GORFEYN:Itoobiya Oo Gumaysi hor leh ku bilowday Shacabka Deegaanka Soomaalida . ~Professor Keynaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 87

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Waxaan filayey in HARAR, DIRI DHAWE gacanta DDS kusoo noqonayaan...lkn marna isma odhan JIGJIGA ayaa maanta muran gelaysa.

  • @somvideo-k3u
    @somvideo-k3u 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    ONLF Ha ku dhawaqdo Dagaal ka dhan ah Itoobiya Somali meel kasto oo ay jogto way galaysaa dagalkaas.

    • @ShirkaaraXuseen
      @ShirkaaraXuseen 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hada maad ogaateen faaidada eey leeyihiin onlf markii horana waa la aflagaadeeynaayey

    • @somvideo-k3u
      @somvideo-k3u 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@ShirkaaraXuseen Dadka ha is ku wada qaban Dadka xilka hayey ayaa Aflagadaynayey Ururka ONLF

    • @FatmaMohamed-ym1rc
      @FatmaMohamed-ym1rc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Markay jireen ururka xoraynta dds waxa lahaydan habad, sharaf iyo karaamo.

    • @muyadinmuyadin6133
      @muyadinmuyadin6133 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Onlf ma waxay matasha somali galbeed aya u idmaday. Qabiil bad ka fikiraysa

  • @Mudane-b1y
    @Mudane-b1y 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Mahad sanid cabdi jaliil runtii waa warysi aan xiiseynayey aan shaqo ubaaqsaday si aan maclumaad igu filan kahelo shukran

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Abdi ileey ❤❤❤

  • @samaaraabdirahman9448
    @samaaraabdirahman9448 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maasha allah waa dadka aqoonyahanka ah ee somalidu ubaahantahay wakhtigan

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sax runta

  • @Mr-y19
    @Mr-y19 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wale qoomiyada soomaalida meelkasto joogan waa jabeen , maantane wa oromo ku gumeysty iyadoo qoomiyadaha kale inta dhulkooda so xoreysteen ayee kii soomalida wa ka damaacinaayan

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gumeeysiga Ingriiska dhulka Ogaadeeniya uu ku wareejiyey ha la raaca .

  • @sulekhamohamed-5564
    @sulekhamohamed-5564 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Illhow deegaankeena noo badbaadi kolay madax mahaysanee😢

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 2 นาทีที่ผ่านมา

    good w marki an sugeyney cagjar haku dhawaqo dagal kadhan ah ethiopia

  • @CIGE179
    @CIGE179 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Madaxweyne muse biixi Iyo reer Somaliland oo dhan waxaan halkan ka leeyahay… walaal dhulkan xorta ah aan ilaashano Xabashi yeey dhanka xeebta Waligaa kaa marin waa dhamaadka taariikhdaada

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Reer DDS maanta sababta aad qoriga uqaadaneysaan waa laydinku kalifey ee dulkiina difaacda

  • @AbdirahmanSalebaan
    @AbdirahmanSalebaan 38 นาทีที่ผ่านมา

    soo badi cabdow barnaamijyada noocan ah , waa baraarug dadka proff kani ka mid yahayna waxbadan bay ogyihiin ee warso. idam ALLE qadiyada somali galbeed way guulaysanaysa idam ALLE.

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mustafa oo qoxooti mudo15 sano aya farta loo yeerey oo kursigi Madaxweyne. Wax walba wuu oggolyahay in lagu samayo degaanka Somalida.

  • @IBRAHIMALI-ce8hd
    @IBRAHIMALI-ce8hd 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    👍🙏🏻🌹🌷♥️✅

  • @nextlevel4189
    @nextlevel4189 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida Halkaa degan hanjab ayaa ku dhacay , mayaqaanin taariikhdooda waa ilaaween in ay Gumaysi Ku Jiraan Anigu hal mid waan Huba marnaba Ethiopian Jinsi Somali ah aamini maayo waxaa la Rabaa in ay ka Guuraan dhulkaa 😢

  • @mumadabdi2107
    @mumadabdi2107 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😮Alah itobiya miyaa wali hami kasii leh somali galbed😮 bas wye

  • @abdijalilmohamudtarash6540
    @abdijalilmohamudtarash6540 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sxbow waxaan ahay Samigaaga waxana kaso jeedaa KGS, waxan rabey inan ku weydiiyo
    Siyaasiyiinta kasoo jeeda KGS maxa u wareysan weydey oo Soomalida kale le u wareysata ?
    @Abdi jalil Show

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil  4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Waan dedaalayaa walaalkey.

  • @IdhmeeAbdi
    @IdhmeeAbdi 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Prof. Arrinta Waxaad ka Eegtey uun dhanka Xukuumadda Mustafe e, Aawey dadka Sida dhabta ah umatala ee ONLF.
    Jabhadaasi meyna Sidii ugu fcneyd uga hadlin, Shacabka badankiina Taageerin?

