JIIB | MAGOOL | XUDAYDI | LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 12

  • @qaraamyahan
    @qaraamyahan  ปีที่แล้ว +6

    Aad u dheehdoo qaraamku Xudaydi tumaa'i waa ka soocan yihiin kuwa kale waana dhaxalgal maadaama Xudaydi yahay boqorka cuudka qaraamka. Halka Qarshena ka yahay boqorka codadka qaraamka; Cumarna ka yahay boqorka luuqda qaraamka. Inta nin een xusayba waxa jira rag la tartarmaya oon ka dhicin. Xudaydi waxa baal cararaya Saalax Qaasim, Axmed Naaji, Jiim, Dhuulle qudhidiisa, Aweys Abukar Cawad iyo QKB. Qarshe isaga ninka qudha ee u babac dhigi karaa waa Guroonjire. Cumarna waxa ka laalaada labada Maxamed - Tubeec iyo Kuluc.

    • @araleabdi56
      @araleabdi56 11 หลายเดือนก่อน +1

      War niyohow waxbaa kuu bilaban

    • @Highilighschannel1470
      @Highilighschannel1470 8 หลายเดือนก่อน +1

      Been maad sheegin xudaydi Ninka aaan odhan lahaa wuula dhigi karaa waa jiim sheikh muumin lkn jiim laftiisu wuxuu kaga hadhayaa bilaa durbaan ma tumo heesaha halka xudaydi bilaa durbaan u qaraamka kutumijiray markaa xudaydi marwalba xaga Qaraam Ka waa koowaad shaki la aan dhamaan tood AUN

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 27 วันที่ผ่านมา

    Eebow labada marxuun u naxariisto xudaydi iyo magool 😢

  • @AbdirahmanAbdiElmi
    @AbdirahmanAbdiElmi ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto

  • @IntisaarAhmed-up2fl
    @IntisaarAhmed-up2fl 4 หลายเดือนก่อน

    Axyaa magool

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 ปีที่แล้ว +2

    Xamsoow sxb arintaa Laxanka Jiib Hubin uma baahna Cabdulaahi Qarshe baa leh markaa wixii hada ka danbeeya Laxanka Jiib wixii kuu haray Cabdulaahi Qarshe ku soo qor😅

    • @qaraamyahan
      @qaraamyahan  ปีที่แล้ว +1

      Bal sxb I tus Cali Dheeroo sidaa leh.

  • @shamsudinsheikali4036
    @shamsudinsheikali4036 ปีที่แล้ว

    god song. Thanks bro

  • @abdul-majiidabdinasir
    @abdul-majiidabdinasir ปีที่แล้ว +1

    aad baad ugu mahadsantahay codkan hallaasiga ee UAN magool, codkan xaga dabeecada ama dareenkii lagu alifay laxanka , wuxuu la dareenyahay codka Banaadir 1 iyo beerdilaacshe saasuu maankaygu leeyahay, lkn saad sheegtay labadaa mulaxinba way lahaayeen awood caadifadeed oo ay ku alifan laxanka lagu farayaraystay..

  • @calaydhchannel2541
    @calaydhchannel2541 ปีที่แล้ว +1

    Laxankan waxaa lagu yaqaan Shimbir balse aragtiyo dambe ayaa lagu duudsinayaa Shimbir oo siinaya Qarshe. farta laxankana waa tii Goud Shimbir aun dhamaan dadkan