Xaaji Cali Shoocaac oo Afka Furtay | Dhulku Waa Ogaadeenya | Wareysi Kulul.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024
  • SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

ความคิดเห็น • 216

  • @cabdiwalihassan3519
    @cabdiwalihassan3519 6 ปีที่แล้ว +36

    Cali shucaac waa odey khayr badan oo cibaado badan Mar aan jigjiga joogey intiii ina iiley ilaahy meesha weydaariyey waxaan markasta arki jirey isaga oo masaajidka safka horre ah oo Aan cidi kasoo horeyn ilaahy cimrigiisii ha dheereeyo waa geesi ka mid ah Raga halgankii qayb weyn kasoo qaatey...

    • @mohamedhussein8443
      @mohamedhussein8443 6 ปีที่แล้ว +3

      Waxaan lahaa wa oday wanaagsan Laakiin waxaan maqli jiray gawso abeesaad hoos bay kawada xidhiidaan. Kulahaa dhulka waa ogaadeeniya sida sacuudiga war anaku somali sucudi ka facwayn baanahay. Ardaana Ardaa ma sheegan Karo. Somali baa nadeeqda hadaad diidaana idinkaa cirka roob ku'og. Wallee Doofaar madaahiro.

    • @bahdoonmahdi2432
      @bahdoonmahdi2432 6 ปีที่แล้ว +2

      Waa Ogadeeniya meeshu ,hadii hoos loo daadago Absame Darood iyo Harti Darood baa iskale Ogadeeniya .asxaabta kale waa marti

    • @abdijamanuur9797
      @abdijamanuur9797 4 ปีที่แล้ว +1

      @@bahdoonmahdi2432 hhhhh hhhhhh.beenaale sheegato.

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 4 ปีที่แล้ว +1

      mohamed hussein dhulku Waa Ogadenia ama diid ama raac. Caalamka ayaana uyaqaan waana magac xornimo lagu raadinayo. Markii laxorobo magacii ladooni haloobixiyo waxba kama qabno

    • @abdijamanuur9797
      @abdijamanuur9797 4 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimmohamed3196 riyo.walee baanu ahayn.sheekadan taariikhdeeda waa laydiin hayaa.

  • @buraalemaxamudAraarso
    @buraalemaxamudAraarso 6 ปีที่แล้ว +12

    Noolow Adeero❤

  • @aminadhagacde1979
    @aminadhagacde1979 6 ปีที่แล้ว +8

    Cimridheer iyo cafimaad Ader

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 ปีที่แล้ว +4

    Waa aqoon yahan ma anigaaba weligeey ka fikiray magaca africa isaguna wuxuu yidhi waaba buur yar oo tanzania ku taala yaab car yaa ka fikiri kara yaab

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 ปีที่แล้ว +5

    Odayaashii xigmada lahaa cali shucaac baa ka dambeeya

  • @professionalhacker2834
    @professionalhacker2834 6 ปีที่แล้ว +13

    Awoowe caana geel miyad ka dharagtay

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 6 ปีที่แล้ว +4

    Hadaan Ogaden nahay wadanki waa lainagala wareegay war fadhiga kakaca oo wadanka xabashida nooga saara
    Adeer cali shucaac guul in badan ayaan jigjiga Masajidka kuwada tukanay

  • @Red-bz7bk
    @Red-bz7bk 5 ปีที่แล้ว +3

    Somali galbeed waa magac somali mideeyo

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 4 ปีที่แล้ว

      We are somali galbeed apart of the 5ta somaliweyn 🇸🇴

  • @abdihakim_iddle5446
    @abdihakim_iddle5446 6 ปีที่แล้ว +7

    MashaAllah Awoow Cali Shucaac...Viva ogadenia guul iyo gobanimo Jwxo

  • @hawowar4475
    @hawowar4475 6 ปีที่แล้ว +7

    Masha'allaah ilaahay ha ku xiftiyo wa ragii raga ahaa

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 6 ปีที่แล้ว +8

    nolow adeero cali shucaac cimridheer iyo cafimaadka allah kusiiyo adeero

    • @gombiss2476
      @gombiss2476 6 ปีที่แล้ว

      Cali dhurwaa .com

    • @abdulhassan9985
      @abdulhassan9985 6 ปีที่แล้ว

      @@gombiss2476you're a narrow minded..

