Odaygaan wlhi ciilkisa i dilaa uma muuqdo xanuuunkii cilmi bodhari aaa yar bu is dhafinaya abihis bu la maseraya boodharyow wlhi xanuuun wa aragtay ayado jcyl dadkuba aqon baaad rafaday 😭😭😭😭😭😭 allah haku naxaristo
Kolay wanaaggii hooyadii ma laha ninkani. Inuu qiso ka been sheego oo qof dhintay farafareeyona waxa u dhaami lahayd inuu iska aamuso. Taariikhda iyo qisada Cilmi iyo Hodan na cid looga warramayaa ma jirto. Cilmi Bodhari Alle ha u naxariistee isagaa qisadiisa gabayo iyo heeso ku dhameeyay meel kalena loo dooni maayo.
Yusuf Adan Bowkax waa Safiirkii Somalia u fadhiyay Somaliya 1977 markii mujaahidiin Falastiin ah ay soo af duubeen diyaaradii Jarmalka ee Lufthansa ee ay soo dejiyeen Mogadishu. Dawladii Somalia waxay u hiilisay Jarmalka waayo dawlada Jarmalka kharash iyo qalab badan ayay siin jirtay ciidanka Police ka Somaliyeed.
masha allah waa qiso aad u caan baxday oo markaa maqashaba kugu soo dhacayo dhadhanka jacelka balse sidii aan ka amin sanaay iyo sida uu rashiid nooshegayo aad ayey u kala fog yihiin lkn wxn uga mahad celinaya ayaanle iyo barnamij kiisa hanoolato oo qiso walba iyo taariikh walba oo tuhun umada ka galaba naga turxaan bixiya rashiid ne waxan dhihi lahay arin loo baahnay ayaa ku dhiiratay ee sii laba laab si waxyabaha aan aardaka laheen meesha uga baxan viva haloolaato
Cilmi bodhari wa lo diday hodan rerkeda nin ku daray isaga lakin jacelkeda wa u dhintay aun lakin isaga waxu dhalay malaha lakin dadka wax dhalay sida lo xususto si ka weyn aya lo xasusta o waxu dhalay jacelka dacada talo lagu xasusto sygan lagu xasusto jacelkasto dacad ah aya lagu xasusta cilmi
❤️💕💕💕💕💕💕 love is greater than money somalidana waxan kala yabay qofkii dhibato haysato dhibato kala loogu daraa kulaha wala nusafuriyey ninkii bal qof tisa uyabana maxa laga nusafurinayey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Wll wuxu u jeedaa hablihii reerkoodu ku sasabi jireen ee la odhan jiray kuwan guurso taas maxad ku falaysaa? Isaguna wuu ka diidi jiray waxana laga yaabas hablahaas inay ku jireen gabdho hodan ka qurux badnaa lkn isagu hodan ka door biday maxa yeelay they were not his type of lovely
Ninkan wariyaha ahi maaha nin xog buuxda kama hayo arintan hadba wixii ku soo dhaca ayuu waydiinayaa!!!! Wax yaabahan tabayo waxa ka mida riwaayadii la odhan jiray (Ma dhabaa jacayl waa loo dhintaa?
rashiid tariikhda wx yaalo badn uu kala duway oo dhiigi aabihi inunku jiro iyo iney dadka hooyadi iyo cilmi iney isku qabtaan oo ay ka shekeyn aygo ka dhigaya dad is jeclaa bu didayaa blse hodan marki dambe cimi siday gabayadisa amaanta iyo gabyda u ku beer laxawsanyo ay uso gaaryen wey jeclaty sida qisada saxda ah blse wiilkeda hooydi in nin aan abihii ahyn lagu qabto bu diidanyahy wa nin karti leh
Abdulahi Umar xitaa maama Jacayl maahayn, ileen wxaa la oran kara maamo jacayl mrky Cilmi is jeclaayeene....maamo karaahiyo dhashay oo jacayl aan wxba ka aqoon.... illhy ha unaxariisto labadaba.
