Qaaci;Heesta Geela iyo Cabdalle Sagsaag.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @Ziddiiq
    @Ziddiiq ปีที่แล้ว +5

    Ereyadii ...Laxankii Musiggii iyo codkii my Real Abtiyo ..... Cabdalle Maxamed Carraale (Cabdalle Zigzag).... Raxumuhullaah 🙏🙏🙏🙏

    • @hassanyare1287
      @hassanyare1287 8 หลายเดือนก่อน

      Adoo mahadsan wl goorta geeriyoday ma noo sheegi kartaa

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ahu naxariisto marxuumka aameen yaa Rabbi

  • @ahmedmahfoud3471
    @ahmedmahfoud3471 2 หลายเดือนก่อน

    Yuu ahaa abwaanku AUN

  • @buuxciise2167
    @buuxciise2167 2 ปีที่แล้ว +2

    horu soco wllky 🙏🙏👋🙏

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +1

    War saaxib meeshan in cabaar ah waan ka maqnaaye caawa ayaan ku dalxiisayaa In.Allah 🥰

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +4

    LYRICS-:
    #PAGE:
    #1
    Geellaa markuu dararan yahay
    Laba nin duug taaye Laba nin duugtaa
    Markay dirirohooraan
    Geeduhuna da'a joogaan
    Dalo wada irmaan baan
    Kugu diidin nirigtoo
    Godol debec sanaantee
    Gabno kuma daryeeshoo
    Marti kuuma deeqdoo
    Doobi Lagama buuxshee
    #Chorus:1
    Geellaa markuu dara ran yahay
    Laba nin duugtaaye Laba nin duugtaa ×2
    #PAGE:2
    Dunidoo ah jiilaal
    Marka ay dameeruhu
    ILmahooda diidaan
    Isagaa wax daaqaba
    Ugu nolol dambeeyoo
    Diihaalka gaajada
    Isagaa u dul qaatoo
    Abaar Kaaga doogee
    #Chorus:2
    Geellaa markuu dararan yahay
    Laba nin duugtaaye Laba nin duugtaa ×2
    #PAGE:3
    Marka ay diraac tahay
    Dadku wada hayaamaan
    Dul waynoow ratigiibaad
    Aqalkoo La duubiyo
    Haamaha aad dul saartaa
    Culaus kuma dakaamoo
    Mana daayo socodkoo
    Guurahana ma daayee
    Chorus:4
    Geellaa markuu dararan yahay
    Laba nin duugtaaye Laba nin duugtaa ×2
    Erayadii iyo Codkii AHN Abdalla M Sagsaag
    Raxmaanku naxariistii Jano hawgu deeqo.

  • @smiledon77
    @smiledon77 ปีที่แล้ว +1

    cabdlaae zag zag alla yarxam geelii yaaca sacad yoonis

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 7 หลายเดือนก่อน +1

    Gingeera kid remake is decent too.

  • @abdiuudhirsi4963
    @abdiuudhirsi4963 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 2 ปีที่แล้ว +1

    Sangub inuu lahaa heestan ayaan moodayay

    • @Ziddiiq
      @Ziddiiq ปีที่แล้ว +1

      Cabdalle Sagsaag baa lahaa ... Ereyada.... Laxanka iyo luuqdaba ......Allaah yarxamoh

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 2 ปีที่แล้ว +1

    Ereyada Jaamac daad baa Lahaa zxb

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 24 วันที่ผ่านมา

    Duugtaa maxaa laga wadaa?

  • @ahmedfareh7823
    @ahmedfareh7823 ปีที่แล้ว

    EReyadi yuusuf Qioban

  • @abdullkeybashane8661
    @abdullkeybashane8661 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal last part heesa ya ifahansiyo🙏🤣

    • @JAMHAD10
      @JAMHAD10 2 ปีที่แล้ว +3

      Af soomaliga maxaa u baran waysay!😂
      “Aan kuu soo koobee wuxuu uga hadlaa markay beeluhu is dagaalaan waa waxa lagu kala maslaxo oo diyada lagu dhiibo markaas bay dadku kala dareeraan sida Deeada iyo cowsha Howdka joogta oo dad ama bahal aragtay “

    • @abdullkeybashane8661
      @abdullkeybashane8661 2 ปีที่แล้ว +1

      Thankz legend 🤣❤️

  • @Xayir_w_Cisman
    @Xayir_w_Cisman 2 ปีที่แล้ว

    Waan umahadcelinayaa kanaalka.
    Fadlan heestan aan hooskusoo lifaaqay masoogalinkartaan oo lyrics leh akhyaarta, idinkoo mahadsan
    th-cam.com/video/4NBCekSNl3E/w-d-xo.html