  • @professionalhacker2834
    @professionalhacker2834 6 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah guul iyo gobanimo jwxo Viva Ogadenya

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 ปีที่แล้ว +1

    Axmed guray ma'uudhiman ma goblamin darwiishkii geenyadu ma daalana 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯🦁🦁

  • @hassanjuba9624
    @hassanjuba9624 6 ปีที่แล้ว +5

    Halgankaas aad maqasheen ee magacyada Kala duwan lahaa qarniyalkana socday ragga majaraha u haayay una dhintay waa Ogaden dhulka nin kale masheegan garo

  • @whome4851
    @whome4851 6 ปีที่แล้ว +10

    Noolow adeer viva onlf

    • @anabgelle8723
      @anabgelle8723 6 ปีที่แล้ว

      Maansha a Allaah
      Adeer Allaah hakuxafido oo cimrigaaga hakuu barakeeyo

  • @maxamuudcabdulahi4923
    @maxamuudcabdulahi4923 6 ปีที่แล้ว +6

    Viva onlf

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 ปีที่แล้ว +10

    Abwaan waxaad isku darsatay cod karnimo geesi nimo deeqsi nimo wadani nimo ximad af tahanimo culimo nimo sheekh baad tahay daacad nimo ilaahay cimriga hakuu dheereeyo intii ku dhibtayna iska cafi

  • @indhoos8978
    @indhoos8978 6 ปีที่แล้ว +6

    8 million oo kumandoos ah hadii an isu dhiil qaadno addisababa meel kasokaysa nalaga soo celin maayo. Walee waa libaax cali shocac car wakaasee hala helo 10 odey oo sida odeygan u hadla mar horuu horoobi laha deegankan...

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 4 ปีที่แล้ว

      Odayaasha soomaalida ee hadda jooga ma laha qadiyada calu shoocaal oo kale.
      Haddi odayaasha soomaalidu way sidan oo kale ahaan lahaayeen soomaali sidan ma ahaateen.

  • @cdigta
    @cdigta 5 ปีที่แล้ว +2

    Msha allh adeero cali shocaac jig jiga jaar ayan nahay xaaskiisa kowaad wiilkiisa sxpo nahay

  • @mahmoodmohammed7725
    @mahmoodmohammed7725 5 ปีที่แล้ว +2

    Illahay haku guuleeyo

  • @zeylicimahamed3203
    @zeylicimahamed3203 4 ปีที่แล้ว +2

    Aad baan uga xumahay dhibka soo gaaray haji ali shucaac
    Xukumadii kaligeed taliska aheeyd
    Guusha adaa u dambeyn halyeey cali shucaac

  • @qadaryoung2105
    @qadaryoung2105 6 ปีที่แล้ว +3

    Ku qabiil maahi adeerkan ee alla ilehe wax fiican ayuu iisheegay cimrigaga allaha ku barakeeyo

  • @wadanigadhabtaallowdhwr4380
    @wadanigadhabtaallowdhwr4380 6 ปีที่แล้ว +3

    Lipaax lipaax dhalay iga dheh
    Adeer guleeyso 💪💪💪

  • @fadumoabdiqadir6374
    @fadumoabdiqadir6374 4 ปีที่แล้ว +3

    Hadaad reer neceb tahay, reerka fardo qaado oo weerar hadeey wax kaa hayaan, geesi is huba inaan lagu Soo duuli karin og

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 ปีที่แล้ว +11

    Ogaada xasan turki oo soomaaljya usoo halgamay iyo cali shucaac waa wallaalo alle how naxriisto xasan turki

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 ปีที่แล้ว +1

      XASAN TURKI ALSHABAAB AYUU AHAA KKKKKKKKKK

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Wa run wa walalo wa aderaday alaha u naxaristo xasan turki

  • @ismaciilcumar5544
    @ismaciilcumar5544 6 ปีที่แล้ว +2

    The patriot! Long live!!!!!!