Boodhari qisadiisa waadhab
Maanta ayaaban sii xaqiq saday in dulmi jaceel uudilay
Cilmi lkn wiilka hodan
Waxbuu qaribayaa
Waayo nina hooyadiii
Waxii soomaray ugama
Sheekeen karto maxaa yeelay calaf ayaaa ka adeegay
Lkn hadalkaan rumeestay waxaa weeyaan rer ka hodan inay ahaayeen dad wanaagsan xaga akhlaaqda
Balse boodhari. &. Hodan
Jaceel koodu
Waa mid rasmiya
Saan ka arkeeno
Gabayada cilmi
Jaceelkuna sidiisaba ama aduu kugu horeen ama kugu danbeen ❤️❤️❤️❤️
Lkn waxii taariikha in lagu dheelo maahin
Inanka hodanow
Hodan ma wiil kan wayn bay dhashy mansha allah 😂😂😂 somali mother love ❤️
Alayalehe maad odhane waa wiil wayn🤣🤣🤣🤣
Hodon iyadaa la jeclaaday mother love iyo fathers love waa ciliboodhari hodon ninkeeda waa maxamed shabeele ayeey jcleed
Waa wahore Waxey dhalatey 1916 wxyna dhimatey 1970
Alle ha unaxariisto dhamantood
Cilmi waxa uu ahaa xiligiisii nin muuqdq dhisan dhaqan iyo jidhba
Waxanu Inooga tagay sugaan iyo taariikh dhaqan gal ah❤
Odaygaan wlhi ciilkisa i dilaa uma muuqdo xanuuunkii cilmi bodhari aaa yar bu is dhafinaya abihis bu la maseraya boodharyow wlhi xanuuun wa aragtay ayado jcyl dadkuba aqon baaad rafaday 😭😭😭😭😭😭 allah haku naxaristo
Runtaa. Buuga sida uu u qoray iyo sida uu u hadlaayo wuu is bedelay!
Cilmi bodhari ilmo madhalinbaa
Haa wllhi
Kolay wanaaggii hooyadii ma laha ninkani. Inuu qiso ka been sheego oo qof dhintay farafareeyona waxa u dhaami lahayd inuu iska aamuso.
Taariikhda iyo qisada Cilmi iyo Hodan na cid looga warramayaa ma jirto.
Cilmi Bodhari Alle ha u naxariistee isagaa qisadiisa gabayo iyo heeso ku dhameeyay meel kalena loo dooni maayo.
Alla wilku xuma ma wuxu kaxishooday inu dhaho cilmi wu jeclaa hoyadey
Abihiis uuba lamaseyr sanyhy ninku ax wlhi wa calool xumo
Wxan filayey inu dhaho hoyadey hodan wxa xaq ulahaa cilmi boodhari wana mida saxda ah 🙏😭😭😭😭
Waa sax hodan boodhari ma jecleyn lkn boodhari isagaa jclaa hodan intuusan jclka usheegan bey hodan dalka ka dhooftay iyada maba ogeyn inuu cilmi jclaa
🤣🤣🤣naa hodan mey ogeyn inuu jeclyhy ilmi wax hubso
cilmi boodhari alle naxariztii ha warabiyo
wxuu dhazhy 1910kki wxuuna ku dhashy zalaxley wxa uuna jacaylku helay 1937 izagoo 27 jir ah waana waqtigii noloshiisa mugdiga iyo xanuunku u bilowdy
wxaan uzheegayaaa mahame zhabeell oo ah wiilkii ay dhazhy hodan cabdulle inuu uzoo xajo cilmi bodhari & iyo jacylkiziba uguna duceeyo aduunka izu zegee inay akhiro xawral cayn ahaan izu helaaan😥😥
Haaaa wlh
Hadii Ay cid xuurul ciin u noqon waxay u noqon Cidii ay u dhaxday ee Ay Oorida u ahayd
@@YG.357 kkkk meel aan jaceyl oolin waxba ma yaalan
1908 buu dhashay waxa uuna jeclaaday isago oo 23 jir ah, marka uu dhimanaye waxa uu jiray 33 1941 kii.
