taariikh iyo tahriib Q.22aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 14 วันที่ผ่านมา +7

    Waa safar cajiib ah shiikh codsi muuqaalka xooga badi halsaac kadhig si cabaar loodaawado

  • @al_tauhidchannel4526
    @al_tauhidchannel4526  14 วันที่ผ่านมา +6

    OGAYSIIS,MUUQAALKA WAXAA LADHIGAA TIKTOK,SIDAAS AYAA KALIFAYSA INUU YARAADO

  • @MaryanLuul-fm8gs
    @MaryanLuul-fm8gs 13 วันที่ผ่านมา

    m.a sheekhoo ilaahey Haku barakeeyo

  • @aminabidin813
    @aminabidin813 13 วันที่ผ่านมา

    Sheekh waan seexan lahayne waanan kusugaynayee muuqaalka soodaa jazakallah

  • @al_tauhidchannel4526
    @al_tauhidchannel4526  14 วันที่ผ่านมา +2

    Munik sazburg waa 116 km

  • @ابوالثلج-ر8ب
    @ابوالثلج-ر8ب 14 วันที่ผ่านมา +1

    Yaa shiih soo dhere muqalada

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 14 วันที่ผ่านมา +5

    Shiikhoow aad ayaad u xasuus fiican tahay, allah kuu siyaaadiyo. Waa dhacdadii oo sideedii ah aan la buunbuunin. Dhacdooyinkaa runta ku salaysan oo qof allah yaqaan soo weriyey ayaa wax laga kororsan karaa oo jiilka cusub ka ogaan baran karaan jabka umaddan qaarkeed mareen.

    • @user-yn1uz2ku5d
      @user-yn1uz2ku5d 13 วันที่ผ่านมา +1

      Wllhi waa layaabeyi sheekha😂😂

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  13 วันที่ผ่านมา +1

      Maashaalaaĥ dheh wll​@@user-yn1uz2ku5d

    • @user-yn1uz2ku5d
      @user-yn1uz2ku5d 13 วันที่ผ่านมา

      @@al_tauhidchannel4526 ilaahayi haku barakeeyo shekhanaa waxaan rabeyi in aan su aal kuweyidiyo lkn waan kaa xishoodeyi sabbt 6 kutub ayaan kaa dhageyisteyi cajalad bes ♥️ ani reer Toronto ahy 🇨🇦

  • @alidhoore7186
    @alidhoore7186 13 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkk sheekoba sheeko xasiiso badan xitaa muqalas ayuu Soo noqday geesinimo aa laga dhahaaa

  • @falaago1
    @falaago1 13 วันที่ผ่านมา

    Sheekh Mustafe inaad Time go'an noo soo geliso barnaamijka xooga saar Inshaa Allaah

  • @samiirspragger3944
    @samiirspragger3944 14 วันที่ผ่านมา

    Noso badi sheikh Insha allh

  • @aminacabdi3913
    @aminacabdi3913 14 วันที่ผ่านมา

    Jazaakallaah kheyr

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 13 วันที่ผ่านมา

    Kabteey bilata 😂ciyal xanar iyo kadhimeey kadhim 😂

  • @kingshark5810
    @kingshark5810 14 วันที่ผ่านมา +1

    Laakin muqaal soo kordhi shekhow jaka laah

  • @abdialpha
    @abdialpha 14 วันที่ผ่านมา

    Soo badi sheikh.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 14 วันที่ผ่านมา

    Sheekh ilaa saacad noo gaarsii waadnagu yareysaye😢😢

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 14 วันที่ผ่านมา

    Polizi aa la dhahaa

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 14 วันที่ผ่านมา

    August waaba summer bee sheikh