  • @xiin1535
    @xiin1535 2 นาทีที่ผ่านมา

    Ogadenia waxaa kale qeysanaya Oromo iyo amxaaaro😢

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaada kula lahi maxayga aniga is leh.meel ay aduunka ka jirto ma laha..waxaas oo dhan waxaa ka dambeeya mustafa cagjar.cagjar intuu ka taliyo degaanka somalida.waa ku daayo dhulka somalida ay itoobiya gumeysato

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa gardaro

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta hadey somalida fursadaan ka faa,iideysan weyso waligood dhulkooda masoo ceshaanaay sabata ethiopia wey kala daadatay we dhimatay Soomaaliyeey kaca oo dhulkiina maanta soo ceshta

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odeygan waa careysan yahay

  • @FiinaIbraahimmoha
    @FiinaIbraahimmoha 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jabhadii noo bilaaba markaan laguma kala haraayo muqdisho aaba etobiya nagu heysataa dad aad somali ulmliyneysid aa arkee oo somali ahey malin aan bas rasney nin saarna aa naga dhadhacsinyy waxa tihiin etobiyan wan dhageysan wayy

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay kama dilo caqliga ilaah ha ku ilaaliyo dadkan Somaaliyeed iyaga qabiil la isugu tusay indhaha hala euro Ogaadeen keliya ma aha waa qorshihii many sanaabi .

  • @alihassanawil8789
    @alihassanawil8789 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiqi

  • @muyadinmuyadin6133
    @muyadinmuyadin6133 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye waxad ku darsata od soo gudbisa colonel itobiyan o bartisa x ama tweeter so dhigay in deegan ka somalidu yahay ka kaliya e cidna gaar u lahayn.

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Odaygan waxa lamoda oday Nairobi jaadka ku iibiya

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma Oromada dhulka Somalida rabta ayaad tahay !

  • @AktaloonFarid
    @AktaloonFarid 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalida diridhaba iyagoo u jeeda laga qaatay magalo somaliyeed bay ahan jirtay wax sidaasi u badan kama soo wareegin imikana jigjiga loo soo dhigtay. All how amxaarka naga qabo

  • @awalehabdiali678
    @awalehabdiali678 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gonder, nasiret...wa ina lagu dooda.

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qoriga qaata qalinka dhiga soomali galbeed. Jabhada hala istaaro.

  • @noorabdulle8603
    @noorabdulle8603 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cagjar soomaali maha waa wecel amxaaro.

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beesha direed si degdeg ah gole haw samaysato si wixii soo baxa go.aan wada jir shuvg 2:28 c😮😅

    • @deeqyare2897
      @deeqyare2897 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa ku qosleee dadsomaliyeed oo lagumeysanayo ayaa laga hadlaayaa

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina cagjar hada ma waxa uu marayaaa 40% deeganka xamashi ayaa Iska Leh

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nimey shantaada kaareebin sharci kaama reebo. Waa gaalo kutashatay iney dhulka muslimiinta qabsato usocoto . Ilaahayow ONLF quweey oo kuwii cadawga jabi lahaa kadhig

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaaliga calooshiis u shaqeeysanaya iska ilaaliya

  • @khalidislow7375
    @khalidislow7375 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali galbeed wad huradaan indhihin fur amharada oramada duulan idinku tahy dhulkina la qadanaya 😢

  • @Kadar-ex8xp
    @Kadar-ex8xp ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar soomaaliyeey beenta aan iska dayno.
    Kaliya waxaan sharaf ku yeelanaynaa in aan Allaah daacad u noqonno.

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dad la. Gumeeysto iyo daka too Ethopianku Sidee bay Somaali Ogaadeeniya ku noqonkaraan

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ushooda ayaa lagu garaacayaa, sahalay Ethiopian ahaayeen, maanta ha soo ooynin.

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaa loo ooyi? Somali ayadiibaaba rogmataye

  • @muyadinmuyadin6133
    @muyadinmuyadin6133 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma somali ba 8 qarni kaliya jirta?

  • @AadanFarah-s3q
    @AadanFarah-s3q 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalidu waa xaasidiin heshiiska etiopiya iyo somaliland waxuu sura gelin karaa in Somalida etiopiya iyo somaliland ay xidhiidh koodu wanaagsanaado xaga dhaqaalaha iyo isdhexgalka
    Ogaada umadu hadii ay dhaqaale ahaan wanaagsanahay way hormartaa oo iyagaba dhulkooda fidiya ee iyaga laguma fido ninkani xaasnimo somaliland baa haysaa halka uu kaleeyahay somalidii xorta ahayd bay usocotaa. Dadka Somalida etiopiya waxay dantooda kuseegan kuhabsamida Somalida kala tagtay iyo xaasidida somaliland

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhaqaalaha iyo waxaad ka hadli
      Muxuu yahay.
      Ethopia waa dilaalka Emirates iyo Israel.
      Sida Falastiin ha noqon baa laga hadlayaa.