Kolley dunida raaxo kumuu heline aakhiraa lagu waaraayee jannadii fardowsaad alle haka waraabiyo 🤲
@@YG.357 cidey u dhaxday eyadu ma rabtay marka mase rabtiin male
Ninkan sheekada daacad kama aha, boodhari allow u naxariiso jeceyl kuu abo u ahaaye
Cilmi asagoon waxba dhalin oo awlaad kasii sheekeysa dhalin ayuu magaciisa aduunka wali sii jiraa waana taariiqda wanaagsan ee uu katagay
Cilmi boogdhari goormuu 0dhashay
@@fatimabade1480 wuxu dhashay 1900-1908 melahaa
@@wiilfankajacel6020
😂8 sano qof ku dhashay miyaa jira
@@abdalaali6591 war kun 1900 ila 1908 melahas ama labada mid ayu dhashay ayu ka wada 💀🙄
Macalinkeygii macalin Aadan baa si fiican noogaga sheekeeyey 2018 form one markaanu ahayn. Hodan bay Habro_wadaag ahaayeen.
Hodan shaki kuma jiro inaay qur xoonayd. wiilkeeda ha bixiyo
diyadii cilmi boodhari
Alh unxaristo hodan iyo cilmi
haa xasan kayd ayay walalo ahaayeen
@@fowsiomar9245 eedo ayay u ahayd
@ABDERAHMAN ABSHIR caqliga waxa lugusoiyey in aad carabkada ilaaliso
@ABDERAHMAN ABSHIR hadadan hadal wanag san ku hadli karin fadlan ika amiis dintena sana fartay
Hodon iyo cilmi boodhariba Allaaah how naxariisto
wlhi illhy hau naxariisto cilmi ciil aduun wuu arkaye😭😭
Zaaaid 😭😭😭😭😭
A/c mashalaah tabarkalaah wiilkan ay dhashay ayaa quruxdii hodan ka muqataaa mashalaah intii dhimatay ale ha unaxaristo
Adeer adigoon dhalan ayay dadku cilmi bodhari jacaylka uu uqabo laga dhargaye book aad soqortay oo aad ku badalaysid dhacdii hore majore buuga adigu iska hayso school ladaan kudhiganaynay anagoo 10 jiraaye xaagaad cilmo ugadhigaysaa qof aan waxba ahayn oo jacaylkiisu dambiila Alaaah how naxariiisto miskiinka Allaah ayaa abalkisa jano uga dhigaye adna ha,is odhan somalida wax kale usheeg adigoo dhalanbay zaxip shekadaa cilmo iyo bodhariba ka dhargena iskada somalidi mrkaa jogtaye ilmaha maanta dhashaa yaqaan qisadaa
Cilmi boodhari ilahay ha u naxariist
Yusuf Adan Bowkax waa Safiirkii Somalia u fadhiyay Somaliya 1977 markii mujaahidiin Falastiin ah ay soo af duubeen diyaaradii Jarmalka ee Lufthansa ee ay soo dejiyeen Mogadishu. Dawladii Somalia waxay u hiilisay Jarmalka waayo dawlada Jarmalka kharash iyo qalab badan ayay siin jirtay ciidanka Police ka Somaliyeed.
masha allah waa qiso aad u caan baxday oo markaa maqashaba kugu soo dhacayo dhadhanka jacelka balse sidii aan ka amin sanaay iyo sida uu rashiid nooshegayo aad ayey u kala fog yihiin lkn wxn uga mahad celinaya ayaanle iyo barnamij kiisa hanoolato oo qiso walba iyo taariikh walba oo tuhun umada ka galaba naga turxaan bixiya rashiid ne waxan dhihi lahay arin loo baahnay ayaa ku dhiiratay ee sii laba laab si waxyabaha aan aardaka laheen meesha uga baxan viva haloolaato
Cilmi Alle ha u naxariisto nin fiican oo fariida ayuu ahaa ee wiilkan uu adeerka u ahaa run kama sheegin qisada
Cilmi bodhari wa lo diday hodan rerkeda nin ku daray isaga lakin jacelkeda wa u dhintay aun lakin isaga waxu dhalay malaha lakin dadka wax dhalay sida lo xususto si ka weyn aya lo xasusta o waxu dhalay jacelka dacada talo lagu xasusto sygan lagu xasusto jacelkasto dacad ah aya lagu xasusta cilmi
walhi jacaylka hodan iyo cilmi saaneyn bay ku leeyihiin dhanka somaliyeed markii lafiiriyo hadii jacaylka hodan iyo cilmi ay hirgeli lahayeen waxan hubaa manta in labo qofoo kasto isjecel inay isheli lahayeen halka waxa noga cad somalidu berigi hore iyo hada inaysan jacaylka waxka aqoonin waxa larabey madama xilmi alaha unaxariistee uu jeclaa hodan in laisu guuriyo oo cilmi sidaas lagu daaweyo ilmahas manta ilmo xilmi bay noqon lahayeen oo jacayl lagu dhalay wanka xumahay wala fahmi wayey cilmi boodhari
Cilmi hodon wuxu baray dadka soomalida oo dhan qiime ayuu u yeelay
Buugaa intee ka helaa ?
