Cabdinaasir Macalin Saciid - Ibixiyow I bixi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 11

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 ปีที่แล้ว +2

    Mirihii m.c.kaariye laxankii x.gareyd cadka c.naasir macalin siciid

  • @husseinqalib3577
    @husseinqalib3577 2 ปีที่แล้ว

    Waa eraydi Cali Saleban bide ilahay ha unaxaristo

  • @mascuudyusuf410
    @mascuudyusuf410 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahaw unaxriso maxamed ali kaariye iyo cabdi naasir Macalin siciid

  • @kayseismail6935
    @kayseismail6935 3 ปีที่แล้ว +1

    Saxid maaha banaa waa ba, anaa

  • @farahmali1638
    @farahmali1638 3 ปีที่แล้ว +1

    WAAN JECLAHAY IN AAN DHAGEYSTO HEESAHA AAD SO GALISO TH-cam KA LAKIN BELLKA KA DAA HEESTA OO NAGU SOCOTA AYAAD BELKA DHAXDA KA GALINEYSAA KA DAAA SXB WAXAANA U HAMBALYEYNAA INTA AFKEENA HOOYO SIDA FIICAN U TAQAANA keep akeena hooyo ♥waan ka jeclahay dadka kale qofkii afkeena si fiican ugu hadla dadka kale

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 2 ปีที่แล้ว

    Ereyadii waad kufsatay reer xamaroow

  • @husseinqalib3577
    @husseinqalib3577 2 ปีที่แล้ว

    Kariye shaqo kuma laha

  • @dhiblaawemedia8538
    @dhiblaawemedia8538 3 ปีที่แล้ว +3

    Naftu biimo weeyee
    Biyahani ma calaw baa
    Dhulku bahal maleeyahay
    Allahayow banaan kaba
    Bohol kama malaysanine
    Ibixiyow ibixi igabixi
    Allahayow caashaqu
    Bad weeyee igabixi
    The love you lost for respect will one day leave me

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 ปีที่แล้ว

      Oh my God I'm still crying 😪😪💔

    • @dhiblaawemedia8538
      @dhiblaawemedia8538 3 ปีที่แล้ว +1

      @@fardushurre1668 Tell me what I can do

  • @husseinqalib3577
    @husseinqalib3577 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa sameyey cali Saleban bide been yaan laga sheegin kariye shaqo kuma laha