- 102
- 2 582 720
Barisamaad
United States
เข้าร่วมเมื่อ 17 ก.พ. 2020
Hobal
HEES | Dabka Maan Ku Dhacaa | Axmed Shariif killer | Original + lyrics
HEES | Dabka Maan Ku Dhacaa | Axmed Shariif killer | Original + lyrics
มุมมอง: 4 759
วีดีโอ
HEES | Maynaan Ahaan Jirin | Xasan Uurcadde | Original + lyrics
มุมมอง 2.9Kปีที่แล้ว
HEES | Maynaan Ahaan Jirin | Xasan Uurcadde | Original lyrics
HEES | Abidkiiba Caashaqu | axmednuur Jaangow | Kaban + lyrics
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
HEES | Abidkiiba Caashaqu | axmednuur Jaangow | Kaban lyrics
HEES | Sida Cawl La Gawracay | Cabdi Tahliil Warsame | Kaban + Lyrics
มุมมอง 14Kปีที่แล้ว
HEES | Sida Cawl La Gawracay | Cabdi Tahliil Warsame | Kaban Lyrics
HEES | Dhalinyaro | Cabdi Tahliil Warsame | Original + Lyrics
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
HEES | Dhalinyaro | Cabdi Tahliil Warsame | Original Lyrics
HEES | Anoo Taag Dareeyoo | Cabdi Tahliil Warsame | Original + lyrics
มุมมอง 35Kปีที่แล้ว
HEES | Anoo Taag Dareeyoo | Cabdi Tahliil Warsame | Original lyrics
Maxamed Jaamac Joof - Guulow Allow lyrics
มุมมอง 2K2 ปีที่แล้ว
Maxamed Jaamac Joof - Guulow Allow lyrics
Axmed Naaji Sacad - Sun Miyaad Ii Walaaqdayeey lyrics
มุมมอง 7K2 ปีที่แล้ว
Axmed Naaji Sacad - Sun Miyaad Ii Walaaqdayeey lyrics
Maxamed Saleebaan Tubeec - Hay hoowl ahaatoo lyrics
มุมมอง 9K2 ปีที่แล้ว
Maxamed Saleebaan Tubeec - Hay hoowl ahaatoo lyrics
Maxamed Cabdi Carab - Ka ilaali murugada lyrics
มุมมอง 10K2 ปีที่แล้ว
Maxamed Cabdi Carab - Ka ilaali murugada lyrics
Saciid khalif Zeynab Cabdullaahi - Iga Filo Sida Tahay lyrics
มุมมอง 2.3K3 ปีที่แล้ว
Saciid khalif Zeynab Cabdullaahi - Iga Filo Sida Tahay lyrics
Xaliimo Khalif Magool - Hasaawe Faqiir lyrics
มุมมอง 13K3 ปีที่แล้ว
Xaliimo Khalif Magool - Hasaawe Faqiir lyrics
Leyla Cumar Dhuule - Dhidig Iyo labood lyrics
มุมมอง 8K3 ปีที่แล้ว
Leyla Cumar Dhuule - Dhidig Iyo labood lyrics
Farxiyo Cali - I Gubtaye Nafteydaay lyrics
มุมมอง 12K3 ปีที่แล้ว
Farxiyo Cali - I Gubtaye Nafteydaay lyrics
Xasan Aadan Samatar - Sida Tuunyo iyo Hawd lyrics
มุมมอง 57K3 ปีที่แล้ว
Xasan Aadan Samatar - Sida Tuunyo iyo Hawd lyrics
Suufi Cali Cusmaan - waan dhibtoodey lyrics
มุมมอง 3.9K3 ปีที่แล้ว
Suufi Cali Cusmaan - waan dhibtoodey lyrics
Aamina Cabdullahi Xirsi - Gacantu Raaxa Daranaa lyrics
มุมมอง 7K3 ปีที่แล้ว
Aamina Cabdullahi Xirsi - Gacantu Raaxa Daranaa lyrics
Axmed C Cigaal Iyo Faadumo C Maandeeq - Samir lyrics
มุมมอง 9K3 ปีที่แล้ว
Axmed C Cigaal Iyo Faadumo C Maandeeq - Samir lyrics
Khadiijo Cabdullahi Daleys - Dayax U Ekow lyrics
มุมมอง 6K3 ปีที่แล้ว
Khadiijo Cabdullahi Daleys - Dayax U Ekow lyrics
Cabdullahi Diiriye Sooraan - Allayliyo allaylehe lyrics
มุมมอง 26K3 ปีที่แล้ว
Cabdullahi Diiriye Sooraan - Allayliyo allaylehe lyrics
Cabdinaasir Macalin Saciid - Ibixiyow I bixi
มุมมอง 15K3 ปีที่แล้ว
Cabdinaasir Macalin Saciid - Ibixiyow I bixi
Maxamed Saleebaan Tubeec - Dhool Da'ay lamoodyee lyrics
มุมมอง 22K3 ปีที่แล้ว
Maxamed Saleebaan Tubeec - Dhool Da'ay lamoodyee lyrics