❤️💕💕💕💕💕💕 love is greater than money somalidana waxan kala yabay qofkii dhibato haysato dhibato kala loogu daraa kulaha wala nusafuriyey ninkii bal qof tisa uyabana maxa laga nusafurinayey ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
cambaruudka naazaha mrkuu lahaa,boodhari Ninkn ba xaQ uyeshy inuu naazki nuugo uu bodhari amaanayey
Hhh war xishood😅😆
@@Mohamedukun Wlhi Ninkan Anoo Ku Qoslau ayaan Adigana Ku Arkau Markaasan Sii Raftay 🤣
Inta 2023 dawanay sa😂
Hoooyadaa iyo cilmi in ay sawiro wada galeen war ma ka haysaa ...
ina hodan thnkz xikmaD baDaN aYa Iga ka racdaY wlhi
lkn cilmi bodhari ayaa xaq ulaha hoyada hodan
Calfka kawyn uunban maqli jiray
Hanaan doon tv wiilkii hodan dhashay iyo sheekadii jacalka aan daawano
Walee cilmi jacayl ayaa dilay wiilkan abihii ha lasoo xidho
Odaygu aabihii buu lamasayray
Islaantana qof kale oon qoyskeeda ahayn inuu waraystaa wacnayd.
Waayo odaygeeda iyo wiilkeeda dhihi mayso ninkalaan jeclaa oo niyada kajabin mayso.
Hey hodan was 11 year old too young for 28 years old cilmi
@@calioumar2967lkn waga gayaan ayay ahaanjireen 11 iyo 12 ba hada umbay ciyal yhn moye
@@calioumar2967 11jirka wagaa 20jir bey u dhigmeen
Buuga uu qoray rashiid Waxaa layidhaahdaa madhabaa jacayl Waa loo dhintaa tankale Waa runtiis hodan gabadh yar ayey ahayd cilmi ilaahay ha u naxariisto ayuunbaa jacaylku ku koobnaa hodan cabdule walanwala ayaa la odhanjiray waxay walaala ahaayeen xasan kayd cabdule walanwala ninkana Waa rashiid maxamed shabeele Waa wiilkii hodan dhashay
Alaha unaxariisto dhib bu arkaye danbi dhaaf alaha uga dhigo
Hodan wilkan qurxon dhashey iydana wey kasi qurxoned nag lo dhintey way ahed 🤣
Lkn adbey u uareyd marka 6ilaa 8 sano ayeydba la tidhi amar ale unbey aheyd
Gabadh ay hodan isku reer yihiin baan isbaranaye somaliyeey halayga war hayo hooy 😭
Kkkkkkkkk haue
😂😂😂😂😂😂 mnoli
Zxp ma noshay mise wad isdishay😂😂
@@sumayosusu mana nooli mana dhiman hahahaha
@@kingalrahiim3522 waan shihiidey sxb hhhh
Walikey ismalayn hodan ilmo ayey dhashay balse u maleynayey on aay dhimaday ayadoon was dhalin waa nin qurux badan siidii laku shegay hoyadii qarux
Mashaa alaah waan idin salaamay abahaa inuu u daayaa wacnayd
Hhhhhhhh
Hhhhh ilah bn qorin lkn inuu shekada saxda ahi kahadlin bn filaya
Hhhhh😂
Maryaney ma jcyl baa lanisku daayaa laba wada dhalataa isku dilee😂
Alle naxariistii jano haka waraabiyo cilmi iyo hodan waxay ahaa yeen dad mudan in wax laga qoro waxay tusaale u ahaayeen in qofku wax jeclaan karo
Ninka hadalla cunaya waxay nio hadalka tuf
Cilmi io hodan allaha unaxariisto
