ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Sxb nin aan aad ugu xidhanahay baatahay aadna waan kuutaageeraa guul wll ina soo jawaab wll asc
if i manage to find a visa through dv lottery and come to america, how much money do i suffer before i find a job?
thanks pro🐅
Waawa waa ninkii waxani arin maah🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 welcome youtube 😍
Asc zxp qof hadu magaca daded kudhofo udhalasho usa 🇺🇸 ah helo hadana magacisa badasho ma ìdhofinkaraa wll
Maashaa allaah wll
Xuseen gar waynow sharci ma haysto qofna iima joogo lacag fiicana ma haysta
HUSSEIN zxb thumbnail ka kabadal video,ga oo kubadal sawirkaga orginalka video ga to get attention from viewers!
Wll mcn. Hadhow visa haa markii la isoodir malaga yaaba inaan wax dhiba kala kulmo wll muhiim baan u ahay isoo jawaab please🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
May wllo WAx dhiib ah LAMA kulmaysiid. Waayo qofka VISA KU QADAY AYAA CULASKA LA SARAYA OO WAXA WALBA LA WAYDIINAYA
@@husseingadhwayneofficial8345 wll aad baad umahadsan tahay codsigaad ii tixgalisay🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👈
Frst waxani ma arinbaaa Kkkkkkk guulyso bowe qali
Sxb su aal.aan kuwaydiyo waxaan haystaa sharci 5 sano ah oo talyaani ah Iyo pasaporkiiba markaa qofna wuu iijooga markaa ma visa unbuu isoodiri miyaa teedakale hadhow wax dhiba armay ila soo gudboonadaan wll qali hadaad jaanis iihesho isoo jawaab asc
xageen kaala soo xidhiidha walaal qaali
👋👋
Xuseen kasoo hadal lotariga wll
Wan dhawahy wlli
Magcaga ayaba Ah Waxani arinba ma ahn mrks sideen kuu aamina😂🤣🤣😂
Kkk
Xageed sidii Miskiimiinta xussen Gadhwayne ugu Hadlaysa sowdiga Markad tiltok joogto cod wayn
Qof haysta sharci yar oo Shan Sanaa oo an ujeedo travel documents SIDEE ku iman karaa nio waxasi ma Arinbaa imika gadhwaynow
Dadka Africa jooga sideebuu uu imankartaaa wllo
From licato
Haddii aan ku guulaysto inaan fiisaha ku helo bakhtiyaanasiibka dv oo aan imaado america, lacag intee le'eg ayaan dhibaa intaanan shaqo helin?
Travel documents noomaad sheegin nin passport caadi ah sita inuu imaan karo ciyaalkaa taas oge ee qofka travel document haysta arinkiisa dul istaag nio mise adigaan xog badan meesha ka hayn gadhkow
WELCOME TO TH-cam Waxas arinba ma Ahee
Hada tahrib ku so galo male Celina sxb
Basas malhan Miya sida yurub
Asc bro husen waxan rabnaa bro inad noo faah faahiso qofka sharci yar oo European ah haytaa siduu ku iman karo taas barnamij kasoo samee bro
HYE BRO
Ar waxaane arin maahane nagalatag hore uso libaax
Hussein waaxaanii maa ariinbaa
mabsikaan hhhhhh mexican😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hada baasaboor somaliya ayaan haysta ee wadanka American hadan dalxiis ku imaado hadhowna àan iska dhiibo ka wrn aad wn ku salmya
Dhalasho Ethiopia 🇪🇹 hadan wato ma imaan karaa
waxaasi ma arinbaa adoo u europe sharci ku haysta maraykan u kacso war nagala tag orodooo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Neef tuur iyo taah....😂✊
Maraykan waxay uhaystaan dadku in lacag uu kasoo dhargaayo haduu tago sxb gadhwaynoow taas kawaran maxaa kajira sxb
Sxb nin aan aad ugu xidhanahay baatahay aadna waan kuutaageeraa guul wll ina soo jawaab wll asc
if i manage to find a visa through dv lottery and come to america, how much money do i suffer before i find a job?
thanks pro🐅
Waawa waa ninkii waxani arin maah🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 welcome youtube 😍
Asc zxp qof hadu magaca daded kudhofo udhalasho usa 🇺🇸 ah helo hadana magacisa badasho ma ìdhofinkaraa wll
Maashaa allaah wll
Xuseen gar waynow sharci ma haysto qofna iima joogo lacag fiicana ma haysta
HUSSEIN zxb thumbnail ka kabadal video,ga oo kubadal sawirkaga orginalka video ga to get attention from viewers!
Wll mcn. Hadhow visa haa markii la isoodir malaga yaaba inaan wax dhiba kala kulmo wll muhiim baan u ahay isoo jawaab please🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
May wllo WAx dhiib ah LAMA kulmaysiid. Waayo qofka VISA KU QADAY AYAA CULASKA LA SARAYA OO WAXA WALBA LA WAYDIINAYA
@@husseingadhwayneofficial8345 wll aad baad umahadsan tahay codsigaad ii tixgalisay🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏👈
Frst waxani ma arinbaaa Kkkkkkk guulyso bowe qali
Sxb su aal.aan kuwaydiyo waxaan haystaa sharci 5 sano ah oo talyaani ah
Iyo pasaporkiiba markaa qofna wuu iijooga markaa ma visa unbuu isoodiri miyaa teedakale hadhow wax dhiba armay ila soo gudboonadaan wll qali hadaad jaanis iihesho isoo jawaab asc