Xaliimo Khalif Magool - Hasaawe Faqiir lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 23

  • @rahmobaariyow9525
    @rahmobaariyow9525 3 ปีที่แล้ว +5

    Hadaan helay kii ihanan lahaayoon
    Hasaawe faqiir ka hadhayaaheey🔐❤
    Yaa taajir💸🤣

    • @dhiblaawemedia8538
      @dhiblaawemedia8538 3 ปีที่แล้ว

      I maanka dhuuqso walal 🤣🤟

    • @rahmobaariyow9525
      @rahmobaariyow9525 3 ปีที่แล้ว

      @@dhiblaawemedia8538 kkk taajiriintu iqaas yahay commntgas

    • @cizzejunior7690
      @cizzejunior7690 3 ปีที่แล้ว

      @@rahmobaariyow9525 👆💸💯

  • @axmedcalixasanxasan2235
    @axmedcalixasanxasan2235 3 ปีที่แล้ว

    Eryadan yaa iisheegi kara qofka sameyay iyo laxanka quruxda badan ee macaan

    • @xasanmagafe5780
      @xasanmagafe5780 3 ปีที่แล้ว

      Waa heesihii radio hargeysa

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 ปีที่แล้ว

      Insha allah dhawaan baan soo galin doonaa Laxanka Magaciisa iyo kuwo kalaba halkaan kala socda th-cam.com/video/jDFVUEY5OWE/w-d-xo.html

    • @cabdiqaadirjaamac4559
      @cabdiqaadirjaamac4559 ปีที่แล้ว

      Wll waa ereyadii saxardiid maxamad jabiye allaah yaraxma

  • @mahamoudabdi1092
    @mahamoudabdi1092 2 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii Saxardiid Maxamed( jabiye)

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you saaxiibayaal
    Maadaama aad calaamada gambaleelka dhawaqi ka jarteen oo aad mute ka dhigteen
    Awal marqaanka bay iga qasi jireen dhawaqaas kkk

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 3 ปีที่แล้ว

    Heestan Waa hees Qaraam ah waxay ka mid tahay Dhawr Laxan oo aan hayo oo aan Magac u la'ahay

    • @cabdicasiismaxamed7281
      @cabdicasiismaxamed7281 2 ปีที่แล้ว

      Xged ku hysa bru maad soo galisid TH-cam ka

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdicasiismaxamed7281 halkaan kala soco sxb dhawaan Insha allah th-cam.com/video/9h1jRa55vqY/w-d-xo.html

    • @MIRALUUL979
      @MIRALUUL979 ปีที่แล้ว

      Codkaa haduu qaraam yahay waa kan ugu macaan dhamaan laxamada qaraamka

  • @cadaala_filims
    @cadaala_filims 3 ปีที่แล้ว +1

    Karaamo kor kaaga ha ahaato.

  • @zihaambarwaaqo8660
    @zihaambarwaaqo8660 3 ปีที่แล้ว +1

    Hello Hasawe faqiir bye😂 Allh how naxariisto maamo magool

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 3 ปีที่แล้ว

    Ereyada Saxardiid Mohamed Elmi Jabiye. Naaxiyadda muusiga Ali Fayruus 1965kii Hargeysa

  • @aadanabdi292
    @aadanabdi292 3 ปีที่แล้ว

    Hasaawe faqiir dumar kuma jiraan miyaa

  • @maryamaadam8271
    @maryamaadam8271 3 ปีที่แล้ว

    Waaw

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 3 ปีที่แล้ว

    Magool Maxay Na Leedahay

  • @mahdihassanelmi7105
    @mahdihassanelmi7105 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