Maxamed A Dacar Iyo Hibo Nuura - Ma ii baaqday lyrics
มุมมอง 28K3 ปีที่แล้ว
Maxamed A Dacar Iyo Hibo Nuura - Ma ii baaqday lyrics
Cabdiqaadir X Nageeye - Kolkay Dhibicdu Hoorto Lyrics
มุมมอง 6K3 ปีที่แล้ว
Cabdiqaadir X Nageeye - Kolkay Dhibicdu Hoorto Lyrics
Cusmaan Gacanlow Iyo Xaliimo Khalif Magool - Maxaa la oyday lyrics
มุมมอง 13K3 ปีที่แล้ว
Cusmaan Gacanlow Iyo Xaliimo Khalif Magool - Maxaa la oyday lyrics
Sahra Abuker Dawo - Naf ku jecel Allaa baday lyrics
มุมมอง 3.5K3 ปีที่แล้ว
Sahra Abuker Dawo - Naf ku jecel Allaa baday lyrics
Intaan goor habeennimo Dhul aan laga gooyanayn Mas ku jiidhay guuraha Garan maysid adiguye ! Walciyaaddu billaahi .
Waar heedhe , Maandeeq dhuunta ku jirtaa noocmay ahayd ? Malaha dhuun iinsaan ma aha! Cimaamadeedda tuuray gabadhaa ARAB anigu .
Erayadii cabdilaahi macalin dhoodaan
4:55!!😂😂😂😂
Qisada ninkii sameeyey ee heestu ku socoto waan arkey
YAMAN CADAN 16/12/2024 HABEEN ISNIN HEESTAAN MALIN WALBA AYAAN DHEGEYATAA DHEGEYSIGEEDA KAMA DHERGO ILAAHOW ANAG IYO FANANIINTEENI HOREBA NA WADA CAFI YAARABI❤
Markaasaan dhamystaa dhulka aad ku nooshahay in aan soo dhugtaayoo aan u dhaqaaqee, "dhugtaa" fiiriyaa ok.
Axdiibanu lahayene malaha waabu ilaway bal erayada tawawaca ah qiime Waxa ka sii daran Aaheey aaheey oohin cirsadaye Waa jacaylkii oo hadalaya
Maashaa Allahu, waa Beri Samaatkii. Allah u naxriisyo Xaliimo Khaliif Cumar Magool iyo Cusman Maxamed Gacalow.
Heestan ay Wada qaadayaan AHN Mohamed Ahmed kuLuc iyo AHN HaLimo khaLiF omar magool imikaa igu horaysa maqalkeeda
Diidan baa la dhahaa gabadha kale ku khaldin somalid qaar dhahahaan curdin full name waa diidan xasan muxumud tana waa curdin maxmauud takar ama abshiro ku nool garooowe ahna reer pl
Heestaan baydka 3 ee ugu dambeeyey gabay buu ahaa abwaan horaaba tiriyey xataa waxba lagama badalin ( tabantaabo bey labo gacmood tabarku yeeshaane hadii midigtu kali taagan tahay tahar ma goyseene) abwaanka wa ku ceeb
AHN . TUBEEC IYO ABWAANKA BA
Dr xidku waye feysalow
Ahey ahey arramiba ninkeeday ayatiinkadishayo ilaka lo dhigaya
Wllhi wan xasusutaa hesitan ❤❤❤❤
Intaaan gabanyahow kugu gooniyaaabaa Hablihi ila gudboonaaaa Ragu wada guntadaye Sidaaad ii gashaaan wali Gacmo maran la taaagnoo Talo iga guracanteee Markaaan gudin ilaaahay Aaanu kugu gargaaareyn Waxba kuuma goysooo Gacmahaaa ku daaalee Garan wayday taladiii Gacal iyo nasteeexoo Anna waaaban go, anahay Adigaaa guyaystooo Raaaxo u gam’aayee Guudkeyga haad baa Sida geed fariisteee Gabalkiiii dam weeyaan Hadad garasho diiidoo Gudubka iga dhaafteee Intaaan goor habenimo Dhul aaan laga gayooneyn Masku jiidhey guuraha Garan maysid adiguye Garanuug sideedaaan Gabadana la seexdaaa Gacaltoooyo waayeee Garka iyo halbowlaha Xadhiga isu giiijeee Markan gacanta kuu galay Sida nacab igoyseee Adaaan guuldaraantaa Dhaxal kaaaga gaadhoo Naxsriisti gooyeee
Markaaan gudin ilaaahay Anuuu kugu gargaaareyn Waxba kuuma goysooo Gacmahaa ku daaaleee😢😢
"Haddaan gudin Ilaahay Aanu kugu gargaarayn Waxba kuuma goysoo Gacmahaa ku daalee..!" Ciise Warsame Samater "Dhancadde".
