Cilmi Boodhari | Jacaylkii Foornada, illaa furaashka geerida!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @caacishonuur8747
    @caacishonuur8747 ปีที่แล้ว +16

    Filim noogu so sameeya shekadan jaceylka ah astaan hada waya arag tihin plz codsi waye wa idin jeclahay astaan❤😢🙏

    • @abdi1985
      @abdi1985 ปีที่แล้ว

      atarishada adigaan kuu codeeyay

  • @hodanabdile7586
    @hodanabdile7586 ปีที่แล้ว +7

    Hodan is not easy mi name❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hodanmoha4672
      @hodanmoha4672 ปีที่แล้ว

      Haa easy ma nihin🌺

    • @maxamuudcumar6722
      @maxamuudcumar6722 ปีที่แล้ว +2

      😂jaceylka looma dhinto waa been waayo cilmi boodhari wuxuu ka shaqeyn jirey foorno kawrn haduu ahaan lahaa mulkiilaha hormuud😂

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 ปีที่แล้ว

      Hodan is not easy mi name ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

    • @CaptainoGemer
      @CaptainoGemer ปีที่แล้ว +1

      Hadaad moday cashaqu maalma qudha yhy inu micnihiisa maad baran 😢 maweelo iyo ciyaarba modaysa adiguye 😢💔

  • @cuddooncabdiqani5692
    @cuddooncabdiqani5692 ปีที่แล้ว +3

    Ehel Jacayl buu ahaa Lkn Jacaylku wehel maleh😢😢😢

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 11 หลายเดือนก่อน

    Cilmi Boodhari hadii Ciise weyne ka dhalan lahaa jacayl iyo wax la'aan uuma dhinteen. Sheekh Muuse qudbi Eeshaca iska daa wiillasha Ciise agooma ah ee inamada madiga ah ayuu xoollaha siyaarada laagu keenu uuga yarad bixin jiray waa wakhtigii Cilmi Boodhari jacaylka u dintay iyo ka hor. Sheekh Muuse rijaal yaa turbi eesha allaah yarxamu

  • @HanadSomali
    @HanadSomali ปีที่แล้ว +1

    It will be nice if they Make film on this story ❤

  • @maxamudcidhbo8862
    @maxamudcidhbo8862 10 หลายเดือนก่อน +1

    Jacaylku faqiir iyo taajiirtoona kuma xidhna waa dareen baniaadanka ku abuurmo jiritaankiisana shaki kuma jiro

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji ปีที่แล้ว +1

    Jaceyloow xaal qaado😢

  • @Kckcollection
    @Kckcollection ปีที่แล้ว

    Jaceyl i galay hadda😢😢

  • @ZhakaraawiKazim
    @ZhakaraawiKazim ปีที่แล้ว

    Waa mid kamida taarikhaha Beenta ah ee bulshada somaliyeed

  • @asioabdisalaam3391
    @asioabdisalaam3391 ปีที่แล้ว

    Flim kasoo sameeya 😮

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 11 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Shacayb-o8m
    @Shacayb-o8m 9 หลายเดือนก่อน

    Mofadaaa waan ka shaqeyeyy 2015 ninkaa dubayaa waxaa ladhahaa jiray waa ciise muuse mulkiiluhuna waa ciidagale cabdilaah afwaax berbera aniga laftigaa wakhtigaa inan xafadaa burwaaqo ah ayaan aad u caashaqay

  • @abshirjibriil4559
    @abshirjibriil4559 ปีที่แล้ว

    Jacaylku waawax cajiiba qofki helana nasiibleh

  • @sadiyofarah3148
    @sadiyofarah3148 ปีที่แล้ว

    Jacayl waa kii hore

  • @iqrosharmaarke9719
    @iqrosharmaarke9719 ปีที่แล้ว

    😊

  • @Dugziiye8918
    @Dugziiye8918 ปีที่แล้ว

    Noo soo Darya barnaamijka bodhari iyo bereraa

  • @اميرةالبيت-ح4ع
    @اميرةالبيت-ح4ع ปีที่แล้ว

    Ah

  • @yasmingolden4675
    @yasmingolden4675 ปีที่แล้ว +1

    Waa Qiyali jecelka wlhi

  • @filsancalifilsancali5203
    @filsancalifilsancali5203 ปีที่แล้ว

    Hodan is not eas ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kckcollection
    @Kckcollection ปีที่แล้ว

    Oo cilmi bada iskuma dilin miyaa😢

  • @filsancalifilsancali5203
    @filsancalifilsancali5203 ปีที่แล้ว

    Hodan is not eas

  • @maxamuudcumar6722
    @maxamuudcumar6722 ปีที่แล้ว

    😂jaceyl waa loo dhintaa waa been waayo cilmi boodhari wuxuu ka shaqeyn jirey foorno kawrn haduu ahaan lahaa mulkiilaha hormuud😂

    • @qalihaji8331
      @qalihaji8331 ปีที่แล้ว

      Jacayl ba magalen lacagtisa shaqen
      Lahed 😂😝

  • @ZakiaHassan-my1ep
    @ZakiaHassan-my1ep ปีที่แล้ว

    Haaaa

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 ปีที่แล้ว

    FOORNO.MOOFO

  • @luulaabdi
    @luulaabdi ปีที่แล้ว

    Astaneey odaygaan aad videoga ka kenteen cilmi mahan xafadeeyda ayuu daganyahay beenta naga dhaafa 😂