Somali maxamed wxa niga codsanaa iga i garab istagtaan manta garab wllo nimo niga bahanhy Wxa ku shaqeysto io ama wxa dalka ug baxo side hoyadey wlldey waxa ug taaro nolol adag ku so koray bilaaa abo ah 23sano silac raafad hoyadey nagu so korisay plz i garab istaag saan hoyadey dhibka ug bixiyo hoyadeyn waa qof naaafo ah aduuun wallo lagu yhy illahey dartis iii cawiyaa 😢😭
Walaahi bilaahi nolosha aan uk 🇬🇧 ku heysto inaan mareykan ka heleynin sidaan aamisanahay, fiiri 10,000 doolar oo mareykan lagu qaato waxaa laga jaraa canshuur iyo qarashaad badan after taxation and other expenses waxaana usoo haraayo 4 kun laakiin dadka ka shaqeeyaa hilibka la qalaayo ama Amazon ama warehouse kuwaas waxaa bishii soo gala 2,000 doolar ama kayar waayo marbaan bilooyin holiday ah aan joogay ee dadka hawaalin
Garweynow ha ku meereysanin yurub ee inoo sharax shaqooyinka la qabto sidey kala yihiin iyo sidey u kala lacag badan yihiin waqtigii ba waxaad nooga dhameysey yurub 10000$ loogama shaqeyn karo iyo mareykan baa shaqooyin yaaliin mana noo sheegeysid shaqooyinka sidey kala yihiin iyo sidey u kala lacag badan yihiin.
@@MaxamedOrdugaan sxb yaan lagu waalin qofkan aad replyga ugashay ama Europe buu jooga ama Africa waa ciilqabe.. America kiradaaba $800 ilaa $2500 ah marka celcelis ahaan dadku waxay qaataan $4000 ilaa $9000 marka waa total income micnaha waxa kujirta cashuurti shidaalki kaagi iyo cuntadaadi
Asc bro Waxaan jeclaan lahaa sida lagu helo dagananshaha USA sida lagu helo qof Europe citizen ah ma arkin wax TH-camr ah oo arinta ka shekaynaya please arrinka noo soo sharab bro insha alaah
xaaji garweyne waa kusalaamay waxaad ka soo hadashaa sida loo imaan karo iyo wadooyinkeeda iyo qarashkeeda insha allan
Ok sxp hargaysa kaso baxayna inshlh
Thank you brother ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walaal wx yar aya khaldan ila tahya. Dadka Africa ama Europe joga ma fahansano. 10 kun marka qadatit bishee wx laga jaraayo canshurta la soco.
Garweynow umadda ka xishoo Aniga Yurub baan joogaa Waxaan sameeyaa 11000$ Doolar Ayaan sameeyaa ilmaheyga na habeen kasta waan u so hoydaaa maxaa yaalo mareykanka Alxamdullilaahi wlhi waan ladanahay
sxb bishi baa
M
OK sida ugufudud eelagu iimankaro waxnogasheg
Asc walaale waxaan kuweydiiyey khofka ardeynimada kuyimaada seeshokho uhelay yaa
Walaal waan soosocdaa from somalia to brazil than to amarica
Mabaxday wll
Hada mabxdy
Hdda xagee sxb
Macalin ishaalah waan imaan si khayirle
Setee,kuhela,ameriko
Lejinow wa kujeclhy hdl kga
