RIFTOOR | MUSHTEEG | C.NAASIR MACALIN | XUDAYDI LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 10

  • @qaraamyahan
    @qaraamyahan  ปีที่แล้ว +7

    Dhadhabid: Riyo hadal leh (hadrid ama qarwid) oon la xusuusan marka lasoo tooso.
    Raygalid: Dabrid
    Rigrignaan/ rigrigid: Markay shayga tolmaha lagu celceliyo ee la adkeeyo. Halkan balse waxay ugu jirtaa qof macangag ah oo go'aan adag.
    *Hees kulmisay Xudaydi, Mushteeg iyo C.naasir maxaad u ka fili, jawaabtu waa amakaag.* *Allaha ha u naxariisto dhammaantood.*

  • @gulledawliyo1095
    @gulledawliyo1095 ปีที่แล้ว

    Cabdinaasir macalin Caydiid oo xarrago gaabiyey Cuudkana la dardaarmaya nin dhageystay baa garanaya gacantiisa. Illaahay ha u naxariisto isaga iyo intii muslimsba.

  • @GaraadNaasir
    @GaraadNaasir 7 หลายเดือนก่อน

    Mushteeg waa ninka inta igu badan ku heesay laxanka Riftoon inta ugu badan maan arag fanaan kale oo laxanka riftoon laba jeer wax kabadan ku heesay aan ahayn mushteeg AUN

  • @hassanjamac4130
    @hassanjamac4130 11 หลายเดือนก่อน

    Cajayib ❤Alleyaraxma raximiin

  • @ridwaneid5013
    @ridwaneid5013 ปีที่แล้ว

    Cajiibul cajiibaad rabow u naxariiso Aamiin Aamiin

    • @qaraamyahan
      @qaraamyahan  ปีที่แล้ว

      Hilowlow qaraamka sideen isku tihiin?

  • @araleabdi56
    @araleabdi56 ปีที่แล้ว

    Kabankan faysal laftiisa tumaya maaha cabdinaasir
    Waxana kuu cadaynkara faysal marka loo tumaya waxaan meesha ka maqnaan sacabkiisa boodaanta aha

  • @heellolyricsqaraamyahan4174
    @heellolyricsqaraamyahan4174 ปีที่แล้ว

    Yaa salaam

  • @odayqaraami2165
    @odayqaraami2165 ปีที่แล้ว

    Maiga hubta ainuu cuudkani yahay kii cabdinaasir

    • @qaraamyahan
      @qaraamyahan  ปีที่แล้ว

      Waan ku hubaa. Farta Cabdinaasir nin garanayaa ma gafayo.