HEES | Anoo Taag Dareeyoo | Cabdi Tahliil Warsame | Original + lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 7

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว +7

    Aun fannaan Qaran Cabdi tahliil iyo Ilma Mooge markaan dhagaysto ayaan Soomaalinnimada jeclaadaa oo ogaada inay hobollo lahaayeen❤.

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 ปีที่แล้ว +2

    Anoo taag dareeyoo warmo laygu daagoo cadow ii tashanayaa tii eebe tiimidoo AHUN abditahliil warsame barisamad wan ku salaamay 👋
    Horay u soco 👏

  • @abdullahinour-f7r
    @abdullahinour-f7r 3 หลายเดือนก่อน

    waaw hees cajiib ah manta igu horeysa an maqlo

  • @adawesaid1510
    @adawesaid1510 ปีที่แล้ว +2

    Walaal hadaa talo iga yelee cabdi tahliil bis soo gali waxaan hees wey dhaftay gacantu kuma godo cabdi tahliil ilaahy haw naxaristo 😢

  • @IkhlasMusse-px6bi
    @IkhlasMusse-px6bi ปีที่แล้ว

    Ilahey ha ka sooro dhibatada dhamman aaadmiga ku dhiban maxkamaddah somalidda

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel ปีที่แล้ว +1

    Mudo sanad ah baa ka maqnayd channel ka balse noqod wanaagsan wllal.

  • @Qoslaaye235
    @Qoslaaye235 ปีที่แล้ว +1

    Meeshan 30 ka Bisha inuu Active yahay ayaa lagaa rabaa Sxb