  • @sacdiyofooljaawe5459
    @sacdiyofooljaawe5459 6 ปีที่แล้ว +2

    maasha alaah jecliyaa dadka soomaliyeed ee sida qiimagabadan uhadla somali galbeed guuuul iyo gobadino xornimo kunoolaada

  • @waddanilahubo9335
    @waddanilahubo9335 6 ปีที่แล้ว +9

    Ogadenia ninkii diidanaa dibada how dhoofo dalka joogi maayee hadaba dibada how dhoofo daawadiis mahaynee hadaba dibada how dhoofo

    • @abdiali3812
      @abdiali3812 6 ปีที่แล้ว

      We will see cheap propaganda

    • @karbaashsare2392
      @karbaashsare2392 6 ปีที่แล้ว

      waddani lahubo haday sidaas tahay dulkeena waan idinka goosan oo kililka oromada ayaan ku biiri, dire dabe, shinier, ilaa gaashaamo goodbye 👋🏾 deh

    • @bahdoonmahdi2432
      @bahdoonmahdi2432 6 ปีที่แล้ว

      kkkk Tii Hargeisa ee aad si buuxda u haysay baad goosan kari waydee ma Ogdeeniya oo aad wax ba ku lahayn baad goosan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @karbaashsare2392
      @karbaashsare2392 6 ปีที่แล้ว

      bahdoon mahdi ussa warya dulkaaga hadaad rabtid ogadenya labax, lakin dadka dulkooda haku hawaysan, sida dire dabe oo ah magaalo dir aanay katirsanayn kililka somaliada ayey gobalda shiinile gaashaamo iyo dulka kale ka go’i doonaan sidii fayaanbiro ay oromo u raacday ayaanu u raacayna markaa adigu aaamin dadkale dulkooda ha haweysan

    • @guledfarah8610
      @guledfarah8610 3 ปีที่แล้ว

      @@karbaashsare2392 Gashaamo ma hooyadaa baa ku siisay? War adeer ingiriiskii aad adoonka u ahayd ayaa dhulkan ku keenay kumana nagaanaysid ee waa lagu raaf garaaci ee is daji.

  • @mustafeabdi8600
    @mustafeabdi8600 6 ปีที่แล้ว +2

    Geesi geesi dhalay allow ku xifdi

  • @jamaalmohammed1585
    @jamaalmohammed1585 4 ปีที่แล้ว +5

    Walahay nin rageed ilahey ha kudhawro libaax Africa ayaad thy

  • @mohmedmouse2655
    @mohmedmouse2655 6 ปีที่แล้ว +5

    Wallee waa Nin Rageed Geesi ah, Adeer Aad baan kuu Salaamay Alla Haku Daayo.

  • @khadijasaalah6108
    @khadijasaalah6108 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah Jazakala kher illaahey cimriga hakudhereyo amiiiiiina

  • @abuxafsaahmedosman5193
    @abuxafsaahmedosman5193 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah adeer Cali waxaan xasuustaa maliin aan kula kulmay masaajidka Wayne ee jigjiga kasoo hoorjeedkiisa huteel uu kulahaa ayaan kulakulmay 2000 ay ahaayd waa nin qadiyaad badaan

  • @mohammeddahir4981
    @mohammeddahir4981 6 ปีที่แล้ว +1

    Xaaji Cali Shucaac waxaan ka aaminsanaa in uu yahay oday reer baadiya ah laakiin markaan dhageeystay wareeysigiisa waxaan ogaaday in uu yahay halgamaa wadani ah oo aftahan ah guuleeyso adeer

  • @maxamuudcabdulahi4923
    @maxamuudcabdulahi4923 6 ปีที่แล้ว +4

    Guulayso adeer

  • @nadanuura734
    @nadanuura734 6 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allh ader ali shoocac cimir dher iyo cafmad ader

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว

    Somaliland waa qaran.