Somali maxamed wxa niga codsanaa iga i garab istagtaan manta garab wllo nimo niga bahanhy Wxa ku shaqeysto io ama wxa dalka ug baxo side hoyadey wlldey waxa ug taaro nolol adag ku so koray bilaaa abo ah 23sano silac raafad hoyadey nagu so korisay plz i garab istaag saan hoyadey dhibka ug bixiyo hoyadeyn waa qof naaafo ah aduuun wallo lagu yhy illahey dartis iii cawiyaa 😢😭
Abyo I.a waad kabixi doontaa hooyana alle hanoo ilaaliyo😢
Dumarka lacag maka sameen karaaaan nah
Walaahi bilaahi nolosha aan uk 🇬🇧 ku heysto inaan mareykan ka heleynin sidaan aamisanahay, fiiri 10,000 doolar oo mareykan lagu qaato waxaa laga jaraa canshuur iyo qarashaad badan after taxation and other expenses waxaana usoo haraayo 4 kun laakiin dadka ka shaqeeyaa hilibka la qalaayo ama Amazon ama warehouse kuwaas waxaa bishii soo gala 2,000 doolar ama kayar waayo marbaan bilooyin holiday ah aan joogay ee dadka hawaalin
Wll UK waxan maqlay shaqada ku yar intii carona virus kadib maxa ka jira arinkas
Haaji waanku salaamay
Sheikh garweynw waadmahadsan tahy sida aad USA uga soo sheekeysa lkin kasoo hadal dadka zitinka yurub haysta ee usa lmaanaya shaqada ay qaban karaan
Indr waxa naga so waraanta kirada guuriga waa intee
Lanark iisoodir
m.a
Waa soo tahriib oo cade waxasi ma arin baa
Comme aller a new youk sxb di moi
Wll alaska miyad jogta
Sharci iiba maii helikartaa oo wiil Uganda jooga u iibiyo
M.a taliye
gadhwayne nio, si baan kuu taageraa zxp. keep it up
Masha Allah wll. Macaan. Waan soosocdaa isoo duceeya🥰🥰
Qashin baTahay
@@cabdulahimaxamed-yx4rw sbbwll🤣
Miyaa taktay
Nio Europe miyaa ka maseyrsiineysaa kkj
XUSEENOW STATE KEE JOOGTAA 🥰💋👈
Hadaa bishii 10.00 qaato kirada guriga wa imisa
Bern badan bishii 4000 buu samya
Maxay idinka muuqan ladahy Marka lacagta intaas leeg
Goboladee ugu lacag badan markaa
Alaska walalo
@@sucaadabdihassan9056 adi ma America jogta wll
Thanks brother
Zxp seluguimaha isheg
Waxan ubahan ahay vis america ah sidan u helikara wll
Garweynow ha ku meereysanin yurub ee inoo sharax shaqooyinka la qabto sidey kala yihiin iyo sidey u kala lacag badan yihiin waqtigii ba waxaad nooga dhameysey yurub 10000$ loogama shaqeyn karo iyo mareykan baa shaqooyin yaaliin mana noo sheegeysid shaqooyinka sidey kala yihiin iyo sidey u kala lacag badan yihiin.
Wxasi Ma ArinBa😂 Sheikh Gadhwynow wn ku salamy🙌🏾
Gadhka salaamulaahi 👋
Mahad hadsanid fadh waynoow
Aniga oo wax aan baranin shaqo nuclear kashaqeynaa
Sxb laym safe ah oo iib ah ma heli kara
War beenta nagada
Guuleyso
Wllo Sidee ku ima karaa meeshuna waa halkee
Dv lottery xaraysao ama qof ehelkaaga ah oo jooga ka codso inuu kuusoo dacwoodo.