Dad waa kuwii hore mudo 17 sano dabadeed waxan tagay muqdisho Dad kii wey isbadaleen walahi qof qof rabo maleh qabyaalad qurun naxaris xumo wan kasolabtay 20 cisho an joogay yaa ila arkay dad kiin badan kood in ey isbadaleen
Heestaan fannaaniinta hadda qaadaya waa waa sooraan iyo aamina cabdillaahi ee saaxiib dadka ha qaldin aan ku saxee
VIVA 🎉🎉🎉🎉
Xaalimo Khaalif Magool Iyo Salaad Darbi Heesta Dalmarow Like cidii iga danbeysaa 2024/3/10
Nabsi waa mabaaqdee Adoo baahan la arkee Inaan kuu badheedhee✍
alle hawnaxaristo adan hure ciise
AHU. Abwaan Ciise Warsame Dhancade. OODWEYNE citizen.
waaw hees cajiib ah manta igu horeysa an maqlo
.
This is my favourite song wllhi.
Horjoogayaasha iyo Garaadad Soomaaligalbeed way ku daashay Daljirad Zeynab Cali Baxsan, ....Maantoo kalay qaaday heestan
heestan waxan dhagaysanayaa 2024 oo ay Axad soo galayso, Ilaahay ayaa og wakhti xigga ee aan dhagaysan doono iyo goobtan ku dhagaysan doono likes 👍 i saar si aan dib ugu soo laabta sannado kaddib.
Dad waa kii hore murti iyo heesana waa intii ay ka tageen!!! Waxaaan maqli jirey “ Old is gold” Wixii hore waa dahab!!!
Cajiib !❤
25 Aug 2024 Sun Night 5:12 MCI M.DH M.D.J S.X
hees qaali
Xaadir ☝️ Xaadir ☝️ Ina Amina Salaan Hurre Ciise Duriyadii saxda ahayd aniga weeye Alle haw naxariisto awoowo Aden iyo intii dhimatayba
Guuul somaliland ishaa allah
allaha u naxariisto fanaan wadani ah
Mirihii m.a.dacar laxankii maxamed cali nahaari codkii a.mooge liiban iyo sahra siyaad
Yaa salaam waxaas ayaa hees ka ah labada naas iigu deeq dhaxdoodana igu yara daay qalbigii damqanaayay iyo wadnahu hayara dagee dibnaha bal in yare marmari xanuunkaa idaynayee waaw❤❤❤❤
Laxanka cida saartey tolow waa kuma
Cabdalla sagsaag
Allow kuu naxariso
Naxariis iyo janno ilaahay kaga rajeynaya ahsan fanaan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
2024 August😂 dhagezana yaab
Absolutely tubeec was the king of somali musicians the man with golden memory the ever green and all the time interesting king allah grant him the highest position in heaven amazing
13-8-24 taariikhdu weeye, sacaduna waa 5:27 subaxnimo.
❤❤
waxaan jooga kenya 09/8/2024 heestaan kama daalo dhagansigeda
Faladagan iyo Gabadhaan yaa kuleh. 😅😅😅
Ugub weeye kuma lihi Waxadse eed ku leedahay adigey adunkiyo ifka kuugu necebtahay adigoo ujeedada ogeysiinin waa hore😢