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว +1

    Amxaaaar... ma Gumaysan karo Soomaali..

  • @suhaibfilms2179
    @suhaibfilms2179 6 ปีที่แล้ว +2

    maansha allaah xaajigani mustanbeed hakadhigto madaxwaynuhu waaraga siidabar go,aya adeer alle hakubarakeeyo

  • @hilalhakar3790
    @hilalhakar3790 6 ปีที่แล้ว +2

    Rabiyaw janada kugay

  • @umuyasir5722
    @umuyasir5722 6 ปีที่แล้ว +3

    Mnshllh waa hadal xikmadleh

  • @user-pc6nv6ck5n
    @user-pc6nv6ck5n 4 ปีที่แล้ว +1

    SOOMAALIGALBEED GUUL

  • @moutalibibrahim1525
    @moutalibibrahim1525 6 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Allah haxifdiyo odayga

  • @xaliimoyusuf9452
    @xaliimoyusuf9452 3 ปีที่แล้ว

    Allow yaa nasiiya 100 adoo kale ah 💪👍🙏♥️🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 ปีที่แล้ว +2

    Azhar odaygani waa halgamaa dhiigiisa u huray xoraynta soomaali gabeed hada wuu gaboobay wuuna xidaaray sanayaa caruur tiisuu u baqayaa

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 6 ปีที่แล้ว +3

    Ali shucac ninmurtile wali baldi buu President washing yet kkkk

  • @maxamadmaxamuud6882
    @maxamadmaxamuud6882 6 ปีที่แล้ว +6

    ninka xigmadbadanaa

    • @alidiyow3052
      @alidiyow3052 6 ปีที่แล้ว

      Say mashaAllah please

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah! Cumri dheer cibada leh adeer

  • @nawaalnayrus8394
    @nawaalnayrus8394 6 ปีที่แล้ว +3

    og adenya gumeysi aya baxshy .qofkan rabin ka soo
    tirtira qaariida addunka .

    • @muxumedmacalin9217
      @muxumedmacalin9217 2 ปีที่แล้ว

      Dalkamagaalkaa is kale markuu magaca kuugubixinayo

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah adeer duntii wanaagsaneed ayaad ka danbeeysa kuwa maanta dalkooda iibsanaa ayagoo canshuurtiu soomaaaliya ku soo barbaareen waxna ku barteen waad la fiicantahay

  • @dirislecabdi5735
    @dirislecabdi5735 4 ปีที่แล้ว

    1948 wa long time

  • @asadhassan7246
    @asadhassan7246 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah ha ku ciseeyo xaaji cali shucaac hana laga talo qaato inta uu noolyahay

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 6 ปีที่แล้ว +3

    Wadanku Waa Ogadenia adeer diida ama yeela wadanka anagaa Iska leh

    • @mocharles5641
      @mocharles5641 6 ปีที่แล้ว +1

      Jigjiga lakin ogadenia maaha..,tuulooyinka miyiga ee cobole iyo qabri dahare ayaa ogadenia ah. Somalida kale la,aanteed waad socon waydeen ee dadka ha iska dhex saarina

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 4 ปีที่แล้ว +1

      Mustafe Yusuf jigjiga waa caasimada Ogadenia somalida degaanka ayeyna kadhaxeysaa cid gaar uleh majiro taas Ayaan aaminsanahay

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Cali shucac wa aderkay inkaso dhulka an aqon magaca ogadenya wuxu la mid yahay somali land wana ila khaldan yihin maxa naga galay ingiris wuxu bixiyay

  • @hanadubah9067
    @hanadubah9067 3 ปีที่แล้ว

    Libaax cali shucaac

  • @mos1954
    @mos1954 3 ปีที่แล้ว

    Allahayow kudhoor Waa Nin Caqlibadan Waa raasamaal Somali oodhan ay leedahay Salaansare from Muqdisho .