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhulka Somali hadba iney oromada Cad goostan Somali baa laga arkay Jabhadii ONLF Boorka iska jafa waad aragtan soona celiya dhulka ay Boobeyen oromad Guul iyo gobanimo ONLf

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaalinimadii soo celiya waddaniyaddii

  • @mowtrucker3921
    @mowtrucker3921 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jabhadii hanooloo bilaabp markaan anaga dhan ayaa soo galeeyno cidaan aan kalabaxno ilaa muqdisho ayaan ka imaaneeynaa marlee noo bilaawa.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Marka hore
      Viila Soomaaliya halaga Sooro
      Xassankii hore iyo Xassanka Maanta la Kala Saari waa

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina cagjar ilaahay hadhaafiyo umada waa xabashi Aniga ree isaaq a oo idin leh war iska qabta

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dunidu qalinkay ku dagaalamaan ee qalinka ku dagaalama

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan wax la aqbali karo maaha waa in laiska celiyaa Ethiopian kan

  • @FatmaMohamed-ym1rc
    @FatmaMohamed-ym1rc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Calaacal wax mataraayee aayihiina utashta jamhadihii idin xoreyn jiray oo laga cabsanjiray sameysta.

  • @nimoa3283
    @nimoa3283 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhulka iyo xoriyada marka loo dagaalamaayo ma ogaaden keligii ayaa dagalami marka wax la qeybsanaayo ma soomalida degaanka wax dagalami oo again ma jiro ama gumeysi qaata ama dagalama idinka waaye

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intaa tuntaan qixiya nacala dhalee

  • @mrali3601
    @mrali3601 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aleylehe Tragic Comedy , Dameer lagu guuro
    Hadi qowmiyadi kale degaan kooda ka taliyan oo loogu amar ku taaglayn

  • @aesse7702
    @aesse7702 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waryaa, miyaadan muslim ahayn? Maxay tahay 'wacan oo wanaagsan'? Hadalkaaga ku bilow salaanta Islaamka: السلام عليكم

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma danbibaa "Wacan oo wanaagsan" ?

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogadeenow siyadkii siduu idinkaga dhintay wax dhadhan ah malihidin bila milix io bila sokor ba noqoten tira badnidina oo taya xumudiina

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogaadeenow is daaya khilaafka micna darada ah oo gacmaha isqabsada oo kala qaybsanaanta waa waxa la idinkugu dowgalay

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ha isku dayina dagaalka

  • @aesse7702
    @aesse7702 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ninkan Mustafe Cagjar ma muslim baa? Ma ila aragteen sida uu u mucaanaqeeyey ee dhabannada uga dhunkaday naagta ajannabiga ah ee aan Soomaalida ahayn? Oo muxuu salaanta gacanta oo keliya ugu ekaanwaayey? Weligay nin muslim ah oo sidaa naag dhabannada uga dhunkada waxaan ka arkay nin Falastiini ah oo la oran jirey Sacad Cariqaat oo habartii Condaleza Rice si tan Cagjar ka ladifan u dhunkanaya.
    Ogaadeen waxaa gumeysi inay ku jiraan baday waa isim iyo nabadoon dhuuniraacyo ah iyo hoggaamiye aan damiir lahayn oo caadaqaate ah. Nasiibdarradu waxaa weeye in maanta jamhuuriyaddii Somalia xilkii Ra'iisalwasaaraha uu hayo mid Cagjar ka caqli yar, ka aqoon yar, ka damman oo ka damiir xun.
    Daaroodka Somalia haddii aysan inta goori goor tahay diidin oo si midaysan u qaaddicin in Xamze C. Barre ku matalo jagada awoodqaybsiga, waxay soo hambaabari doonaan mar xeero iyo fandhaal kaladhaceen.

  • @SaedDahir-v6d
    @SaedDahir-v6d 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan gurguurte somalidii dabuu galinayaa waliba bilaw ah

  • @AshaYasin-y7u
    @AshaYasin-y7u 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War adiga iyo dadka itoobiyaanka isku mid ma tihiin gumeùste ayaad hoos joogtaa

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mustafa oo qoxooti mudo15 sano aya farta loo yeerey oo kursigi Madaxweyne. Wax walba wuu oggolyahay in lagu samayo degaanka Somalida.

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mustafa oo qoxooti mudo15 sano aya farta loo yeerey oo kursigi Madaxweyne. Wax walba wuu oggolyahay in lagu samayo degaanka Somalida.

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mustafa oo qoxooti mudo15 sano aya farta loo yeerey oo kursigi Madaxweyne. Wax walba wuu oggolyahay in lagu samayo degaanka Somalida.

  • @JigjigaNewsChannel
    @JigjigaNewsChannel 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mustafa oo qoxooti mudo15 sano aya farta loo yeerey oo kursigi Madaxweyne. Wax walba wuu oggolyahay in lagu samayo degaanka Somalida.