Alle Ha u naxariisTo Cilmo io Hodan 😢😢
cilmi hodan waa loo diiday kulaabta inta uu dhahayo *abuteersi waa gooni maree cishqki keenaayaa* mcnaha wuxu ka wadaa abtisi iyo jacayl wxba iskama galin aniga jcyl baa i haya
Haa waa loodiiday lkn abtirsiimo iyo qabiil looguma diidin ee hodon ayaa doonanayd oo ninkii guursaday markii danbe u doonanayd yacni inuu guursaduun la sugayay
Cilmi Boqortooyo ayuu ka dhashay, lakiin taajir Muu ahayn
True wallo cilmi sabool buu ahaa wee u diideyn xitaa hodan wey ka ilaalin jireyn rerkeed in la afduubto xasidsaneyaanaa dadkii hore 🥺🥺
wiilkiiba hadduu saan yahay isagoo odey ah, hooyada oo gashaanti ah sidey ahayd? Boodheri bilaash uma waalan illeyn
Ahy
Subxaanalaah
سبحان الله
Ha Wlhi
Wiilkaan qurxoon hadday Dhashay #Hodan, Nabee AUN #CilmiBoodhari waa ku saxnaa inow Hodan Jeclaado
Wallahi waa ka xanaaqsan yahay in cilmi hooyadi loo gabyo laakiin
Cilmi boondhari qaararki Hodan ugu so arkay ninki soo nuugay waa kanaa 🤣🤣🤣
haa whl
😂😂😂
Ninkani sheekada dhanbu wuu xumeeyey hooyada mrka gabdhby ahyd gayaana inla jecladana shrfby u ahyd
Rashid maxamed shabeele.mansha Allah .
Cilmi isu reer baanu ahayne. Ciidagale. Waxaan xasuustaa tuke yahow cararoo, carradii tolkey iyo ciidagale sidaan ahay ogaysii !!
😥😥😥😥😥
Oo cilmi boodhari alle hau nxariistee ciise muuse muu ahayn miyaa ?
Maya ciise muuse ma ahayn. Ma Barbaraad ugu malaysay in uu ciise muuse yahay
Aniga waan aqriyey 79 brug aan xususan ninkii qoray waxa la dhihi jiray shekadii cilmi iyo hodan
Bodhari dhib Wuu arkay aqira allh janad hageeyo
Ameen 🤲🤲
Waxan maqalay mar anigo yar inanka curad eey dhashay hodan mar uu buug qorayay kalmad uu hoyadi waydiiyay aya kanaxad uun xanuusaday majiirta cid garanysa suashaas
Haa wn maqaly
❤❤❤❤ jacel waaki cilmi bodhari ku dhacay
Io kan ani maanta I hayo
Islaanta iyo odeygii waa caadi Af Reer wagoyi ceeb maha,
Waa jeclahay qisada boodhari iyo hadan
Waa hupaal inay hodan saaid u qurxoonayd waayo inan keeda ayaa cadaynaya ilaahay cilmi io hodan janada ha Geey0😥
Waan jecelan lahaa inan aqriyo mar kale
Ninkani cilmi buu qofka xun ka dhigaya qisada sidey tahy u sheeg ama isaga aamus aabihi buu la hinaasay
Waan layaabaa walaalaheena reer waqooyi lahjadooda hooyo laleeyahay islaantii subxaana laah mahooyaday baan dhihi karaa islaantii
Abooto maxay tahy aboor ku cunyee
Dee idinkuba habar baad tiraahdan taas ayan layabnaa anaguna
Waxaan filayay in ay hooyadii runta u sheegtayoo sheekada iyo sidey wax udhaceen ay kaga warantay, balse, waa iyada dhimatayo allaahu yarham. maahan sheekada runtaa hadeysan iyadu aysan sheegin dhinaceeda.??