  • @maxamuudcabdulahi4923
    @maxamuudcabdulahi4923 6 ปีที่แล้ว +2

    Cali shocoo waa oday adag

  • @Ahmedmohamed-wo2fv
    @Ahmedmohamed-wo2fv 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa geesi cali shucaac ilaahay ha ku xafido.

  • @dahirmuhumed806
    @dahirmuhumed806 6 ปีที่แล้ว +2

    Will wiil dhalay cimri dheer iyo cibaado waarta.

  • @nawaalnayrus8394
    @nawaalnayrus8394 6 ปีที่แล้ว +6

    ismaciil
    ogadenya hadi aden maqli karin iskaga tag dalka. dalku wa ogadenya dadkuna wa ogaden qofka magaca og dhibaya dalka hadad jogto iskaga tag.dibada hadad jogtana ha tagin dalka ogadenya .

    • @bahdoonmahdi2432
      @bahdoonmahdi2432 6 ปีที่แล้ว +1

      Haa heey u sheeg duliga

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Dalka walawada daga inkasto somalida kale aysan ku dhiman ka guur wa khalad

  • @mahadhakassim6785
    @mahadhakassim6785 6 ปีที่แล้ว +2

    Mashaaallah ruunta wataa Ethiopia kumashquul adigu haiskumashqulin somaliyey

  • @salmanmahamedosmanosman4263
    @salmanmahamedosmanosman4263 6 ปีที่แล้ว +3

    Gobsanaaa awow allaw aqliga kudaaa

  • @axmedcali5990
    @axmedcali5990 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah geesi somaliyeed

  • @somaliproduction3579
    @somaliproduction3579 6 ปีที่แล้ว +3

    adeer ogaden wadanka waa loo dhibateyay dirta oromo sheeganaysa buqa ha yarey aan

    • @AhmedAli-fb7ub
      @AhmedAli-fb7ub 6 ปีที่แล้ว

      Wadanka waxaa leh Dir, ogaadeen shalay ayuu soo degay,

    • @lfp6934
      @lfp6934 4 ปีที่แล้ว

      Laduba Walaal Waa Ay Wada Leeyihiin...Dhulka Soomaali Baa Wada Leh, wuuna inaga badan yahay walina Gumaysi ayuu gacanta oogu jiraa...

  • @shuriyeibrahim8100
    @shuriyeibrahim8100 6 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk raglaqodhiyaybu aha waruti mujahidka xaajicalishocaaca

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 6 ปีที่แล้ว +1

    Gayigi Somalia hada waxa ku haray kuwaa kursi dalkooda ku badalanaayo shilimaad in eey helaan owged

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 6 ปีที่แล้ว +2

    Wallaahay ninkan inaan iska agfadhiisto oo aan aftahannimada, xigmadda iyo taariikhda aan ka barto ayey jeclaan lahaa. Waxaan ka baqayaa inaan halyeygaa waxba laga reebin!

    • @sudiyusuf3757
      @sudiyusuf3757 4 ปีที่แล้ว

      Halyeeyba miyuu harey tigree baa dhameeyet

  • @anwaranwar-we9ug
    @anwaranwar-we9ug 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa nin rageed geesi geesi dhalay viiiva jwxo

