ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Mobileka iga jabay Allow ii caafi mobilka
Mid ka khayr badan oo ka wacan oo ka wanaagsan oo kasii fiican kaaggii hore haku siiyo..
Somalidu caanimò ayay waxkle kadhigen mar in laxanto marna laso qarxiyo qofka oo ceebihiisa lafaafiyo allow naso hadeey
Waxa Somali hore u dhahday “ Afdaboolan waa Dahab” 😂😂🤫 caanimo ayeey Xoolo ka raadiyaan dadkeenu lakin sharaf maaha..😅
Qeylo dhan waa wareeyHeestaa 😅😅😅😅😅😅Qashuuc iyo qiiro naxdin aa loogu talagay somalina waa ku ciyaartay 😅😅😅😅😅😅Yaab somaaliyeey hadiiba aa caan idin noqdo isoo qarxiya sharafta alla idinka qaad
@@dayofthedaydayoftheday9555 Inaad Somali halkaaga ka daawato Adna noloshaada kuu qarsonaato wax ka fiican maleh.. Hadii aad rabto nolol qariban camerada iyo TV SOO fariiso..😁
Allhm illhy ban can iga dhigin qalbi xanun u dhiman laha beh😂😂😂
Oo dadka caaka ayaga naf maha micinha meerlah raqiiska ma tagasn miya aar somalidu dhib badana bisinke
❤❤
Maryoley hada caan u noqoto waraa ku yaal wale😂
th-cam.com/video/6_WNc5uP4go/w-d-xo.htmlsi=YFkjaZNB4xqWO7_6
Maxay caan ku yihiin hadaysan 100 kun dollar ay bangiga ugu jirin.They are broke.
Lacagta iyo caan nimada iskuma xirna meeqaa hanti leh hadana aan la aqoon
Is kuma xirna wll labadasi qofka noloshiisa hoose ilen maka war qabne
@ Somalia Keli ayey is ku xirneen halkaan aan joogo mareykanka way isku xirantahay.
@@sdinim8695 boqol Kun Xoolo maaha anaa intaas iyo ka badan haya Alxamdulilah sida dadka caadigana u nool..
Mobileka iga jabay Allow ii caafi mobilka
Mid ka khayr badan oo ka wacan oo ka wanaagsan oo kasii fiican kaaggii hore haku siiyo..
Somalidu caanimò ayay waxkle kadhigen mar in laxanto marna laso qarxiyo qofka oo ceebihiisa lafaafiyo allow naso hadeey
Waxa Somali hore u dhahday “ Afdaboolan waa Dahab” 😂😂🤫 caanimo ayeey Xoolo ka raadiyaan dadkeenu lakin sharaf maaha..😅
Qeylo dhan waa wareey
Heestaa 😅😅😅😅😅😅
Qashuuc iyo qiiro naxdin aa loogu talagay somalina waa ku ciyaartay 😅😅😅😅😅😅
Yaab somaaliyeey hadiiba aa caan idin noqdo isoo qarxiya sharafta alla idinka qaad
@@dayofthedaydayoftheday9555 Inaad Somali halkaaga ka daawato Adna noloshaada kuu qarsonaato wax ka fiican maleh.. Hadii aad rabto nolol qariban camerada iyo TV SOO fariiso..😁
Allhm illhy ban can iga dhigin qalbi xanun u dhiman laha beh😂😂😂
Oo dadka caaka ayaga naf maha micinha meerlah raqiiska ma tagasn miya aar somalidu dhib badana bisinke
❤❤
Maryoley hada caan u noqoto waraa ku yaal wale😂
th-cam.com/video/6_WNc5uP4go/w-d-xo.htmlsi=YFkjaZNB4xqWO7_6
Maxay caan ku yihiin hadaysan 100 kun dollar ay bangiga ugu jirin.
They are broke.