Ninka qisada sidey qaliga uaheed iyo sida asiga udhigayo ismalahn qisada maqimenayo
War buuga nimankaa ciidagale ee uu kadhashaycilmi boodhari haloo daayo ragaasa gabayadiisi sifiican u haye
Haa wllhi
odaygani waxbuu qarinayaa
Au rafadey boodhari Alla haunaxaristo calafba kaadegey.weligeyse ma arag jaceyl dhab ah her lo dhinyey.
Walaley aniga naftige wan Ku jeclaa
Ma ii ogid
Su'aashi ugu muhiimsanayd maad weeydin odayga,,,, wxay ahyd inaad weydiso ,,Mrkuu leeyahay Wxn Arkay Qadra iyo qaararki hodon,,, mrka wxa fcnyd ind no weydiso Qadrada u sheegayo iyo qaararka hodon u sheegayo wxy yihiin.....wxn umalyn habiweydiin bu ku yidhi waayo waad ka booday suashas..
Wll wuxu u jeedaa hablihii reerkoodu ku sasabi jireen ee la odhan jiray kuwan guurso taas maxad ku falaysaa? Isaguna wuu ka diidi jiray waxana laga yaabas hablahaas inay ku jireen gabdho hodan ka qurux badnaa lkn isagu hodan ka door biday maxa yeelay they were not his type of lovely
wa qisooyinka ugu xiisaha badan gayga somaalida
Ceeb maad Sanayn Rashid laakuin qof kaleayay ku Habboonayd Malaa.Congraglation.
Cilmi reerka hodan ka dhalatay baa loo haystaa dambiile bayba ka dhigeen qof miskiina oo wax jeclaaday may iska siiyaan inanta
Maanta iga adkaate hodan waqtiga aabe ku noqde nabsigi albaabada fure baa aryar so xiridone bu dhahay boodhari
Ninkan wuuqarinaYaa sideY qisadu UdhcdeY
Muu qarin karaa isagoo dhalanbay somalidu ka dharagtaye wligiiba sida uu doono how shego
Kan cuqubo dii boodhari ayaa ku dhacday waa dhan dhaan jacaylka mayaqaan o xool weeye akhas magtii in laga qaadayaa ahayd wuu jaasjaasayaaba waa inoo qiyaamaha
Hhhhhhhhhhhh yac
@@aljoseph8053 war noocee ah
@@aljoseph8053 sabab lkn
@@aljoseph8053 wll indho adagida ma dad nool baa laqday yaana kugu yiri waa guurdoon
@@aljoseph8053 waan arkaya ee badu haku deeqdo wll
waa qiso macquul ah runta asagaa og cid kale ma ogaan karto
M.a ini hodan
Qiso jaceyl ninkii bilabay miyan dhahnaa mise ninkii ugu hor qirtay xili dadku qarsan jireen
Alaha unaxaristo labadooda lkn qisada siday udhacaday ninkan maba kashekenayo
waaa inan qurux badan🙌💋💕
Hodan Bilaash Looma Jeclaan yaqy🤗🤣
Hodan naag ogaden 😂😂
Adeer howshaan book dhowr page ah lagaama rabo, hortaa ayaa laga hadlay midkale dhab kaama ahan xogta, hodan adiga ayee kushashay lakin cilmi malaayin somali ah oo jeceyl ku dhashay ayaa qalbiyadooda kujiro oo Ka taariikh iyo jeceyl iyo magac dheer hooyadaa
Een een badana duqan waxbuu qarinaya sheekada sida saxda uma sheekayo
saax waa run ben mahaan
masha allah
Nikan laftiisa ayaaba ubaahan in book kle laga qoro wyo hodan baa dhashee😂
Mnsh Allh Adigab qrx hooyda ka racy
Buuga xageen kahelaa tolow
Kkkkk islaaanta unbuiu kuhayaaa bal maxaaa hooyo udiiiidy
MOHAMED MUSE ader af ka her waqoyiga saa u adag
Waxa tariikha labadi qoos iyo raajiim waxikala odhana waa kofsasho
Rashid hadi u cilmi dhali laha waxu ahan laha child love hada waxa dhalay nin hoyadi qasab logu daray iyadana cilmi bey ka daba dhimata la yiri
Aniga waligy halmar buuu jecel igudhcy wana gabdha aaan hada qabo wankugulystay jacyl waxunyhy hadi lagugu dayaco ala maxn hurdo wayey oon cunto isknacay finlay manshlah labowiil ba ijogta manta
Masha allh
Odayga malaha wa maseersan yahay wuxu shekada ka ilalina hodon iyo cilmi Iney isi salamen inu qisada jaceylkoda ka shekeye iska daaye waba oday ka xun qisada hoyadis yaaab
Islaanta iyo odeyga maxaa laga wadaa ma hooyo iyo aabe ayuu ula jeedaa
waxaa lakadaa ninka iyo naagta is qaba
haaa
Wllo Ajinabi baatay afkeeni wuu fiicnaday mar hadii dad ajinabi ahi barteen.......