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 ปีที่แล้ว

    Wlhi xaajiga Cali shucaac waa nin halyeey ah oo soomaalinimada ku weyntahy

  • @naciimacqadir8114
    @naciimacqadir8114 ปีที่แล้ว

    Manshlh ader xaaji ali cimri dher iyo cibaado suban ale haku siiyo

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 ปีที่แล้ว

    Waxba lagulama harin lakin nin adag ayatahay intas o dhin ah dadki kuu geystey iyagoo amxara garado uga donaya o gumeysi raligelinaya allaah aya kula xisabtami adigana qalbiga allaha kuu adkeeyo

  • @BashirHassanAli-vz2ug
    @BashirHassanAli-vz2ug ปีที่แล้ว

    Guul

  • @halimobashir1999
    @halimobashir1999 6 ปีที่แล้ว +1

    Geesigii ciida hooyo cimrigaagu rag

  • @asadboojo2374
    @asadboojo2374 6 ปีที่แล้ว +1

    Wlh Adeer cali shucaac waa Halyeey geesi ah kuwii wadaadka intaas la,eg sidaas u silciyay caawa xabsi ayay kujiraan Aduunyooy maxaa nacas kaa buuxaa .

  • @l.i.x.o
    @l.i.x.o ปีที่แล้ว

    Waan ku taageersanahay ee iska illaali dayuusta diinta ku qaraaabta waxaad AF carabiga ku akhrineyso magarna mana toosna ee isdaba qabo adderad shoocaac

  • @gediosman6055
    @gediosman6055 6 ปีที่แล้ว

    It could be better if we change the name from Ogaden to Somali State. As it is now.My opinion.

  • @maxamedcabdilaahi7769
    @maxamedcabdilaahi7769 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah cali shocaac adeer alaha cimriga kuu dheereeyo aamiin

  • @maamemadrid5288
    @maamemadrid5288 6 ปีที่แล้ว +1

    Nolow adeer qaali

  • @farhanhunnaf
    @farhanhunnaf 4 ปีที่แล้ว

    Dhulku wa igaadeeniya ma owsan dhihin anigu wn dhegeyste wana boqor somaliyed wxwna aminsan yhy somalinimo allaha cimrigiisa hadheereeyo

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 6 ปีที่แล้ว +1

    Salam kdb
    Waxan Ilahay uga rajayna Halyayga Hajii Cali Shocaac kdb
    Waxaan Leyahy halaga Faidaysto Fursadan Ilahay Shacbiga S galbeed Wafajiyay!!
    Ila Halgamadi is daba joga aha ee Ahmed Gurey ,Sayid Mohamed ,ONLF And So On Waa Fursadii Wayneed ee Allah wafajiyay ...
    Waxan leyahy Somaliayeda Inta Wali Jiraan Britain 🇬🇧 u taga oo Map 🗺 ka katiir Dhaha gorma ayad Bafalaysan ?? Maad sugtan S galbeed Waxaa u dhiintay billions will oo Qaar Ayda ama Dogs 🐕 ka Boramo Joga Ay cuniin qaar ba sii udhiinteen Xageed jirtay Adigu ? Dadka jiran where were you? Why ayad ugu hiilin waydeen?? Xageed Jiirteen ?? Maxaa keenay Manta 30 odd yrs kdb Wuu diidanty Magaca ONLF ama Ogadenia?? Maxaa Qalbiga jiraada ka galiyay!! Mida kale waxan Layabahany Shacbiga Jigjiga malinba lagu Dilayo Ama gabdhaha dharka lagu jeexjeexayo Ma yaaaybaa! Ma gacmahaa ayaa la hayaa !! May iska ceeliyaan Dhalinyarada Usgaaga uruuray ee aha Darbijiifta !! Jigjiga qos maleh Somali gabii ayaa Dagta !! Ayaa dhiisay Jigjiga !! Maxaa gabdh Ilahay sharfay Dhaarka !! Ayaan la is idhaatiriin Dadkani Waa dadki Sojabay ee Dawlado idilii isugu tageen Xitaa Dawladi Somaliaed!! Maxaad horay usocon la’dahay !!
    Wabilahi Tawfiiq

  • @simeh9612
    @simeh9612 4 ปีที่แล้ว +1

    Somali waxa laga laayaha Axmaaro han iska dhex saarno.

