen,
    Mar amaanaya Ethiopia, haddana
    Eedeynaya Farmajo iyo Hassan sheikh.
    Yaa soo geliyey dhulka Somalida xabashida?
    Ina adeerkii,
    Abdullahi yusuf?

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cabdifataax Ninkani Waa jaahil Qabyaalad Ku lagussoo Koriyyey Been Buu kka Shegyaa DFS Waxan Ognahay in Deked Ganacsi lasiiyo Etoopia Ssida Dawladaha Caalamka ❤❤❤

    • @2daysago_
      @2daysago_ 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dakad ganacsi waaba heysataa itoobiyo waana jabuuti waliba 2 bad bay ganacsi ahaan uhaystaan.
      Bal waxa aad naga dhaadhacsiin rabto fiiri. Dadka ma juhalo ayaad umoodaa wll. 2024 xilli wax qarsoomi karo maahan sidii waa hore maahan....hada caalamka waa isku furmay aduunkii hal wadan ayuu noqday waxna ma qarsana.

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xalkee ayey Beelo ku dagaalamayan ciidanba dadki Deegaanka xasuuqey ma qabyaalad ayaa ku qaadatey.
    Aad iyo aad ayuu uu mahadsan yahay inankaas sida fican uga hadley. Xasuuqa ka dhacay Dacawaley

  • @MuniraAbdullahi-r6u
    @MuniraAbdullahi-r6u 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenbaad sheegaysaa

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan Shiikh Oo Nool Etoopia Bad Kama Qaadanayso Somalia Geesi Geesi Dhalay Dal Xoreeye Xasan Shiikhow Cadawgaa Ha Jabo Aamiin ❤

    • @dahirsmohamed5002
      @dahirsmohamed5002 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      HSM Dal xarashe gudaha iyo dibadaba,Badda oo.kujirtay Heshisuadi uu HSM uu horay u iibiyay balse uu Dalakii Muse judaan kahor qaatay, Turkiga ayaa difaca badda somaliyeyd isku fidin oo Qalab radalka Dhismaha Cidamada Badda dhulka Masar Eretereya oo Damaca Abiy dhagaha kudhufan laheyd aaway heshiskoodi.HSM.mooryasnta dhiiga sokeye kamacsheyso Carap Immarad ah kubadalay hayeey qaran oo.dalkisa muda 50 sano.usoo dagalamay kuwa muqdisho ee wada dabadhilifka ah Taalada waa in laga bujiya xerada Halgama Gordan.

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caruur la yaayay ma jiraan ee Liyuuga ayaa la shirqoolay oo la laayay.

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Indho la’aant jooji iyo beenta

    • @haydar378
      @haydar378 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shacab aya dilay

  • @AhmedAbdishil
    @AhmedAbdishil 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdixafid odaga sabbata uu kuyidhi kursiga Absame ama Ogaeen magayo waa kursiga RW?

    • @AhmedAbdishil
      @AhmedAbdishil 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma iisheegi kartaa