8 saac ayey igu qaadatay in aan dhamaysto 20 xalqo taariikhda sheekha, waxa aan ka bartay lama Soo koobi Karo, waxaan jeclaan lahaa sheikhu in uu ka waramo ururkii itixaad, Gedo, sanag, ilaa Muqdisho, ilaa Kismaayo, burburkii ku yimid.
Kaamkaas uu sheegayo cuntada 2012 kii soo maray raashiinra doofaarka dhan waa laga joojiyay xalaal unbaa laga cunaa dadka ku jiro 99% muslim baa ubadan lo iyo kaluun besbaa laga cunayay traskhiikhen waaye kaamka
الله اكبر الله اكبر
maashaa allah, qeybwalba waa soo daawaday, si fiicana waad usoo gudbisay, waxbadan kaa faaiday, allaha ku xafido sheekh iyo dhamaanteen aamiin yaarabi
Shiikh jazakallah soobadi waa qisa wanaagsan runtii
8 saac ayey igu qaadatay in aan dhamaysto 20 xalqo taariikhda sheekha, waxa aan ka bartay lama Soo koobi Karo, waxaan jeclaan lahaa sheikhu in uu ka waramo ururkii itixaad, Gedo, sanag, ilaa Muqdisho, ilaa Kismaayo, burburkii ku yimid.
Akhii Aan Kaftamo waagaa mintid Ayaad Ahayd kk ماشاء الله
musalsalkaan waanba ubogay xalqada kale inaan waanba sugila`ahay
Shiikh jazakallah waa qisa wanaagsan runtii faaidooyin leh lkn shikow clipka dheerey
Shiiqa waa so jabay wlhi😂
Sheikh adigo mahadsan si aan ugu gudubno sheekadi xabsiyad please vedio so dheere si mawduuc tahriibka uga baxno ado raali ah #Mahadsanid
Waxaan Maqli jiray Allaa Watoo wehel Uma Baahna
6:17
Sheikh Yurub meel qaldan aa tagtay. Hadaa tegi laheed UK or Ireland would have been different
Sh mustafoow cawada jimcay aheed dhatalaan adan kusugaay niyow axmaarka waxbaskudhigti iyo shiicigi
Ninyow bari ban ku caayey icafi inta ay naan dhimanin
Cafis ayaa tahay wll
Ayeey Zaynab Ali Dirir September 2024 ayeey ku dhimatay Nairobi. Allah u naxariisto.
Wanku wataa geesinimo
Sheekh ilaahey ha barakeyo cumrigisaa waq tigaas somaali kiristan wa la heelaay miya cajiib waaye
2:36 4:44 5:26
Mashaa
Waa ciib taariikh taada
Wlhy ninkani wuu soo.jabay waa nin adag lkn reer diinimadii waay ku caawisay iyo dublamtic passport
Kan timaha badnaay naag cad mala socotay? Because naagaha Austria sahal ee ahaayeen early 1990s
Qeybta kale soo dedeji
Kaamkaas uu sheegayo cuntada 2012 kii soo maray raashiinra doofaarka dhan waa laga joojiyay xalaal unbaa laga cunaa dadka ku jiro 99% muslim baa ubadan lo iyo kaluun besbaa laga cunayay traskhiikhen waaye kaamka
M.a.
Berigaa miyaa faro layska qaadi jirin
Nosobadi sheik
Diplomasi hore sheekh caanood
Taariikhdaan waa igu socotaa.