  • @ahmedabdulaahi3705
    @ahmedabdulaahi3705 6 ปีที่แล้ว +1

    Ali nin geesi

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว

    Ma Oromo qoti ayaa naga adkaaday... waa dhibaato

  • @MahatbusuuriMahat-mt4rh
    @MahatbusuuriMahat-mt4rh ปีที่แล้ว

    🎉🎉❤❤

  • @Ahmedmohamed-xy7qb
    @Ahmedmohamed-xy7qb 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow haku xafido

  • @ahmedbk5804
    @ahmedbk5804 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ader hdlo xigmad badan Allah haku xifidyo

  • @iftincismaan238
    @iftincismaan238 4 ปีที่แล้ว

    Alaaha camridheer haa suuyo cali

  • @maxamedsiyaad7336
    @maxamedsiyaad7336 4 ปีที่แล้ว

    Guuuul

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว

    Shucaac.. waa Oday weyn oo Soomali ah daaacad ah.

  • @afafafaf2233
    @afafafaf2233 6 ปีที่แล้ว +4

    Sorry sorry sorry awoowo

  • @cabdiraxmanmaxud1603
    @cabdiraxmanmaxud1603 4 ปีที่แล้ว

    mashallah wiil abaw ma wiil

  • @allemagan987
    @allemagan987 6 ปีที่แล้ว +1

    Halgankaa ba ilaahow yaa ka qaada magtii wiilashii uu dhameeyay
    Walaahi waxaa ku sifoday gabaygii bakastaaniga
    Waxaa dadka hoogaynaysaa soo itoobiyadaas calmaaniga ah

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว

    Waa dhul soomaali dhan degan tahay, ogaadeena qeyb yar uu buu ka dagaa ee magaca dhaha soomaali galbeed....maya ogaadeeniya...taas waa dulmi iyo xaq darro qaawan...

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว

    Shucaaac, waa Soomaali dhab ah.

  • @Aragside_1
    @Aragside_1 4 ปีที่แล้ว

    Haye

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 6 ปีที่แล้ว

    Soomaali ayagaa is bahdilay kursi Dartis gumeysiga u kala dhuumanaayaan i

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว

    Dad wanaagasn ayaa hadhay.

  • @allemagan987
    @allemagan987 6 ปีที่แล้ว +1

    Ala maxaan qasaarnay

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxaad ku waalateen
    Diqonkii ogaadeen ahaa doollo laga qaadye
    Bal u fiirsada xigmada ogaadeen

    • @dalsankaciidahooyo1114
      @dalsankaciidahooyo1114 6 ปีที่แล้ว

      Maa shaa Allah guuleyso adeer

    • @azharcadde7912
      @azharcadde7912 6 ปีที่แล้ว +2

      dabcan odeyga mahan nin doqon ah oo markuu hadlaayo hadal nin caaqil ah ayuu kuhadlayaa lkn su.aaasha taagan ayaa waxey tahay shalay mar aan dhageysanayay wuxuu dhaliilayay magaca ogadenia hadana saan arkayo wudifacayaa anagu magaca Somali galbeed wuna deeqa lkn ogadenia nama deeqo marka ilma adeerayalow runta aaan isugu imaano

    • @mashllhuadan7964
      @mashllhuadan7964 6 ปีที่แล้ว

      Mashalhu guuul

    • @rukiajama9900
      @rukiajama9900 6 ปีที่แล้ว

      Waa ogayaasha faro ku Doris ka ah ee ka jooga dadkii Somaliyeed Allah daayo khayrna Allaha siiyo

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว

    4 taba tooogo.

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 3 ปีที่แล้ว

    Awoow gey cali shucaac ilaah barakeeyo

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      Cali shucac wa aderkay inkaso dhulka an aqon