Dadka africa jooga u sheeke America 1000$ bishii laqataa waa iga cilmi badan tahay nacas garwayn xoolo
Intee cml la qaata sxp adi hadaa run sheegaysid
@@MaxamedOrdugaan sxb yaan lagu waalin qofkan aad replyga ugashay ama Europe buu jooga ama Africa waa ciilqabe.. America kiradaaba $800 ilaa $2500 ah marka celcelis ahaan dadku waxay qaataan $4000 ilaa $9000 marka waa total income micnaha waxa kujirta cashuurti shidaalki kaagi iyo cuntadaadi
@@TimaWeynne sxp xitaa lacagta aan waalidkayga udiraayo mrka laga jaro intee lacag ah ayaa ii dhigmi krta
Mashaa allaah
Aryee garweene ku saarn anigu kuuna taabtay meeshii yared kkkkk from mj
Asc brother mel lagaga so xiriro shek mihin itahay wll qali
Hhhhh
Wxn donaya in aan imado maraykan hlke kla zo xiriiraH wll
Tax guri xaaqow
Shaqoyinka La qabanyo marka u horysa bal yar dul istaag wa nocee Sheikh gadhwyne
inader borman jogaye siden america ku iman karaa
HUSSEIN waxaan kuweydiina hadaa maxico kasoogalo mareekan imaado xaga shar kasoohadal
Hhhhhh
😮
Asc bro
Waxaan jeclaan lahaa sida lagu helo dagananshaha USA sida lagu helo qof Europe citizen ah ma arkin wax TH-camr ah oo arinta ka shekaynaya please arrinka noo soo sharab bro insha alaah
Keep going garweyne
thank you very much🦓
Gadhweynoow wan soo socdaa
Asxaabey sanad kan gudihisan sobaxayaa isooduceeya
Ma baxday
Waxaa shekteyba maarkeno walaa shaqo
Walaa lacag
Waalidkeyga ayaa jiro usa aabo iyo ayeyo sual qab noocee leygu wadi karaa ani iyo carur ila dhasahy sida fudud aan ku iman karo???????
Abahaaba kuwadi kara caruurtaydii buu udacwonayaa cml
Sabiscribe
Ok wll
Sxb visa Colombia siden ku xelaa
Sxb isku mid nhy
Sen ku helna sxb
Xege jogta adi
😮❤🎉😢
Mashllah walal horey usoco
😂Garwenow waxasi ma arinba video yada alaska. Sobadi alaskan rabna wll
Shaqoyinka cuno karinta meeqo lagu qaataa
Kambala qofjogoo baxaa rbly haisoo galaa
Haa quruxey
@@craxmaanxasanmaanka7408 sorry aboow fisa sygayy ilheyna waa igu guleyy adne meel qerqabto kurajeynyaa
@@anfacbashiir4824 ma maraykan ba wll
Sidee Ku imaadaa marekan garwayne sxb
Waansoo socdaa saaxiib 🤩🤩🤩
Sxp mareycan markan maqlo wa farxa wlhi saan u jeclahay alla xusein noso ducee prother
Asc wll number kaga iso dir waxan raba inad iga siiso war bixin wadanka Malta inan tago ayan raba
Asc
Wllo gadh wayne sharci yar o jarmalka ah ayan haysata seen kuiman kara fmalina wan ahay micnaha 2 caruru iyo odeygiga ayan nahay bal iso jwab plz wll
Video hose dawo wllo ee aan kaga waramayo sharciyad lagu sogalo America 🇺🇸
@@husseingadhwayneofficial8345 hno sahrciga yar mada hadlin wan wada dawadey video da kayar ayan kuwaydiyay hno
Dadka hawaalin
Ani 10k lcg oma arko isbuci 30k ban raba😂😂
Tiktok kaso arkeey Taliye
Waxad nosoo badisa fursadaha lagu yimado maraykanka
Hye bro
Waan kaa sugaynaa sistamkii ama qaabkii aan ku iman lahayn inaad na fahansiiso xuseenow
@@husseingadhwayneofficial8345 wll shek Mel lagafa so xiriro plz
Sxb whatsapp kada iso qor
Garweynow umadda ka xishoo Aniga Yurub baan joogaa Waxaan sameeyaa 11000$ Doolar Ayaan sameeyaa ilmaheyga na habeen kasta waan u so hoydaaa maxaa yaalo mareykanka Alxamdullilaahi wlhi waan ladanahay
Asi maxaa ka shaqaysaa wll
Lanark iisoodir
Lanark iisoodir
Garweynow umadda ka xishoo Aniga Yurub baan joogaa Waxaan sameeyaa 11000$ Doolar Ayaan sameeyaa ilmaheyga na habeen kasta waan u so hoydaaa maxaa yaalo mareykanka Alxamdullilaahi wlhi waan ladanahay
Sxp intee joogta wadanke
isuma dhigmaan yurub iyo maraykan wax lays barbar dhigi karona maaha the land of oppurtunity weeye United States ku