Haaa waa saaas
Amina Jama kkkkkkkkkkkkk waa sidaas
hodan in ay qrux badneyd waxa cadeyn inagu filan wilkeda
Ninkan wariyaha ahi maaha nin xog buuxda kama hayo arintan hadba wixii ku soo dhaca ayuu waydiinayaa!!!!
Wax yaabahan tabayo waxa ka mida riwaayadii la odhan jiray (Ma dhabaa jacayl waa loo dhintaa?
14 February awgeed shekadan ayaan soo raadiyay
Maxa waye odaygan si fiican maba ushakeynayo cilmi sano ahay iyo saano aha kujirahe
Xanuunka qisada boodhari intuu noolaa buu maray ree hodana haday kaxunyahay waxa dhacay saa ninka wax idiin galay majiraan bay isleeyihiin
rashiid tariikhda wx yaalo badn uu kala duway oo dhiigi aabihi inunku jiro iyo iney dadka hooyadi iyo cilmi iney isku qabtaan oo ay ka shekeyn aygo ka dhigaya dad is jeclaa bu didayaa blse hodan marki dambe cimi siday gabayadisa amaanta iyo gabyda u ku beer laxawsanyo ay uso gaaryen wey jeclaty sida qisada saxda ah blse wiilkeda hooydi in nin aan abihii ahyn lagu qabto bu diidanyahy wa nin karti leh
Kkkk walhy waa runti hooyadii muxuu uga hadlayaa qaar baa dhahaya qaatna muxuu uga amusayaa qaar kala dhahaya
mamo iyo baba mx udiiday wx walid casi
Casi u ma eka qurux iyo sharaf way ka muqataa
Islanta unbuuleyahay miyey hooyahii ahayn
Siday reer xamarku abooto u dhahaan ayan islaanta udhahna 😅😅
@@souleqassali9766 abooto waa ayeeyo labaad
Ee hooyada ma ahan
@@مريمسالمين micnaha habarteey sowma dhahaaan reer xamarku anaguna islaanta dhahnaa reer xamarku islaanta markaad dhahdo waykula yaabayaan lkn reer koonfurku markuu habarteey dhahaan reer waqooyigu wuula yabaa midba midka kale ayuu la yaaban yahay😂
ina hodan❤
magac Hodan hadaan maqlo ilaaahybaa garankara
Boodhari in uu wax dhalo ehed asigana
Nastexo Mo kkkkkkkkkk
Haaa wlh kkkk
Hodan inay Quruxsaneed wiilkeeda ayaa u daliil ah
Qoraaga Rashid Shabeel aan saxo ma aha Islaanta marka aan weydiiyo, hadalka saxda ah waa marka aan weydiiyo hooyaday.
Haduba dan u qurxon yehee marku yaraa maxad moda cadi maha waa owlad jacal
owlad jcl ma aha ilen abihisa ma aha ninki jcla ee bodhari marka sidu ku yhy owlad jcl lkn idheh maama jcl aya dhashay
Abdulahi Umar xitaa maama Jacayl maahayn, ileen wxaa la oran kara maamo jacayl mrky Cilmi is jeclaayeene....maamo karaahiyo dhashay oo jacayl aan wxba ka aqoon.... illhy ha unaxariisto labadaba.
Book halkii ka helaaa